10
Soo dhawow! Bedelista jiilaalka ee Hormarka Xirfadle (PD) Wargeysku waa halkan! Kani waa wargeys rubucle ah ka imanaya Waaxda Carruurta, Dhallinyarada & Qoysaska (DCYF) ee bulshada barashada hore ee Washington. Hadafka wargeysku waa inuu ku ogeysiiyo dhamaan shaqada weyn ee qabashada PD. Ee wargeyskan... Fursadaha Hormarinta Xirfadeed Rafiiqa Tababaridda 2.0 waa Halkan 2019 Xulafada Diiwaanka Shaqada Qaran Gudida Talobixinta Tababraha iyo Eegista Shaqaalaysiinta Barkada Lamaane Cusub ee la Kulanka Xirfadaha Shaqaalaha Caawinta Shaqaalaha Barashada Hore Ee Waxbarashada 2019-21 Arjiyada Onlayn ee Qalabyada Barashada Hore (ELF) Xaflada Fursita Imika Joog Wareega DCYF Maxaad Ku Sugantahey? Iska Waran?

Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay

  • Upload
    others

  • View
    0

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay

Soo dhawow! Bedelista jiilaalka ee Hormarka Xirfadle (PD) Wargeysku waa halkan!

Kani waa wargeys rubucle ah ka imanaya Waaxda Carruurta, Dhallinyarada & Qoysaska (DCYF) ee bulshada barashada hore ee Washington. Hadafka wargeysku waa inuu ku ogeysiiyo dhamaan shaqada weyn ee qabashada PD.

Ee wargeyskan... Fursadaha Hormarinta Xirfadeed

Rafiiqa Tababaridda 2.0 waa Halkan

2019 Xulafada Diiwaanka Shaqada Qaran

Gudida Talobixinta Tababraha iyo Eegista Shaqaalaysiinta Barkada

Lamaane Cusub ee la Kulanka Xirfadaha Shaqaalaha

Caawinta Shaqaalaha Barashada Hore Ee Waxbarashada

2019-21 Arjiyada Onlayn ee Qalabyada Barashada Hore (ELF) Xaflada Fursita Imika

Joog Wareega DCYF

Maxaad Ku Sugantahey?

Iska Waran?

Page 2: Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay

Fursadaha Hormarinta Xirfadeed

Jilaal-Xagaa Musalsalka Webinar Kusoo biir Jilaal-Xagaa musalsalka webinar. Musalsalka webinar wuxuu dabooli doonaa mawduucyo kala duwan wuxuuna xooga saari doonaa waxbarasho cusub iyo baahiyo tababar ka bilaabmaya Nofeember.

Ha seegin!

Oktoober: Baadhista Rafiiqa Tababbarida

Salaasa, Oktoober 29, 2019 at 6 pm. Webinar kani waxaa iska leh tababarayaasha, bixiyaasha la shaqeynaya tababarayaasha iyo qofkasta

xiiseynaya barashada badan ku saabsan qalabkan web-kusaleysan. Waxaanu baadhi doonaa qalabka Rafiiqa Tababbarida iyo sidoo kale muujinta muuqaalada cusub ee horumarsan.

Halkan ka diiwaangelin.

Nofember: Sideen ula kulmi karaa Shahaadooyinka Shaqaalaha hadii aan heysto digrii?

Salaasa, Nofeember 19, 2019 at 6 pm. Webinarkan wuxuu caawin doonaa bixiyaasha kuwaaso heysta digrii koolaj iney baadhaan waxey u

baahanyihin iney qabtaan si ay ula kulmaan shahaadooyinkooda. Halkan ka diiwaangelin.

Deseember: Sideen ula kulmi karaa Shahaadooyinka Shaqaalaha hadii aan woxogaa koolaj ah?

Salaasa, Deseember 17, 2019 at 6 pm. Webinarkan wuxuu caawin doonaa bixiyaasha kuwasoo ka qeybgaley koolaj ama kasbadey

amaanisyo koolaj waxey u baahanyihiin iney sameeyan si ay ula kulmaan shahaadooyinkooda shaqaalaha.

Halkan ka diiwaangelin.

Janaayo: Sideen ula kulmi karaa Shahaadooyinka Shaqaalaha hadii aan heysanin koolaj uun?

Salaasa, Janaayo 21, 2020 at 6 pm. Webinarkan wuxuu caawin doonaa bixiyaasha iney fahmaan waxey u baahanyihin iney qabtaan ula

kulmaan shahaadooyinkooda hadii ayna heysanin digrii ama shahaadada koolajka. Halkan ka diiwaangelin.

Page 3: Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay

Febraayo: Isku Xidhista Dhamaan. Horumarinta Xirfadeed, Tababar iyo Baahiyo.

Salaasa, Febraayo 18, 2020 at 6 pm. Webinarkan wuxuu bixin doonaa dul ka eegis dhamaan baahiyaha shahaadooyinka shaqaalaha. Halkan ka diiwaangelin.

Maarso: Qorshee Mustaqbalkaaga ee Albaabka Qorsheynta Mustaqbalka

Salaasa, Maarso 24, 2020 at 6 pm. Webinarkan wuxuu bixin doonaa dul ka eegista Albaabka Qorsheynta Mustaqbalka. Albaabku wuxuu

kaa caawin karaa inaad qorsheyso mustaqbalkaaga, waxka barato wadooyinka mustaqbalka ee waxbarashada caruurnimo hore oo baadho dookhyada waxbarashada.

Halkan ka diiwaangelin.

Ee suaalaha ama hadii aad jeclaan laheyd inaad codsato marduuc webinar mustaqbalka emayl usoo dir Marlene White.

Shirarka Goboleed & Gobol Miyaad raadineysaa habab aad kula kulanto baahiyaaga hormarinta xirfadeed?

Gobolka Washington wuxuu bixinayaa shirar badan sanadkoo dhan.

Si aad wax badan uga barato fursadahan meelaha gobolka, fiiri liiskayaga goboleed iyo shirarka gobol.

Shirka Dalac Barashada Hore (Elevate Early Learning) Dalac waa kulan bilawga Washington ee daryeelka caruurta iyo hogaamiyaasha barashada hore.

Shirkada Dalacsiinta afraad waxaa la qabtey Oktoober 1-2, 2019, ee Xarunta Shirka Tacoma isagoo isku keenay xirfadlayaasha xidhiidh-kudhisan, tababarayaal iyo siyaasad sameeyaal.

Xirfadlayaasha ka qeybgaley kulamada xirfad-dhisida ee ku xidhan wada hadalada nidaamyada-is dhaafsan si ay uga caawiyaan iney adkaadaan oo noqdaan hogaamiyaal guuleysta. Waxey aheyd maalin weyn ee barashada iyo xaraabaha, hoos waa sawirada qaar kulanka ka imid.

Page 4: Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay
Page 5: Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay

Webinarada Hore Loo Duubey Webinarada hore loo duubay waxaa imika laga heli karaa Wargeyska DCYF iyo bogga Webinars.

Webinaradan waa kheyraad waxbarasho oo xooga saaraya MERIT, diiwaanka horumarinta xirfadeed ee Washington, ku jira mawduucyada kale waxbarasho.

Sidoo kale waxaad heli kartaa nuqulo qarsoon ee Wargeyska PD iyo Wargeyska Tababaraha La Ansixiyey Gobolka ee boggan. Xor dareen inaad baadho meeshan.

Rafiiqa Tababaridda 2.0 waa Halkan Rafiiqa Tababbarida, muuqaal wadaagis iyo barnaamij falcelinta tababbarida, waxaa loo cusbooneysiiyey inuu nadiif ahaado, degdego wuxuuna bixiyaa isticmaalayasha awoodaha ku shubista muuqaal ay la socoto xadi kheyraad warbaahineed, ay ku jiraan banaan tijaabada bulshada.

Qalabkan wuxuu ogolaada bixiyaasha iney qaataan waxey barteen, dabaqaan is dhexgalkooda caruurta hadana ka jawaaba tijaabadooda tababarayaasha.

Si aad wax badan uga barato qalabkan la xidhiidh Leslie Janes, Takhasusyaasha Fulinta Gobolka ee Rafiiqa The EarlyEdU.

Miyaad u baahantahey waxbadan ku saabsan qalabkan?

Tune-in si aad Oktoobar Webinar: Baadhista Rafiiqa Tababbarida.

Salaasa, Oktoober 29 ee 6 pm.

Waxaanu baadhi doonaa qalabka Rafiiqa Tababbarida iyo sidoo kale muujinta muuqaalada cusub ee horumarsan.

Halkan ka diiwaangelin.

Page 6: Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay

2019 Xulafada Diiwaanka Shaqada Qaran Mulkiilaha Waxsoo saarka Diiwaanka, Alex Mee, wuxuu matalayey kooxda DCYF PD team ee sanadkan Xulafada Diiwaanka Shaqaalaha Qaranka.

Mee, ay la socdaan matalayal kale ka socda gobolka X (Alaska, Idaho, Washington iyo Oregon) waxaa lagusoo bandhigey kala bedelista tababarka iyo waxa gobol kasta qabanayo mawduuca.

Kulanka waxaa ku jiray matalis yar ka imanaysa gobol kasta iyo miis wada sheekeysi oo leh matalista ka imanysa gobolada kale iyo dawladaha.

Gudida Talobixinta Tababraha iyo Eegista Shaqaalaysiinta Barkada

Gudida Talobixinta Tababaraha Gudida Talobixinta Tababaraha (TAB) imika wuxuu shaqaaleynayaa kulanka xiga.

TAB waxey kula talisaa DCYF tababaraha iyo siyaasadaha hubinta tayada iyo tijaabooyinka. Xubnuhu waxey u adeegaa wakhti laba-sanno iyo masuuliyadaha waxaa ku jira:

Dhameynta ugu yaraan laba eegisood ee codsadayaashu iyo tababarayaasha imika dawladu-ansixisey

Ka qeybgalaya kulamada rubuc dhamaadka

Bixinaya talobixinaha caawinta tababaraha iyo tilmaamista xidhiidh-kusaleysan

TAB waxey ka koobantahey xirfadlayaal tacliinta sare, tababarayaasha bulsho-kusaleysan, wakiilada gobolka iyo haayadaha bulshada. Muhiimada gudida waa in xubnuhu matalaal bulshada kala duwan ee luuqadooda, dhaqankooda iyo khibradooda. Si aad u codsato, dhameystir codsiga oo u gudbi [email protected].

Waxbadan ka baro Gudida Talobixinta Tababaraha halkan.

Page 7: Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay

Barkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto

codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka?

Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay sameeyeen Gudida Talobixinta Tababaraha?

Si aad si fiican ugu shaqeyso tababarayaasheen dhamaan gobolka, waxaanu eegaynaa inaan ku darno barkadeena eegayaasha tababarayaasha waxeyna raadinayaan shakhsiyaadka ka socda bulshadeena kaaso ka turjuma luuqadeena iyo dhaqankeena.

Hadii aad leedahey jaceyl ah caawinta tababaryaasha Washington samee iyo hubinta in xirfadlayaasha barashada hore ay helayaan tababarka tayada, soo gaadh [email protected] si aad waxbadan u barato.

Lamaane Cusub ee la Kulanka Xirfadaha Shaqaalaha DCYF waxey sameynaysaa nooc bulsho-kusaleysan si ay ula kulmaan baahiyaha waxbarsho ee bixiyaasha u baahan liisanka ee shahaadada hore ama gaaban ee liisameynta (Liisanka Guriga Qoyska, Hogaanka iyo Macalimiinta Caawinta).

DCYF gan waxey aqoonsanyihiin dhinaca kale ee sameynta la xidhiidha Imagin Institute, Baraarujinta Daryeelka Caruurta ee Washington iyo Gudida Gobolka ee Koolajka iyo Koolajka Farsamo.

DCYF waxey raadin doontaa falcelin ka timaada bixiyayaasha ee webinarka kooxaha fiirsiga. Daawo xog

dheeraada iyo fursado si ay u bixiyaan galis wargeyska mustaqbalka, bogga Facebook ee DCYF iyo Horumarinteena Xirfadlenimo websaydka. Maalgelin dheeraad ah waa in la ogaadaa si dookhan loo diyaariyo.

Caawinta Shaqaalaha Barashada Hore ee Waxbarashada Waaxda Carruurta, Dhallinyarada & Qoysaska (DCYF) lamaanayaasha ee bulshada waxbarashada sare si loo nashqadeeyo oo loo bixiyo dookhyo barnaamijyada waxbarashada si loo caawiyo shaqaalaha barashada hore.

Ee sanadka 2020, DCYF, loosii marayo Gudida Gobolka ee Koolajyada Farsamo iyo Bulsho (SBCTC), waxey ku abaaliyeen sadex koolajyo bulsho fursad lagu fulinayo mashaariicda horumarinta taaso ogeysiin doonta noocyada barnaamijka mustaqbalka: Koolajka Bulshada Everett, North Seattle College iyo Wenatchee Valley College. Ka akhri si aad waxbadan uga barato mashaariicdan.

Si laguu ogeysiiyo barnaamijyadan iyo kheyraadyo

waxbarasho, booqo DCYF Waxbarasho iyo Deeqyo bogga.

Page 8: Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay

Tulalip Mashruuca Shahaadada ee Everett Community College The Tulalip Mashruuca Shahaadada wuxuu ogolaadey ardeyda ka socota Everett Community College (EvCC) si uu ula kulmo koorasyada Shahaadada Hore ee meeshooda shaqada hadana qirtey jadwalkooda shaqo wakhtiga kicitaanka iyo caqabadaha socdaalka.

Noocan wuxuu ogolaan doonaa EvCC si ay ula qabsadaan kooraska shaqada ee faylasuufka, dhaqan iyo luuqad

Qabiilka Tulalip iyo koorasyada waxaa la siiyey ardeyda aan kharash laheyn.

Si aad wax badan uga barato mashruucan la xidhiidh Michelle Barnes, Ed.D. ee EvCC Waaxda Waxbarashada Hore Caruurta.

Barnaamijyada North Seattle College

Ururinta Daryeelka Guriga Qoys Barnaamijka cajiibka North Seattle College imika wuxuu dhalaaliyey waxey aheyd abuurista Ururinta Daryeelka Guriga Qoys (FHCC). FHCC waa caawin loogu jeedo bulshada bixinta raadinaya caawinta aqoontooda. Kor waa sawir kooxda kulankooda hore.

Si aad wax uga maqasho kulamada ama kubiir liiska fariimaha FHCC la xidhiidh FHCC.

Helida Luuqadda Curin kale xiiso leh curinta North Seattle College kordhineysa fursadaha tababarka ee luuqad(aha) bilowge hore si loogu daro Shahaadada Gobolka Hore 12-amaan guud ahaan luuqada la hiigsadey.

Barnaamijkan waxaa ku jira caawin dheeraad ah ee caawinta fasalka ee-qofka, tilmaan, alaabo iyo tijaabo dhowr luuqadood. Luuqadaha waxaa ku jiri kara: Spanish, Somali, Amharic, Tigrinya, Arabic iyo Vietnamese.

Si waxbadan uga barato North Seattle curinta Helista Luuqad, la xidhiidh: [email protected].

Page 9: Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay

English iyo Math Caawimada Wenatchee Valley College

Wenatchee Valley College wuxuu fiirsan doonaa kor u qaadista caawimada la kulankaa math iyo English baahiyaaga ee barnaamijka ECE State Certificate. Caawimada waxaa ku jiri doona ku darista tilmaamayaasha English iyo math fasaladooda sidoo kale tababarka qof-ahaaned iyo Early Achievers iney helaan caawimo.

Si aad waxbadan uga barato caawimadan la xidhiidh: Hilary Martinez ama garaac 509-682-6633.

2019-21 Arjiyada Onlayn ee Qalabyada Barashada Hore (ELF) Xaflada Fursita Imika

Qalabyada Barasha Hore 2019-21 (ELF) codsiga onlayn imika wuu furanyahey haayadaha u qalma. Si aad u codsato, fadlan taabo halkan si aad u tagto ZoomGrants website. Taageerooyinka barnaamijka lacagaha ee Washington ee gudida hormarka tayada dheeraad ah ee helitaanka fursadaha waxbarashada hore ee caruurta qoysaskoodu dakhliga hooseeyaan.

Barnaamijka ELF waxa uu bixiyaa kaalmo deeq lacageed ah taas oo u sahlaysa Barnaamijka Caawinta iyo Waxbarshada Caruurta Hore (ECEAP) qandaraaslayaasha iyo Daryeelka

Carruurta Shaqada (WCCC) bixiyayaasha la kaabo inay balaadhiyaan, dib u hagaajiyaan, iibsadaan ama dhisaan xarun iyo fasalo waxbarashada hore ah. Codsiyada waxaa ugu wacan Waaxda Iibka aan ka dambey 5 p.m. ee Isniinta, Deseember. 2.

Waaxda Iibka waxey bixinaysaa xidhiidh webinar ah inta lagu jiro daaqada codsiga si ay u caawiyaan codsadayaasha u diyaar garoobaya nidaamka tartanka. Labada webinar hore ee Oktoober waxey bixin doonaan dul ka eegis nidaamka codsiga iyo tilmaamo muhiima marka la dhameynayo codsiga. Sidoo kale waxaa jiri doonaa fursad codsadayaasha xiiseynaya iney weydiiyaan suaalo oo jawaabo helaan shaqaalaha barnaamijka. Webinarka ugu dambeeya ee Nofeember wuxuu noqon doonaa saacad suaalo iyo jawaabo ah.

Isniin, Oktoobar. 14 laga bilaabo 1:30 - 2:30 p.m.

Salaasa, Oktoobar. 29 la bilaabo 10:30 - 11:30 a.m.

Arbaca, Nofeember. 13 laga bilaabo 1:30 - 2:30 p.m.

Wixii xog dheeraada, booqo ELF webpage. Halkan sidoo kale waxaad helaysaa kheyraad faadido badan sida Waraaqaha Frequently Asked Questions (FAQ) iyo macalimiinta ZoomGrants.

Page 10: Soo dhawow! Ee wargeyskanBarkada Eegaha Tababaraha Miyaad xiise u heysaa inaad eegto codsiga iyo tababarayaasha la sameeyey ee dhamaan gobolka? Dooneysaa inaad saameyso shaqada ay

Joog Wareega DCYF Xagaagan, DCYF Xoghayaha Ross Hunter waxey bilaabeen qeybinta wargeyska bilaha ee wadaagista warka ku saabsan shaqada wakaalada sidoo kale abuurista kheyraadka falcelinta ee mulkiilayaasha dibada. Waxaan kugu martiqaadney inaad la socoto wargeyska mulkiilayaasha bilaha oo wadaagto kheyraadkan kuwa kale.

Akhri fariimaha hore ka imanaya Xoghaye Hunter:

Ogoosto 5 arrinta

Sebteember 3 arrinta

Oktoobar 1 arrinta

Hadii aad heyso wax suaalo ah ama faalooyin, fadlan la xidhiidh DCYF's Xafiiska Xidhiidhada.

Maxaad Ku Sugantahey? Miyaad heysaa war xiise leh, cusbooneysiin barnaamij waajahaya PD oo aad jeclaan laheyd inaad la wadaagto? Dhinacayaga usoo dir waxaan muujin doonaa Wargeyska PD xiga.

Xogtaada udir Marlene White.

Iska Waran? Fadlan aan ogaano sida aynu sameynayo qaadashada tan baadhis kooban.

Hadii aad heyso suaal, soo jeedin ama dooneysid inaad gaadho, fadlan e-mayl Marlene White.