Nafaqada · PDF filecaruur da’doo ay u dhexeyso 6-59 billood oo ku kala noo Hargeysa, Burco iyo ... wariyey tuuladda Hayo oo ku taala meel 37km ... waxay ku jiraan heer

  • Upload
    buinhu

  • View
    245

  • Download
    14

Embed Size (px)

Citation preview

  • FSNAU

    Guudmar

    Map 1: Xaalada Nafaqada ee August, 2012

    Warbixinta Xaalada Nafaqada ee hada ka jirta Deegaanada Barakacayaasha ee Gobollada Waqooyi iyo Bartamaha

    Barakacayaasha gobollada dhexe iyo kuwa waqooyi ee Somalia ayaa waxa ay ku sii jiri doonaan u nuglaansho xaalad hubaal laaan cunto iyo nafaqa daroba waxaana ugu wacan joogteyn laaanta hab nololeedka, shantii sanno ee la soo dhaafay xaalada nafaqada ee barakacayaasha waxa ay u dhexeysay heer Halis ah Serious iyo heer Aad U Baan Very Critical ay weheliso heerka xanuunadda oo aad u sareeya, galaalgal cuntada nafaqada leh oo hooseeya. qadobadani waxaa uga sii daray galaangalka ku aadan adeega caafimaadka iyo cuntada oo xadeysan heerka guriga, waxaa intaa sii dheer habka quudinta Iyo xanaaneyta caruuta oo aad uga hooseeya sidii la rabey.

    Novembar2012, FSNAU iyo Wasaarada Caafimaadka iyo jaallayaasheeda kale ayaa waxa ay ka fuliyeen sided sahan nafaqo deegaannada barakacayeesha caruur dadoo ay u dhexeyso 6-59 billood oo ku kala noo Hargeysa, Burco iyo Berbara oo (Somlaliland ah,) Bossaso. Qardho. Garoowe. Iyo Gaalkacyo oo (Puntland ah) Magaalada Dhuusamareeb oo dhacda Gobollada dhexe, waxaana la isticmaalay habka SMART. Hadafka laga lahaa ayaa waxa uu ahaa in la qayaasho heerka nafaqada ee barakacayaasha. Natiijooyinkana waxa aya muujiyeen in ay ku kala jiraan xaalad Baan Critical- Aad u Baan Very Critical Marka laga reebo Barakacayaasha Hargeysa iyo Garoowe oo ku jira heerka nafaqa darrida Halis ah Serious. Balse Heerka nafaqa darida Guud GAM iyo heerka nafaqada darida halista ah SAM ayaa waxa ay ku guda jiraan heer xilliyeedkii dadyowgan barakacayaasha ah.

    Guudmar 1Saadaasha Nafaqada Janaayo -Marso 1Warbixinta Xaalada Caafimaadka 2 2Warbixinta Xaalada Hada ka jirta Barakacayaasha Gobollada Waqooyin iyo Bartamaha 2

    Natiijooyinkii Sahanadda Barakacayaasha 3Gobollada Waqooyi Bari 3Gobollada Dhexe 4Gobollada Waqooyi Galbeed 6

    Jadwalka Sahanadda Nafaqada ee Disembar 2012 9

    Map 2: Qayaasta Xaalada Nafaqada ee January-March 2013

    Swiss Agency for Development and Cooperation SDC

    Funding AgenciesTechnical and

    Managerial Support

    November-December 2012Waaxda Falanqeyta Sugnaanta Cuntada

    iyo Nafaqada- Somaliya

    FSNAU NafaqadaWarbixinta

  • FSNAU

    2

    FSNAU Bi-Monthly Nutrition Update, November-December, 2012

    Sidoo kale dhamaan inta badan ee dadka barakacayaasha la sahmiyey, xaddiga wiilasha ee qaba nafaqada darida muddada dhow waxay u muuqdeen in ey ka sareeyeen kuwa gabdhaha. Farqigan waxaa loo aaneynayaa isticmaalka tixraaca jaangooyada kala soo jinsiga ee WHO, kaas oo la ogaaday in uu wiilal fara badan uu si sooc ah ugu muujinayo nafaqa darida mudduada dhow, isticmaalkan tixraaca jaangooyada kala soo jinsiga ee WHO, gabadha dhererkeeda waa in uu ka dheeraadaa wiilka ay isku dhererka yahiin si ay u geli karaan heerka WHZ

  • FSNAU

    3

    FSNAU Bi-Monthly Nutrition Update, November-December, 2012

    Intii u dhexeysay 29kii Oktober iyo 14kii November2012, FSNAU ayadoo kaashaneysa UNICEF Iyo wasaaradda caafimaadka ee Puntland waxa ay si wadjir uga fuliyeen sahano nafaqo oo dhameys tiran deegaanada Barakacayaasha Bossaso, Qardho, Garoowe iyo Gaalkacyo ayadoo la isticmaalayo habka lanada heer ee qayaasta saamigalka u ah xaddiga dadka PPs ee habka muunadaneyta goobta ayaa laga fuliyey mid kasta oo ka mid ah afar-tan goobood ee dadkan barakacayaasha ah, sidaa oo kale sahan nafaqo oo dhameys tiran ayaa waxaa laga qabtay barakacayaasha Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, Qiimeynadani ayaa waxaa loo sameeyey ayadoo qayb ka ahaayeen habka la socod xilliyeedka xaalada si loola socdo heerka nafaqa daridda muddada dhow ee Barakacayaasha Waqooyi Bari iyo Bartamaha Somalia si loogu war geliyo fara gelin wax ka qabad hagaagsan u horseeda dadkan sida aad ka ah u nugul. Natiiyoonka waxa ay muujiyeen sawiro isku jir ah, In wax xoogaa ah ay ka sii dareyso Bossaso xaalada oo ahayd mid Baan Critical noqotayse xaalad Aad U Baan Very Critical halka ka soo rayni ka muuqato Barakacayaasha Garoowe oo ku jiray Xaalada Baan Critical hadase xaalad Halis ah Serious. Barakacayaasha Gaalkacyo se waxay joogteeyeen xaalad Baan Critical, halka Barakacayaasha Qardho iyo Dhuusamareeb ay ku jiraan xaalad Aad U Baan Very Critical waana heerkii lagu warbixiyey qiimeyntii xilligii Guga 2012, si kastaba ha ahaatee waxa ay ku jiraan heer xilliyeedka caadiha ahaa ee dadkan. Sababaha xaaladan joogtada ah ayaa waxaa lala xariirinayaa arimo badan sida cayrtoobida, xoolaha nool oo ka dhamaaday, sicirka cuntada oo sareeya, Gargaarka bani-aadanimo oo aad u xadeysan, barakaca oo weli socda ayna ugu wacan tahay colaadaha weli ka jira Koonfurta Soomaaliya.

    Barakacayaasha Gobollada Waqooyi Bari

    Bossaso: Tiro guud oo ah 797 caruur ah oo dadooda u dhexeyso 6-59 bilood oo ka soo jeeda 489 guri oo ka iyaguna ka soo jeeda 28 goobood oo si baqti nasiib ah lagu soo xushey ayaa qiimeyn lagu sameeyey Barakacayaasha magaalada Bossaso. Natiijadana waxa ay muujisay in heerka nafaqa darida guud GAM ahaa 20.6% (17.1-24.6) iyo heerka nafaq darida halista SAM 4.3% (3.0 - 6.1), ay weheliso afar (0.5%) Xaaladood oo Barar ah, tiro dhexaadka weight-for-height Z score ayaa aheyd -1.11 1.04 tani waxa ay muujineysaa inuu jiro baahsanaan culeys dhac ka sii liita marka la barbar dhigo ticraaca dadyawga ee WHO 2006. Si muuqata wiilal ka badan (24.1%) kuwa gabdhaha (17.8%) ayaa waxa ay qabeen nafaqada darida muddada dhow marka lagu saleeyo WHZ

  • FSNAU

    4

    FSNAU Bi-Monthly Nutrition Update, November-December, 2012

    (0.25-1.39) ee lagu war bixiyey sahankii May 2012. Barakacayaasha Garoowe waxa taariikh ahaan laga soo war bixinayey heer degan oo ah heerka nafaqada ee (Halista-Baan) Serious- Critical ee ilaa June 2010. Wax ka qabashada ay wadaan hayadaha dowliga ah, kuwa aan dowliga aheyn iyo taageerada Qurba joogta ayaa gacan ka geystey hasilinta iyo hoos u dhigida suurta galnimada in ay ka sii darto xaaladda dadkan aad u nugul. Si kastaba ah ahaatee cadaadiska dhaqaale ee saran bulshadan marti helisay Barakacayaasha ka soo cararaya colaadaha ka sii soconaya Bartamaha iyo Koonfurta Somaliya ayna weheliso fursadaha shaqo oo iska xadeysan iyo sicirka cuntada oo aad u sareeya sii adkeeyey galaangalkii cuntada iyo illihii dhaqaalaha ee Barakacayaasha (Jaantuska 2)

    Gaalkacyo: Wadar caruur dhan 900 oo dadooda u dhexeyso 6-59 bilood oo ka soo jeeday 526 qoys oo iyaguna ka tirsanaa 28 goobood si baqtinasiiba ah lagu soo xushey ayaa qiimeyn lagaga sameeyey Barakacayaasha Gaalkacyo. Natiijada sahanka waxay ku war bixisay in heerka nafaqa darida guud iyo nafaqa darida halista kala ahaayeen 17.0% (13.9-20.6) iyo SAM 4.4% (3.1-6.3) waxaa ka mid ahaa 3 xaaladood oo Barar ah (0.3%).Waxa ay muujineysaa xaalada nafaq oo Baan Critical oo joogtowday. Saamiyada qabay nafaqa darida muddada dhow ee wiilasha iyo gabdhaha waxa ay ahaayeen kuwa isku dhow ayadoo wiilasha ahaayeen (18.8%) halka gabdhaha (16.5%) ka ahaayeen, Tani waxa ay mar kale la mid tahay natiijooyinkii sahankii May 2012 kuwaas oo qorayay heerarka nafaqa darida guud iyo midda nafaqa darida halista ah oo kala ahaa GAM iyo SAM 19.2% (16.1-22.8) iyo 4.1% (3.0-5.6). Dib u jaleecida 3 bilood ee heerka dhimashada guud iyo dhimashada caruurta 5ta sanno ka yar ee Barakcayaasha Gaalkacyo ayaa kala ahayd 0.06 (0.01-0.24) and 0.22 (0. 05-0.92), waxay labaduba muujinayaan heer la Aqbali karo Acceptable marka loo eego habka Abla-ableyta WHO, waxayna la mid yahay heerkii dhimashada guud CDR iyo dhimashada caruurta 5ta sanno ka yar U5DR ee lagu war bixiyey sahankii bishii May 2012. Gaalkacyo/Margaaga waxa weli marti gelineysaa qoysas fara badan oo ay Cimiladii kukukeyd ay ka lumisay xoolahoodii iyo kuwa ay dhacdooyinka colaadhaha ka jira bartamaha iyo koonfurta Somaliya soo barakiciyeen ayadoo gargaarka bani=aadanimo oo ay helaan uu aad u xadaysan yahay waxayna u nugulm yahiin sugnaansha Laaanta cuntada iyo nafaqa darida ku soo beegmata isbedelada sicirka cuntooyinka iyo galaalgal xumida adeegyada caafimaadka (Jaantuska 2)

    Barakacayaasha Gobollada Bartamaha

    Dhusamareeb/Guryaceel: Qiimeyn nafaqo oo dhameystiran ayaa laga fuliyey Barakacayaasha Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud kaas oo caruur dhan 571 dadooda u dhexeyso 6-59 bilood oo ka soo jeeda 11 goobood oo Barakacayaal ah. Natiijooyinka waxa ay qorayaan heerarka nafaqa darida guud iyo heerka nafaqa darida Halista ah oo kala ah GAM 22.6% iyo SAM rate of 5.8%, taas oo muujineysa heerka nafaqada inuu joogteynayo mid Aad U Baan Very Critcal heerarkani waxa ay la mid yahiin kuwii lagu war bixiyey sahankii Muunad goobeediisa yareyd ee May 2012 ee isla dadkaasi lagu sameeyey kuwaas oo galaangalka ay u leeyahiin gargaarka bani-aadanimo uu xadaysan yahay waxayna ku tiirsan yahiin gargaarka ay ka helaan bulshada iyo daqliga ay ka helaan fursadaha shaqo ee xoogsiga ah si ay cunto ugu garaan. Dakani waxa ay ku sii jarayaan xaalad u nuglaansho daran oo xagga nafaqa darida ah, sugnaansho laaanta cuntada iyo dhabaatooyinka oo xagga caafimaadka ah ayadoo ay Barakacayaal cusubi ay weli wadaan iska daba noqodka horay iyo gadaal ay ugu dhaq-dhaqaaqayaan ayagoo ka baxsanaya colaadaha ka jira qaybaha koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya,.

    Gebagebadii Xaalada nafaqada waxa ay tahay mid Aad U Baan Very Critical goobaha Barakacayaashan Boassaso, Qardho oyo Dhuusamareeb , halka Barakacayaasha Gaalkacyo xaalada tahay mid Baan Critical Barakacayaasha Garoowe ay xaaladooda nafaqo tahay mid Halis ah Serious arintani waxa ay muujineysaa muuqaalo isku jir ah oo ka sii daris ah Bossaso xaggeeda, ka soo rayn dhanka Garoowe iyo joogtoobid (Nagaansho) oo xagga Barakacayaasha (Qardho, Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb) ee heerkii lagu war bixiyey sahankii May 2012. Si kastaba ha ahaatee heerarka ayaa wax ay yahiin kuwaguud ahaan iska degan oo