11
Hagaha Waalidka ee Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis Kindergarten U Diyaar Garowga

U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

  • Upload
    others

  • View
    3

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

Hagaha Waalidka eeDugsiyada Dadweynaha Minneapolis

KindergartenU Diyaar Garowga

Page 2: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

1 21 21

Waxbarashada  Dhallaanka     ..................612.668.2140 Amminka  Hore

Shabakadda: http://ece.mpls.k12.mn.us

Hubinta  Dhallaanka  Amminka  Hore     ....612.668.3715

Waxbarashada    Dhallaanka  . .................612.668.2127 Qoysaska  Amminka  Hore Email: [email protected]

Shabakadda: http://ecfe.mpls.k12.mn.us

Waxbarashada  Gaarka  ah  ee   ................612.668.5100 Dhallaanka  Amminka  Hore Shabakadda: http://ecse.mpls.k12.mn.us

Khadda  Tallaallada  deg  degga  ah ..........612.668.0870

Kaalmada  Luqadaha  

Hmoob ...............................................612.668.1836

Soomali ..............................................612.668.3704

Español ...............................................612.668.3702

Minneapolis  Kids ..................................612.668.3890

Barnaamij Xannaano Carruur

Xarunta  Qoysaska  Cusub     .................... 612.668.3700

(Qoysaska Ku Hadla Af aan ahayn Ingiriisi)

Diiwaan  Galinta  Furan   ......................... 612.668.0033

Waaxda  Waxbarashada  Minneasota  ..... 651.582.8200Shabakadda: http://www.education.state.mn.us

Xarunta  Meelaynta  Ardayda   ................. 612.668.1840 Email: [email protected]

Shabakadda: http://schoolchoice.mpls.k12.mn.us

Barnaamijka    Dhallinyarada .................. 612.668.4757 Uurka  Leh

Barnaamijka  Doorashada  Adiga  Leh   ..... 612.668.0033

2

Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis, waxaan kula wadaagaynaa ogaal jeclidaada aad doonayso in cunugaagu khibrad waxtar leh uga helo Kindergarten, waxaanan aamminsan nahay in furaheedu yahay iskaahi. Iskaashi

Si aan u xoojinno wada shaqaynteena , buug yarahan ayaa loo diyaariyay inuu in badan oo su’aalahaaga ah jawaabo badan:Telafoonno  miihim  ah    ..............................................1

Ku  soo  Dhawaada  Kindergarten  ................................3

U  diyaar  garowga    Kindergarten  ................................4

Hubinta  Dhallaanka  Amminka  Hore  ..........................5

Tallaallada    ................................................................6

Maxaa  Ka  Socda  Fasallada  High  Five?  ......................7

Maxaa  Ka  Socda  Kindergarten  Xanaanada  ?  ..............8

Sidee  loo  doortaa  Dugsi  ............................................9

Waxaayalaha  La  Fiiriyo  Marka    ...............................11  Dugsi  La  Booqanayo

Macluumaadka  Diiwaan  gelinta  ..............................12

Waxqabadyada  Horumariya  ....................................13  Waxbarashada  (Dhalasho  ilaa  2  jir)

Waxqabadyada  Horimariya  .....................................14  Waxbarashada  (3  ilaa  5)

U  gudubka  Kindergarten  .........................................15  

Eray-­bixin      ..............................................................16

Barnaamijyo  Gobolka  Minnnesota    .........................18

Telefoonno  Muhiim  ah Buug  Yaraha  Gudihiisa  

Page 3: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

Gacaliyeyaal Waalid,

Xanaanada Caruurta (kindergarten) waa tallaabada kowaad ee ugu mihiimsan dugsiyada hoose, wuxuuna cunuggu ka helaa guul waxbarasho caruureed oo aasaasi ah. Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis (MPS) waxay u diyaariyaan meel si diiran loogu soo dhawaynayo bay’ad carruurtoo idil wax ku baran karaan, kuna guulaysan doonaan.

Fasalka dhexdiisa, carruurta ayaa ekaynaya

carruurta Kindergarten-ka ah dhinacyada akhriska, xisaabta iyo qoraalka, kana kobcaan jirka, maskaxda iyo dhimirkaba; iyagoo adeegsanaya hannaanka waxbaridda ugu suubban,

macallimiinta Kindergarten-ku waxay:

Dhisid khibradda ay caruurtu ka heleen guriga iyo barnaamijyada dugsiyada bilawga ah.

Ka kaalinayaan carruurtu inay kasbadaan aqoonta iyo xirfadaha akhriisa iyo xisaabta.

Ka qayb qaadanayaan carruurtu wax-qabadyo gacan-ku-hayn lagu barto.

Diyaarin koox isu dheellitiran, kooxo har, koox badan iyo wax-qabad keli keli ah.

Qiimayn horumarka ay carruurtu samaynayso iyadoo macllinku indha-indhaynayo ardayga iyo shaqada uu qabto.

Ka caawin ilmaha is-dhex-galka carruurta kale iyo dadka waaweynba.

Kobcinta xirfadaha dad la dhaqanka, kana mid yihiin xallinta mashaakilaadka.

Ka qayb qaadashada waalidka waxbarashada caruurtooda.

Hadii aan buug yarahan ka jawaabin mid ka mida su’aalahaaga, fadlan wac Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis, Waaxda Waxbarashada Dhallaanka Amminka Horea ah ama Adeega Meelaynta Ardayda. Qoysaska aan ku hadlin Af-ingiriisiga waa in ay wacaan Xarunta Qoysaska Cusub.

Lambarrada  Telaafoonada  waxaay  ku  yaalaan  jaldiga  hore  ee  buug  yaraha.

3

Ku  Soo  Dhawaada  Kindergarten!

4

U  Diyaar  garow  Kindergarten

3 jirka, wac (612)668.3715 ([email protected]) si aad ballan uga samaysatid baaritaanka

Maanka ku hay sidaad u qori lahayd ilamahaaga Barnaamijyada Dugsiyada Bilowga ah sida, High Five, Head Start, ama Fasallada Waxbarashada Amminka Hore ee Qoysaska iyo Dhallaanka, Barnaamijyo Xannaano Carruur tayo leh ama Barnaamijyada Waxbarashada Bulshada.

Sannadka ka horreeya kindergarten, ka qayb gal Carwada Badhigga Macluumaadka Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis, kaas oo caadiyan la qabto horraanta jiilaalka. Si aad u ogaato waqtiga la qabanayo la xiriir dayrta Xarunta Meelaynta Ardayda.

Booqo kuna soo wareeg dugsiyada badan ee deriskaaga ama kuwaad xiisaynayso.

Kindergarten-ka u dooro dugsi. Ku dir boostada kaadhka codsiga dugsiga inta ka horraysa wakhigta doorashooyinka dugsiyadu ku eg yihiin, caadiyan doorashada dugsiyadu waa 4 ilaa 6 asbuuc kaddib carwada bandhigga dugsiyada.

U uruuri warqadaha soo socda diiwaan gelinta dugsiga:

Diiwaan reebka hubint amminka horebaadhi-taanka caruurta inta aan dugsiga la qorin ka hor. Wac (612) 668-3715 ([email protected].

bixiyahaaga.Nuqul warqadda dhalashada.

Warqada tallaallada oo dhamaystiran

bixiyahaaga si aad u hesho dokumentiga.

Marka lagu qoro cunuggaaga dugsi, hubi in aad dhamaystirtay habraaca diiwaan gelinta dugsiga. Tani caadiyan waxay dhacdaa xilliga guga. Tani waxay hubaal ka dhigaysaa in cunuggaagu uu helo kindergarten iyo bas.

diyaar garoobo Kindergarten:

Page 4: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

Cagaar-­  showga  

Hep

Tdap/DTaP/TdGawracato/teetane/

xiiq-dheer

Polio  Dabaysha

MMRQaamaqashiir/

jadeeco/jadeecada beenta

Hib

Nooca dare nee b

Varicella*

(Bus-bus)

Dugsi  ka  hor  (3-­5  jir)

Ugu yaraan

Kindergarten**

5aad looma baahna haddii 4aad la siiyey 4 jir

kaddib

4aad looma baahna haddi kii 4taad la siiyey 4

jirsi kaddib

Da’da 7-fasalka 6

Ugu yaraan Ugu yaraan

Fasallada 7-12Grade 7 only ***

Ugu yaraan hal tallaal dheeraad da’da 11-

12jir****

Ugu yaraanFasalka 7aad keliya ***

5

Hubinta  Dhallaanka  Amminka  Hore  Da’da  3-­5Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis waxay ku talinayaan in cunugga lagu hubiyo 3 jir, balse soo wac goor kasta haddii aad ka wel wel qabto koboca cunugga iyo koritaankiisa- hubinta ayaa la samayn karaa 3 jir ka hor.

Saddex Sababood ee Loo Hubiyo 3 Jirka*1. Hubinta ayaa kaa caawini karta inaad diyaar u

tahay dugsiga.

ogaan karaa goor hore, taasuna waxay noo suuragalinaysaa inaan kaalmada u bilawno ammin hore.

3. Maxaa yeelay hubinta ayaa lacag la’aan ah, waa

Marka Cunuggaaga 3 jirsado1. Wac 612.668.3715 (earlychildhoodscreening@ mpls.k12.mn.us) aad ballan u qabsato

kuugu yimid.

3. Keen cunuggaaga ballaanta hubinta, iyadoo shaqaale carbisan hubinayaan cunuggaaga:

Aragga iyo Maqalka

Korriimada iyo koboca

Tallaallada iyo taariikhda qoyska

4. Keen warqadda dhalashada iyo tallaallada xilliga hubinta.

5. Hubinta ayaa la door bidaa 3 jir, laakin la samayn karaa 4 ama 5 jir.

Hubinta Dhallaanka Amminka Hore ayaa caawisa:1. Inaad fahamto sida cunuggaagu yahay.

2. Kugu xiraya barnaamijyada dhallaanka amminka hore iyo adeegyada

3. Kaaga jawaabaya su’aalaha la xiriira korinta waalidnimo

Macluumaadka Halka Lala XiriirayoTelefoon  :  612.668.3715 ([email protected])

Shabakadda:  

http://ece.mpls.k12.mn.us/early_childhood_screening

Habraaca  Diiwaan  gelinta: Wac oo ballan qabso

Khidmadda: Lacag la’aan

*Sharciga gobolka ayaa ka doonaya carruurta oo idil in la hubiyo inta ayan gelin Kindergarten.

6

TallaalladaHabraaca:

Raadi cunugga da’diisa.fasalka una akhri xagga midigta.

Eeg in cunuggu qaatay tallaallada leh calaamadda saxda ee tallaalka ka hoosaysa

Xusuus: Saf kasta waa in loo akhriyo gaarkiisa, marka ha isku darin khaanadaha calaamadaha saxda ah ee tallaal kasta.

Tusaale: Cunugga aan dugsiga galin ayaa u baahan 4 DTap, si uu u galo kindergarten isaga/iyadu wuxuu/waxay u baahan yahay/tahay 1 hor leh ee DTap, wadartooduna waa 5 (ee ma aha 9)

* Tallaalka bus buska ayaan loo baahnayn haddii takhtar saxiixo xaashi oranayso cunugga ayaa qaabay furuq.** Ardayda fasalka kow ee lix jir am aka yar waa inay raacaan jadwalka kindergartenka dabaysha, gawracatada, teetanaha iyo xiiq-dheerta.

*** Labo tallaal ee lagu beddeli karo jadwalka Cagaarshowga B ayaa sidoo kale loo isticmaali karaa ilmaha u dhexeeya 11-15 jir.**** Haddii cunug qaatay Td 7-10jir, uma baahna mid kale 11-12jir. Si kastaba arrintu ha ahaatee waa inay qaataan tallaalka Td ama Ddap 10 sano kaddib kii ugu dambeeyey.

Si ay u dhigtaan dugsi Minnesota ah, ardaydu waa inay qaataan tallaalladaasi ama ay xareeyan ka reebid sharci ah.

Waalidka ayaa xarayn kara ka reebid daawo uu saxiixay daryeele

Tallaalada kale ee lagu taliyey, balse aan u baahna sharciga tallaalka dugsiga:

– sannad walba ilmaha 6 bil jir ila 18 jir- gaar ahaan ilmaha leh isirrada khatarta ah neefta &sokorowga.

Hib – 2-3 mar-qaad dheeraad ah (kuna xiran waxyaabaha la isticmaalay) ayaa lagu talinayaa una dheer 1 hal marqaad 12 bilood kaddib oo dugsiga ka rabo.

Meningococcal da’da 11-18 jir.

gabdhaha 11-18 jir

Cagaarshowga Hep A

Booqo shabakaddan haddaad u baahan tahay macluumaad dheeraada://health.mpls.k12.mn.us/immunizations_needed_for_school

Page 5: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

7

Maxaa  Ka  Socda  Fasallada  High  Five-­ka?High Five waa barnaamij Carruurta Minneapolis oo afar jirsada Setember 1 bilaabayana kindergarten dayrta ku xigta. Mudnaanta waxaa la siiyaa carruurta u qalma cuntada lacag la’aanta ah ama sicirkeeda la jabiyey.

High Five waa barnaamij u diyaariya carruurta Kindergarten xoogna saaraya cunugga guud ahaantii. Barnaamijka ayaa adeegsada cilmi-baaris manhaj da’da ku habbon ee Tilmaameyaasha horumarka Dhallaanka Minnesota ee Amminka Hore (Minnesota Early Childhood Indicators of progress):

Koboca bulsheed iyo caadifadeed Hannaannada wax Loo Barto Kobcinta Luqadda, Qorista & Akhriska Hal Abuurka iyo Farshaxanka Koboca Garashada Koboca Jirka iyo Lixaadka

Manhajka High Five ayaa la isugu ururiyey saddex walxood oo asaasi ah:

1. Goobo Waxbaraso bulsho: Abuurid dareen wax wada barasho ee ay yeeshaan ardayda beesha iyadoo lagu ayidayo in ay noqdaan xilkas, dhageysi, la hadal midba mid ka kale, is waydiin su’aalo iyo moogaysi/kaltan dhinacyada Luqada, suugaanta, xisaabta, Sayniska, iyo cilmiga culuunta bulshada.

Carruurta yar-yar sida

ka helaan gacan ku haynta, shayada, dhacdooyinka

ay dhisaan cilmi qoto-dheer iyagoo kaashanaya isku

3. Dib U Milicsi: Kulammo ay carruurtu ku kulmaan ayagoo goobo ahaan oo kale isugu wareegsan ayey

ka helaan maalinimadii waxay barateen. Inta badan waa xilliga akhriska sheekada ama kor u wada akhrin sheekada mar labaad.

Haddii aad u baahan tahay taxane dhammaystiran ee barnaamijyada High Five, kala xiriir Adeegyada Meelaynta Ardayda. High Five waa barnaamij khidmad ku salaysan iyadoo qiime kala duduwan u diyaar yahay qoysaska u qalma. Qofna looma diidayo waayo waxayan awoodin inay khidmadda iska bixiyaan.

gacan ku hayntu tahay sida ugu wanaagsan ee ay wax ku bartaan waxay wax u bartaan. Iyagoo adeegsanaya dareenkooda, waxay diyaar u yihiin in ay u ballaariyaan garashadooda wax dhaafsiisan guryahooda iyo fasallada, una gudbaan jiiraankooda iyo bulshada. Khibradahaasi waxay ka caawinayaan si ay u koraan si bulshanimo iyo indheer-garadnimo leh. Waxayaalahan soo socdaa waa xuddunta/bu’da aasaaska u ah khibradooda sanadka ugu horeeya dugsiga.

Suugaanta Luqadda Ingiriisiga Maqal, dhihid, isku darka jabaqda/dhawaaqyada Kobcinta fahamka guud ee akhriska iyo qoraalka Barashada iyo isticmaalka erayada cusub

Xisaab Akhris, qorid, is bar-bar dhig iyo isku aaddinta tirada

dhan (whole numbers) Adeegsi xeelado badan ee tirinta U kala saarid shayada shaxan, midab am dherer

(shape, color or length) Kala soocida waxyaalo, loo kala saarayo qaabka ay u

samaysan yihiin, midabka, iyo dherarka

Saynis Ogaanshaha baahida asaasiga ah ee noolaha Ku barashada indho indhay iyo weydiimo su’aalo

waxyaalaha ku saabsan dunida

Culuunta Bulshada

Soo yaalka Taariikhda/ kala horraynta: Waqtigay

Dhaqammada Adduunka: Siyaabahee iyo sababtee

Barashada Farshaxanka Sahaminta iyo ogaanshaha alaadaha iyo ku ciyaarida

walxaha farshaxaneedka Tijaabinta muusigga iyo u adeegsiga aaladaha jaan

gooyada jabaqda/codka

Sixada/Fayadhawrka Ka wada hadla dareemmada Tus habka saxan ee gacmo dhaqidda ilkahana loo

cadaydo Garwaaqso noocyada cuntada nafaqada leh

Jimcsiga Jirka Baro farxadda ciyaartu leedahay Wadaaga qalabka, wada shaqeeya xaq-dhawrna

kuwa kale Kobci xakamaynta oogada u adeegsana meesha kuu

bannaan si ammaan leh

Luuqadaha Adduunka Ka qayb qaado waxqabadyada dhaqmeed ee da’da

ku habboon (tusaale. Heeso, sheekooyin) Aqoonso iskuna day erayada caanka ah Tilmaan summadeena shayada caanka ah

Doorashooyinka buugaag ku haboon, qaado oo xannaanee

Qiimee sida sawirrada, shaxannada iyo garaafyadu nooca caawiyaa sheeko sheegid ama isula xiriiriyaan xaqiiqada

U Adeegso dalabyada qaarkood Kombiyuutar ku haboon shaqooyinka gaar ah

8

Maxaa  Ka  Socda  Fasalada  Kindergarten-­ka?

Page 6: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

Sida  Loo  Doorto  Dugsi  

Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis ayaa aaminsan, taageerana doorashada waalidka. Waxaa ikhyaarro doorasho dugsiyo kala duwan ee Kindergarten oo diyaar ah. Doorasho dugsi ku habbona cunuggaaga iyo baahida qoyskaagu waa qayb muhiim ka ah hannaanka doorashada dugsiga.

Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis ayaa siiya agabyo/ilo dhigaal iyo taageero shaqaale ka caawiya qoysasku inay fahmaan ikhyaarkooda, si ay u doortaan dugsiga ku habboon cunuggooda.

Kala xiriir Adeegyada Meelaynta Ardayda haddii aad ubaahan tahay macluumaad dheeraad ah ee agabyada/ila dhigaal ee soo socda:

Tusiyaha Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis Pre-k-8

Carwada Sanadlaha Bandhigga Dugsiyada Diiwaan gelinta Dugsiyada (school open houses) Warbixinta dugsiyadu bulshada siiyaan iyo war

barraahista (brochures) Shabakadda Doorashada Dugsiga ee DDM

(MPS School Request Website) : http://schoolrequest.mpls.k12.mn.us Waaxda Waxbarashada Minnesota (Minnesota

Department of Education)

Iskuul doorashadu waa go’aan qaadasho weyn. Qodobada soo socoda oo ku qoran shaxada hoose waxay kaa caawinayaan in aad ka fakarto iskuulkaad

waydii,qaado qoraal yar. Markaa is bar-bardhig waxaad aragtay iyo waxaad la rabtay cunugaaga iyo qoysaskaaga. U isticmaal habkan iskuul kasta oo aad booqato; Sida Loo Doorto Iskuul waxaad ka heli kartaa barta inter-netka:

Tilmaamaha: U isticmaal darajaynta 1 ilaa 3 ,Calaamadi sanduuqa aad is leedahay muhiim ayay kuu tahay. Markaad isu gayso wadarta guud, waxaad awoodi doontaa in aad is bar bar dhigto kala duwaanshaha dugsiyada aad booqtay, kaddibna qiimayntaada is bar bardhig.1 = Muhiim ahayn 2 = Wax yar muhiim 3 = Muhiim

Magaca  Iskuulka: Meadowlane Elementary School

Sida  Loo  Doortaa  Dugsi  Ka  tixraaca  “Tusiyaha”  Dugsiyada  Dadweynaha  Minneapolis  taxanahabuuxa  ee  dugsiyada,  sharraxaadda  barnaamijyada,  cinwaannada  iyo  lambarrada  telefoonnada.

Wax-­yaalaha  laga  fakaro 1 2 3 Su’aalo  aad  is-­waydiinayso

1 Dhismaha Iskuulka X

2 Goobta dugsiga X

3 Gaadiidka dugsiga X

4 Waxbarasho dugsiga Kaddib XXannaano carruur dugsiga kaddib, waxqabadyo waxbarasho bulsho,

5 Dhaqamo kala duwan X

6 Sumacada X

7 Asxaab X

8 Doorka Waalidka Xaad kaga qayb qaadan karid dugsiga cunigaaga

9Tacliinta X

10Cimilada: xiriirka arday & macallinka X

Ardayda iyo dadka waaweyn ma lugu xishmeeyaa fasalada dhexdooda,

11 Kindergarten labo galin/ hal galin XDugsigu ma bixiyaa Kindergarten hal gelin ah, mase jiraan fursado

Isku  dar   tirada dhibcaha saf kasta & wadar guud

2 8 15 WADARTA  GUUD:   25 dhibcood ayuu helay dugsigan

109

Page 7: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

11

Waxayaabaha  La  eegoo  Markaad  booqanayso  dugsi

Ma yihiin maclimiintu kuwo daacad ah,

Sidee kula tahay bay’adda waxbarasho ee

Shaqaaluhu diyaar ma u yihiin in ay ka

Fursadaha ka qayb qaadasho waalidku ma yihiin

Himmilooyinkaa waxbarasho ee dugsiga si bayaan ah ma loo qeexay, mana ekeyn karaan

Nidaamka anshax marinta dugsigu ma yahay

Dugsigu ma bixiyaa waxyaabaha soo socoda; Farshaxan / Muusig khaas ah; waxqabadyada dugsiga kaddib, waxbarasho gaar ah, xannaano caruur dugsiga ka hor iyo kaddib; (sida,

Da'Cunuggaagu waa inuu jiraa 5 sano Setember 1da ka hore si uu Kindergarten u galo dayrta.

Diiwaan gelinta Si ay kindergarten u galaan, qoysaska oo idil waa inay ka buuxiyaan Adeegyada Meelaynta Ardayda kaadka codsiga dugsiga. Markii cunugaaga dugsi lagu qoro, waa inaad la xiriirto dugsiga si aad u dhammaystirto habraaca diiwaan gelinta. Waxaad u baahan tahay inaad keento dugsiga saddexdan shay, si cunuggaaga si rasmi ah loogu diiwaan geliyo dugsiga:

1. Diiwaan-reebyada Dhalashada

2. Caddaynta tallaallada loo baahan yahay (eeg bogga 6). Si aad nuqul u hesho la xiriir daryeel

3. Warbixinta Hubinta Dhallaanka Amminka Hore (Early Childhood Screening report). Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeraada ee la xiriira jadwalka hubinta, wac 612.668.3715 ([email protected]).

Baaritaan guud ayaan loo baahnayn, balse la idinkudhiirrigalinayaa. Wuxuu nala socodsiinayaa xaalado saamayn ku yeelan kara waxbarashada. Haddii cunuggaagu qabo baahi gaah ah, waxaan doonaynaa inaan ku tala galno.

Diiwaan Reebyada Dhalashada Warqadda dhalashada ayaa loogu baahan yahay si

laguu diiwaan geliyo. Dokumentinga ay aqbali karaan Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis si ay u xaqiijiyaan taariikhda dhalashada waxaa ka mida:

Warqadda dhalashada Dal-ku-gal (baasaboor) Diiwaanka Baptismal Kaadhadhka hay’adda Socdaalka

Haddii aadan haysan warqadda dhalashada, la xiriir dalka cunuggaagu ku dhashay si aad u hesho diiwaan reebyadaasi.

Oggolaansho Hore ee Kindergarten Inkastoo Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis ayan u talin oggolaansho hore kindergarten, waalidka qaarkood ayaa laga yaabaa inay dareeman in cunuggoodu bilaabo kindertarten ka hore waqtiga lagu taliyey. Nidaamka dugsiyada degmada waa haddii cunuggaagu 5 jirsaday inta u dhexaysa Seteembar 2 iyo Oktoobar 31, cunuggaaga ayaa u qalma in loo tixgeliyo hore u oggolaansho kindergarten.Carruurtu waa inay dhammaystiraan Hubinta Dhallaanka Amminka Hore iyo qiimaynta kale inta aan codsigooda oggolaanshaha hore la aqbalin ama loo dirin dugsiga. La xiriiri Hubinta Dhallaanka Aminka Hore si aad u qabsato ballan hubin. Haddii aad xiisaynayso oggolaansho hore ee kindergarten, fadlan wac Adeegyada Meelaynta Ardayda macluumaad dheeraada ee la xiriira habraaca oggolaanshaha hore. Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis ayaa leh barnaamijyo ka horreeya kindergarten eed u baahan tahay inaad u raadiso cunuggaaga; ka eeg bogga 16 taxanaha barnaamijka.

12

Macluumaadka  Diiwaan  gelinta

Magaca  Dugsiga  Aragtida  Guud  ee  

Dugsiga  Farriimo  Kale

1.

2.

3.

Page 8: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

Waa kuwan waxyaabo sahlan oo madadaalo leh waalidka iyo daryeelayaashuna ay samayn karaan si ay ugu caawiyaan inaad u diyaar garoobaan Kindergarten, bilaabanaya marka ilmuhu dhasho

Halkan waxaad ka helaysaa waxyaalo xiiso leh oo fudud kuwaas ka caawinaya waalidka iyo xanaanayayeesha sidii ay ugu diyaarin la haayeen caruurtooda iskuulka Xanaanada.

La hadal, la hadal, la hadal cunuggaaga. Ka jawaab celi hadaaqa cuniggaaga kuna

dhiirrigali isaga/iyadu inuu/inay sameeyo/samaso dhawaaqyo dheeraad ah.

La hadal oo la hees cunuggaaga si joogto ah maalin kasta.U sharax waxa adiga iyo cunuggaagu aad samaynaysaan, aragtaan adna dareentaan.

U akhri buug masawiro leh.

Sii wakhti dheeri ah oo aad ku ilaaliso xiliga roogga iyo bustaha.

Hubi in meesha uu ku ciyaarayo ay tahay meel nabdoon oo wax lagu sahamin karo. Ka ilaali cunuggaaga waxyaabaha afka leh oo wax jara iyo xargaha korontada iyo daahyada daaqadaha ee uu gaadhi karo.

Ku dhiirrigali cunuggaaga markuu isagu/iyadu barto/barato xirfado cusub.Ku caawi cunuggaaga in uu helo khibrado guul ah.

U muuji kal gacal, hab-sii oo dhunko. Ka warqab dareemmada (adiga iyo cunuggaba)

markaana kor ugu dhawaaq una sheeg.

Soo jeedi cunuggaaga dareenkiisa adigoo indhaha kala hadalaya.

Bar gamaco dhaqasho joogta aha maalin walba. Una hees intuu/intay gacmaha dhaqanayo/dhaqanayso: “Waa sidan sidaan u gacmo dhaqanno, gacmahaaga dhaq, gacmahaaga dhaq…”

Sii waqti cunuggaagu ku qabatimo carbiska xirfadaha cusub (cunidda, lebbiska, musqusha,

Inay dharka gashadaanwaxaa uga sahlan ilmaha inay dharka iska bixiyaan.ku bilow cunuggaaga gurguuranaya inuu kugu caawiyo sidii aad dharka uga bixin lahayd.

13

Waxqabadyo  xiisagelinaya  waalid  leh  carruur  u  dhexeeya  dhalasho                            

                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                           ILAA 2 JIR

14

Waxqabadyo  xiisagelinaya  waalid  leh  carruur  u  dhexeeya  3 ILAA 5 JIR

Waa kuwan waxyaabo sahlan oo madadaalo leh waalidka iyo daryeelayaashuna ay samayn karaan si ay ugu caawiyaan inaad u diyaar garoobaan Kindergarten, bilaabanaya 3-5jir.

Luqadda La hadal la hadal, la hadal cunuggaaga

Ka caawin cunggaagu inuu barto erayo cusub maalin walba.

Ku dhiirrigali cunggaaga inuu ku hadlo weedho buuxa.

Weydii cunggaaga su’aalo fara badan maalinta oo idil.

Dhegeyso/maqal cunuggaaga. La sheekayso cunuggaaga.

Akhris Kor wax u akhri cunuggaaga maalin walba. Cunuggaaga la qaad hees carruureed isku jaan

gooyo lehma. Ku caawi cunaggaaga inuu barto xarfaha

alif-beetada , farta ugu taabo alifbeetada iyo lambarrada maalin walba.

Bar cunuggaaga xarfaha magaciisu/ceedu ka kooban yahay/tahay.

Xisaab Tiri sheeyada yaalaa guirga sida alaabta caruurtu

ku ciyaarto ,kabaha , faraha, cuntada, iyo kuraasta.

Waydii cunggaaga inuu isku laalaabo hagaagjiyana sharaabaaddo ama isku hagaajiyo kabaha isla markaasna isu xijiyo siday u kala yar yihiin ilaa weyn yihiin.

La ciyaar dheelo sida kuwo is- xujayn oo kale ah.

Qoraal Ku baraaruji cunuggaaga in uu feegaaro, sawiro,

ama wax rinjiyeeyo. U oggolow cunuggaaga in uu ku daawado

markaad qoraysid jeeg, waxyaabo taxan, farriimo ama warqado.

Ku soo dhawee cunuggaaga in uu la raaco qalin midabbo leh xarfaha iyo lambarrada. Ku dhiirrigali inay kor ugu dhawaaqaan xarafka ama lambarka.

Page 9: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

15

U  gudubka  Kindergarten  Waxaa jira waxyaabo fara badan eed samayn karto si aad uga caawinto cunugaagu la qabsado Kindergarten, diyaarna ugu noqdo maalin walba inuu waxbarto. Talooyin kaa caawinaya sidaad uga qayb qaadan karto

dugsiga ayaa hoos ku taxan:

Ku caawi cunugaagu inuu la qabsado Kindergarten

La booqo cunuggaaga dugsiga am aka qayb qaado diiwaan gelinta (badanaaba dhawr asbuuc ka hor intaan dugsiga la furin , si isaga/iyadu u barto/bartaan shaqaalaha iyo dhismaha.

Si waxtar leh ugala hadal dhigada Kindergarten, la wadaag wixii aad ka xusuusato kindergarten.

Akhri buugaagaagta Kindergarten: Miss Bindergarten Gets Ready for Kindergarten, by Ashley Wolff; Look Out Kindergarten, Here I Come, by Nancy Carlson; When You Go to Kindergarten, by James Howie & Betsy Inersheen.

Masawir khaas ah ama farriin kaa socota geli boorsada cunuggaaga.

Dib ula Milicso cunuggaaga shuruucda ammaanka baska. Intaan la gaarin maalinta koowaad, sii xoogaa carbisa- ku ordayaa bas joogsiga si uu kuugu caawiyo inaad aad raaxa u dareento.

Sida aad Uga Caawin Karto in Cunuggaagu Dugsiga Ku Fiicnaado

Ku caawi macllinku inuu yaqaanno cunuggaaga; booqo dugsiga lana kulan macallinka iyo maamulaha.

La wadaag macallinka kindergartenka galkiisa inta aanu dugsiga gelin, si uu macallinku ula socdo hannaanka waxbarasho ee cunugaaga.

Ka qayb qaado shirka waalidka- macallinka, la hadal mnacallinka ama farriin ugu dir dugsiga haddii aad walaac ka qabto waxbarashada cunuggaaga ama aad ku faraxsan tahay wuxuu cunuggaagu baranayo.

Hubi in cunuggaaga aad u nasto una same waqti uu habeen walba seexdo.

Hubi in cunuggaagu dugsiga tagowaqtiga loogu talagalay maalin walba haddii aanu xanuunsanayn. Hawl maalmeedkaasi ood samayso ayaa ammin hore hubinaya in isaga/iyadu si joogto ah u tago/tagto dugsiga. Wac dugsiga si aad ugu sharraxdo maqnaansho ama soo daahid.

Maalin walba, hubi boorsada dhabarka ee cunuggaaga, lana hubi haddii cunuggaagu wato farriimo khaas ah ee ay guriga ugu soo dhiibeen maamulaha iyo macallimiintu.

Ku dhej isummad/ dhegaati magaciisu/magaceedu ku qoran yahay dharkiisa (jaakadda,

gashi, iwm) Bar cunuggaagu inuu yaqaanno summadiisa/dhegaati.

U xir cunuggaaga dhar ku habboon cimmilada

Dugsiga si deg deg ah ugu wargeli haddii aad beddesho cinwaankaaga, telefoonka ama meesha aad ka shaqayso. Haddii ay jiraan isbeddello, kaararka deg degga ah ee dugsiga ayaa u baahan in la cusboonaysiiyo.

16

Erayad  BixinnadaCharter Schools waa dugsi dadweyne madax bannaan ayna qaban qaabiso dugsiyo degmo, jaamacad, gobolka ama urur aan faa’iido doon ahayn. Dugsiyada Jaartarrada ayaa ku shaqeeya heshiiska ay la galaan qaban qaabiyaha.

Community Schools waa dugsiyo ardayda dhigata ay ka yimaadaan bulshada ku hareeraysan dugsiga. Dugsiyada Bulshada ayaa ku salaysan waxyaabaha ay danaynayaan qoysaska dugsigu. Dhigashada dugsiga bulshada ayaa u sahla qoysasku inay ka qayb qaataan waxbarashada cunugga, ay yar tahay masaafada bas raaca, isla markaasna ay fudud dahay in lagu saleeyo han iyo bulshada jiiraanka.

waa barnaamij loogu talagalay qoysaska leh carruur ilaa 5 jir ah. ECFE ayaa waalidka ku caawiya inay ilmahooda

Namuudo ka mida fasallada: barashada waalidka ugub/dhayid caana nuugyada, Early Ones, Toddlers:

Focused Parent Discussion; Daddy & Me; Play & Learn; Adventures in Parenting. Khidmadaha ayaa kala duwan; qofna looma diidayo dhaqaale li’i darteed.

waa adeeg la siiyo carruurta u baahan adeeg waxbarasho gaar ah kaabana koboca iyo dib-udhaca garaadka aqooneed. ECSE waxay bixisaa adeegyo kala duwan oo u gooniya ilmo iyo qoys kasta baahida sida: dib-u-dhac faham & korriimo, Autism; maqal ku dhib qab, naafo ka qaba dhinaca lixaadka, xasilooni darro ama dhinaca xiska & maanka iyo waxyaabo kale ee

*High Five waa barmaamij u diyaariya carruurta xanaanada iyadoo xoog la saarayo cunugga gebi ahaan. Macalimiinta High Five waxay carruurta

xoog saaraya cunugga horumarkiisa sida luqadda iyo xirfadaha suugaanta; jimicsiga; shaqsiyadiisa iyo xirfado bulsho. Ardaydu waa in ay u qalmaan shuruudaha looga baahan yahay barmaamijkan. High Five wuxuu bixiyaa wax u dhigma hal gelin (2 saac iyo 45 daqiiqo ) wuxuuna ku salaysan yahay dakhliga qoyska; hase yeeshee qofna looma diidayo sababo dakhli awgood.

*Barnaamij ka horreeya Kindergarten (Pre-kindergraten program)

Page 10: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

17

Eray  Bixinnada  

18

Barnaamijyada  Gobolka  MinnesotaQaynuunka gobolka ayaa u oggolaanayo ardaydu inay dhigtaan dugsi ka baxsan degmada ay deggan yihiin (tusaale, haddii aad deggan tahay meel ka baxsan Minneapolis, aadna doonayso cunuggaagu inuu dhigto Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis, ama haddii aad ku nooshahay Minneapolis aadna doonayso cunuggagu inuuu dhigto dugsi dadweyne ee ka baxsan Minneapolis). Waxaa inaad fuliso saddexdan shuruudood: 1. Waa inay meeli ka bannaan tahay dugsiga aad

dalbanayso. 2. Gaadiidka waa inuu bixiyaa qoysku haddii aan

qoysku u qalmin “Barnaamijka Xulashada Adaa Leh” (“The Choice is Yours” program).

3. Waa inaad buuxiso xaashida codsiga diiwaan-gelinta baahsan (open enrollment application form). Haddii aad u baahan tahay macluumaad,

(Student Placement Services).

Barnaamijka Xulashada Adaa Leh Iyadoo la adeegsanayo xulashada diiwaan gelinta baahsan ee loo yaqaan“Barnaamijka Xulashada Adaa Leh”“The Choice is Yours,” qoysaska Minneapolis ee u qalma cuntada lacag la’aanta ah ama sicirkeeda la jabiyey ayaa u qalma mudnaanta ku meelaynta dugsiyo Magnet Minneapolis ku yaalla ee la cayimay. Boosaska/meelaha ka bannaan ayaa dugsiba ka kale ka duwan yahay. Mudnaanta ayaa ku kooban qoysaska ku soo gudbiya waqtiga kama dambaysta ah Kaadhka

Adeegyada Meelaynta Ardayda si aad u ogaato maalmahaas cayiman(call Student Placement Services for the exact date). Ikhyaarka dugsiyada magnet-ka ah waxaa dheer,

qoysaska ayaa sidoo kale u qalmi kara inay dalbadaan inay dhigtaan mid ka mida 10 dugsiyo degmo ee daafaha magaalada (one of 10 suburban school districts). Gaadiidka geynaya kana soo qaadaya waxaa bixinaya Gobolka Minnesota. Ardayda ku nool woqooyiga Minneapolis (north of I-394) ayaa dalban kara dugsiyada ku yaala: Columbia Heights Public Schools, Hopkins School District 270, Robbinsdale Area Schools, St. Anthony-New Brighton Schools, St. Louis Park Public Schools & Wayzata Public Schools. Ardayda ku nool koofurta Minneapolis (south of I-394) ayaa dalban kara dugsiyada ku yaalla: Eden Prairie Public

& St. Louis Park Public Schools. Codsiga diiwaan-gelinta baahsan ee daafaha magaalada (suburban option) ayaa ku eg Jiilaalka

si aad u ogaato maalmaha cayiman. Waxaad ka

Placement Services).Haddii aad qabto su’aalo khaas ah ee la xiriira barnaamijyada dugsiyada daafaha magaalada (suburban school programs) ama in meel laga heli karo, fadlan wac dugsiga degmadaas khaaska ah ama Waaxda WaxbarashadaMinnesota (Minnesota Department of Education)

Kindergarten waxa uu bixayaa waxa dhigma labo gelin (6 saac iyo 45 daqiiqo). Si loo galo Kindergarten-ka, carruurtu waa in ay 5 jirsadaab ama ay 5 jir noqdaan inta ka horaysa Siteembar1. Waalidku waa in ay ka buuxiyaan kaadhka codsiga Xarunta Meelaynta Dugsiyada ama Xarunta Qoysaska Cusub. Kaadhka waa inaad boostada ku soo dirtaa ugu dambayn xilliga loogu talagalay (haddii ay jirto wax ku saabasan isbeddel xagga taariikhda; soo wac Xarunta Meelaynta Ardayda si aad u hesho taariikhda saxan) si aad uga mid noqoto dadka ka qayb galaya sanad dugsiyeedka soo socoda.Waalidku waa codsan karaa wali dugsi xataa haddii ay dhaaftay wakhtigii loo qorsheeyay in waalidku ku codsado idugsi, hase yeeshee waxaa suuragali kara in doorashado kooban tahay.

Magnet Schools waa dugsiyo leh maamul mudaysan ama gudbin qaab waxbarasho oo ka imanaysa meelo ka baahsan tan ay bixiyaan Dugsiyada Bulshadu. Qaar ka mid ah Magnet-ka waxaa loo qaabeeyay waxbarasho ku jaan go’an cilmiga falfasada, sida dugsiyayada ( Montessori ama Open Schools; iyo kuwa kale oo adeegsada barnaamijyo gaara sida farshaxan, qalabka casirga ,luqad, ama deegaanka.

Minneapolis Kids waa barmaamij sanadle ah ee Dugsiyadaada Dadweynaha Minneapolis ku bixiyaan

leh High Five ka hor ama kaddib ama Kindergarten hal gelin ah xilliyada jiilaalka ama guga iyo waqtiyada dugsiyadu fasax jiraand. Shaqaalaha xanaanada caruurta oo xirfad leh ayaa qorsheeya inay si taxadar leh horjooge uga noqdaan waxqabadka ay dugsiyada

khibrada leh waxaana ka mida xirfado, muusig, farshaxan, kaambutar, ciyaaro, wax karin, sheeko carruureed iyo heeso wana waana barmaamij lacag la’aan ah.

Qaynuunka gobolka ayaa u oggolaanayo ardaydu inay dhigtaan dugsi ka baxsan degmada ay deggan yihiin (tusaale, haddii aad deggan tahay meel ka baxsan Minneapolis, aadna doonayso cunuggaagu inuu dhigto Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis, ama haddii aad ku nooshahay Minneapolis aadna doonayso cunuggagu inuuu dhigto dugsi dadweyne ee ka baxsan MinneapolisMinneapolis

Barnaamijka Dhalinyarada Uurka Qaada Iskuulada Dad

weynaha Minneapolis waxay siiyaan ardayada dhigata iskuulada Minneapolis oo leh caruuraha xanaano caruureed oo adeegeedu uu aad u sareeyo.Barmaamijkan ma la soo gaabayo waa loo yaqaan TAPPP waxaay leeyihiin goobo xanaano caruureed , gaadiid, tacliin ku saabsan waalidnimada iyo caruurta.

Page 11: U Diyaar Garowga Kindergartenece.mpls.k12.mn.us/uploads/gettingreadyfork_somali2015.pdf · jadeeco/ jadeecada beenta Hib)BSHBC JmMP Nooca dare nee b Varicella* (Bus-bus) Dugsikahor

Early  Childhood  Education

1250  W.  Broadway  Ave.,  Minneapolis,  MN  55411

W E L C O M E   T O   K I N D E R G A R T E N !

SANDKA  KA  HOREEYA  KINDERGARTEN-­KA:

January - Ka qayab gal carwada dugsiyada

Bilawga February - Soo booqo dugsiyada

Dhamaadka February- Codsiga arjiyada xiligiisa

Bilawga April - Warqada meelayanta aay boosta lasoo dhigay

Badhtamaha-April - Xiliga kama danbaynta ah ee ogolaanshaha hore Kindergarten-ka

Bilawga May -Maalinta diwaan galinta guud ee kindergarten-ka

August - Ka qayb gal attend open house (Kulanka waalidiinta iyo macalimiinta marka

dugsigu bilaabmayo)