10
Habka 100 oogayo Daewadda heeninta all Xaalad kasta iyodaraja kasta eel Dacwaddu marayso waa la SDO jeeciin karaa. .da,ewad beenin ah ee la xiriirta Dokumento lagu istkrnaa- lay Maxkamadda horteeG. Qodobka 158aaG. \V8xyaabaha la doonayo in laga helo Dacwadcia hceninta ah Dacwadda heeninta waa if. laga helaa" si ,ayna u noqon Dacwaddu haaba', tilmaanta xubnaha iyo .qala:'ka sugidda beenta, waana inull S>oo jeediyaa qof ahaa:Il dhinaca laftiisu ama wakiilkii~a qaba Wakaalc.sho gaar ah ee 'Cogikara Dacwacldaas. Qodobka 159aad Weydiinta u j,eeddadhinaca keensaday qoraalka Gar&ooraha laga hor oogay Dacwadcia heeninta ah wuxuu wey- diinayaa dhinaca ay lidka ku tahay, haddii uu ku adkaysto inuu 0.00- naayo inuu ku isticmaoJo Dokum.entiga 'GarsiQoruhu W1.1XUU amrayaa qalabka haarista 5i loOt xaqiijiy0. XaaJaddaas waa waajib inuu ka qayb gala Dacwadda X.eer Ilaa- liyaha Guucl. ' Haddii dhinaca la weydiiyey uu ka tanasulo inuu ku isticmaalo Dokumentiga, ma bannaana marnaba in 100gu i~ticmaalo Dokumenti- gaas Dacwad. Qodobka 160aad Qabashada Dokumentiga. Inta .:lon la billaabin xaqiijir..ta Dacwc.dda beeninta ah, Gars,oorar.a wux:uu 8-'1lray:aain la ,qabto Dokumentiga iyo wax allade wixii ta11aa- hooyin ah ee lagama IT"aarrr.1Jaankaah si 100 E>ugo helitaanka Doku- mentiga Daewadda dhexdeeda. Qodohka 161aad Joojinta dacwadda 1agadhex furay dacwadda heeninta ah. Dacwadda 1aga dhex furay Dacwadda hceninta ah waa joogsanay- saa iLaa uu ka SiOO baxo xukun dhammaad ah ee ku ,saahsan dacwadda beenin.ta ah. Has.e, yeeshee 'Garsooraha haddii ay la habhoonaato ama had- dii 1abada dhinae ay wey.dii5taan, w,a~ Ull .dhammayn kar.aa Dacwaddii hore (merito) i,yotan heeninta ah isku mar. CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

Habka 100 oogayo Daewadda heeninta all

Xaalad kasta iyodaraja kasta eel Dacwaddu marayso waa la SDO

jeeciin karaa. .da,ewad beenin ah ee la xiriirta Dokumento lagu istkrnaa-lay Maxkamadda horteeG.

Qodobka 158aaG.\V8xyaabaha la doonayo in laga helo Dacwadcia hceninta ah

Dacwadda heeninta waa if. laga helaa" si ,ayna u noqon Dacwadduhaaba', tilmaanta xubnaha iyo .qala:'ka sugidda beenta, waana inull S>oojeediyaa qof ahaa:Il dhinaca laftiisu ama wakiilkii~a qaba Wakaalc.shogaar ah ee 'Cogikara Dacwacldaas.

Qodobka 159aad

Weydiinta u j,eeddadhinaca keensaday qoraalka

Gar&ooraha laga hor oogay Dacwadcia heeninta ah wuxuu wey-diinayaa dhinaca ay lidka ku tahay, haddii uu ku adkaysto inuu 0.00-

naayo inuu ku isticmaoJo Dokum.entiga 'GarsiQoruhu W1.1XUU amrayaaqalabka haarista 5i loOtxaqiijiy0.

XaaJaddaas waa waajib inuu ka qayb gala Dacwadda X.eer Ilaa-liyaha Guucl. '

Haddii dhinaca la weydiiyey uu ka tanasulo inuu ku isticmaaloDokumentiga, ma bannaana marnaba in 100gu i~ticmaalo Dokumenti-gaas Dacwad.

Qodobka 160aad

Qabashada Dokumentiga.

Inta .:lon la billaabin xaqiijir..ta Dacwc.dda beeninta ah, Gars,oorar.awux:uu 8-'1lray:aain la ,qabto Dokumentiga iyo wax allade wixii ta11aa-hooyin ah ee lagama IT"aarrr.1Jaankaah si 100 E>ugo helitaanka Doku-mentiga Daewadda dhexdeeda.

Qodohka 161aad

Joojinta dacwadda 1agadhex furay dacwadda heeninta ah.

Dacwadda 1aga dhex furay Dacwadda hceninta ah waa joogsanay-saa iLaa uu ka SiOO baxo xukun dhammaad ah ee ku ,saahsan dacwaddabeenin.ta ah. Has.e,yeeshee 'Garsooraha haddii ay la habhoonaato ama had-dii 1abada dhinae ay wey.dii5taan, w,a~ Ull .dhammayn kar.aa Dacwaddiihore (merito) i,yo tan heeninta ah isku mar.

CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

Page 2: HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

S()O jeedinta Dacwad:da beeninta all Maxkamadd8i Rafcac.nka ama. Maxkamadda .sare horteed

Haddii Dac.wadda heenirrta ah la hor keeno Maxkamadda Racfaan-ka ama Maxkama,cLda'sare' hortJee,d, Iana d..\owray shuruUJdah.a 1agusheegay qodobka 158, Dacwadda waa in la joojiy.aa, loona ce1iyaa Gar-somaha darajada koowaads.i 100xaqiijiyo beeninta.

Qodobka 163.aad

Qirashada Maxkama.dda .dhexdeeda

Qirashada maxkamadeedka waxay noqon kartaa mid ikhtiy.aar aharr~amid ku timi,dsu'.aal.

Qodobka 164aa.d

Qirashad.a ikhtiy;aarka ah

Qirashada ikhtiyaarka. ah waxaa laga hell karaa warqad kasta eeah kuwa ·dacwadda 00 ay saxiixeen dhinacyadashakhsi ahaan, aIllil 1agu:ixiyey waraysi laS[lrasmi ahayn kaasoo Garslooraha Uti amray heerkastaiyodaraja kasta ee Dacwadda. marayso.

Weydiinta rasmiga ah waa in ay xaddidan tahay qodoh'qodobnaah.aa.taa. Lama weydiin karo su~aal ka baxsan qodobbada la oggolaa-day, dhinacyacL00.sidaas ku heeshiiya ffiooyee.

Qodobka 166aad

Jawaab

Dhinaca wax la weydiinayo waa in uu qof ahaan u jawaahaa, asa-goon aaI: isticmaalayn qoraallo hore 100 diy:asriyey, laakin Gars.aorahawaa uu u rukhsayn karaa. inuu kaalmaysto xusuusin ama qoraa110markii arrintu 5idaas keenayso.

Qodobka 167aad

Diidmada Jawaabta

Haddii dhinacl:. maqnaado ama uu diido jawaabta, sabah b'.aan,waxaa 109',qaadan kar.aa in waxyaahah8Jla weydii~y Ull. oggolaa,day.

CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

Page 3: HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

Dhinac kasta WUXUllU jeedin kar,aa dhinaca kale dhaaT 8i claewad-da 100 gooyo.

Dhaaxta waxaaJ lagu soo jeedin k!1r.aClJqor,a,,! 'Uti saxiixay dhinaca,kana koohan qodobo soocan 00 5i cad u xaddidan.

ka ho1' intii uusan caddaynin diyaCITinUll u yahaycihaaa,rta dhi-nacadhaarta 100 jeediyey wuxuu U ce1in kar.aa dhinaca kale iyadon anI'1aga bixin xudduud,ceda.

Qo£kii j-eeoiyey ama celiyey dhaar.ta kama noqon karo Inarka dhi-naca ka SJoo hmJeeda Uti ,eaddeeyo inuti diy.aat u yahay dhaarta.

Qodobka 171aad

Q:aahka Dhaarta.

XiaflJadaha lagu xusay qociobbada ,aan kor ku soo mamay, qaabkadhaarta mama lama bedde1i karo.

Qodobka 172aad

Guclashada Dhaarta

Dhinacu dhaarta wuxuu u gudanayaa .shakhsi ahaan, Oarsoo,rahahortiisa si qaah rasmi ah leh, waafaq5an diinta uuaaminsan yahaydhinaca dhaaranaya.

Dhinaca dhaarta 100 jeediyey ama 100 celiyey diido dhaarta sahab-maoqmJ ahna ayna jirin, wuu waayay:aaJ mowduuc a dhaartu s.aamay-neyso.

CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

Page 4: HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

I 'I

Dhegeys:iga Maragfudd.aa ,eta,dka..da'idoodu ka hool5,ay~o15sano

Way bannaan tahay markiiay noqotv 1agama maarmaanin In.dhe~'Ysto maragfuridda dadka .d.a'oC1ocduka hoolsayso 15 Sam"\ mas,egudanayaan dhaar.

Garslooralia WUXUlldhegey.s.anayaa ma.rkhaatiyaasha iyag{)o la kalildhee:l1eeyey,wuxuuna mid kasta u akhrinay.aa siiqad,dc. lagu cJl,aartointa uusan dhaaran, kaddibna markhaa.tigu wuu dhaaranayaa isago0ku 500 ,celinaya .s.iiqaddadhaarta.

Waxaa w.aajih ah in la tixgeliyo diinta Ull haysto qofk.a markhaa-tiga ah, haddii ur.san lahayn diir~ wax.aal 100 sheegay.aa in uu ku dhaar-to :sii,qadia sharafta c.b..

Waa in qofk.a maragga ah marka hor,e la~ tilmaamaa nU.,ga::iis3iyo dhammaan wixii astaamaah 00 kale ee lagu aqoonsan kar-o.

Waxaa Garsooraha u Bannaan mUll ku xiqiiqsado runta maraggaqalab kasta vo la500 gudboonaada.

Gars:ooraha wuxuu wax ka weydiinay.aa; maragga irlUUka jaw,aa:-bo arrimihii 100 wacay, hase yee;shee 'GarSlooraha waa u bannaan tahayinuu u jeediyo maragga su',aal kastaoo uu! arkaayo inay waxtar leedahaysma isaga laf ahaaiIltiisa ha 11 jeediyo ama ,dhinCllc.yadahaweydiisteene.

HIlla bannaana dhinacyada iyo Xeer Ilaaliyaha Guud, hadciii uuka 500 qayb galo, inay wax warsadaan maragga toos ahaan.

, Waa: u bann.a'an tahay inUll iska hor keeillo laha m.arag hadd.ii ma-rag fm;k,ooo.u w,ax iskJ-.ilaaf ihi ka muu,qdo, •••

CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

Page 5: HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

Waa bannaan tahG.Yin lagu ciqaabo maragga la wacay . wicitaanhagaagsan 00 aan imaan, ciqaah ganaax u dhaxaysa 20 Haa 200 ShilinSoomaali ah. .

Waa II bannaan tahay isla garsooraha &00 Si<1Qll"ayganaaxa in uuka noqdo ha-ddii.uu yimaado mara,ggu mar d~be uuna keeno ashaabm<lcquu1ah 00 jid,e:yneysama.qnaanshlhiisa.

Qooobka 184aad

Diididda maragfurka iyo been ka sheegiddeeda

Hadciii Ull d:iido markhaatigu sabah la'aan inuu maragfuro,2.ma uu ka aamuso, ama been cad uu ka s.h.eego, Garsooraha waxaau bannaan irr:uu gaarsiiyo xafiiskaX!eer-Ilaaliyaha Guud.

Wax,aana u bannaan in '1.111 amro in 1a xiro maragga mararka aynrrintu intaa ka caus, tahay.

Qodobka 185aad

Waa u bannaan tahay -Garst00rarJ..ainta ay soooto haari5ta sugiddainuu fatasho mee1aha iyo alaahta guurtada ah iyo maguurtadaba iyodadka intaba.

Waxaa kaleetoo u bannaan inuu kaahneesto khabiir farsam.'lyaqaanah, inuu wax weydiiyo markhaatiyaal iyo inUtl. ku kaoo wax alIa \vixijtoos-.n u ah in baaristaasi ku dhammaato si wacan.

SOD DHEXGALKA DHINACA SADDEXAADIYO MIDAYNTA DACWADDA

Im.aanshaha dhinaca saddexaaci ee soo dhexgelaaya

\Vaxaa w:aajib ku ah dadka saddexaad ee doonaayaan inay S{)0dhexgalaan dacwadda, in ay yimaadaan fadhiga,50ona dhigaan Xafiis-ka Kaaliyaha warqad caddaynays:a. soo dhexgalka iyo nuqullada dhi-nacyacia. Dokumentayaalka iyo Wakaaladda .

. ;~ddji srOodhexgalku uu yimaado Xafii.s.ka kaaliyaha: kaaliyaha W3xaakork.ij~aah inuu gaarsiiyo dhinacyada kale ee hore Dacwadda U 'Jogay.

CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

Page 6: HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

Qodobka 187aad

,Soo Dhexgalka ka darr,heeya fadhiga koowaad, -

Waa iniaan kar,aa: &>0 dhexgalka ,dhinac,a saddex;aad ilaa inta' dfl'C~wadda loogu dir,aayo xukun. ' ,

Laakiime, ha.ddii ay timal1do kaddih fadhiga hore" dhinaca sad-dexaad ma samayn karo waraaqooyin, aan 100 oggolayn dhinacyada ka-le.

Qodobka 188,aad

U yeeriQ;da dhinaca Saddexa'ad

Dhinaca doonaya inuu soo dt..:exgeliyo dad .saddexaad waxaa wa2jibku ah inuu ugu yeero fadhiga koowa ad, ayadoo la tixgelinaay.a waqti-yada lagu shecgay qodobka 121.

Garsooraha w:aa u hannaan tahay, haddii la wcydiisto inUll siiycwaqti lagusoo geliyo dhinaca ;s,addoexaadisa~oo u qabanaaya fadhicumbo

Qoaobka 189:aad

U yeeridda dhinaca saddeex.:lac. eeGarsvoraha

W,aa u bannaan tahay GaGooraha inUll; U waco Dacwadda goarkasta dhinaca saddexaa!tl, asagoo amraaya' dhinacyada inay u yeeraansi uu uga qaybgalo fadhiga uu u qabtay DacwaG:daCilS.

Haddii dhinacyadu midkood uu sameynin y,eerid,da GaE.Qorshawuxuu amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda.

Qodobka 19'Oaad

Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay

Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu ku ~maan ka-raa asagoo yim;13rla ama keena warqad Daowad ka qaybgalkaah.

Qodobka 191aad

Midaynta q:aadidda garmaqalada ku s,aabsan halDacwo ama Dacwadaha isku xiran

Haddii laga oogo Maxkamad keli ah horteed Da,ewooyin badan00 isku mid ah, Maxkamadda ayaa amraysa in la mideeyo.

Midaynta waxaa amr.aaya Gudtioomiyaha Maxkamad'da ha-ddii daoC-wac.ahaas ay ka hor oogan yihiin G<lr8'oorayaal kala duwan ·ee:ka mid ahMaxkamaddaas.

Isla sidaas waxaa lagu dhactayaa dacwooyinka isku Xlran iyokuwa iska farcama, sida ay sheegayaan Qodobada 19 iyo 20.

CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

Page 7: HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

MADAXA SADDEXAAD

DHAMEYNTA DACWADDA.

Qodobka 113~2aad

Doodda dacw8Jdda

Kaddib markii Garsoorohu ka dhegeysto doocida ladaba dhinacfadhiga ugu dambeeya dacwo qaadista wuxuu dacwadda u dirayaago'aan.

Qodobka 193aad

Qaa:das.hadaGo',aanka

Go'aanka waxaa lagu qaadanayaa ka tashiga, haddii Garsoora;y,aalbadar. ka qayb galaa.n ,dacwa qaadhta waa. inay Gdaar.ka ka qaybga-laan.

X,eerka a.yaa xaddidaya gooraha gars,ooraha k.eligiis 'Uti, 'Qlood-da .q.aadayo,go~aankana uu wo s.aarayo Guddi garsoor ah ee 100 ma-ga,c:aabo. .

Haddii go'.aanku ka 500 fulay 'Guddi waxaa: go'alinka laguqaada-nayaa ,aqlabiyaadda codka. ugu 'damheysta waxaa rook:!. bixin.lya Gud-doomiyahll Guddiga.

Dulucda go'aanka waa in laga XllS:a1lxukunka lagu dhawt1a.qay'.:,waxaana waajili :ah in la qoro ashaabta go'a.a.nka intaan la faaIin xu-kunka.

Qodobka 194aad

Go'.aan ka gaIirriddaweydiisyada iyo wax ka qabiddooda

Gorsooruhu w.aa:in uu go~aan kagagaaraa xukunka Ull ku dha-maynayo Dacwadda, dhammaan wixii weydiisyo ah iyo wax ka qabid-doona.

Qodobka t9Saad

Saandda xu xaddidan 00 ku meel gaar ah.

Haddii la huho jirista xaqa, hase yeeshee khilaaf ka taagan yahayinta uu le'eg yahay xaqa la mutaystay, waxaa u bannaan Garworahahaddii dhinacyada midkood weydiisto in Ull ku ekaado xukun guud eeguci.idah isagoo amraya in ay dacwaddu .socoto si 100 xaddido inta uule'e:gyahay xaqu.

~Waxaa markac.6 U bann1an 'Garsooraha isagoo cuskanaya dadaal-

kiisa xilkaska ah markii dhinacyada midkood weydiisto in uu ku laa-simiyo deynqabaha in uu dhiibo oqaddar l.scag ah ku meel gaar ahaan.

CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

Page 8: HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

Qodohka 196aa d

Habka go'aannada Gar$ooraha ee ;aan dhammaynayn Dacwadda.

Mararka uu GarSiOoruhu awoodi waa.yo in uu Dacwad 100 dira)oxukun ka 500 saaro go'.aan dhammeeya Dacwadda, wuxuu soo suarayaaarnar ku habhoon in dacwadda la sii socodsiiyoama la keeno sugidcU5ub ama shey kasta 00 Ull. arkahayo in uu yahay lagama maarmaan.

Qadobka 197aad

Amarrada ka ,5100 baxa Dacwadda dh~rxdeed.a

Amarrac.a sid:aa:ku 6100 haxa ma hor joogsanayaan. dhammaynt:aDacwadda, goorkastana waxJaaJwax ka beddeli kara ama ka noqon ka·

i isla Garsoorihii 50,)0 saaray, kaasoo aWlOodu leh . dhammaa.n waxaJ.1aalewixii ku saahsan sii qaadista Dacwadda.

Qooob ka 1918aad

Fulinta ku meel gaarka ah

Waa harmaan ta:h~y in 1a fuliyo xukumada laga qaatay ra-cfaanbfulitaan meel ku gaar ah, dbammaan ama dhammaan la'laQIl haddii si-daas uu weydiisto dhinacyada midkood, dacwadd1lIla ay ku dhis.antahay qor.aallo rasmi ~\ ama la aqoonsan: yahay arr.lJGixukun horey udhammaaday (s,e.ntenzapassata in gi.uclicail:a)ama dib u dhigidda fulintaay ka dhalanayso IdhihaatJulculus.

W:aain laamraa fulinta ku meel·gaar.kaah-cee X11kumada ku;saa:b~san dhiihista ·ku meel gaarka all i;yo .hixinta.-ma$mu.fka, hadd.ii dhinac-yada midkood sidaassoo war5a.do.

Amarka ama ka noqoshada fulinta ku mee! gaarkaah ee M,aiX.kamaddaRafcaank~

Haddiiay ka la~usto Maxkamadda noose weydiinta fulinta kumeel gaarka ah ama ay dildo, waxaa u hannaan dhinaca dantu ugu jirtom Uti,ku weydiisto skiaas. Maxkama{i,da Rafcaanka, rafcaan asH ah amamid ka hortag ah.

Waa u bannaan tahay dhina<:a kale in uu s.idoo kale weydiisto Max-kamadda Rafcaanka in ay ka IlJoqoto ,amarka fulinta ku med gaarka ahama ay joojiso fulinta ay billowday.

CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

Page 9: HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

Xukumaca la doonayo in Ull u hillowio waqtiga racfaanku waxaalagu gaarsiinayaa wakiilka Dacwadda ama dhinaca sida lagu soo i:ad-deeyey qodohka 124.

Waa u baIlnaan tahay had iyo }ee.r Garsooraha soo s.aaray Xl1kun-ka ama amarka haddii sidaa5 ay warsadac.n dhinacyada midlwod amanaftiis~rb-a inm:: s.axo gafafka maa.diga ah ama. kuwa ku saabsan xi5aab-ta ee Uti ku dhacay markii Ull qorayey Xukunnada.

Gar500ruhu wuxuu k.u gaaraY:da!amar 5aXidda lagu sheegay qodo-bka hore haddii uu jiro heshiisdhinacyada ee:ku saabsan 5axidd a,haddii kale wuxuu ~oo s.aarayaa amar kaddih markuu dhegeysto dhi-nacyada. Waxaana waajtb kuah Gar-SiDorahamUll ku tilmaamo go'aan-ka uu gaaray geesta xukunka asalka ah ,ee uu saxay.

MADAXA LIXAAD

QAADIDDA DACWAODA DHINACYADEEDU .MA:OAN YIHIIN

Haddii Dacwooou.hu imaan waayo Maxkamadda, waa uu bannaantBhay Garsecoraha inuu. aITJO in Dacwadd.a laga tirtiro huugga Dacwa-<iaha, una caddeeyo in dacwaddii ay dhacday ..

Haddiise Ull yimaado dacwey5anah uur..a weydiisto in in da·:::wad-dii la wado dacwoodaha 00 maqan; Gors{)Oraha wuxuu go'aan ku ga,,-rayaa .maqnaanshaha dacwoodaha WUXUllIlaamrayaa v.:adidda Dacwad-cia.

CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

Page 10: HN[NQ!UWTHJIZWJ!HTIJ!5=;8!,Xvthsp-! Habka … amar kl.l gaarayaa tirtiridda Dacwadda. Qodobka 19'Oaad Imaansha dadka saddex!lad ee la wacay Dhinawsadd;exaad iCe 100 wacay D-c.:cw!l!(i.c.a,wuxuu

Haddii uu maqnaado dacweysanaha, Maxkamadduna soo j.eedisoceeb ku lug leh gaars.iinta wadidda, Maxkamadda waxay u qabar:ays,aadacwadaha waqti go'an ,ee uu ku cusbooneysiiyo wadd.da,cushoonayn-ta waciddu waxay baClJjinay.s:aa;dhiciddaciacwadda. Haddii uu dacwey-sanaha irnan waayo fadhig£ cusub, GarslQorahu marka laga reeboqaybta lagu sheegay qaybta 1.l,gudamhaysta ,ee Qo<iohka 117, wuxuucaddaynayaa maqnaanshihiisa, wuxuuna amrayaa wadidda dacwadda.

Haddii dacwooduhu fulinwaayo amarka ,eushoonaynta gaarsiintawaddda, GarSiooruhu wuxuu arr...ray.aa in dacwadda laga tirtiro HuuggaDaewadaha, dacwadduna sidaas:ayey ku dhac.ays.aa.

Go'aannada amnaQi)'ahawta, w~ydiinta CU5UO, ka hor-tag,ga amadacwooyin ·cusub waXJaQIla gaars:iinayaa dhina;ca maqan naftiisa qofahaan.

Waraaqooyinka kale 00 dhan. waxaa 100 qaadanayaa in ogeysiin-tooda ku dhanlluaatomarka la dhigo Xafiiska Kaaliyaha.

Xukunnada waxaa. la gaarsiinayac. dhinaca naftiisa.

. Waa u bann:aan tahay dhinaca la cadde.eyey maqnaanshihiisa inuuyunaado goor kasta, -a&a.gQOdhigaaYD j:aw:aab oelinta d2CWa.d.cl:a-XafiiskaKaal~yaha, ama yimaado faGhiga dacwadcta,. ilaa inta dacwaddaaan 100dirin xukun.

Wa~ u. bann~~ tahay inuu weydiisto Gars-ooraha, markuu yimaa-do kacidlb, In la SllyO waqti uu kudiyaariyo di£aCJCahor,ex uga reebnaa.

. Garsooraha n:-arkuu miisaamo sababaha keenay maqnaanshaha iyom~y hahhon tahay In la,oggolaado weydiinta kor lagu soo sheegay,go aar. ayuu ka gaarayaa WUxuuna &00 ~aarayaa.amar.

CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com