Upload
others
View
1
Download
0
Embed Size (px)
Citation preview
Waxaa soo qaadey ROAF
MASHRUUCA URURINTA
Bacda dukaamaysiga ee caadiga ah
MASHRUUCA URURINTA
Weel loogu talogalay qashinka guud
Iyo cuntada
Weel loogu talogalay baakadaha / waraaqaha /
safiitada
MASHRUUCA URURINTA
Xasuusnow In aad
labo jeer guntinto!
Qashinta cuntada Baakad / waraaq / safiito
..
..
..
.
.. .
..
.. .
..
...
. ... .
.. . . . ...
. .
..
..
..
..
.. .
... .
...
Diir / hoolka / miro-dhexaadka iniinaha leh /miro hore /
khudaar
alaabo la dubey
bacaha caleenta / haraaga kafeega /
gufurka bunka
Kalluun / kalluunka qolofelyda
Haraaga hilibka / lafo
Qolfoofka ukunta
Qaddar yar oo ah waraaqaha jikada iyo waraaqaha istiraashada ah
Qolfoofka looska
Weelasha caaga ah ee hilibka /digaagga /kalluunka /miraha/
khudaarta iyo cuntada qabow ee la jarjaro
Dhallooyinka caaga ah ee kiimikada wax lagu dhaqdo/ shaambada /
waxyaabaha lagu dhayo ansalaatada
Ubuxyada / dhirta dheriga ku abbuuran
Shumacyada
Haashka sigaarka iyo tubaakada la calaliyo
Galka kafeegga/bunka
Xafaayado
... .
.... .. ..
... .
.
..
. .
...
....
...
....
.....
...... .. ..... .
Dambas la qaboojiyey / dhuxusha wax lagu solo/dubo
Wargeysyada
Xayaysiinada
UKEBLADUKEBLAD
Majallado / joornaalo xilliyeedyada/Buugaagta yaryar / buugaag
Kartoonada cabbitaanka-/ caanaha
Waraaqda jikada oo eber ah/
duubabka waraaqaha musqusha
Boqshado
Kartoonada biisada/bizza /
caano-fadho / badarka
Qashinka haraaga ah oo ay ka mid yihiin caaga/balaastiiga
Hagaha kala-bixinta
ee ROA
F
Tlf: 07623 [email protected]
NAGALLA SOCO:
Haddii aad qabtid su’aal ku saabsan wax
aan halkan lagu sheegiin, karaadi sortere.no
SO
MA
LI
Waxaa keenay adiga tas-hiilaadka dib-u warshadeynta / goobta dib-u warshadeynta
Grovavfallombruk
R
MASHRUUCA GEYNTA MASHRUUCA GEYNTA MASHRUUCA GEYNTA MASHRUUCA GEYNTA
Goobta dib-u warshadeynta ee weelasha birta ah iyo muraayadaha
Goobta dib-u warshadeynta iyo qabashada dharka
Qabashada qashinka beertaGoobta dib-u warashadeynta ama
u celi ka ganacsadaha
MASHRUUCA GEYNTA MASHRUUCA GEYNTA
Ururinta sanadka ee qashinka halista ah ama
goobta dib-u warshadeynta
Goobta dib-u warashadeynta
Weelasha birta/dhalada ah Dhar / marooyin / kabo Qashinka beerta Qashinka alaabada elektarooniga ah
Qashinka halista ah Qashinka culus / dib loo isticmaalo
MILJØBIL
Dhulka qooshka Roaf
Baakadaha alumiiniyamta/xaanshida khafiiska ee macdinta ah
Alaabeyda elektarooniga ah
Alwaax
Birta duugga ah
Caagagga adag
Alaabta guriga
Weelasha halka mar la isticaalo
Cajaladaha VHS
Qashinka dhismaha
Sariiro/furaash
Mutuleelka, dhalooyinka/Suxuunta aan dabka u adkaysta
BatariyadaDhar Caws
Muraayad / dhalo
Telefoonada gacanta Nalalka
Kabo / boorsooyinka dumarka / suumanka
Caleemo
Daasado/gasacyo Kabaha iftiimaha Rinji / waxyaabo lagu daro / xabag lagu dhayo looxda
Shukumaanada Laamaha / laamaha yaryar
Daboolada birta ah/joojiyeyaasha
Makiinadaha lagu xiirto
Daahayaasha Haramaha
Daasadaha biirta/ cabbitaanka fudud ee aan lahayn dabaajiga
Timo qalajiyeyaasha
Go’yaasha la saarto sariirta Ubuxyada / dhirta dheriga ku abbuuran
Tuubooyinka birta ah Alaabaha cadcad Daasadaha buufiska
Qalabka kumbiyuutarka Kiimikooyin
Saliid wasaq ah
Dharka / marooyinka / kabaha dhammaadey
Geedaha ciidda christmas
Shumacyada shaaha ee la isticmaaley
Fiilooyinka Alwaax laga buuxiyey wax
Saacado Koollo
NAGALLA SOCO: