Upload
others
View
8
Download
0
Embed Size (px)
Citation preview
GGD
Talaalka ka hortagga qaaxada Qaabka aad u daryeeleyso ilmahaaga talaalka ka dib
Ilmahaaga gacanta ayaa cirbada looga durayaa. Ilmahaaga wax qando ah uma keeneyso cirbadan.
Waxaa 1 bil ka dib ka soo bixi doona nabar yar. Mararka qaarkood waxay qaadataa wakhti dheer. Waxaa ka soo bixi kara dhiig ama malax. Taasi waa caadi.
6 bilood ka dib nabarka wuu baaba’aayaa. Markaa calaamad ayuu isu bedelayaa.
Waxaa ka soo bixi kara dhiig ama malax nabarka. Markaa ku dheji faashad qalalan.
Ilmahaaga wuu maydhan karaa ama barxada ayuu ku qabaysan karaa. Meesha si taxadar leh u qalaji.
Ha u isticmaalin nabarka bomaato, kareem saliid ama sharooto. Ha tuujin nabarka.
Warbixin dheeraad ah iyo caawinoWaxaad wacdaa GGD.Tusaale haddii aad ka wel welsan tahay nabarka. Ama hadii shiirka/kilkisha ilmahaaga ay soo bararto
Telefoonka:
Warbixin dheeraad ah:
Ma jeceshahay inaad wax badan ka ogaato cudurka qaaxada ama tallaalka cudurka qaaxada? Ka daawo fiidiyeyaasha laga helo tuberculose.nl/video
I iskaan gareey
2019
0903
In samenwerking met de afdeling tuberculose GGD Amsterdam
Postbus 146, 2501 CC Den Haag