16
Waxyaabaha Asaasiga ah ee Iskuullada Lagula noqonayo Back-to-School Basics 4 Daryeelka ilmaha ka-hor iyo ka-dib iskuulka Child Care Before and After-School 5 Gaadiidka Basaska ee Iskuulka School Bus Transportation 6-9 Cun Cunto wanaagsan – Quraac iyo Qado Eat Smart — Breakfast and Lunch 10 Taleefanada Muhiimka ah Phone Guide 16 spps.org/backtoschool ISKUULKU WUXUU BILLAABANAYAA SEBTEEMBAR 6 Fasallada Xanaanada ka–hor iyo Xanaanada (Pre-K & K) waxay billaabanayaan Sebteembar 8 SAINT PAUL GOES BACK TO SCHOOL - SCHOOL STARTS SEPTEMBER 6 | Pre-kindergarten and kindergarten start September 8 Booqo apply.spps.org si aad u hesho wakhtiga dugsigaagu billaabanayo Find your school’s start time by visiting apply.spps.org KU SOO DHAWAADA DUGSIYADA DADWEYNAHA SAINT PAUL Kalendarkan waxaad ka heli kartaa barta spps.org/calendar View this calendar online at spps.org/calendar MACLUUMAADKA GUDAHA KU JIRA (WHAT'S INSIDE?): Ka la soco SPPS barta Twitter-ka @SPPS_News Ka la soco SPPS barta Facebook. Waxaad naga heli kartaa .me/SaintPaulPublicSchools Ku soo biir wada sheekeysiga

ISKUULKU WUXUU BILLAABANAYAA SEBTEEMBAR 6 Fasallada ...€¦ · SKA EE ISKUULKA Baska Iskuulka oo la’raacaa waa wadada ugu sahlan uguna amaansan ee lagu tagi karo iskuulka. Adeegyada

  • Upload
    others

  • View
    0

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

  • 1

    Waxyaabaha Asaasiga ah ee Iskuullada Lagula noqonayo Back-to-School Basics

    4

    Daryeelka ilmaha ka-hor iyo ka-dib iskuulkaChild Care Before and After-School

    5

    Gaadiidka Basaska ee IskuulkaSchool Bus Transportation

    6-9

    Cun Cunto wanaagsan – Quraac iyo QadoEat Smart — Breakfast and Lunch

    10

    Taleefanada Muhiimka ahPhone Guide

    16

    spps.org/backtoschool

    ISKUULKU WUXUU BILLAABANAYAA SEBTEEMBAR 6Fasallada Xanaanada ka–hor iyo Xanaanada (Pre-K & K) waxay billaabanayaan Sebteembar 8

    SAINT PAUL GOES BACK TO SCHOOL - SCHOOL STARTS SEPTEMBER 6 | Pre-kindergarten and kindergarten start September 8

    Booqo apply.spps.org si aad u hesho wakhtiga dugsigaagu billaabanayo Find your school’s start time by visiting apply.spps.org

    KU SOO DHAWAADA DUGSIYADA DADWEYNAHA SAINT PAUL

    Kalendarkan waxaad ka heli kartaa barta spps.org/calendarView this calendar online at spps.org/calendar

    MACLUUMAADKA GUDAHA KU JIRA (WHAT'S INSIDE?):

    Ka la soco SPPS barta Twitter-ka @SPPS_News

    Ka la soco SPPS barta Facebook. Waxaad naga heli kartaa fb.me/SaintPaulPublicSchoolsKu soo biir wada sheekeysiga

  • 2

    Looking for a middle or high school? Call the Student Placement Center at 651-632-3760.

    Ogaysiiska sanadlaha ah ee ku saabsan ardayda naafada ah | Annual notice to students with disabilitiesDugsiyada Dadweynaha Saint Paul waxaa ka go’an in la siiyo waxbarasho lacag la’aan ah oo ku habboon arday kasta oo ka tirsan degmada iskuulka. Waxay ujeedada degmadu tahay in ay xaqiijiso in ardayda naafada ah la qiimeeyo isla markaasna la siiyaa adeegyada ku haboon si waafaqsan qaanuunka baxnaaninta ee soo baxay 1973 qaybtiisa 504. Haddaad rabto macluumaad dheeraad ah, fadlan la xiriir Jennifer Nordstrand, Qeybta Khayraadka 504, Dugsiyada Dadweynaha Saint Paul, 651-767-8382; [email protected].

    Saint Paul Public Schools (SPPS) is committed to providing a free and appropriate public education for every student in the school district. It is the intent of SPPS to ensure that students who have a disability, within the definition of Section 504 of the Rehabilitation Act of 1973, are identified, evaluated and provided with reasonable and appropriate accommodations. For more information, please contact Jennifer Nordstrand, Section 504 resource, Saint Paul Public Schools, 651-767-8382; [email protected].

    ISKUULLADA

    SOO BOOQO BANDHIGA DOORASHADA

    PRE-K iyo K

    Pre-K and K School Choice Fair

    Qoysaska haysta caruurta yaryar, kuwa dhigta Pre-K iyo Kindergarten-ka,munaasabadani lacag la'aan bay u tahay.

    9:30 a.m. - 2 p.m. / Janawari 7, 2017

    Learn more about pre-k, kindergarten and early childhood programs.

  • 3

    App-ka MySPPSApp-ka Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul ka soo rogo Google Play ama Apple App Store-ka. Waxaad App-kan kala socon kartaa wararka iyo xafladaha iskuulka ay ilmahaagu dhigtaan, soo dib-dhicidda basaska iskuullada, jadwalka ciyaaraha iyo waxyaaba kale oo dheeraad ah. Macluumaad dheeraad ah ka eeg barta spps.org/MySPPS.

    MySPPS AppDownload the new Saint Paul Public Schools app from Google Play and the Apple App Store. Follow your school’s news and events, track bus delays, view sports schedules and much more. Learn more at spps.org/MySPPS.

    KU SOO DHAWAADA DUGSIYADA DADWEYNAHA SAINT PAUL

    Sanad-dugsiyeed kasta oo cusub wuxuu farxad iyo rajo ku dhaliyaa macallimiinta, ardayda iyo dhammaan shaqaalaha. Waxaan ku faraxsanahay inaan ilmahaaga ku soo dhawyno fasalkiisa cusub, waxbarasho iyo sahan saaxiibtinimo leh. Mar labaad, ku soo dhawaada Dugsiyada Dadweynaha Saint Paul!

    Fadlan nagu caawi sidii aan ardaygaaga ugu hagi lahayn tubta guusha. Ilmahaaga kormeer ku samee, si uu uga shaqeeyo shaqada guri ee loo soo diray, u ogolow wakhti uu ku sameeyo jimicsi, waxaadna sidoo kale hubisaa in ilmahagu helo hurdo ku filan. Waxaan ku tiirsanahay qoysaska inay ka dhigaan dugsiyadeena kuwo xoogan. Fadlan la xiriir macallinka ilmahaaga iyo maamulaha dugsigaaga waydiina sida aad kaalmo uga gaysan karto waxbarashada ilmahaaga. Waxaan kuu rajaynaynaa sanad-dugsieed wanaagsan!

    Welcome Back to Saint Paul Public SchoolsEvery new school year brings promise and excitement for students, teachers and staff. We are happy to welcome your child to their new classroom for learning, exploration and friendship. Welcome to Saint Paul Public Schools! Please help us keep your students on a path toward success. Monitor and create a quiet spot for homework, make time for exercise, and ensure your child gets plenty of sleep. We rely on families to make our schools even stronger. Please contact your child’s teacher or principal to ask how you can best support their education. Have a wonderful school year!

    Follow SPPS on Twitter at @SPPS_News

    Join the Conversation

    Like SPPS on Facebook. Find us at fb.me/SaintPaulPublicSchools

  • 4

    GAADIIDKA BASKA EE ISKUULKA

    Baska Iskuulka oo la’raacaa waa wadada ugu sahlan uguna amaansan ee lagu tagi karo iskuulka.

    Adeegyada Gaadiidka waxaa xaq u leh:

    • Ardayda ku nool aagga ay u xil saaran yihiin iskuullada bulshada, kuwa gobolka iyo kuwa Magnet-ka ah.

    • Ardayda dhigata dugsiyada hoose (K-5) oo ku nool meel in kaban nus-mayl u jirto iskuulka.• Ardayda dhigata dugsiyada dhexe iyo sare (fasallada 6-12-aad) ee ku nool meel hal mayl ka dheer

    u jirta iskuulka.

    Fadlan Ogoow: Ardayda galinka hore ama subaxdii dhigata Pre-K waxaa laga qaadayaa meelaha caadiga ah ee uu basku istaago, waxaana lagu soo celinyaa gurigooda ama meel u dhow. Ardayda galinka dambe dhigata Pre-K, waxaa laga qaadaya guryahooda ama meel u dhow, lakiin waxaa lagu soo celinayaa meelaha uu baska istaago.

    Hadii aadan hubin in aad gadiidka baska xaq u leedahay iyo in kale , hadaba dib u eeg qanuunka gadiidka ee ku daabacan barta internetka spps.org/transportation, ama wac iskuulka ilmahaagu dhigto bisha Agoosto 12 ka dib.

    School Bus Transportation Riding a school bus is one of the easiest and safest ways to get to school.

    Transportation may be available for:

    • Students who live in the Area that each Community School, Regional or District Magnet school serves.

    • Elementary school students (K-5) who live more than a half-mile from their school.• Middle and high school students (grades 6-12) who live more than one mile from their school.

    Please note: Morning Pre-K students are picked up at regular bus stops and dropped off at or near their home. Afternoon Pre-K students are picked up at or near their home and dropped off at regular bus stops.

    Not sure if you’re eligible for school bus transportation? Review transportation guidelines at spps.org/transportation, or contact your school after August 12.

  • 5

    CARUUR HAYNTA KA-HOR IYO KA-DIB SAACADAHA ISKUULKA

    Barnaamijka Discovery Club waxaa lagu bixiyaa goobaha soo socda waxaana ka qayb gali karaa arday dhigata dugsiyo kala duwan(Discovery Club is offered at the following Hubs to students from multiple schools)

    Ardayda dhigata iskuuladan (Students who attend these schools):

    Waxay barnaamijka Discovery Club ka heli karaan goobtan (Attend Discovery Club at):

    American Indian Magnet ● Battle Creek Elementary ● Dayton’s Bluff Achievement Plus ● Eastern Heights Elementary ● Highwood Hills Elementary ● Nokomis Montessori (North and South Campus)

    Nokomis Montessori (South Campus)

    Farnsworth Aerospace (Upper and Lower Campus) ● Frost Lake Elementary ● Hazel Park Preparatory Academy ● The Heights Community School ● L’Etoile du Nord French Immersion (Upper y Lower Campus) ● Mississippi Creative Arts ● Phalen Lake Hmong Studies

    L’Etoile du Nord French Immersion (Lower Campus)

    Chelsea Heights Elementary ● Como Park Elementary ● Galtier Community School ● Hamline Elementary ● Jie Ming Mandarin Immersion Academy ● Saint Paul Music Academy ● Wellstone Elementary

    Hamline Elementary

    Benjamin E. Mays IB World School ● Capitol Hill Gifted and Talented ● Four Seasons Arts+ ● Groveland Park Elementary ● Jackson Preparatory ● Linwood Monroe Arts Plus ● Maxfield Elementary ● Obama Elementary

    Benjamin E. Mays IB World School/Capitol Hill Gifted and Talented

    Groveland Park Elementary ● Highland Park Elementary Highland Park ElementaryHaddaad u baahantahay macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan caruur haynta, fadlan wac taleefakan 651-266-4444.For information on other community child care resources, please call 651-266-4444.

    Barmaamijka Discovery Club waa mid bixiya adeegyo caruur-hayn ka hor iyo ka-dib saacadaha iskuulka, maalmaha uusan iskuulku jirin iyo xilliga fasaxa xagaaga. Hadaba si aad u ogaato qiimaha caruur-haynta iyo macluumaad kale oo ku saabsan barmaamijka iyo waliba qaabka loo codsado wac telefoonkan 651-632-3793 ama booqo spps.org/discoveryclub.

    Child Care Before and After SchoolDiscovery Club is a fun and nurturing child care program that supports learning and development before school, after school, on non-school days and during summer. For a list of fees, more information and to apply, call 651-632-3793 or visit spps.org/discoveryclub.

    Goobaha Barnaamijka Discovery Club ee 2016-17 (Discovery Club Sites)*Ardayda dhigata dugsiyada soo socda waxay ka heli karaan Barnaamijka Discovery Club isla iskuulladooda (Discovery Club is offered at the following schools to students who attend that school)

    • Adams Spanish Immersion• Benjamin E. Mays IB World School• Capitol Hill Gifted and Talented• Crossroads Montessori/Crossroads Science• EXPO Elementary• Hamline Elementary• Highland Park Elementary

    *Macluumaadka iyo goobaha barnaamijkaba waxaa laga yaabaa in uu is-badal ku yimaado.*Program details and locations are subject to change.

    • Horace Mann School• J.J. Hill Montessori• L’Etoile du Nord French Immersion (Located at the Lower Campus)• Nokomis Montessori (Located at the South Campus)• Randolph Heights Elementary• St. Anthony Park Elementary

  • 6

    Sun. Mon. Tues. Wed. Thurs. Fri. Sat.

    1 2 3

    4 5 6 7 8 9 10

    11 12 13 14 15 16 17

    18 19 20 21 22 23 24

    25 26 27 28 29 30

    SEBTEEMBAR (SEPTEMBER) 2016

    Fasax (Holiday)Ma jiro iskuul (No School)

    (PreK-12)

    Maalinta ugu horeysa iskuulka

    (First Day of School) (1-12)

    Ma jiro iskuul (No School) (Pre-K and K)

    Ma jiro iskuul (No School) (Pre-K and K)

    Maalinta ugu horeysa iskuulka

    (First Day of School)(Pre-K and K)

    Labor Day

    Eid al-Adha

    Jadwalka barnaamijka *ECSE wuxuu la mid yahay kan Pre-K (ECSE follows the Pre-K calendar)

    IMMUNIZATIONSMake sure your children are up to date on their immunizations and bring immunization records to your child’s school. Learn more atspps.org/studentwellness.

    TALLAALADA Waxaad hubisaa in ilmahaaga ay tallaaladu u idil yihiin isla markaana waxaad diiwaanada talaalka ilmahaaga keentaa iskuulka. Waxaad faahfaahin ka heli kartaa spps.org/studentwellness.

    LIISKA WAXYAABAHA ARDAYDA LAGA RABO IN AY ISKUULADA KULA LAABTAANLiiska waxyaabaha ay ardayda u baahan yihiin marka ay iskuullada ku noqonayaan wuxuu ku daabacan yahay boggaga interneedka ee iskuulada ama My SPPS APP.

    SCHOOL SUPPLY LISTSSchool supply lists should be available on your school’s website and on the MySPPS mobile app.

    WAXYAABAHA ASAASIGA AH MARKA ISKUULADA LAGU NOQONAYO (BACK-TO-SCHOOL BASICS)

    Mac’hadka waalidiinta waa barmaamij loogu talagalay walidiinta ay caruurtu u dhigtaan iskuullada SPPS. Mac’hadka waalidiinta waa barmaamij lacag la’aan ah oo soconayo lix usbuuc oo loogu talo galay in fasal lagu kulmiyo walidiinta, laguna baro qaabkii ay u fahmi lahaayeen nidaamka iskuullada islamarkaana ay ilmahooda ugu doodi lahayeen. Waxaa sidoo kale jira barmaamijyo ku baxa luuqado gaar ah. Faahfaahin dheeraad ah si aad u heshid fadlan wac 651-767-8347.

  • 7

    WAXYAABAHA ASAASIGA AH MARKA ISKUULADA LAGU NOQONAYO (BACK-TO-SCHOOL BASICS)

    BAARITAANKA DHALLAANKA Dhamaan ardayda galaysa fasalka Kindergarten waa in ay maraan baaritaanka dhallaanka ee lagu qiimeeyo baahida ardayda ee dhanka aragga, maqalka iyo korriinka. Baritaannada waxay lacag la’aan u yihiin dhammaan dhallaanka da’doodu u dhexeysa 3- 5 sano ee ku nool degmada Saint Paul. Wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad ka wacdaa 651-632-3746.

    Sun. Mon. Tues. Wed. Thurs. Fri. Sat.

    1

    2 3 4 5 6 7 8

    9 10 11 12 13 14 15

    16 17 18 19 20 21 22

    23 24 25 26 27 28 29

    30 31

    Diwali

    ATHLETICSStudents in secondary schools need a physical exam every three years to participate in sports. Download a copy of the physical exam form from sports.spps.org and take to your health care provider.

    CIYAARAHA Ardayda dugsiga sare waa in ay saddexdii sanaba maraan baritaanno caafimaadka jirka ah si ay uga qayb qaataan ciyaaraha isboortiga. Foomka baritaanka caafimaadka ee jirka, ee la laga rabo in uu dhakhtarkaaga kuu soo buuxiyo, waxaad ka heli kartaa barta internet-ka ah ee sports.spps.org.

    EARLY CHILDHOOD SCREENINGAll students entering kindergarten must be screened. The early childhood screenings help identify vision, hearing and developmental needs. They are provided free of charge for children, ages 3 to 5, who live in St. Paul. For more information, call 651-632-3746.

    OKTOOBAR (OCTOBER) 2016

    * Ma jiro iskuul (No School) (PreK-5/PreK-8 schools)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Rosh Hashanah Rosh Hashanah

    Yom Kippur Yom Kippur

    Rosh Hashanah

    Indigenous People’s Day

    Parent Academy is a program for parents and guardians of SPPS students. The goal of this free, six-week class series is to give parents the skills to advocate for their child’s education in schools and the community. Language-specific groups are available. Call 651-767-8347 for more information.

    * No School: PreK-8 schools follow the elementary calendar and include American Indian Magnet, Capitol Hill, Farnsworth Aerospace, Hazel Park and Linwood Monroe Arts Plus. All 6-8 middle schools are in session.

    * ISKUUL MA JIRO/WAA FASAX: Ardayda dhigata iskuullada ka kooban PreK-8 waxay raacayaan jadwalka dugsiyada hoose. Iskuulladaasi waxaa ka mid ah American Indian Magnet, Capitol Hill, Farnsworth Aerospace, Hazel Park and Linwood Monroe Arts Plus. Dugsiyada dhexe ee ka kooban fasallada 6-8 waa ay furan yihiin.

  • 8

    WAXYAABAHA ASAASIGA AH MARKA ISKUULADA LAGU NOQONAYO (BACK-TO-SCHOOL BASICS)

    Sun. Mon. Tues. Wed. Thurs. Fri. Sat.

    1 2 3 4 5

    6 7 8 9 10 11 12

    13 14 15 16 17 18 19

    20 21 22 23 24 25 26

    27 28 29 30

    NOFEEMBAR (NOVEMBER) 2016

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Ma jiro iskuul (No School) (Pre-K)

    Fasax (Holiday)Ma jiro iskuul (No School)

    (PreK-12)Ma jiro iskuul (No School)

    (PreK-12)

    Election Day Veterans Day

    Thanksgiving

    Hmong New Year Celebration

    Crossroads Montessori/Science • Xiisado dheeri ah (Intersession): Nofeembar 14-22

    When do schools close for cold and snowy weather? Review our 2016-17 winter weather plan at spps.org/winter.

    CAAFIMAADKA iyo DAWOOYINKAHaddii uu cunugaagu u baahanyahay in uu daawo qaato inta iskuulka la joogo maalintii waxaad arintaas kala xiriirtaa kalkaalisada caafimaadka ee iskuulka.

    MEDICATIONS and HEALTHIf your child requires medication at school or has a health condition, please talk with the school nurse.

    BARMAAMIJYADA CAAWIMAADA Caruurta xaqa u leh cuntada iskuulka ee qiimaha jaban ama lacag la’aanta ah waxaa dhici karta in sidoo kale ay xaq u leeyihiin caawimaadyada sida: Minnesota health insurance (Medical Assistance; MinnesotaCare, ama MNsure); Women, Infants and Children (WIC); ama food support. Kalkaalisada caafimaadka ee iskuulkaaga kala hadal wixii su’aal ah ee arimahaan ku saabsan.

    ASSISTANCE PROGRAMSChildren eligible for free or reduced-price meals may qualify for other assistance programs, including Minnesota health insurance (Medical Assistance, MinnesotaCare, or MNsure); Women, Infants and Children (WIC); or food support. Talk with your school nurse if you have questions.

    Ma doonaysaa inaad ogaato maalmaha iskuulka la xiro qabow ama baraf jira daradeed? Fiiri qorshaha hawada ee 2016-17 adigoo booqanaya bartan internetka spps.org/winter.

    Jadwalka barnaamijka *ECSE wuxuu la mid yahay kan Pre-K (ECSE follows the Pre-K calendar)

    Hmong New Year Celebration Hmong New Year Celebration

  • 9

    DISEEMBAR (DECEMBER) 2016Sun. Mon. Tues. Wed. Thurs. Fri. Sat.

    1 2 3

    4 5 6 7 8 9 10

    11 12 13 14 15 16 17

    18 19 20 21 22 23 24

    25 26 27 28 29 30 31

    Fasaxa Jilaalka (Winter Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Fasaxa Jilaalka (Winter Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Fasaxa Jilaalka (Winter Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Fasaxa Jilaalka (Winter Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Fasaxa Jilaalka (Winter Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Fasaxa Jilaalka (Winter Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    First Day of Hanukkah

    Christmas First Day of Kwanzaa

    Fasaxa Jilaalka (Winter Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Visit the pre-kindergarten and kindergarten School Choice Fair on Saturday, January 14 at Washington Technology. Learn more at spps.org/schoolchoicefair.

    SPPS Karen New Year

    MIYAAD GUURTAY? Hadii aad ka guurtay gurigii hore oo aad deganayd ama aad badashay halkii caruurta laguugu hayey fadlan wac iskuulkaaga oo la socodsii cinwaankaaga cusub si markaasi uu darawalka baska cunugaaga uu u ogaado halka uu ka qaadayo. Haddii aad guurtay oo aad u baahantahay inaad ilmaha iskuulka ka badasho kadib markii aad u guurtay Xaafad Cusub ama aag cusub oo tii hore ka duwan, waxaad wacdaa Xarunta Meelaynta Ardayda 651-632-3760.

    HAVE YOU MOVED?If you moved or changed child care providers, call your school with your new address so the bus driver knows where to pick up your child. If you need to change schools after moving into a new Community School Zone or Area, call the Student Placement Center at 651-632-3760.

    XIRIIR JOOGTA AH LA YEELO ISKUULKAAGA Karaaniga xafiiska iskuulkaaga u gudbi taleefonada, emailka iyo siyaabaha kale ee laguula soo xiriiri karo. Email-ka, telefoon ama fariimo ayaa laguugu soo gudbin doonaa waxyaabaha iskuullada ka dhacaya sida xafladaha ama xaaladaha degdega ah.

    STAY CONNECTEDUpdate your phone number, email and other contact information with your school’s lead clerk. This information will be used to alert you about important school events or emergencies through email, phone and text.

    INFORMACIÓN GENERAL DEL REGRESO A CLASES (BACK-TO-SCHOOL BASICS)

  • 10

    Sun. Mon. Tues. Wed. Thurs. Fri. Sat.

    1 2 3 4 5 6 7

    8 9 10 11 12 13 14

    15 16 17 18 19 20 21

    22 23 24 25 26 27 28

    29 30 31

    JANAAYO (JANUARY) 2017

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Fasax (Holiday)Ma jiro iskuul (No School)

    (PreK-12)

    New Year’s DayLast Day of HanukkahLast Day of Kwanzaa

    Feria de Elección Escolar (School Choice Fair)

    (Pre-K and K)

    Martin Luther King Jr.’s Birthday

    Fasallada Dib ayey u billaabanayaan

    (Classes Resume)

    Fasaxa Jilaalka (Winter Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    CUN CUNTO WACAN

    QuraacWaxaa iskuullada SPPS farxad u ah in ay ardaydooda siiyaan quraac lacag la’aan ah. Marka uu ardaygu iskuulka yimaado isla markiiba wuxuu hore u sii qaadanayaa quraacdiisa oo uu ku cuni karo fasalka dhexdiisa. Cunnoyinka quraacda ah waxaa ka mid ah burritos, pancakes, cereal, khudrad iyo waxyaaba kale.

    QadoIminka cunnada iskuullada waxaa lagu sameeyaa waxyaabaha beeraha deegaanka ka soo go’ay iyo sidoo kale noocyo badan oo ka mid ah khudrad, qudaar iyo saladka. Menu-ga cunnada waxaa sidoo kale ka mid ah cunnoyinka qowmiyadaha kala duwan sida hilib iyo bariis la shiilay iyo suqaarka digaagta.

    Iskuullo badan ayaa iminka qayb ka ah barnaamijka Community Eligibility Provision (CEP). Arday kasta oo dhigta dugsi ka qayb gala barnaamijkan wuxuu helayaa cunto fiican oo lacag la’aan ah. Si aad u ogaato in iskuulkaagu qayb ka yahay barnaamijkan, fadlan booqo barta spps.org/nutrition, fiiri qiimaha lacagta ee cunnooyinka ka dibna buuxi codsiga cuntada lacag la’aanta ah ama qiima dhimista lagu sameeyay.

    Bixinta Lacagta CuntadaArday walba wuxuu leeyahay lambar ama PIN-ka cunnada oo la mid ah ID-ga ardayga ee iskuulka. Ardayda waxa ay weydiin karaan macalinka haddii aynan garanaynin lambarkooda ID-ga.

    Booqo Bandhiga Xulashada dugsiyada ee fasallada xanaanada ka-hor iyo kuwa xanaanada (Pre-K & K) markay taariikhdu tahay Janaayo 14, oo lagu qaban doono Washington Technology. Wixii faah fahin ah ka eeg bartan spps.org/schoolchoicefair.

    Jadwalka barnaamijka *ECSE wuxuu la mid yahay kan Pre-K (ECSE follows the Pre-K calendar)

  • 11

    FEBRAAYO (FEBRUARY) 2017Sun. Mon. Tues. Wed. Thurs. Fri. Sat.

    1 2 3 4

    5 6 7 8 9 10 11

    12 13 14 15 16 17 18

    19 20 21 22 23 24 25

    26 27 28

    Fasax (Holiday)Ma jiro iskuul (No School)

    (PreK-12)Presidents Day

    School Choice Priority Application Deadline

    Crossroads Montessori/Science • Xiisado dheeri ah (Intersession): Febraayo 14-17 yio

    Febraayo 21-24

    Ka war-hay Minnesota Thursdays! Khamiista ugu horreysa bil walba ardaydu waxay ka helaan beeraha iyo shirkadaha maxalliga ah cunto cusub oo tayo leh.

    EAT SMART

    BreakfastSPPS is proud to offer Breakfast to Go. As students arrive at school, they can grab their free breakfast and eat in class. Breakfast includes breakfast burritos, pancakes, cereal, fresh fruit and more.

    LunchSchool meals are made from scratch with a focus on local ingredients and a wide selection of whole grains, low-fat dairy, fruits and vegetables. Diverse menus include recipes from our own community, such as chicken suqaar, Hmong beef fried rice and Thai sweet and sour chicken.

    Many schools are now part of the Community Eligibility Provision (CEP) program. Every student enrolled at a participating school receives a healthy lunch for free. Visit spps.org/nutrition to see if your school is participating, review prices for regular-priced meals, and complete a free and reduced-price lunch application.

    Paying for MealsEach student’s meal account PIN is the same as their student ID number. Students can ask a teacher if they don’t know their ID number.

    Check out Minnesota Thursdays! During the first Thursday of each month students are treated to fresh food from local farms, ranches and companies.

  • 12

    * ISKUUL MA JIRO/WAA FASAX: Ardayda dhigata iskuullada ka kooban PreK-8 waxay raacayaan jadwalka dugsiyada hoose. Iskuulladaasi waxaa ka mid ah American Indian Magnet, Capitol Hill, Farnsworth Aerospace, Hazel Park and Linwood Monroe Arts Plus. Dugsiyada dhexe ee ka kooban fasallada 6-8 waa ay furan yihiin.

    MAARSO (MARCH) 2017Sun. Mon. Tues. Wed. Thurs. Fri. Sat.

    1 2 3 4

    5 6 7 8 9 10 11

    12 13 14 15 16 17 18

    19 20 21 22 23 24 25

    26 27 28 29 30 31

    Ma jiro iskuul (No School) (Pre-K)

    * Ma jiro iskuul (No School) (PreK-5/PreK-8 schools)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    C

    Crossroads Montessori/Science – Wuu jiraa IskuulC

    DIIWAANKA ARDAYGA IYO XUQUUQDA AAD LEEDAHAY

    Ogaysiis ku Saabsan Xuquuqda Xeerka FERPA Iyo Kan Dowladda Gobolka Minnesota Ee Ku Aadan Macluumaadka ArdaydaXeerka xuquuqda Qoysaska ee ku aaddan Waxbarashada Macluumaadka gaarka ah ee Ardayda ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano FERPA iyo midka dowladda gobolka Minnesota ee ku saabsan ilaalinta macluumaadka gaarka ah ayaa waxay waalidiinta iyo ardayda ay da’dooda tahay 18 sano jir iyo wixii ka weyn siinayaan xuquuq dhowr ah oo ku saabsan daalacashada iyo wax-kabedelidda diwaanka waxbarasho ee ardayda. Xuquuqahaasi waxaa ka mid ah: • In ay xuquuq uleeyihiin in ay baari karaan ama dib u eegi karaan diwaanka waxbarasho ee ardaydooda 10 cisho gudaheeda markii aay soo codsadaan.• In ay xuquuq u leeyihiin in ay codsadaan in diiwaanka waxbarasho ee ardaydooda dib loo saxo.• In ay xuquuq uleeyihin in ay bixiyaan codsi qoraal ah ka hor inta uu iskuulka soo shaacinin macluumaad marka laga reebo ilaa xadka uu sharcigu u fasaxayo siidaynta

    macluumaadkaas codsi la’aan. • In ay xuquuq uleeyihiin in ay gudbiyaan dacwo ka dhan ah Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul oo ku saabsan xadgudub ku aaddan xeerka FERPA.

    * No School: PreK-8 schools follow the elementary calendar and include American Indian Magnet, Capitol Hill, Farnsworth Aerospace, Hazel Park and Linwood Monroe Arts Plus. All 6-8 middle schools are in session.

    Jadwalka barnaamijka *ECSE wuxuu la mid yahay kan Pre-K (ECSE follows the Pre-K calendar)

  • 13

    Sun. Mon. Tues. Wed. Thurs. Fri. Sat.

    1

    2 3 4 5 6 7 8

    9 10 11 12 13 14 15

    16 17 18 19 20 21 22

    23 24 25 26 27 28 29

    30WAXAA WALI FURAN CODSIYADA BARNAAMIJYADA XILLIGA XAGAAGA (S-TERM).

    Waxaad macluumaad faah-faahsan ka heli kartaa spps.org/summer.

    ABRIIL (APRIL) 2017

    Fasaxa Gu’ga (Spring Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Fasaxa Gu’ga (Spring Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Fasaxa Gu’ga (Spring Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Fasaxa Gu’ga (Spring Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Fasaxa Gu’ga (Spring Break)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    First Day of Passover

    Last Day of Passover

    Fasallada Dib ayey u billaabanayaan

    (Classes Resume)Ma jiro iskuul (No School)

    (PreK-12)

    Good Friday

    Easter

    Booqo spps.nutrislice.com ama soo dajiso MySPPS app si aad u qiimayso cuntada aad xiisayso, dibna ugu eegto macluumaadka dhinaca cuntada iyo nafaqada isla markaana aad u eegto jadwalka cuntada ee bil walba. (Visit spps.nutrislice.com or download the MySPPS app to rate your favorite menu items, review nutritional information and view the monthly lunch and breakfast menus.)

    Crossroads Montessori/Science – Wuu jiraa IskuulC

    CCCC

    Ogeysiiska Macluumaadka Diiwaanka Macluumaadka diiwaanku waa macluumaadka dadweynaha waana la bixin karaa ogolaasho la’aan. Dugsiyada dadweynaha ee St Paul waxaa ay cayimtay in macluumaadka soo socda uu yahay macluumaadka diwaanka; magac, taariikh dhalasho, heer fasal, dugsi, taarikhaha diwaangelinta, abaalmarinada iyo macluumaadka manhajka dheeraadka ah. Ulajeedada macluumaad diwaanku waa in loo ogolaadaa Dugsiyada Dadweynaha ee St Paul in ay ku daraan macluumaadka diiwaanka waxbarashada ardaygaaga gobalka iyo daabacyada dugsiyada sida sanad buugaagyada, sharaf uruurinta iyo liiska aqoonsiyada, liiska tiyaatarka, barnaamijyada qalinjabinta, barnaamijyada ciyaaraha iyo wixi lamid ah. Macluumaad dheeraad ah ayaa waxaa loo cayimay macluumaadka diwaanka hay’adaha qora militeriga iyo maktabadaha dadweynaha ( telefoon iyo ciwaan) iyo sarakiisha macluumaadka dugsiyada (telefoon. Ciwaan, magacyada waalidinta iyo jadwalka fasalka). Waalidiinta ama ilaalada sharciyeeysan oo aan rabin sii deynta macluumaadka diwaanka waxaa laga rabaa in ay qoraal ku wargaliyaan Dugsiyada Dadweynaha ee St Paul. Wixii warbixin dheeraad ah ama helidda dukumiintiga waxbixintan oo buuxda iyo foomka diidida fadlan booqo placement.spps.org/student_records_2 ama wac diiwaanka ardayga ee xarunta meeleynta ardayda 651-632-3764.

    IT'S NEVER TOO LATE TO APPLY FOR SUMMER TERM (S-TERM). Learn more about available sessions at spps.org/summer.

  • 14

    MAAJO (MAY) 2017Sun. Mon. Tues. Wed. Thurs. Fri. Sat.

    1 2 3 4 5 6

    7 8 9 10 11 12 13

    14 15 16 17 18 19 20

    21 22 23 24 25 26 27

    28 29 30 31Fasax (Holiday)

    Ma jiro iskuul (No School) (PreK-12)

    Memorial Day

    Ramadan

    Crossroads Montessori/Science • Xiisado dheeri ah (Intersession): Maajo 16-19 yio Maajo 23-26

    Caruurta iyo dadka waaweyn labaduba waxyaabo cusub ayay baran karaan inta lagu jiro fasaxa xiliga xagaaga. Barta internetka ee commed.spps.org. ka eeg

    buuga waxbarashada bulshada ee xiliga xagaaga.

    Jadwalka barnaamijka *ECSE wuxuu la mid yahay kan Pre-K (ECSE follows the Pre-K calendar)

    STUDENT RECORDS AND YOUR RIGHTSNotice of Rights under FERPA and the Minnesota Government Data Practices Act The Family Educational Rights and Privacy Act (FERPA) and the Minnesota Government Data Practices Act give parents/guardians and students who are 18 years of age or older certain rights with respect to the student’s education records. These rights are: • The right to inspect/review the student’s education records within 10 days of request.• The right to request a student’s education record be amended.• The right to give written consent before school discloses personally identifiable information except when

    the law permits disclosure without consent.• The right to file a complaint with the U.S. Department of Education regarding alleged failures to comply

    with FERPA.

  • 15

    JUUN (JUNE) 2017Sun. Mon. Tues. Wed. Thurs. Fri. Sat.

    1 2 3

    4 5 6 7 8 9 10

    11 12 13 14 15 16 17

    18 19 20 21 22 23 24

    25 26 27 28 29 30

    Maalinta ugu Dambaysa Iskuulka

    (Last Day of School)

    Eid al-Fitr

    C

    Inta lagu jiro fasaxa Xagaaga, akhriso buug wanaagsan, waxaana kuu rajaynaynaa Xagaa wanaagsan!

    Pick up a good book and have a wonderful summer!

    Crossroads Montessori/Science • In session through August 2C

    Notice of Directory Information Directory information is public information and can be released without consent. Saint Paul Public Schools has designated the following information as directory information: Name, birth date, grade, school, dates of enrollments, awards, extra-curricular information. The purpose of directory information is to allow Saint Paul Public Schools to include information from your child’s education record in district and school publications such as yearbooks, honor roll and other recognition lists, theater playbills, graduation programs, sports programs, etc. Additional information is designated as directory information for military recruiters and Minnesota public libraries (telephone and address) and school resource officers (telephone, address, parent names, class schedule). Parent(s)/legal guardian(s) who wish to opt out of releasing directory information must notify Saint Paul Public Schools in writing. For more information and/or to access the full notification documents and opt out forms, please visit placement.spps.org/student_records_2 or call Student Records at the Student Placement Center at 651- 632-3764.

  • 16

    Indep

    endent School D

    istrict 625O

    ffice of Com

    munications, M

    arketing &

    Develop

    ment

    360 Colb

    orne StreetSaint Paul, M

    N 55102

    ww

    w.sp

    ps.org

    Non-Profit O

    rg.

    U.S. Postag

    e PA

    ID

    Twin C

    ities, MN

    Perm

    it No. 3085

    @SPPS_N

    ews

    fb.m

    e/SaintPaulPublicSchools

    GU

    DD

    IGA

    WA

    XB

    AR

    AS

    HA

    DA

    (BO

    AR

    D O

    F EDU

    CA

    TION

    ): Jon Schum

    acher, Guddom

    iye (Chair) ● Z

    uki Ellis, Guddoom

    iye Ku-xigeen (Vice C

    hair) ● C

    hue Vue, K

    araani (Clerk) ● Steve M

    archese, TXisaab H

    aye (Treasurer) ● John Brodrick, A

    gaasime (D

    irector) ● Vacant ● M

    ary Vanderw

    ert, Agaasim

    e (Director) ●

    KOR

    MEER

    AH

    A G

    UU

    D (IN

    TERIM

    SU

    PER

    INTEN

    DEN

    T): John Thein

    Xarunta D

    hexe ee Iskuullada Degm

    ada (A

    dministration B

    uilding)6

    51-76

    7-810

    0

    Guddoonka W

    axbarashada (Board of

    Education)6

    51-76

    7-8149

    Barnaam

    ijka Discovery C

    lub6

    51-6

    32-379

    3

    Waaxda S

    PP

    S iPad ee caaw

    inta cilladaha farsam

    o (SP

    PS

    iPad Technical Support -

    Apple C

    are)

    1-80

    0-8

    00

    -2

    775

    Barnaam

    ijka Waxbarashada C

    aruurnimada

    Hore (Early C

    hildhood Family Education -

    ECFE)

    65

    1-744-1750

    Barnaam

    ijka Dadka barta Luqada Ingiriiska

    (English Learners Program

    s)6

    51-76

    7-832

    0

    Barnaam

    ijka Horum

    arinta Xirfadaha iyo

    Adeegyada La dar-dar galiyey (Talent

    Developm

    ent and Accelerated S

    ervices - G

    ifted Services)

    65

    1-744-50

    07

    Adeegyada N

    afaqada - Cuntada D

    ugsiyada (N

    utrition Services - S

    chool Meals)

    65

    1-60

    3-495

    0

    Qofk

    a qaabilsan cabashooyinka - ka dhanka ah shaqaalaha (O

    mbudsperson - C

    oncerns/C

    omplaints)

    65

    1-767-8

    394

    Waxbarashada G

    aarka ah (Special

    Education)6

    51-76

    7-832

    1

    Waaxda C

    aafimaadka/Tallaalka ardayda

    (Student Health and W

    ellness/Imm

    unization)6

    51-76

    7-838

    5

    Xarunta M

    eelaynta Ardayda/Iska

    diwaangalinta S

    ikuullada (Student P

    lacement C

    enter/Enroll in School)

    65

    1-632

    -3760

    Xafiiska Korm

    eeraha Guud

    (Superintendent’s O

    ffice)

    65

    1-767-8

    152

    Gaadiidka (Transportation)

    65

    1-69

    6-9

    60

    0

    LA

    MB

    AR

    AD

    A T

    AL

    EE

    FA

    NA

    DA

    EE

    MU

    HIIM

    KA

    AH

    (QU

    ICK

    PH

    ON

    E GU

    IDE)

    Wa

    xa

    ad

    wa

    li h

    aysa

    taa

    wa

    kh

    ti a

    ad

    isku

    d

    iwa

    an

    -ga

    liso

    da

    yrta

    20

    16!

    Wac X

    arunta M

    eelaynta Ardayda

    65

    1-632

    -3760

    waxaa

    jooga oo ku caawin

    doona shaqaale ku hadla luqado kala duw

    an.

    TH

    ER

    E'S

    ST

    ILL

    TIM

    E

    TO

    EN

    RO

    LL

    FO

    R

    FA

    LL

    20

    16! C

    all the Student P

    lacement

    Center at 6

    51-6

    32-

    3760

    . Bilingual staff

    available.