7
W axaad nasiib uheshay Dugsiyadda Guud ee Portland. Iyadii oo ay ka jiraan 47.000 oo arday iyo 85 dugsi, PPS waxay udub dhexaad u tahay xaafad walba. Dugsiyadeenu waa dugsi- yadiina. Waa kuwan maxsuulkeenii ugu dambeeyey-iyo sida aan udoonayno in aanu usii hagaajino, xataa iyadii oo lagu jiro waqti dhaqaaluhu adagyahay. Ujeedadeenu waxaa weeye in aan udiyaarino arday walba aqoonta iyo xirfadda uu ubaahanyahay si uu ugu najaxo nolosha. Waxaanu xooga saaraynaa wixii ku xisaabtan mudan Tayo sare oo hogaanka iyo baridda ah oo uu dugsi walba yeesho. f Barnaamijyo si wanaagsan looga shaqeeyey oo ku xidhiidhsan f ujeedada, islamarkaana daboolaya baahida arday walba Rajo sare oo ku jeeda maxsuulka – wadaaga imaanta ah in f arday waliba najixi karo Bii’ad barasho oo aad u horumarsan tan oo ku caawin doonta f arday iyo macalin walba in ay ugutaan howshooda sida ugu wanaagsan. Waxaa inoo muuqda maxsuul wanaagsan. Najaxa ardayda waa la saxartiray iyadii oo laga duulayo heerarka. Arday badan baa imika tubti ay ku qalin jebin lahayd haysa. Isdiiwaangelintu waa ay kordhaysaa halka ay imika qoysas badani doorteen dugsiyadeena. Inagii oo og in ay tahay in aan sii hagaajinaa, gaadh ahaan ardayda aan cadaanka ahayn. Dugsiyadeena — Dugsiyadina — keligood waxba masanayn karaan. Waanu ubaahanahay, waanan mahdinaynaa, ka qayb qaadashadaada. Carole Smith Madaxa Dugsiyadda Guud ee Portland Qiyaasta maxsuulkii 2009-10 Maxsuulkani waa qiyaas gaadh ah ee xiliga fasaladda. Waxay ku xidhiidhsanyihiin najaxa waxbarasho ee mustaqbalka ardayda. Lagu daabacay laguna diray iyadii oo la adeegsanayo barnaamijka ViDA program iyo Premier Press. Lama adeegsan dhaqaalihii fasaladda. Dugsiyadda Guud ee Portland La Barataaro Wixii Ku Xisaabtan Mudan Warbixinta Dugsiyadeena 2011 See inside for school upgrades in your Portland neighborhood. Boqolkiiba inta gaadhay qiyaasta Isbedelak sanad keliya Galaya fasalka 1aad diyaarna u ah in uu akhriska 76% *6% Fasalka sadexaad ee dhaafay dhibcihii 46% 4% Fasaladda todobaad ee gaadhay heerkii qoraalka 52% -3% Fasalka todobaad 90% ama ka wanaagsan xaadiridda 83% 1% Fasaladda sideedaad ee ka gudbay algebra 57% 13% Ardayda galaysa fasalka 10aad ee haya tubtii qalinjebinta 55% 4% Heerka qalinjebinta (Ardayda cusub ee afar sano ku qaadanaya shahaadada) 55% NA Heerka qalinjebinta (Tirakoobkii Nat’l Center for Education — qiyaasta sanad) 70% 2% *korshaysay 2007-08, wax macluumaad ah oo la uruuriyey ma jirin 2008-09 Kooxda ODE ee sanadka kowaad.

Dugsiyadda Guud ee Portland La Barataaro Wixii Ku Xisaabtan … · 2011. 3. 30. · tegi karaan shabakadda si ay u arkaan waajibaadkii aqalka, dhibcaha iyo warbixinta xaadiritaanka,

  • Upload
    others

  • View
    1

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

  • Waxaad nasiib uheshay Dugsiyadda Guud ee Portland. Iyadii oo ay ka jiraan 47.000 oo arday iyo 85 dugsi, PPS waxay udub dhexaad u tahay xaafad walba. Dugsiyadeenu waa dugsi-yadiina.

    Waa kuwan maxsuulkeenii ugu dambeeyey-iyo sida aan udoonayno in aanu usii hagaajino, xataa iyadii oo lagu jiro waqti dhaqaaluhu adagyahay.

    Ujeedadeenu waxaa weeye in aan udiyaarino arday walba aqoonta iyo xirfadda uu ubaahanyahay si uu ugu najaxo nolosha. Waxaanu xooga saaraynaa wixii ku xisaabtan mudan

    Tayo sare oo hogaanka iyo baridda ah oo uu dugsi walba yeesho. fBarnaamijyo si wanaagsan looga shaqeeyey oo ku xidhiidhsan fujeedada, islamarkaana daboolaya baahida arday walba Rajo sare oo ku jeeda maxsuulka – wadaaga imaanta ah in farday waliba najixi karo Bii’ad barasho oo aad u horumarsan tan oo ku caawin doonta farday iyo macalin walba in ay ugutaan howshooda sida ugu wanaagsan.

    Waxaa inoo muuqda maxsuul wanaagsan. Najaxa ardayda waa la saxartiray iyadii oo laga duulayo heerarka. Arday badan baa imika tubti ay ku qalin jebin lahayd haysa. Isdiiwaangelintu waa ay kordhaysaa halka ay imika qoysas badani doorteen dugsiyadeena.

    Inagii oo og in ay tahay in aan sii hagaajinaa, gaadh ahaan ardayda aan cadaanka ahayn.

    Dugsiyadeena — Dugsiyadina — keligood waxba masanayn karaan. Waanu ubaahanahay, waanan mahdinaynaa, ka qayb qaadashadaada.

    Carole Smith Madaxa Dugsiyadda Guud ee Portland

    Qiyaasta maxsuulkii 2009-10 Maxsuulkani waa qiyaas gaadh ah ee xiliga fasaladda. Waxay ku xidhiidhsanyihiin najaxa waxbarasho ee mustaqbalka ardayda.

    Lagu daabacay laguna diray iyadii oo la adeegsanayo barnaamijka ViDA program iyo Premier Press. Lama adeegsan dhaqaalihii fasaladda.

    Dugsiyadda Guud ee Portland La Barataaro Wixii Ku Xisaabtan MudanWarbixinta Dugsiyadeena 2011

    See inside for school upgrades in your Portland neighborhood.

    Boqolkiiba inta gaadhay qiyaasta

    Isbedelak sanad keliya

    Galaya fasalka 1aad diyaarna u ah in uu akhriska 76% *6%Fasalka sadexaad ee dhaafay dhibcihii 46% 4%Fasaladda todobaad ee gaadhay heerkii qoraalka 52% -3%Fasalka todobaad 90% ama ka wanaagsan xaadiridda 83% 1%Fasaladda sideedaad ee ka gudbay algebra 57% 13%Ardayda galaysa fasalka 10aad ee haya tubtii qalinjebinta 55% 4%Heerka qalinjebinta (Ardayda cusub ee afar sano ku qaadanaya shahaadada) 55% †NAHeerka qalinjebinta (Tirakoobkii Nat’l Center for Education — qiyaasta sanad) 70%

    2%* korshaysay 2007-08, wax macluumaad ah oo la uruuriyey

    ma jirin 2008-09†Kooxda ODE ee sanadka kowaad.

  • Wax wanaagsan baa ka socda deugsi walba. Walow aannu u baahannahay in aanu kordhino taa si maxsuul wanaagsan uu ugaadho arday walba. Maanta, fasaladda Dugsiyadda Guud ee Portland, aqoonyahanadu waxay adeegsanayaan nidaam cusub si ay sare ugu qaadaan barashadda.

    Barid Dhiifoon Barida wanaagsan waa qaybta ugu muhimsan waxbarashadda ardayda. Dugsiyadda Guud ee Portland waxay qaadanayaan ta-laabo ay ku hubinayaan in ardaydu ay helaan baridd la dhinacta-maysa islamarkaana qiiro gelinaysa, iyadii oo ay taasi u diyaari-nayso in ay gaadhaan heerkii tacliinta ee lala doonayay.

    Laga bilaabo deyrtan, cadaynta horumarka ardaygu sameeyo fwaxaa la gudbin doonaan inta uu socdo nidaamka qiimeynta macalunka.Horumarka ardayda waxa uu qayb ahaan ka mid yahay dib-u- feegida shaqadda maalulaha.Macalin walba oo dhigta maado kuwa ubucda ah islaamarkaa- fna ka dhex muuqda Tayo hoose oo ku jeeda Qaybaha mud-naanta ee dugsiga imika wax waydiin baa loogu dhaqaaqayaa waxaana lala galayaa heshiis maamulihiisa/heeda.

    Xaqiiqo: Waxaanu dib uhabayn ku samaynaynaa nidaamka dib-u-eegida ee macalimiinta 30 sanno jirsaday si loo tayeeyo baridda.

    Dugsiga Sare ee Roosevelt: Maxsuulka joojinta koowaad ee macalinta Dugsiga Sare ee Roosevelt, maamule Charlene Williams ayaa dib u eegtay gudashadda macalinka iyaddii oo adeegsanaysa halka la higsanayo ee horumarka ardayda, oo ay sal-xidheen iyagii oo wada jira. Shan macalin ayaa eegaya saaxiibadood;waxay qiimaynayaan baridda fasalka iyo qaabka casharadda si ay loo saxartiro tacliimaadka. Maxsuulka: Sanadkan ardaydu way ku wanaagsanyihiin xisaabta iyo Ingiriisidda.

    “ Istiraatiijiyadihii ugu saamaynta badnaa waxa ay ka imanayeen saaxiibaday. Nidaamkeena cusub ee qiimeynta waxa uu xooga saaray najaxa ardayda.. Nidaamkan cusub waxaan iisoo gaadhaya warcelino dhab ah, dhiiran, lana adeegsan karo.”

    — Hallie Gleason, baraha cilmiga bulshadda, Dugsiga Sare ee Roosevelt

    Fasalo tayo leh oo haqabtiraya baahida dhamaan bartayaasha Dugsiyadeenu way isbedelayaan.macalimiintu waxay xooga saarayaan gudbinta fasalo tayo sare leh, iyagii oo gaadhsii-naya caawinaad ardayda la kaca kufaya ee uu dugsiguna ku adagyahay kuwan oo in kale oo dheeri ahan diyaar u ah.

    Ardayda oo dugsiyadda waqti dheer ku jira. Imika, dugsiyaddu fwaxay dheereeyeen sanadka ardayda iyagii oo adeegsanaya waqtigii tababarka macaliminka si wanaagsan.Dhamaan ardayda fasalka sideedaad waxay fursad u helayaan faljabra qani ah – iyadii oo aysan meeshu ka marnayn siinta saacadah dugsiga sare.

    Xaqiiqo: Ardayda dugsiyadda dhexe oo qaadanaya islamarkaana ku gudbay Algebra 13 boqolkiiba degmadda oo dhan sanadkii lasoo dhaafay.

    Jason Lee K-8: Waa u diyaar akhriska wuuna dhaafay dibloomadda iyo shaqadda waxay bilowdeen waqti hore

    tagtay, dugsiga Jason Lee K-8, 100 booqol fasaladii koowaad ee soo galay waxay akhriska ku bilaabeen heerka fasalka. In badan oo ardayda Lee ah waxay ka yimaadaan qoysas sabool ah iyagii oo ay udheertahay in yihiin qoysas luqadda ingiriisida ku hadlin.

    Macalimiinta xadaanada iyo khusuusiga qoraayadda dugsiga waxay adeegsadeen koox wada shaqayneed, kuwan oo ba-rataaraya islamarkaana si joogta ah uqiimaynaya sidii ay oga caawin lahaayeen ardaydu in ay maahiriin ku noqdaan akhriska iyo qoraalka. Dugsiyadda PPs, dugsiyadu waxay hubinayaan in ay ubadku helaan xirfad akadeemiyadeed gaadh ahaan fasaladda ugu horeeya.

    Xaqiiqo: 11 dugsi sanadkan, in ka badan 90 boqolkiiba araydu waxa ay galeen fasalka koowaad xagga akhriska heerkii laga filayey.

    “ Dugsiga Lee, waxaanu wadaagtaa iimaan asaasi ah oo ku jeeda in ubadkeenu dhamaantood wada najixi doonaan. Imaantaa waa ruuxda dugsigeena.”

    — Sascha Perrins, maamulaha, Jason Lee K-8

    Istiraatiijiyadda Najaxa Ardayda

  • Ka Qayb qaadashadda Qoysaska Ka qayb qaadashadda waalidka iyo daryeelka dadka waawayni waxaa furaha najaxa ardayda. Waxaanu imika arkaynaa waalid badan oo ka qayb qaadanaya dugsiga ubadkooda iyagga oo ka caawinaya ubadkooda waxbara-shadda marka ay aqalka joogaan.

    Akadeemiyadda Waalidka Sanadkan, Dugsiyadda Guud ee Portland waxay soo bandhi-geen Akadeemiyadda Waalidka – 30 fasal oo waalidnimadda, barashadda aqalka, hogaanka waalidka, horumarinta ubadka iyo doorashadda dugsiga. Fasaladda waxaa lagu bixiyaa lacag la’aan iyadii oo aysan PPS qasab ka dhigaynin. Macluumaad dheeri ah oo la xidhidha fasaladda fadlan booqo www.pps.k12.or.us.

    Ka Qayb qaadashadda waalidka: mudnaan akadeemiyadeedQoysaska sida wayn oga qayb qaata waxay astaan u yihiin tayo sare oo dugsiyadda ah. Qaybaha dugsiyadda ee Academic Priority Zone, waxaanu la shaqaynaa kooxo bulshadda ah sidii ay si wanaagsan oga qayb qaadan lahaayeen qoysasku waxbarashadda ubadkooda.

    Buuga dhibcaha ee shabakadda Madaxa Sare U qaada Aradyeey! Waalidiintu imika waxay tegi karaan shabakadda si ay u arkaan waajibaadkii aqalka, dhibcaha iyo warbixinta xaadiritaanka, iyadii oo ay adeeg-sanayaan barnaamijka pilot in ka badan 300 oo macalin. Dhibcuhu waxa ay noqon doonaan shabakadda dhamaan dugsiyadda dhexe iyo sare sanad dugsiyeedka soo socda.

    Waa Loo Han Weanyahay Waxaanu ku qasbanahay in aanu siino arday walba fursad uu ku gaadho hanka uu higsanayo. iyadii oo uusan weli dugsigeenu uusan gudbin maxsuul la mid ah kan ardayda midabka duwan ee ka imanay qoysaska saboolka ah marka la barbardhigo ar-dayda cadaanka ah ama kuwa dakhligoodu sareeyo.

    Maanta, dugsiyadeenu waxay sare u qaadanayaan hanka ardayda. Waxaanu bixinaynaa caawinaad dheeri ah oo ku jeeda ardayda utafaxaytay sidii ay oga gudbi lahaayeen caqabadahaa. Jawaabta taa waxaan ka dhigi doonaa mid muuqata. Dugsiyadu waxay wadaagayaan “Wixii shaqaynaya”.

    Maamulayaashu waxay isbarbar dhigayaan waxyaabaha ka fdhasha dadaaladaa iyagii oo wadaagaya istiraatiijiyadda si loo helo maxsuul wanaagsan.Xagaagii tagay, 884 arday ayaa xaadiray dugsigii xaggaaga fee bilaashka ahaa, marka lagu daro Early Learners Academy, kuwan oo ay xagga dambe ka riixaysay Nike School Innova-tion Fund. Isku daygoodii waxa uu ka caawiyey ardayda in ay la qabsadaan islamarkaana ay ku sugnaadaan tubtaa tan iyo fasaladda xiga ee soo socda.

    Xaqiiqo: In ka badan 85 boqolkiiba ardaydu waxay heleen xifradda cusub oo xagga akhriska iyo qoraalka ah.

    Astor K-8: In badan ayaa ku xidhan galka cas Njaxa ardayda ee Wuqooyiga Portland Astor Dugsiyadda K-8 oo aan maxsuul wanaagsan keenin waxaa sabab u ah macalimiinta oo hankoodu aad u waynaa tan al xidhiidha ardayda.

    Xadaanadda waxaa la siiyey galka cas ee shaqadda guriag kan fasaladda sideedaad ay haystaan. Waxaa loo sheegay maalintii ugu horaysay ee dugsiga “Waxaad tahay qoraa” Macalimiintu waxay iska kaashadeen sidii ay heerka fasalka iyo casharka isugu xidhi lahaayeen. Waxay adeegsadaan qiimeyn joogta ah si ay ubarataaraan tacliintooda.

    “ Waalidiinta iyo howlwadeenadda way u hanwaynyihiin ardayda, marka ay soo dhaafaan kadinka xadaanadda… waxaanu isku daynay in aanu wax walba samayno waa in aanu hubinaa in ubad waliba uu najaxay.”

    — John Walden, Maamulaha, Astor K-8

  • Sanad walba, ardayda ka qalinjebisa PPSwaxay ku guulaystaan deeq waxbarasho oo aad usaraysa. Waxaa laga aqbalaa kuli-yadaha ugu adage e dunida. Ama waxay galaan shaqo u baahan xirfad farsamo oo aad usaraysa.

    Walow ay ku dheertahay in uusan dugsi walba oo xaafadda ah uu bixin karay fasalo tayadoodu sarayso. Heerka qalinjebinta ayaa isaguna aad u hooseeyey, gaadh ahaan ardayda midabka duwan. Dugsiyadeenu ardayda uma aysan barin si siman oo hagaagsan.

    Iyadii oo ay jirto talooyinka ka imanaya 10.000 oo dadka Portland ah, waxaanu wax ka bedelaynaa dugsiyadeena. Deyrtan dugsi-yadda sare waxay siin doonaan ardayda:

    Fasalo qani ah oo xoogan, sida luqadaha dunida, adabka, fmuusikadda iyo saacadaha kuliyadda.Macalimiin si aad u xoogan isugu xidhan, si looga dhigo ardayda fin ay la fadlgalaan dugsiga.Ikhtiyaaraad dheeri ah si loo helo shaqadda aad jeceshahay iyo fdaraasad horumarsan Awooda aad ku heli karto Xirfad farsamo oo saraysa, gaadh ahaan fqaybaha suuqoodu xooganyahay.

    Barnaamijyo adag oo loo simanyahay, aqal-kana udhow Deyrtan dhamaan ardayda oo dhan waxay fursad u heli doonaan barnaamijyadda ubucda oo tayo sare leh oo ka baxa dugsiga bulshadda ay ka tirsanyihiin: Cleveland, Franklin, Grant, Lincoln, Madison, Roosevelt or ama Wilson

    Dugsigu ma yeelan doonaa fasaladda xalawiyaadka. Ardayduse waxay filan karaan: macalimiin yaqaana islamarkaana dhiiri geliya najaxooda. Ikhtiyaaro badan oo gaadhyeelida barasahdda, sida fasaladda shabakadda. Fursado badan oo xirfadda tegida kuliya-daha iyo saacadaha kuliyadda.

    Sidani waa qaabka aan usaxartiri doono sinaanta. Sidan waa tan aannu ufuri doono albaabo dhowr ah oo ku jeeda kuliyadaha iyo shaqadda. Sidan waa sida dugsi sare oo walba oo ka mid ah dugsiyadeena ay ujihaynayaan xaafadoooda.

    Tag Jefferson. Tag kuliyadda.Dugsiyaddda gaadhka ah – Dugsiga sare ee Benson Polytechnic Jefferson High School – Middle College for Advanced Studies and Harriet Tubman Leadership Academy for Young Women – ayaa siinaya ardayda khibrado kala duwan

    Wadaynimadda aan la leenahay Portland Community College, Jefferson Middle College waxay siinaysaa ardayda fursad ay ku qaataan hal sano oo saacadaha kuliyadaha ah – iyadii oo aysan wax dhaqaale ah oga bixin – kolka ay qaadanayaan shahaadada dugsi sare

    Ardaydu waxay fasalo ka qaataan karaan Jefferson and PCC– Xar-unta Cascade. Waxay ka qayb qaadan karaan barnaamijyadda xoogan ee Jefferson sida Health Sciences/Biotechnology iyo Jef-ferson Dancers. Waxay ka qayb qaadan karaan ciyaaraha oo ay ku biiri karaan naadiyadda. Inta ay ku jiraan afarta sano, waxay fursad u heli doonaan hagid qof qof ah oo oga imanaysa la taliyayaasha Jefferson and PCC iyo caawinaad ka imanaysa Self Enhancement Inc.

    Barnaamijyadda Middle College waa kuwa najaxay marka loo eego qaybaha kale: ardaydu waxay ubadantahay in ay ka qalin-jebiyaan dugsiga sare, waxay u badantahay in ay dhamaystaan kuliyadaha marka loo eego ardayda kale.

    “ Ardayda isu arkain aysan kuliyadaha dhigan doonin waxay xaqiiqsan doonaan hadii ay galaan barnaamijka Middle College. Waxaan bilaabay kuliyadda anigii oo fasalka labaad ee dugsiga sare ku jira.”

    — Michael Nelson (below), Ardayda Jefferson Class ee 2010

    Nidaam Dugsiyadda Sare oo Xoogan

  • Sadex xili oo misaaniyadda PPS ah waxay ka timaadaa Gobolka Oregon. Walow jaritaanka gobolka ay noqotay lama dhaafaan. Sidaa awgeed waxaa jira isbedelka mudnaanta misaaniyadda gobolka. Dugsiyadda k12 imika waxay helaan in ka yar 39 boqolkiiba misaaniyadda gobolka, waxay hoos oga dhacday 45 boqolkiiba sidii ay ahayd 6 sanadood ka hor.

    Dugsiyadda Guud ee Portland waxay xooga saartay kharaashaad-ka halka kolka la xisaabay: 75 dhururuq lagu kharash garaynayo dugsiyadda (gaadh ahaan macalimiinta iyo qalabka waxbara-shadda).

    Ku dhawaad inta soo harta waxay caawisaa dugsiga – sida basaska iyo illaalaynta dhismayaasha dugsiyadda.

    Waxaanu si joogta ah udhinaa kharaashaadka, isku dayda haqab tirka iyo kordhinta xadidida kharashaadka si loo kordhiyo caawi-naadda ardayda ee fasalka:

    Macalimiintu waxay goosteen in aan kharaashaadka nolosha fla cadili karin(COLA) labada sanno ee socota, tan oo caawinay-sa in tiradda fasalka hoos loo dhigo.PPS waxay ku bixisaa 4 dhururuq dolarkii walba maamulka, fkala badh inta ay kharash ahaan u adeegsadaan degmooyinka magaalooyinka waawayn ku yaala.Howlwadeenadda PPS waxay bixiyaan qayb ka mid ah caafi- fmaadka iyo gunadda macaashka, tan oo ka duwan shaqaala-ha hay’adaha guud ee kale. Degmadu waxa ay xidhay 12 dugsi tobankii sano ee lasoo fdhaafay.Waxaanu maaraynay kaydkii, si markaa ay dugsiyadu u fadeegaan sanad dhamaystiran marka ay timaado in gobolku dhaqaalaha goosto.Degmadu waxay isu gaysay khadadkii baska si ay u badbaad- fiso in ka badan 500.000 oo dhaqaalaha gaadiidka ah sanad walba.Waxaanu kordhinay tashiilka awooda iyadii oo adeegsigii bi- fyaha hoos loo dhigay si loo badbaadiyo aduun lagu qiyaasay 1 Milyan oo ku bixi lahayd arimahaa.

    Xaqiiqo: Heshiiska cusub ayaa dhigaya in macalimiintu aysan helin COLA sadex ka mid ah afarta sano. Maamulayaashuna ma aysan helin wax COLA ah sadexdii sano ee lasoo dhaafay.

    Badbaadinta dhaqaalaha, barataarka fasaladda

    2010-11 Misaaniyada Kharaashaadka Guud ($462 milyan)

    Maalgelinta ardaygiiba dugsiyadda Oregon (Qaabka maalgelinta gobolka ee

    dugsiyadda), 2007-11 Macalimiinta iyo

    buugta dugsiga Howlwadeenadda dug-

    siag iyo caawinaadda Basaska, dhismayaasha

    iyo in lagu daray Maamulka dhexe Amaahda iyo

    bixinta ra’sumaalka Xaaladaha degdeg ah

    Contingency

    Debt& capital payments

    Central administration

    Buses, buildings & more

    School sta� and support

    Teachers and Textbooks

    54%

    18%

    16%

    4%

    3%5%

    4500

    4700

    4900

    5100

    5300

    5500

    5700

    5900

    6100

    2010-112009-102008-092007-08

    $6,036 $5,989$5,834

    $5,644

    0

    1

    2

    3

    4

    5

    6

    7

    8

    Portland Public Schools

    Seattle Public Schools

    Average Urban School District

    4%

    6%

    8%

    Portland Public Schools spends less on administration

    Source: Council of Great City Schools; Seattle Public Schools

    40000

    50000

    2010-112009-102008-092007-082006-07

    46,345 46,088 46,046 46,59646,986

    PPS student enrollment is rising

    Source: Portland Public Schools Enrollment Summaries

    Dugsiyadda Guud ee Portland waxay in yar ku bixiyeen maamulka

    Ardayda isu diiwaangelisa PPS waa ay kordhaysaa

    Isha: Council of Great City Schools; Seattle Public Schools

    Isha: Portland Public Schools Enrollment Summaries

    Celceliska guud dug-siyadda magaaladda

    Dugsiyadda Guud ee Seattle

    Dugsiyadda Guud ee Portland

  • Codkaagu wuu tirsan yahay

    Dugsiyadeenu waxay waajahayaan su’aal muhim ah sanad-kan tan oo qaabayn doonta mustaqbalka ardaydeena iyo magaaladeena. Baro waxa ka dhacaya dugsiyadeena. La wadaag aragtidaada. Noo sheeg waxyaabaha kuugu muhimsan.

    Goobaha wada sheekaysiga ee Dugsiyadda Portland Baro qorshaheena shanta sano si aad u hubsato in dhamaan ardaydu ay gaadheen heerka barashadda ee la filayey, iyadii oo aan loo eegi isirkooda ama heerka.

    Ogoow waxa aynu samaynay iyo sida mudnaanta loo kala siiyey misaaniyadeena. Nagu kordhi wixii macluumaad ah ee aad heli karto. Maalmaha iyo goobaha lagu kulmayo: www.pps.k12.or.us.

    Tusidda dadwaynaha: Soo arag dugsiyadda gudahooda Tusidda dugsiyadda ee Sabtida April 9: Sidee bay xaaladda dug-siyadu usaamaynayaan barashadda? Dugsiyadeenu ma udhig-maan bulshadda ku hareeraysan?

    Kala qayb qaado maamulayaasha, howlwadeenadda nadaafadda iyo qaabeeyayaasha dugsiyadda ee Portland oo dhamaantood furaya albaabadooda si loo eego xaaladda dhismaha iyo dib u qaabaynta lasoo jeediyey. Waqtiga iyo goobaha. www.pps.k12.or.us.

    Eegiida arga iyo Ilkaaha oo bilaash ah Ardaydu mudan waxa ay mudanyihiin eegida, ilkaha, aragga iyo maqalka bilaashka ah, ViDA (Vision, Dental and Audiometric Program), waa howl wadaag ah oo ay caawiyeen shirkado gooni loo leeyahay iyo ururo aan dowli ahayn. Macluumaad dheeri ah ka eeg www.pps.k12.or .us/vida.

    La barataaro wixii ku xisaabtan mudan, Warbixinta dugsiyadeena 2011 waxaa soo saaray PPS Community Involvement and Public Affairs Dept. ([email protected] ). Dugsiyadda Guud ee Portland waa fursad shaqaaleyn iyo barasho loo simanyahay.

    Furaha

    Gudiga Waxbarashadda ee Dugsiyadda Guud ee Portland ee iyagu iskaa wax uqabso ku shaqeeya:

    Ka biloow bidix, Pam Knowles, board co-chair (Zone 5); Trudy Sargent board co-chair (Zone 6); Ruth Adkins (Zone 1); David Wynde (Zone 2); Bobbie Regan (Zone 3); Martín González (Zone 4); Dilafruz Williams (Zone 7); and Dina Yazdani, matalaha ardayda.

    Isdiiwaangelinat ArdaydaDugsiyadda degmadda 42,056Barnaamijyadda gaadhka/badiilka ah 1,661Barnaamijyadda ku sal-xidhan beesha 1,288Barnaamijyadda adeegyadda gaadhka ah 493Dugsiyadda Guud 1,488Tiradda Guud 46,986ArdaydeenaAfrikaanka madoow 13%Asian/Pacific Islander 9%Hispanic 16%Native American 1%Cadaan 56%La dhinacle/kuwa kale 5%Luqadaha lagaga hadlo 100Bartayaasha Luqadda Ingiriiska 10%Inat mudan qadada bilaashka ah ama la qiimaha dhimay 45%Hella adeegyadda waxbarasho ee khaaska ah 14%DugsiyaddaHoose 27Dugsiyadda K-8 31Dugsiyada Dhexe 10Dugsiyadda Sare 15K-12 16-12 1Tiradda Guud 85Marka lagu daro: Ardayda PPS waxay dhigtaan 7 barnaamij oo gaadh/badiil ah, 24 barnaamijyadda ku sal-xidhan beesham 17 bar-naamijyadda khaaska ah iyo 7 kuwa caqdiga kula jira degmadda. Shaqaalaha Macalimiin 2,954Kuwa aan macalimiinta ahayn 1,860Maamulayaasha ruqsadda haysta 165Kuwa aan la matalin 372Keydk 1,077Kuwa kale 427Tiradda Guud 6,855

    Lagu daabacay laguna diray iyadii oo la adeegsanayo barnaamijka ViDA program iyo Premier Press. Lama adeegsan dhaqaalihii fasaladda.

  • I5

    I205

    82ND

    33RD

    COLUMBIA

    BURNSIDE

    92ND

    POWELL

    SANDY

    BARBUR

    DIVISION

    SKYLINE

    HOLGATE

    SUNSET

    52ND

    GLISAN

    FOSTER

    STARK

    I405

    112T

    H

    CAPI

    TOL

    102N

    D

    NAITO

    KILLINGSWORTH

    PACIF

    IC

    12TH

    FREMONT

    72ND

    SCHO

    LLS F

    ERRY

    BARNES

    CANYON

    HALSEY

    76TH

    MACADAM

    60TH

    TAYLORS FERRY

    GARDEN HOME

    82ND

    SUNSET

    I84

    I5

    STARK

    I5

    I205

    ROSA PARKS

    LOM

    BARD

    MLC K-12

    Creative Science K-8

    Lane MS

    Gray MS

    West Sylvan 7-8

    West Sylvan/East Sylvan 6Hosford MS

    Lent K-8

    Jackson MS

    Grout K-5

    Franklin HS

    Richmond PK-5

    Kelly K-5Lewis K-5

    Rieke K-5Wilson HS

    Arleta K-8

    Sunnyside ES

    Lincoln HS Mt. Tabor MS

    Bridger K-8

    Duniway K-5

    Glencoe K-5Buckman K-5

    Chapman K-5

    Creston K-8

    Markham K-5

    Sellwood MS

    Whitman K-5

    Cleveland HS

    Atkinson K-5

    Woodmere K-5

    Hayhurst (Odyssey) K-8

    Winterhaven K-8

    Stephenson K-5

    Abernethy K-5

    Ainsworth K-5

    Maplewood K-5

    Llewellyn K-5

    Woodstock K-5

    Bridlemile K-5

    Marysville K-8

    Forest Park K-5

    Capitol Hill K-5

    Harrison Park K-8

    George MS

    Lee K-8

    Rigler K-8King PK-8

    Sitton K-5

    Cleary/Fernwood 2-8 Grant HS

    Cleary/Hollyrood K-1

    Beaumont MS

    Sabin PK-8Scott K-8

    Alliance @ Meek HS

    Beach K-8

    Astor K-8

    Je�erson HSVernon PK-8

    Madison HS

    Alameda K-5

    Faubion PK-8

    Tubman YWLA

    Rosa Parks K-5

    Humboldt PK-8

    Woodlawn PK-8

    Columbia

    Roosevelt HS

    Ockley Green MS

    Peninsula PK-8

    Irvington K-8

    César Chávez K-8

    James John K-5

    Boise-Eliot PK-8

    Chief Joseph K-5

    Roseway Heights K-8

    Benson HS

    Vestal K-8da Vinci Arts 6-8

    Laurelhurst K-8

    Skyline K-8

    SKYLINE

    HS: High SchoolMS: Middle SchoolES: Elementary SchoolK-8: Kindergarten to 8th gradePK: Pre-kindergarten

    Dabka iyo baDbaaDaDa nolsha*Dayactirka nidaamka digniinta ee dabka fDayactirka badbaadada Seismic f

    baDbaaDaDa iyo qaabaynta*Dayactirka saqafka, bedelidda fXadhgaha dhanka masraxa iyo eegida fnalaynta ee loo bedelay badbaadada Dayactirka nalaynta, saaxadda iyo dibadda fdugsiga

    FursaDDaKordhinta fursad siinta ubadka iy dadka fwaawayn ee itaalka daran

    amnigaNidaamka mafaatii xcusub oo dugsiyadda oo fdhan ahVideo security at rebuilt schools Xidhiida fVideo-ga dugsiyadda la dhiso

    naDiiF ah, Diirin aysan wax baDan ku bixin Gubidda olyadda oo loo adeegsado diirinta foo lagu bedelo gaaska dabiiciga ah si loo badbaadiyo waqtiga howlwadeenadda ka shaqeeya biilashana loo dhimo

    FasalaDDa iyo macmalaDDa Macmalo caalami ah qalabaysan oo ay fyeeshaan fasaladda 6aad, 7aad, iyo 8aadDayactirka fasaladda dugsiyadda sare f

    PE iyo ciyaarta*Daboolidda meelaha lagu ciyaaro, iyo kuwa fcusub oo la sameeyoDayactirka garoomadda ciyaaraha fudud f

    tEchnology-ga bariDDa EE guurguura Qayb aad oga dhex muuqata Dugsiyadda foo dhan

    Dib u Dhiska/Dib u qaabaynta Dib u dhiska sagaal dugsi fQaabaynta iyo ogolaashaha Dugsiga Sare fee Lincoln

    qiyaasta dugsiga ee dhismayaasha, boosaska baridda ee may 2011 sannadka qalabka dugsiyadda: badbaadada dugsiga, dayactirka fasaladdaSannadka dhisidda 6da sanno ee lasoo jeediyey waxay dayactiraysaa dugsiyadda iyadda oo xooga saari doonaa fasaladda loo baahanyahay dugsi walba oo PPS ah ee xaafad walba Dhaqaalaha sanadka waxaa loo adeegsan doonaa:

    • Kordhintabadbaadadaiyonabagelyadda.Dayactirkasaqafka, fkululeeyayaashaiyokahortaggadhulgariirkuyimaadadugsiyadda.• Casriyeyntamacmaladdasayniskaiyofasaladdadugsiyaddasareiyadii foo lagu darayo baridda technology-ga• Dib-u-dhiskaamacusboonaysiintasagaaldugsi(ookuwaPortlandah) fhalkaayqarashaadbadantanikubaxayso.• UDhaqaalayntacashuurbixiyayaashainkabadan$200milyanoodul fsaarahlixsanadood,qorshah“Bixi-inta–aadadeegsanayso”.

    SannadkanlasoojeediyeywaacodayntaMay17(qiyaasta26-121).Dhaqaalahasannadka dhisidda dugsiyadda looma adeegsan karo boosaska baridda ama qalabkadusiga.Kooxmuwaadiniinahayaaeegayasidalooadeegsadaydhaqaalahaa,qiyaastii$2$1000doolarba.Dhaqaalahanwaxauuugukacayaaaqaleydaheekadhexe$300sanadkii.

    kharashaadka maxaliga ah ee fasaladda Dugsiyadeena waxaa soo food saaray dhaqaale dhimis labo sanno miisaaniyaddagobolka.Waxaadhicikartasidookaleinaywaayaandhaqaalihiiogaimanjiranfederaalkakanooillaaleeyeyinkabadan400ooshaqooyinkiidugsigaahiyobarnaamijyoaadmuhimuah,sidadugsigiixagaaga.

    Si loo daboolo dhaqaale dhimistaa, Gudiga Dugsiyadda Portland waxa uu soo bandhigaykubedeliddadhaqaalahamaxaligaaheeheercusub(qiyaasta26-122eeikhtiraaciiMay17)

    Hadiilaogolaado,dhaqaalahaawaxaauukukordhinayaa$19milyandugsiyadeena,celceliskaguudee$1.99ee$1,000kiibaxaggaqiimaha)

    Ku bedelidda dhaqaalahaa waxa uu noqon doonaa:

    Bixintadhaqaalaha200ooboosaskabariddaahtanoohadiiaysansidaa fahaynladhimilahaasababtadhaqaalahagobolkaeeladhimay.Dhaqaalaha ay ugu kacayso aqaleyda heerka dhexe waxaa lagu qiyaasay f$24.45bishii,$9.09inkabadantanimika.

    * Mashruuc khaas ah oo noocyadaa lasoo tilmaamay oo uu yeesho dugsi walba: www.pps.k12.or.us.

    school upgrades

    HS: Dugsiyadda SARE MS: Dugsiyadda Dhexe ES: Dugsiyadda Hoose K-8: Xadaanadda illaa fasalka 8aad PK: Xadaanadda bilowga ah