1
Marmar cab Marmar dhif ah cab 2% NO FAT In badan ka cab Biyo aan lahayn wax calorie-ah Shaah / qaxwo sonkor la’aan ah Caano subagu ku yaryahay (1%) ama dufan lahayn, waxba lahayn Biyaha tuubada Minneapolis Cabitaan macaan la’aan ah Caanaha dufanka laga dhimay (2%) ama waxba aan lahayn Cabitaanka laga sameeyay miraha ama qudaarta (100%) Cabitaanka fudud (tusaale: soodhada) Cabbitaanada isboortiga iyo kan tamarta Cabitaanada miraha ah iyo kuwa la isku dardaro Caanaha dufanka leh ama wax dhadhan leh lagu daray Cabitaanada kale ee la macaan iyay WAD! HAKI! JOOJI! KA FIIRSO waxaad cabeyso kabasho kasta wey tirsantahay Mashruucan waxaa taageera Waaxda Caafimaadka ee Minneapolis, waxaana maalgeliyay Barnaamijka Horumarinta Caafimaadka Gobolka, Waaxda Caafimaadka ee Minnesota

In badan ka cab WAD! - Rethink Your Drink · 2017. 5. 11. · ah iyo kuwa la isku dardaro • Caanaha dufanka leh ama wax dhadhan leh lagu daray • Cabitaanada kale ee la macaan

  • Upload
    others

  • View
    0

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

  • Marmar cab

    Marmar dhif ah cab

    2%

    NO FAT

    In badan ka cab• Biyo aan lahayn wax calorie-ah• Shaah / qaxwo sonkor la’aan ah• Caano subagu ku yaryahay (1%) ama dufan lahayn, waxba lahayn• Biyaha tuubada Minneapolis

    • Cabitaan macaan la’aan ah

    • Caanaha dufanka laga dhimay (2%) ama waxba aan lahayn

    • Cabitaanka laga sameeyay miraha ama qudaarta (100%)

    • Cabitaanka fudud (tusaale: soodhada)

    • Cabbitaanada isboortiga iyo kan tamarta

    • Cabitaanada miraha ah iyo kuwa la isku dardaro

    • Caanaha dufanka leh ama wax dhadhan leh lagu daray

    • Cabitaanada kale ee la macaan iyay

    WAD!

    HAKI!

    JOOJI!

    KA FIIRSO waxaad cabeyso

    kabasho kasta wey tirsantahayMashruucan waxaa taageera Waaxda Caafimaadka ee Minneapolis, waxaana maalgeliyay Barnaamijka

    Horumarinta Caafimaadka Gobolka, Waaxda Caafimaadka ee Minnesota