2
Miyaad qabtaa su'aalo? Hagayaasheena degaanka ah ayaa kaaga jawaabaaya! Ma fududa inaad hesho qaabkaad umari lahayd meel cusub ood dagto. Su'aalo badan iyo mararka qaarkood dhibaatooyin ayaa ka yimaada nolol maalmeedka. Hagayaasheena degaanka ah ayaa kuu hayo jawaabo. Waxay ku farxi doonaan inay kula socodsiiyaan, kula taliyaan, kuguna raacaan luqadaada hooyo. Maxay qabtaan hagayaasha degaanka ah? Waxay kaa taageeri la xiriiritaanka hay'adaha, dugsiyada, hay'adaha takhasuska leh iyo ururada iyo kaa caawinaya turjumidda waraaqaha ama buuxinta foomamka. Waxay ku siin doonaan macluumaad ku saabsan koorsooyinka luqada Jarmalka. Waxay kuu sharxi doonaan sida xanaanada iyo iskuulku u shaqeeyo, ay kugu wargeliyaan xarumaha xanaano maalmeedka, ciyaaraha isboortiga iyo dalabyada kale ee carruurta iyo dhallinyarada. Waxay kaa caawiyaan in aad heshid habkaada ku saabsan nidaamka caafimaadka iyo arrimaha maamulka. Waxay kugu wargelinayaan dhacdooyinka, riwaayadaha, cayaaraha iyo dalabyada kale ee kuu sahli kara inaad la xiriirto oo aad la kulanto dadka tuulada. Waa maxay hagayaasha degaanka ah? Hagayaasha degaanku waa shakhsiyaad aamin ah oo ka socda waddankaaga hooyo kuwaas oo horay ula soo noolaa bulshada muddo dheer. Waxay yaqaanaan xaaladah nololeedka degaanka waxayna ogyihiin sida ay udhow yihiin Kehrsatz. Waxaa soo tababaray degmada si ay u qabtaan hawlahooda la talinta iyo dhexdhexaadinta. Waxay ku xidhanyihiin ballanqaad sir ah.

Miyaad qabtaa su'aalo? Hagayaasheena degaanka ah ayaa ... · ⋅ Waxay kuu sharxi doonaan sida xanaanada iyo iskuulku u shaqeeyo, ay kugu wargeliyaan xarumaha xanaano maalmeedka,

  • Upload
    others

  • View
    1

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Miyaad qabtaa su'aalo? Hagayaasheena degaanka ah ayaa ... · ⋅ Waxay kuu sharxi doonaan sida xanaanada iyo iskuulku u shaqeeyo, ay kugu wargeliyaan xarumaha xanaano maalmeedka,

Miyaad qabtaa su'aalo? Hagayaasheena degaanka ah ayaa kaaga

jawaabaaya!

Ma fududa inaad hesho qaabkaad umari lahayd meel cusub ood dagto. Su'aalo badan iyo

mararka qaarkood dhibaatooyin ayaa ka yimaada nolol maalmeedka. Hagayaasheena

degaanka ah ayaa kuu hayo jawaabo. Waxay ku farxi doonaan inay kula socodsiiyaan, kula

taliyaan, kuguna raacaan luqadaada hooyo.

Maxay qabtaan hagayaasha degaanka ah?

⋅ Waxay kaa taageeri la xiriiritaanka hay'adaha, dugsiyada, hay'adaha takhasuska leh iyo

ururada iyo kaa caawinaya turjumidda waraaqaha ama buuxinta foomamka.

⋅ Waxay ku siin doonaan macluumaad ku saabsan koorsooyinka luqada Jarmalka.

⋅ Waxay kuu sharxi doonaan sida xanaanada iyo iskuulku u shaqeeyo, ay kugu wargeliyaan

xarumaha xanaano maalmeedka, ciyaaraha isboortiga iyo dalabyada kale ee carruurta iyo

dhallinyarada.

⋅ Waxay kaa caawiyaan in aad heshid habkaada ku saabsan nidaamka caafimaadka iyo

arrimaha maamulka.

⋅ Waxay kugu wargelinayaan dhacdooyinka, riwaayadaha, cayaaraha iyo dalabyada kale ee

kuu sahli kara inaad la xiriirto oo aad la kulanto dadka tuulada.

Waa maxay hagayaasha degaanka ah?

Hagayaasha degaanku waa shakhsiyaad aamin ah oo ka socda waddankaaga hooyo kuwaas

oo horay ula soo noolaa bulshada muddo dheer. Waxay yaqaanaan xaaladah nololeedka

degaanka waxayna ogyihiin sida ay udhow yihiin Kehrsatz. Waxaa soo tababaray degmada si

ay u qabtaan hawlahooda la talinta iyo dhexdhexaadinta. Waxay ku xidhanyihiin ballanqaad

sir ah.

Page 2: Miyaad qabtaa su'aalo? Hagayaasheena degaanka ah ayaa ... · ⋅ Waxay kuu sharxi doonaan sida xanaanada iyo iskuulku u shaqeeyo, ay kugu wargeliyaan xarumaha xanaano maalmeedka,

La-talshiga hagayaasha degaanka waa bilaash.

La xiriir hagaha degaanka ee ladoonaayo, maamulka degmada Kehrsatz ama si toos ah ula

xiriir isku duwaha hagaha degaanka.

Hagayaasha degaanka ah ee Soomaaliya

⋅ Ms. Ayaan Mahad Barre, limeel: [email protected]

Lambarka taleefonka 078 680 52 81

⋅ Mr. Cabdirahman Mahad Barre, Iimeel: [email protected],

Lambarka taleefonka 077 941 69 45

Kehrsatz Municipal Administration

Zimmerwaldstrasse 6

3122 Kehrsatz

Tale. 031 960 00 02

Fakis 031 960 00 01

Iimeel: [email protected]

Isku-duwaha Hagaha Degaanka

Therese Junker

Iimeel: [email protected]

Lambarka taleefonka 079 568 19 53