8
17 cm Waxyaabahan soo socda baa loo baahan yahay 2 xabo oo maro suuf ah oo dhererkoodu yahay 90 cm balacoodu yahay 2 cm. 2 xabo oo maro suuf ah oo dhererkoodu yahay 17 cm balacooduna yahay 2cm. 1 xabo oo 15 cm oo ah Silig looxsami ama lasoo qaloocin karo ah (sida, Siligyada la marmoojiyo ama siligyada lagu nadiifiyo tuubooyinka ama siliga afka lagaga xidho bacaha qaboojiyaha lagashado. Fasaleeti ka samaysan maro oo kulaylka u dulqaadan kara oo ah 17cm X 34 cm oo suuf ama cudbi ka samaysan maro jilicsan ama dharka funaanadaha ama fasaleetiyada loogu talagay. Tijaabi in Hawadu soo galyso: Isku lab marada Sanka iyo Afka ku xidh ama ku qabo Isku day inaad neefsan karto si aad u ogaato inay hawadu kuu soo galyso. Hadaad hawada si dhib yaraan ah u qaadanayso ama u neefsan karayso maradaas iyada ah waa loo isticmaali karaa in sanka iyo afka lagu xidho. © Stadt Essen Feuerwehr Essen - Jörg Spors (24.03.2020) 1. Sida loo tolo shay lagu xidho sanka iyo afka oo la maydhi karo Ogeysiis Maaskaro aad naftaada samayso looma barbar dhigi karo maaskaro caafimaad oo warshadeed!

Ogeysiis Maaskaro aad naftaada samayso looma barbar dhigi ...€¦ · Marka la isticmaalo kadibna waa in si taxadar leh la iskaga saaraa, lanai ska ilaaliyaa in marada xageeda kore

  • Upload
    others

  • View
    3

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

  • 17 cm

    Waxyaabahan soo socda baa loo baahan yahay

    2 xabo oo maro suuf ah oo dhererkoodu yahay 90 cm balacoodu yahay 2 cm. 2 xabo oo maro suuf ah oo dhererkoodu yahay 17 cm balacooduna yahay 2cm. 1 xabo oo 15 cm oo ah Silig looxsami ama lasoo qaloocin karo ah (sida, Siligyada la

    marmoojiyo ama siligyada lagu nadiifiyo tuubooyinka ama siliga afka lagaga xidho bacaha qaboojiyaha lagashado.

    Fasaleeti ka samaysan maro oo kulaylka u dulqaadan kara oo ah 17cm X 34 cm oo suuf ama cudbi ka samaysan maro jilicsan ama dharka funaanadaha ama fasaleetiyada loogu talagay.

    Tijaabi in Hawadu soo galyso:

    Isku lab marada Sanka iyo Afka ku xidh ama ku qabo Isku day inaad neefsan karto si aad u ogaato inay hawadu kuu soo galyso.

    Hadaad hawada si dhib yaraan ah u qaadanayso ama u neefsan karayso maradaas iyada ah waa loo isticmaali karaa in sanka iyo afka lagu xidho.

    © Stadt Essen – Feuerwehr Essen - Jörg Spors (24.03.2020)

    1. Sida loo tolo shay lagu xidho sanka iyo afka oo la maydhi karo

    Ogeysiis Maaskaro aad naftaada samayso looma barbar dhigi karo

    maaskaro caafimaad oo warshadeed!

  • ©Stadt Essen Feuerwehr Essen- Jörg Spors (24.03.2020) 3

    Marada aad isticmaalayso ka

    calaamadayso kadibana ka

    gooso 17 cm x 34 cm.

    Marada isku laabo oo

    kaawiyadso ama feerayso.

    Marada markale sadex laabniinyo

    oo yaryar isugu laab oo haddan

    markale kaawiyadee ama feeree.

  • ©Stadt Essen Feuerwehr Essen- Jörg Spors (24.03.2020) 4

    2 xadhig oo midkiiba tahay 90 cm

    oo dherer ah iyo 2 cm oo balac ah

    oo madaxa inaad ku xidhato loogu

    talagaly iyo 2 midkiiba tahay 17 cm

    oo dherer ah iyo 2 cm oo balac ah

    oo marada dacalkeed ama

    fiiradaheeda lagu adkeeyo gooso

    ama jaro.

    Ama mid lasii

    diyaargareeyay hadaad

    heli karto isticmaal.

    Dhamaantood afarta

    xadhig isku laab oo

    kaawiyadee ama feeree.

  • ©Stadt Essen Feuerwehr Essen- Jörg Spors (24.03.2020) 5

  • ©Stadt Essen Feuerwehr Essen- Jörg Spors (24.03.2020) 6

    Siliga kula qabo qayba sare xadhkaha iyo

    maradu meesha ay iskga tolmi doonaan.

    Marada aad diyaarsatay eed

    sanaka iyo afka ku xidhan

    doonto geesaha kaga qabo

    xadhka aad diyaarsatay.

    Marada kula qabo kadibna.

  • ©Stadt Essen Feuerwehr Essen- Jörg Spors (24.03.2020) 7

    Marada dhuuban ee girgirada

    aad ku laabayso iyo siligii iyo

    maradii aad sanka iyo afka ugu

    talagashay isku qabo oo isku

    tol....

    ...isku tol haddab hada ama imika.

  • ©Stadt Essen Feuerwehr Essen- Jörg Spors (24.03.2020) 8

    Madax-xidhka kula qabo ama ku giiji...

    Di Marada sanka iyo afka eed

    markii horeba u samaysay 3

    laab dhexgali xadhkaha aad ugu

    talagashay inaad madaxa soo

    gashato.

    isku tol hada markaas sida ka muuqata sawirada.

  • Sida loo nadiifiyo ama loo xanaaneeyo maradan sanka iyo afka lagu xidho BMNS Maradan la maydhi ama la dhaqi karaayi BMNS waa in meel aan qoyanayn ladhigaa. Intaan la isticmaalin marka ugu horaysa waa in maradan sanka iyo afka lagu xidhaayi la iska maydho. Marka la isticmaalo kadibna waa in si taxadar leh la iskaga saaraa, lanai ska ilaaliyaa in marada xageeda kore la taabto. Marka la iska bixiyona waa in gacmaha la iska maydhaa. Marada la isticmaalay BMNS waa in maalintii ugu yaraan hal mar la iska maydhaa haddii la isticmaalo. Marada lasoo isticmaalay maalintaas waa in qasaalada dharka lagu dhaqaa oo kulayl gaadhaya 90 digrii ah ama biyo la karkariyay lagu dhaqaa mudo dhan 5 daqiiyo, ugu danbayntiina la qalajiyaa marada BMNS. Masuuliyadi nagama saarna Waxaan si cad u sheegaynaa inayna magaalad Essen masuuliyadi kasaarnayn wixii cilad ama dhib ah ee ka yimaada haday tahay waxqabadka maradan BMNS, Samaynteeda ama tolideeda, ama isticmaalkeeda Wax allaale wixii cilad ah ee ka yimaada haday noqoto dhaawac ama dhib ku yimaada nolosha ama jidhka ama caafimaadka qofka isticmaalaya maradan ama midkaleba ha noqdee magaalada Essen masuul kama aha kamana jawaabayso. Samaysashada iyo isticmaalka maradan ee loogu talagalay in Sanka iyo Afka lagu xidho wixii kayimaada adigaa isku-qaba. Waxa kaloo xusid mudan in wixii kusaabsan shuruucda caafimaadka ee maradan lala wadaagi karo mac’hadka Robert-Koch-Institute.

    © Stadt Essen – Feuerwehr Essen - Jörg Spors (24.03.2020)

    Übersetzt durch das Bildungs- und Familienzentrum Vielinbusch

    Waxaa tarjumay Machadka Vielinbusch iyo Xarunta Qoyska