2
Waad ku mahadsan tahay taageerada aad noo fidisay! Shatiga Sanadeedka Gaari-dhigashada Rukunka Waxaa laga helaya boosaska gaari-dhigashada Nidaamka Beeraha Nasashada ee Minneapolis Shatiga Gawaari-dhigashada Beeraha Nasashada wuxuu jiraya hal sano kaaso ku aaddan boosaska Rukunka oo idil laga bilaabo taariikhda la iibsaday. Gadashada Shatiga Gaari-dhigashada Rukunka waxaa kale ay fursad u tahay isticmaalayaasha beeraha nasashada in ay ku muujiyaan taageeradooda nidaamka beeraha nasashada ee Minneapolis; ujrooyinka shaatiga dayactirka beeraha nasashada ayay ku caawinayaan. Qarashka: • $35 ku baxaysa shatiga koobaad ee la iibsanayo •$20 ku baxaysa shatiga labaad ay isla qoyskaguriga, haddii la iibsado isla taariikhda shatiga koobaad ($20 haddii taariikh ka dambeysa la iibsado) Waayeelka (62 jirka iyo ka weyn): •$30 ku baxaysa shatiga koobaad ee la iibsanayo • $15 ku baxaysa shatiga labaad ay isla qoyska guriga, haddii la iibsado isla taariikhda shatiga koobaad ($15 haddii taariikh ka dambeysa la iibsado) Shatiga Gaari-dhigashada Rukunka waxaa laga helaa: • internetka oo laga galayo www.minneapolisparks.org • maalmaha la shaqeeyo laga healyo xaruumaha MPRB: 2117 West River Road, Minneapolis MN 55411 • xilliga laga helayo rugaha ganacsiga ee Eloise Butler Wildflower Garden iyo Lake Calhoun iyo Lake Harriet • sanadka oo idil laga helayo Wirth Chalet iyo Lake Nokomis iyo Lyndale Farmstead Recreation Centers • iimaylka lagu dalbado – foomka ku lifaaqan la soo buuxiyo • maalmaha la shaqeeyo telefoonka lagu dalbado – 612-230-6400 Naga caawi dayactiridda beeraheenna lagu nasto Nidaam Goboleedka Beeraha Nasashada Minneapolis Minneapolis Regional Park System Shatiga Sanadeed ee Gaari-dhigashada Rukunka Ku raaxayso helitaanka fudud iyo gaari-dhigashada sanadka oo idil!

Nidaam Goboleedka Beeraha Minneapolis Gaari-dhigashada … · Arjiga Gaarid-dhigashada Sanadeedka Rukunka Fadlan soo buuxi, ka jeex una soo celi qaybtaan Minneapolis Park and Recreation

  • Upload
    others

  • View
    1

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Nidaam Goboleedka Beeraha Minneapolis Gaari-dhigashada … · Arjiga Gaarid-dhigashada Sanadeedka Rukunka Fadlan soo buuxi, ka jeex una soo celi qaybtaan Minneapolis Park and Recreation

Waad ku mahadsan tahaytaageerada aad noo fidisay!

Shatiga Sanadeedka Gaari-dhigashada Rukunka Waxaa laga helaya boosaska gaari-dhigashada Nidaamka Beeraha Nasashada ee Minneapolis Shatiga Gawaari-dhigashada Beeraha Nasashada wuxuujiraya hal sano kaaso kuaaddan boosaska Rukunka ooidil laga bilaabo taariikhda laiibsaday. Gadashada ShatigaGaari-dhigashada Rukunkawaxaa kale ay fursad u tahayisticmaalayaasha beerahanasashada in ay ku muujiyaantaageeradooda nidaamkabeeraha nasashada ee Minneapolis; ujrooyinka shaatigadayactirka beeraha nasashada ayay ku caawinayaan.

Qarashka:• $35 ku baxaysa shatiga koobaad ee la iibsanayo• $20 ku baxaysa shatiga labaad ay isla qoyskaguriga,

haddii la iibsado isla taariikhda shatiga koobaad ($20 haddii taariikh ka dambeysa la iibsado)

Waayeelka (62 jirka iyo ka weyn):• $30 ku baxaysa shatiga koobaad ee la iibsanayo• $15 ku baxaysa shatiga labaad ay isla qoyska guriga,

haddii la iibsado isla taariikhda shatiga koobaad ($15 haddii taariikh ka dambeysa la iibsado)

Shatiga Gaari-dhigashada Rukunka waxaa laga helaa:• internetka oo laga galayo www.minneapolisparks.org• maalmaha la shaqeeyo laga healyo xaruumaha MPRB:

2117 West River Road, Minneapolis MN 55411

• xilliga laga helayo rugaha ganacsiga ee Eloise ButlerWildflower Garden iyo Lake Calhoun iyo Lake Harriet

• sanadka oo idil laga helayo Wirth Chalet iyo LakeNokomis iyo Lyndale Farmstead Recreation Centers

• iimaylka lagu dalbado – foomka ku lifaaqan la soo buuxiyo

• maalmaha la shaqeeyo telefoonka lagu dalbado – 612-230-6400

Naga caawi dayactiridda beeraheenna lagu nasto

Nidaam Goboleedka BeerahaNasashada Minneapolis Minneapolis Regional Park System

Shatiga Sanadeed ee Gaari-dhigashada Rukunka

Ku raaxayso helitaanka fudud iyogaari-dhigashada sanadka oo idil!

Page 2: Nidaam Goboleedka Beeraha Minneapolis Gaari-dhigashada … · Arjiga Gaarid-dhigashada Sanadeedka Rukunka Fadlan soo buuxi, ka jeex una soo celi qaybtaan Minneapolis Park and Recreation

LakeCalhoun

CedarLake

GrassLake

LakeNokomis

LakeHiawatha

LakeHarriet

LakeoftheIsles

WirthLake

MISSIS S IPPI RIV ER

MotherLake

DiamondLake

ELOISEBUTLER

WIRTH

VALLEYVIEW

SHINGLE CREEK

NORTHMISSISSIPPI

BOOMISLAND

NICOLLETISLAND

SHINGLE CREEKPLAYGROUND

CREEKVIEW

BOHANON

WEBBERVICTORY

FOLWELL

PERKINS HILL

JORDAN

CLEVELAND

FARVIEW

GLEN GALE

COTTAGE

NORTHCOMMONS

WILLARDHALL

FARWELL

LOVELLSQUARE

BETHUNE

BARNES PLACE

HARRISON

BASSETTS CREEK

BRYN MAWRMEADOWS

THE PARADE

KENWOODTHOMAS LOWRY

LEVIN WHITTIERMUELLER

MORRISON

WASHBURNFAIR OAKS

STEVENSSQUARE

PEAVEY

FRANLKINSTEELESQUARE

LORINGSNYDER TRI.

ELLIOTPARK AVE.TRI.

GATEWAY

CHUTESQUARE

MAIN STREET

B.F. NELSON

HOLMES

ST. ANTHONY

LOGAN

WASHINGTON TRI.

DICKMANSIBLEY

BELTRAMI

HENNEPINBLUFFS

MARCY

CURRIE

EAST RIVER FLATS

RIVERSIDE

MURPHYSQ.

EAST PHILLIPSPHILLIPS POOL & GYM

CEDAR AVE. FIELD

STEWART

MATTHEWS

BRACKETT FIELD

CORCORANROLLINS TRI.

LONGFELLOW

SIBLEY FIELD

HIAWATHA

HIAWATHASCHOOL

ADAMS TRI.

MINNEHAHA

LONGFELLOWGARDENS

MORRIS

KEEWAYDIN

BOSSEN FIELD

TODD

PEARL

WINDOM SOUTH

KENNY

GLADSTONE TRI.

RUSTICLODGE TRI.

FULLER

KING

S HW

Y

LYNNHURST

LYNDALE PARK

LYNDALEFARMSTEAD

ROSE GARDENDR. MARTIN

LUTHERKING

PAINTER

CENTRALGYM

PHELPSFIELD

POWDERHORN

SEVEN OAKS

CHERGOSKY

TOWERHILL

CALEB DORNCIRCLE

LUXTON

VAN CLEVE

GROSSGOLF

RIDGWAY PKWYNORTHEASTATHLETIC

FIELD

WINDOM

OAK CREST TRI.

WAITE

CAVELL

DEMINGHEIGHTS

AUDUBON

COLUMBIA

ARCHITECT TRI.

HI-VIEW

MARSHALLTERRACE

RUSSELLTRI.

NEWTON TRI.

IRVINGTRI.

OLIVERTRI.

RESERVEBLOCK 40

WEST ENDCHOWEN TRI.

PARKSIDING

ST. LOUIS TRI.

THE MALL

BRYANTSQUARE

28TH ST. TOTLOT

CLINTONFIELD

MCRAE

ARMATAGE

PENN MODELVILLAGEWASHBURN AVE.

TOTLOT

PERSHING

BEARD'SPLAISANCE

DELLPARK

WAVELAND

LINDEN HILLS

SMITHTRI.

SUMNER

LAUREL TRI.

VICT

ORY

MEM

ORI

AL D

RIVE

CLIFTON TRI.

SVEA TRI.ORLIN TRI.

BARTONTRI.

WABUN

1.5 Miles from city limits on Excelsior Blvd.

MEADOWBROOKGOLF

FORTSNELLING1.2 Miles

BOHEMIANFLATS

WEST RIVER PKWY

SOLOMON

BrownieLake

MINNEHAHA PKWY

EAST RIVER PKWY

JAMES I. RICE PKW

Y

GLUEK

EDGEWATER

BOTTINEAUJACKSONSQUARE

STONE ARCHBRIDGE

SHERIDAN

OLSON

ST. ANTHONY PKWY

OSSEO ROADRyanLake

THEO

DORE

WIR

TH P

KWY.

CEDAR LAKETRAIL

MINNEHAHA CREEK

DIAMONDLAKE

COLUMBIAGOLF

WIRTHGOLF

HIAWATHAGOLF

FORT SNELLINGGOLF

NEIMAN SPORTSCOMPLEX

Goobaha Boosaska Gaari-dhigashada Gobolka

Shatiga Gaari-dhigashadaRukunka• Shaqaynaya 12 bilood

laga bilaago taariikhda la iibsaday 12

• Waxa uu fursad kuu siinaya gaari-dhigashadasanadka oo idil soconaysaee boosaska loogu talagalay Gaari-dhigashadaRukunka (ma ay qusaysoboosaska gaarka ee lacagta lagu ridayo)

• Waxaa loogu talagalay in shatiga lagu dhejiyodhinaca midig eemuraayadda hore eegaariga xaggeeda hoose;shatiga qof kale lagumawareejin karo

Wax ballanqaad lagaama siinayo in ayjiraan boosas bannaanee gaari-dhigashada.

Laca

gta

Ku L

ifaaq

an:

n$3

5 ee

sha

tiga

koob

aad

n$2

0 ee

sha

tiga

kast

a ee

ku

xiga

Waa

yeel

ka:

n$3

0 ee

sha

tiga

koob

aad

n$1

5 ee

sha

tiga

kast

a ee

ku

xiga

Qaa

bka

Laca

gta

Lagu

Bix

inay

o:

nJe

egga

n

Laca

gta

Cadd

aank

a

n

War

qadd

a La

cagt

a Qi

imas

yan

(Mon

ey O

rder

)n

Kaar

ka A

maa

hda

Mas

terC

ard

/ Visa

/ Am

erica

n Ex

pres

s la

a qa

abila

yo

Lam

bark

a Ka

arka

#

Taar

iikhd

a Dh

icita

anka

For o

ffice

use

onl

y

Perm

it St

icker

#

Issue

d By

Issue

Dat

e

Arjig

a Ga

arid

-dhi

gash

ada

Sana

deed

ka R

ukun

ka

Fadl

an s

oo b

uuxi

, ka

jeex

una

soo

cel

i qay

btaa

n M

inne

apol

is Pa

rk a

nd R

ecre

atio

n Bo

ard

ayad

oo u

u je

egga

la s

ocdo

una

dir:

Park

ing

Perm

its

2117

Wes

t Riv

er R

oad

fa

dlan

daa

bac

Min

neap

olis,

MN

554

11

Mag

aca

Cinw

aank

a

Mag

aala

daGo

bolk

a

L

amba

rka

Boos

tada

Tele

foon

kaIim

aylk

a

Lam

bark

a Sh

atig

a Ga

arig

a: G

aarig

a 1a

ad

Lam

bark

a Sh

atig

a Ga

arig

a: G

aarig

a 2a

ad

#

1.2 Mayl

1.5 Mayl eexudduudaha

magaalada ee ku yaalla

Waddada Excelsior