Upload
maxamedboss
View
106
Download
1
Embed Size (px)
Citation preview
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 1
Naadiga kaydka aqoonta
• Title :-Brain & human memory
• Presenter :-Mohamed Ali Mohamed (Boss)
• Venue:- Haldoor Hotel
• Time :- 31/03/2016
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 2
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 3
Human Memory Xasuusta aadamaha
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 4
Waa maxay xusuustu?Sidee ayaa aadamuhu u awoodaan inay wax xasuustaan?
Waa maxay taxadarku?Siyaabaha loo horumariyo xasuusta
Xusuusta aadamaha!!
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 5
Waa maxay xasuusi? • Waa awooda noole ku kaydin karo ,hayna
karo isla markaana dib ugu soo celin karo xog iyo khibrad hore.
• Waa awooda aynu ku duubi karno ,kaydina karno ama hayn karno macluumaad iyo xogo qayb kamida maskaxda dibna ugu soo celin karno.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 6
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 7
1-Sensory Memory(xasuus dareemed)
Waa xasuusta ugu gaaban ama ugu yar qaybaha xasuusaha.
Awooda lagu jaleeco/eego walax muddo ku siman sekemo kadibna lagu xasuusta sidii ay u ekayd.
Hab xasuuseedka noocani waxa uu qaada waqti dhan 200-500 milliseconds ka gadaal markad jaleecday shaygii inaad garato.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 8
2-Short-term Memory (Working Memory)xasuusta shaqada/gaaban
I. waa mid gaaban, badanaa waxay qaadataa daqiiqad in la xasuusnaado iyadoo waqtigaasna la sii habeynaayo.
II. Xasuusta shaqada waxaa la isticmaalaa sida marka wax la aqrinaayo, la xisaabaayo, lambaro la xasuusanaayo iyo barashada waxyaalaha cusub.
III. Xasuusta shaqadu/gaabani waxay ku tiirsantahay qaybaha kale ee maskaxda sida Frontal & Parietal Lobes
IV. Xasuusta shaqada inta geli karta way yaraataa marka la duqoobo iyo marka niyad jabka kugu dhaco.
V. Ugu dambayn Xasuusta shaqadu waxaa markiiba geli kara arimo kooban, markaas ka dib waxaa lagu xareeyaa qaybta xasuusta muddoda dheer ama waa la hilmaamaa.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 9
3-Long-Term Memory(xusuusta dheer)
& Waxa lagu kaydiyaa macluumaadka ugu badan mudada ugu dheer (noloshadaba) sida arqaamta,magacyada ,ciwaanada laga bilaabo markad yartahay ilaa aad waynaato/dhimato.
& Kaydka xasuusta sidiisaba wuxuu haynkaraa waxyaabo badan oo aan xadlahayn.
& Qaybtan waxa loo sii kala qaybiyaa laba qaybod oo kala ah:-
a) explicit (or declarative) memory(xasuusta qeexan)
b) implicit (or procedural) memory(xasuusta dheer ee dahsoon)
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 10
A. explicit (or declarative) memory(xasuusta qeexan)
(“knowing what”)=xasuusta maxay waa xasuusta xaqiiqooyin & dhacdooyin
kuwasoo si kas ah (consciously ) aad u xasuusato.
Xasuusta qeexan waxa loo sii kala qaybiyaa:-
I. episodic memory:-xasusta khibradihii hore iyo munaasibada gaarka
II. semantic memory:-xasuusta macnayasha ereyada ,fikradaha guud iyo sumada iwm
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 11
B. implicit( Procedural memory)xasuusta dahsoon
o (“knowing how”)=xasuusta sidiio xasuusta macluumaadka, sida dhaq-
dhaqaaqii aad baratay (wadida iskuulka umari jirtay , salaada duhur in 4 ragcadood la tukado iwm.
o Xasuustani waxay u dhacdaa is aan ula kac ahayn(unconscious)
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 12
Sidee wax loo xasuustaa??
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 13
Xasuusta aadamuhu
uma shaqayso sida
cajaladaha ama
kamaradaha waxduuba!!
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 14
Tusaalaha ugu dhowi waa in xasuusta aadamuhu ay tahay sida shebeg & taxadarkuna yahay fargeeto
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 15
Ugu horayn xasuustu “memory” maaha oo keliya hal cutub.baadhayaal badan ayaa wax ka qoray fikrada xasuusta iyadoo waqtiba waqtidaga ka dambaysa ay sii aad kaanaysay fekradaasidadka waxka qoray waxa kamida :-
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 16
Hab xasuuseedka aadamuhu waxa uu maraa qaabab
duubid Kaydin Dib usoo celin
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 17
Sidee loo duubaa!
Duubid/Encoding
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 18
Qaybta ugu horaysa ee duubistu waa in taxadar/feejignan
lamuujiyo
Mar marka qaar…Taxadarku waxa uu ku yimaada si
aan ula kac ahayn .Tusaale:-
Hadii daaqada kaa dambaysa la jebiyo , waxa aad uga falcelinaysaa si degdega!
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 19
Taxadar/attentionSidoo kale marmarka qaar…Taxadarka/feejignaantaWaa la kantaroolaa.
Tusaale:- waxa aad diirada saari kartaa
shay gaara .
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 20
Taxadarku waa go’aan yahay/xadaysanyahay
Taxadarku waxa uu leeyahay waqti go’aan oo uu qofku isticmaali karo kadibna wuu go’aa .
tusaale ahaan
waxa laga yaaba inaad ku barbaartay bulsho daawashada mass media hu noqday mid joogto ah lakiin ma ogtahay in taxadarkagu aanu go’in inta aad daawanayso sababtuna waa in loo qaabeyey habkaa ilaalinaya in uu go’ taxaddarku sida in lagu maqashiiyo heeso ,laydhadh kala noocnooca sawiro la qurxiyey iyo codad saamyen leh.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 21
Ugu dambayn taxadarku waa :-• Talaabada ugu horaysa ee wax
lagu duubo.
• Waxa uu noqonkara mid iska dhaca ama mid dadaal lagu muujiyo.
• Ka dadaalka lagu keeno ayaa u wacan dhinaca waxbarashada.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 22
kaydinta/Storage
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 23
• Maskaxda aadamuhu waxay ka kooban tahay qiyaas ahaan 100 billion neurons.• Midkasta oo kamida dareenadasina
waxa uu awood u leeyahay inu sameeyo 1000 xidhiidh.• Markad isku dhufato 100 billion neurons*
1,000 connections waxa kusoo baxaya 100trillion/ 100 terabytes oo kaydin xoga.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 24
Sensory Memory• Waa qaybta ugu horaysa ee ka hawl
gasha qabashada xogta muddo kooban ….. fraction of a second.
• Qaybtani waxa u caado ah in markiiba ay ilawdo wixii ay qabatay.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 25
F P W JY K M AR Z O FE A B QX C S N
Test Your Sensory Memory!F P W J
Y K M A
R Z O F
E A B Q
X C S N
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 26
• waa qaybta labaad ee kaydka waana qaybta fekerku ka dhaco.
Working memory
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 27
Long Term Memory
• Qaybatani waxa kaydka kama dambaysta ah waxaana ay haysaa waxyaalaha sida:-• xaqiiqooyinka,• dhacdooyinka, • Xirfadaha• Mabaadiida• iwm
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 28
Getting Memories Back Out
Dib usoo celin/Retrieval
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 29
• Dib usoo celinta xogtu waa xasuusashada macluumaad aad hore udoobtay kadibna aad kaydisay.
• Xilliga lagu jiro xasusta maskaxdu waxay dirta singals ay ku baadi doonayso xogta larabo inkasta oo aan meel keliya lagu wada kaydin xogta oo ay ku filiqdo unugyada maskaxda hadana waa lahela xogti iyada oo si dhowna loola socda xaalada marka taagan
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 30
• Waxa jira laba nooc oo wax lagu xasuusto :-• Recognition-waa xasuusta laxidhiidha dhacdo ama
taaso wadata khibrad ama shaqo lagu xasusto,• sida weji aad horey u aragtay imikana ku hortagan• Waxyaalaha saxda ama qaladka ah• Waxay ku dhacda si aan kas ahayn(unconcious)• Recall-qaybtani waa xasuus sida weji aadan imika
arkayn lakiin horay aad uragtay maskaxdana aad kabaadhayso sidii uu u ekaa .
• Waxa xusid mudan in qaybtan layidhaahdo /SUPERIOR/ maadaama loo tixgeliyo inay ka wacantahay qaybta hore.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 31
Quiz • Waxa aad wadatay bas ay saaran yihiin afartan qof,waxa aad
istaajisay baskii goolad waxaana dagay toban qof waxana soo fuulay sadex qof,gooladii xigtay gooladaas waxa dagay todoba qof waxana soo fuulay laba qof. waxa jira laba gooladood oo kale oo ay ku dageen afar qof mid walba kana soo fuuleen sadex qof mid kamida,qofna kama soo fuulin takale.kadib baskii oo ciladoobay darted rakaabkii saarnaa oo badhkood degdegsanaayeen waxa ay go’aansadeen inay iska sii lugeeyaan waxaanay arintani sababtay in sided qof ka degaan baska ,ka dibna markii la haajiyay baskii waa uu dhaqaaqay ilaa gooladii udanbaysay rakaabkiina dhamaantii wuu degey.
• Hadaba inaga oo aan qoraalkaas dib ugu noqon maka jawaabi karnaa laba su’aalood oo khuseeya arinkaas.
• 1.imisa rakaaba ayaa ku hadhay baska ?15• 2.imisa gooladood ayuu basku istaagay?4• 3.waa maxay magaca ninka gaadhiga waday
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 32
Waxa jira dariiqooyin lagu xoojin karo xusuustaada isla markaana aan maskaxda dib ugu soo celin karto waxyaabihii iyo wakhtiyadii ku dhaafay, dariiqooyinkan oo ah kuwo ay soo bandhigeen culimada cilmi nafsigu waxa kamida.
Culimada dhinaca cilmu-nafsiga ee caalamku waxay maalinba ta xigta sii daah qaadayaan dariiqooyin cusub oo aadamaha jidhkiisu awood ugu leeyahay inuu daweeyo ama buuxiyo waxyaabaha uu tebayo ruuxa bani’aadamka ah ee caafimaadka qaba.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 33
1. Dariiqada kowaad
• dariiqada labaad ee aad ku xoojin karto xasuustaada waa inaad seexato, iyadoo faa’iidooyinka ugu muhiimsan ee hurdada laga helaa ay ka mid yihiin inaad dib u xasuusato waxyaabihii kugu wareegsanaa ee aad maqashay xiligii maalinimada ama duruustii aad maanta soo dhigatay IWM
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 34
2. Dariiqada Labaad
• Dariiqada labaad ee aad ku soo ceshan karto xusuusta waxyaabahii ku dhaafay waa adiga oo lugeeya oo socda in masaafo ah, iyadoo ay isku xidhan yihiin hadba socodka qofka aadamaha ah iyo xasuustiisu, isla markaana masaafo sadex KM ah oo uu maalin walba qofku lugeeyo ay door weyn ka qaadanayso in xasuustiisu hagaagsanaato mar kasta oo da’diisu ay sii weynaato
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 35
3. Dariiqada sadexaad
• Hoos u dhigga miisaanka jidhkaaga ayaa kaa caawinaya in xasuustaadu si wanaagsan u shaqayso, iyadoo dhamaan tijaabooyinkii la sameeyey ay ka soo baxeen saamayn uu miisaanka qofku ku leeyahay xasuustiisa.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 36
4. Dariiqada Afraad
• Jirdhisku wuxuu kobciyaa xusuusta, waayo waxuu kordhiyaa dhaqdhaqaaqa wadnaha, deetana oxygenta (hawo) ayuu u diraa dhinaca maskaxda, taasoo sababta inay xusuusta si wacan u shaqyso.Tan kale jirdhiska wax uu yareeyaa stresska kaas oo u xun xusuusta.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 37
5. Dariiqada shanaad
• Sida aanu horay u soo sheegnay in isbedal ku yimaado xusuuta ,waxaa ka mid ah isbedalada saamaynta ku yeeshay cimriga, markastoo ay da,da sii kororta isbedel ayaa ku yimaada xusuusta. Sidaa darteed sida uu jirkaagaba ugu baahan yahay layli ayuu maskadaada u baahan tahay layli, waxaana lagu laylin karaa sida xafidida quraamka kariimka ah, haddii kale waxaa halis ah lumista xusuusta, haddaan la isticmaalin.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 38
6. dariiqada lixaad
• Waxaa jira cunooyin haddii aad cuntid ay kobcinayso xusuustaada sida ay sheegaan qubarada sayniska sida duxda laga helo kaluunka nooca tuna,sardines iyo salmon iyo waliba saliida nooca (olive oil). Vitamin C iyo Vitamin E oo laga helo faruutiska sida liinta oranges, red grapes iyo strawberries. Vitamin B oo laga helo hilibka iyo caleenta cagaaran, waxay vitaminadani kobciyaan xusuusta.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 39
7.Dariiqada todobaad• Waxaynu wadda og nahay in wax wanaagsan ama
wax xiis leh aynu aad u xusuusano, tusaallo haddii aan u soo qaadano wiilka 10 jirka wax uu aad u xasuustaa magacayada ciyaartooyda kubada cagta ee kooxaha yurub, laakiin uusan xusuusan taariikhda nabigeena (scw). Sababtana ay tahay waxaa loo yeelay xiiso iyo soojiidasho dheeraad ah iyo dhiiro galin inuu wiilkaa xafido magacyadooda iyadoo lagu baxiyay lacag fara badan. Sidaa darteed waxa aad rabto inaad xusuusto waa in xiiso ama isku day meesha taallaa.