4
Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardayga Tusaalooyinka wuxuu ilmahaaga ka baran doona fasal walba FASALKA 1AAD Dugsiyada Dadweynaha ee Denver (Denver Public Schools) wuxuu isku duubay Heerka Waxbarashada Colorado si loo huubiyo inay ardayda diyaar u yihiin guusha qarniga 21aad. Tilmaamahan waalidka waxay bixisa guudmar ku sabsan wuxuu ilmahaaga ka baran doona luqadaha fanka, xisaabta iyo cilmiga bulshada, ku salaysan heerka waxbarashada fasal walba. Waxaay kalo sharaxda qababka aad guriga ka caawin karta waxaana kamid ah kheyraadka wax tar leh oo dheerad ah. { {

Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardaygafilnaanshaha heer fasal lagu talagalay dhamman 10 10ka Heer Waxbarashada Colorado (Colorado Academic Standards). • Tilmaamaha guusha

  • Upload
    others

  • View
    0

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardaygafilnaanshaha heer fasal lagu talagalay dhamman 10 10ka Heer Waxbarashada Colorado (Colorado Academic Standards). • Tilmaamaha guusha

Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada ArdaygaTusaalooyinka wuxuu ilmahaaga ka baran doona fasal walba

FASALKA 1AADDugsiyada Dadweynaha ee Denver (Denver Public Schools) wuxuu isku duubay Heerka Waxbarashada Colorado si loo huubiyo inay ardayda diyaar u yihiin guusha qarniga 21aad. Tilmaamahan waalidka waxay bixisa guudmar ku sabsan wuxuu ilmahaaga ka baran doona luqadaha fanka, xisaabta iyo cilmiga bulshada, ku salaysan heerka waxbarashada fasal walba. Waxaay kalo sharaxda qababka aad guriga ka caawin karta waxaana kamid ah kheyraadka wax tar leh oo dheerad ah.{

{

Page 2: Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardaygafilnaanshaha heer fasal lagu talagalay dhamman 10 10ka Heer Waxbarashada Colorado (Colorado Academic Standards). • Tilmaamaha guusha

TuSAALooyinKA WAXyAABAHA iLMAHAAGA KA BARAn DoonA FASALKA 1AAD

standards.dpsk12.org

p Akhri sheekoyiinka oo muuji fahanka anshaxa guud ama nuxurka sheekada.p Waydi kana jawaab su’aalaha ku saabsan sheekada, kamid ah shakhsiyada, isku hagaajinta iyo dhacdada ugu waaweyn.p Isbarbardhig oo isku duwi waayo araagnimada shakhsiyo kala duwan.p Ogow sabaabaha u qoraa u bixinayo si ugu taageero fikrad.p Qeex kala duwaanshaha udhexeeya qoraalka sheekoyiinka ka falooda iyo qoraalka macluumaad bixiya.p Baro oo isticmaal ereyo cusub.p Ka qaybgal wadahadalka fasalka adigo dheegaysanaya, ka jawaabaya wixii dad kale sheegayan iyo waydinta su’aalaha.p Qeex dadka iyo dhacdoyiinka, muujinaya dareemada iyo fikradaha si wanaagsan.p Baro xeerarka aasaasiga ah ee kuhadalka iyo qoraalka Ingiriisiga.p Dad kale la shaqeey si aad u aruurisid waxyaalaha dhabta ah ku saabsan mawduuca.p Qor si aad u sharaxdid dhacdada, bixi macluumaad ku sabsaan mawduuca ama wadaag fikirka.p Mawduuc wax ka qor, bixinta waxyaalaha dhabta ah iyo bixinta xoogga dareen bilaawida iyo dhammaystirka.

Fanka Luqadaha

p Sida ugu dhaqsiya badan oo saxda ah isku dar nambarada oo tiraadooda gaaraysa 10 ama ka yar kadib nambarada ka kala jar ila 10 (sida 2+5, 7–5).p Ka shaqeey isku darka iyo kala jarida xujoyiinka ereyada ee marxaladaha isku daridda, ka qaadida, isu keenida, kala saridda iyo isbarbardhigidda. Tuusaale ahaan, ka qaadida marxalad waxay noqon karta “Shan tufaax ayaa miiska sarnaa. Xogga tufaax ayan cunay. Kadib waxaa soo haray saddex tufaax. Immisa tufaax ayan cunay?” p Fahan waxaa nambarada kala duwan utagan yihin ee nambarada laba god ah (qiimaha meelood).p Isbarbardhig nambar laba god ah adigo isticmaalaya calaamadaha > (ka badan), = (la siman) iyo < (ka yar).p Fahan macnaha calaamada la siman (=) ee ogow in bayanada ku lug leh isku darka iyo kala jaridda in ay saxsan yihin ama khaldan yihin (tuusaale ahaan, bayanadee saxsan? 3+3=6, 4+1=5+2).p Isku dar nambarada hal god iyo laba god.p Tiri ila 120 adigo ka bilaawaya nambar ka yar 120.p Sheeg oo ku qor waqtiga saacadaha iyo nuska saacadaha.p Cabbir dhererka waxyaabaha adigo isticmaalaya wax gaaban ee halbeega dhererka ahan.p Qayb qayb Isku keen waxyaabaha oo isbarbardhig tirada waxyaabaha qayb qayb kala duwan.p Kala qaybi oo laba meelood iyo afar meelood ka dhig goobabinta iyo afar geesyada aan siinayn.

Xisaabta

Isticmaalida ereyo cusub, fahmida ereyada kala duwan

Tirinaya ilaa 120, isbarbardhigidda laba tiro, fahmida calaamadaha xisaabta

Page 3: Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardaygafilnaanshaha heer fasal lagu talagalay dhamman 10 10ka Heer Waxbarashada Colorado (Colorado Academic Standards). • Tilmaamaha guusha

[email protected]

TuSAALooyinKA WAXyAABAHA iLMAHAAGA KA BARAn DoonA FASALKA 1AAD

Sayniiska Muuqda (Baaranaya siifoyinka) Sayniiska noloosha (Xayawaanada iyo baahidooda)p Ogow in adke iyo dareere ay leeyihin qababka gaar oo kala soociya.p Baro in qababka adke iyo dareere nagu caawiya si aan ufahano qabka loo isticmaalo adke, dareere iyo gaasas. Tuusaale ahan, kuma dhisi karno biriij warqad afka layska mariyo maxaa yeelay awood ku filan malahan.

Sayniiska noloosha (Xayawaanada iyo baahidooda)p Baro in farcanka u leeyahay sifooyinka ama qabab u eg, laakin si saxda uma eeka, sifooyinka waalidkooda (tuusaale ahan, midabka isha waalidka wuu kaduwanan karaa carruurtooda).p Baro in noole ilma aragto ah u yahay noole siifoyiinka muuqda leh oo ugu caawisa sidu ugu noolato.

Hababka Sayniiska Dhulka (Baaranaya cimilada)p Fahan in cimilada iyo xilliyada isbedbedella wax yeelayn ku saamaysa degaanka iyo noolaha ilma aragto kala duwan sida biniaadanka, dhirta iyo xayawaanada kale.p Baro habka noolaha isku bedeesha cimilada (sida oorsada isu suurisa ama biniaadanka xiraanaya jaakad dhaxameed).

Sayniiska

Cilmiga bulshadap Fahan fikradaha naqshadaha iyo habka taariikhiyan.p Isku habay dhacdoyiinka noloosha hab taariikhi ah.p Ogow qaybaha kalandarka , oo kujira maalmaha asbuuca, biilaha iyo dhacdoyiinka la garan karap Isticmaal ereyo la xariira waqti, isku xigxiga iyo isbedelka.p Fahan dhacdoyiin dhaqameedka iyo qoyska gudaha Marakaynka waayaha hore.p Ogow dadka caanka Maraykanka kuwaas oo muujiyay xoogaanka geesinimada leh.p Ogow oo qeex micnaha calaamadaha qaranka sida calaanka Maraykanka, gorgorka bidaarta leh, Taallada Xorriyadda iyo Aqaalka Cad.p Baro in qalabka juqraafiga sida khariidada iyo wareega dhul u tagan goobaha.p Kalasar waxaa u dhexeeya dhul iyo bad ku taala kharidaada ama wareega dhul.p Fahan in shakhsiyado abuura oo xifdiya cinwaanada si ay caawimad u heelan goobaha. Tuusaale ahaan, ogaanshaha cinwaanka waa muhiim si u ambalaaska u heelo ama u shakshi heelo boosto.p Baro sida dadka kujira kooxyada kala duwan isdhexgala iyo degaankaba.p Ogow sida waxqabadyada bulshada ku kala duwan yihin sifooyin dhaqameedka iyo muqaalka (sida ubixida buuraha).p Baro in dadka ka shaqeeya shaqoyiin noocyada kala duwan iyo noocyada uruurada kala duwan si ay uso saaran baddeco iyo adeega waxayna heelan daqli.

Sifooyinka adke, dareere iyo gaasas, isbedelka cimilada

Fahmidda taariikhiyan, kalandarka iyo calaamadaha dhaqameedka

Page 4: Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardaygafilnaanshaha heer fasal lagu talagalay dhamman 10 10ka Heer Waxbarashada Colorado (Colorado Academic Standards). • Tilmaamaha guusha

Qasab ma ahan in aad khabiir noqotid si aad ilmahaaga ugu caawiso dugsiga. Heerka Waxbarashada Colorado (Colo-rado Academic Standards) waxay diirad saarta fikirka muhiimsan. Sidaas darted hadi aad waydisid ilmahaaga saddex-dan su’aalo oo fudfuduud waxay ku caawin karta koritaanka fahamka qooto dheer: • Waydi “Sidee u samaysa waxaa’’ si aad ugu dhaliso ilmahaaga inuu u fikiro sidi ay ama sidi u jawaabta ku hee shay ama uku heelay. • Waydi “Ma i caddayn karta’?’’ si aad ugu dhiirigeliso ilmahaaga si ay ama si u ku sharxo sabaabta ay ama u aamiinsan yahay in jawaabtu saxda tahay. • Waydi “Maku isticmaali karta waxaan nolosha dhabta ah?’’ si aad uga fikirtid sidi aad u isticmaali lahayd waxaa ay ama u barto maalin walba noloshiisa ama noolosheeda.

Ma raabta in aad wax badan bartid?

Waxaad Ka Ciyaarta door Muhiim

WAD CAAWin KARTA GuRiGA

Kheyraadka: Bogga DPS waxay bixisa macluumaad dheerad ah iyo kheyraadka waalidka ku salaysan heerka waxbarashada iyo sidi aad ku caawin karta guriga. Booqo standards.dpsk12.org si aad u heeshid kheyraadka soo socota:

Tilmaamaha DPS: • Tilmaamaha waalidka lagu talagalay dhamaan heerarka, ka mid ah waxqabadyada si aad ilmahaaga ugu caawiso guriga. • Heerarka iyo ardayda baahida gaar leh. • Filnaanshaha farsamada ee fasal walba.

Su’aalaha: Wixii su’aal, fadlan la xariir emailkan [email protected].

Fanka luqadahap Dhiirigili ilmahaaga inuu ku akhriyo buugaag sida Little Bear qoray Else Holmelund Minarik. Caawi ilmahaaga in uu ku dhawaaqo ereyada adag.p Doro “ereyga maalinta” maalin kasta oo ka bilaabmaya xaraf kala duwan. Ilmahaaga ha qoro ereyga oo ha raadiyo waxyaalaha kale isla xarafka ka bilaabmaya.p Ilmahaaga sii waqti iyo meel uku akhriyo buuq la’aan sida TVga.p Waydi ilmahaaga mawduucyo, dhacdoyiinka ama waxqabadyada u ka heelo/ay ka heesho. Kadib raadi buugaagti, wargeysyada iyo waxyaalaha kale ku sabsaan mawduucyada niyad gelisa ilmahaaga inu akhriyo.p Waa wax waxtar leh marku ilmahaaga arko dad kale guriga ku akhrinaya. Waa wadaagi karta waxaad akhristay.p Bilaaw naadi buuga qoyska. U ogolow in ay xubin kala duwan qoyska ka tirsan in ay doortan buugi. p Hubi inuu ilmahaaga leeyahay kadhka maktabada.

Xisaabp Raadi “xujooyinka ereyada” ee noloosha dhabta. Tuusaale ahaan, haddi aad furato kartoon cusub darsan ukun kujira oo aad afar cashada ugu karisay, xir kartoonka oo waydi ilmahaaga imimisa xabbo oo ukun baa kaso haray.p Ciyaar ciyaarta “Nambar ban ka fikiraya’’. Tuusaale ahaan, “Nambar ban ka fikiraya oo keena 11 marki 8 lagu daro. Maxay tahay nambarkayga?”p Dhiirigeli ilmahaaga inuu qoro oo u akhriyo nambarada qabab kala duwan. Tuusaale ahaan, waa maxaay qabab kale aad ku keeni karta nambarka 15? 15 waxaa noqon karaa 10+5, 7+8, 20-5 ama 5+5+5.p Ilmahaaga ha abuuro xujooyinka sheekada si u muujiyo isku darka, kala jaridda iyo isbarbardhigidda. Tuusaale ahaan, ‘‘Waxaan arkay shilliman. Walaalkayga wuxuu leeyahay shan shillin. Immisa shillin ayuu u baahan yahay inuu heelo tirada aan leeyahay oo kale? Wuxuu u baahan yahay laba shillin oo dheerad ah.”p Dhiirigeli ilmahaaga inuu raaco mar walba marku xujaada adkaato. Taani wuxuu caawin doonta ilmahaaga inuu ogaado in qof walba baran karaa xisaabta.

Tilmaamahan waxaa lagu horumariyo ayado la adeegsaday kheyraadkan dibbida sosocota (waxaa sido kale laga heli kara bogga heerka DPS): • Waaxda Waxbarashada ee Colorado (Colorado Department of Education) filnaanshaha heer fasal lagu talagalay dhamman 10 10ka Heer Waxbarashada Colorado (Colorado Academic Standards).• Tilmaamaha guusha waalidka qaranka ee PTA, ah heer fasal, ee luqadaha fanka iyo xisaabta. Waxaa kamid ah waxqabadyada oo ilmaahaga lagu caawiyo guriga. Ingiriisi iyo Isbanish.• Guddiga Dugsiyada Magaalada Waawayn (Council of Great City Schools) qorshaha wadada waalidka, oo heer fasal, ee luqadaha fanka iyo xisaabta. Waxaa ka mid ah waxqabadyada ilmahaaga lagu caawiyo guriga. Ingiriisi iyo Isbanish.