27
Page | 1

Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

  • Upload
    others

  • View
    5

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 1

Page 2: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 2

Page 3: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 3

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

GOLAHA WAKIILADDA

Wax Ka Bedelka Qodobka 8aad Ee Xeerka Ka Hortaga Xaalufka

Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98)

Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL

Markuu Arkay:-

Qodobka 18aad ee dastuurka qaran ee Dawladdu ku waajibiyay ilaalinta fayo-qabka degaanka iyo dhawrista khayraadka dabiiciga ah.

Markuu ku Arkay:-

Soo jeedinta golaha guurtida ee wax-ka-bedelka qodobka 8aad ee xeerka ka hortaga xaalufka iyo nabaad guurka (XeerLr.04/98) ee ku saabsan shimbiraha iyo ugaadha JSL

Markuu Dhagaystay:- Xogwarankii wasiirka wasaarada horumarinta reer miyiga iyo deegaanku ku iftiimiyay baahida kaliftay wax ka bedelka qodobka kor ku tilmaaman.

Markuu Ka Dooday:- Muhiimada wax ka bedelka qodobkaasi si yeelanb karto horumarinta u gaadha, shimbiraha iyo degaanka dalka JSL

Page 4: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 4

WUXUU ANSIXIYAY WAX KA BEDELKAN:-

Qodobka 8aad Ee Xeer Lr:04/98 Oo Ku Saabsan Ugaadha Iyo

Shimbiraha Waxa Loo Bedelay Sidan:-

A) Waa Mamnuuc u gaadhsiga ka baayac-mushtaraynta,dhoofinta iyo bixinta nooc kasta oo ugaadh iyo Shimbiro ah,oo aanay ku jirin kuwa beeraha wax yeeleeya sida xamraha (Quela Quele)

B) Noocyada u gaadha ee hoos ku qoran dawladdu waxay samayn kartaa xidhmooyin u gaara oo lagu badiyo isla markaana inta dheeraadka ahna lagu bedelan karo noocyada u gaadha ee inaga tafiir go’aya ee ku noolaan kara dhulka Somaliland.

1)Gumburi(Wild Ass) 7) Deero (Speke Gazette) 2)Shabeel (Loeperd) 8) Goodir (kudu-Major) 3)Harimacad(Cheat) 9) Dinad dibadeed (Servel Cat) 4)Libaax (lion) 10) Cawsha (soemerring Gazette) 5)Guduudane(Lynx) 11) Beira (Beira) 6)Dabo tag(Dibtag Gozolle)

C) Wasaaradu Waxay u aqoonsan tahay, kana samayn doontaa “Parks” lagu ilaaliyo laguna dhaqo u gaadha meelaha hoos ku qoran iyo meeshii kale ee loo garto. 1) Saraar 6) Taleex Ilaa Xudun (Dhoodi) 2) Jidhi Silil 7) Yagoori (mashruucii Dhalan rogaAdhiga) 3) Lawyo-Cado 8) Bixinduule ilaa suryo 4) Bulaxaar Ilaa Berbera 9) Baarcad Ilaa Ceel-xume 5) Xagal 10) Karmaan ilaa sool Geri.

ALLAA MAHADLEH

Maxamed Xuseen Cismaan Axmed Maxamed Aadan Xoghayaha Guud Ee Golaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Wakiilada JSL

Page 5: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 5

Page 6: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 6

Page 7: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 7

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Xeerka Ka Hortaga Xaalufka Iyo Nabaad Guurka

(Xeer Lr. 04/98)

Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland.

Markuu Arkay:- Qodobka 16aad ee dastuurka oo tilmaamaya in

dawladda dhexe masuul ka tahay kheyraadka dabiiciga

ah, kuna waajibiyay in ay qaado talaabo kasta oo sida

haboon loogaga faa’daysan karo kheyradkaas.

Markuu Arkay:- Qodobka 26aad ee dastuurka oo waajibiyay in dawladdu

mudnaanta koowaad siiso daryeelka iyo ilaalinta

degaanka, kana tabaysato sidii looga hortagi lahaa

aafooyinka dabiiciga ah ee ka yimaada baabiinta

degaanka.

Markuu Ogaaday:- Sida ba’an ee loo gumaadayo dhirta loona baabiinayo

bii’aadda oo maraysa heer aad u xun oo aan la eegan

Karin.

Markuu Ka Dooday:- Qodobada mashruuc sharcigan ,kadib markuu

dhagaystay soo jeedimaha iyo talooyinka guddi-

hoosaadkiisa arrimaha bulshada iyo iftiiminta uu ka

bixiyay wasiirka ku shaqada leh.

Markuu Ku Qancay:- Sida daran ee loogu baahan yahay sharci xakameeya

nacabka degaanka, laguna soo celiyo dhulka

nabaadkiisii.

Page 8: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 8

WUXUU SOO SAARAY XEERKAN

Qodobka 1aad :-

Dhirta aan Mamnuuca Ahayn

A) Dhirta aan mamnuuca ahayn ee lagu jari karo ruqsad ay bixisay ama amar cad oo ka soo baxay wasaaradda horumarinta reer miyiga, daaqsinka iyo degaanka waxay ka yihiin:- 1. Beeyo 16. Ganlaalo 2. Bidin (Malmal) 17.Bisiq 3. Jeerin (Danno) 18.Xaskul 4. Dharkeyn 19.xarar 5. Garas 20. Kulan (Sheelax) 6. Lebi 21. Cansheendi 7. Meydi 22.Dheygaan 8. Maraa 23.Dhamal 9. Xuyeen 24. Yaaq 10. Cadaad 25.Mataan Biyood 11. Folaa 26. Shorrey 12. Kabxan 27. Reydab 13. Dheydey 28.Dheynta 14. Ximir 29.Kidi 15. Gob 30.Galool

B) Qof kasta oo amar la,aan ama ruqsad la,aan ku jara, guba,rida, dhaawaca u isticmaala midhihiisa baayacmushtar, dhoofin ama warshadayn wuxuu mutaysanayaa ciqaabta qodobka 10aad ee xeerkan.

Page 9: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 9

Page 10: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 10

Qodobka 2aad

Dhirta mamnuuca ah

A) Dhirta goynteeda iyo gubideedu mamnuuca tahay guud ahaan dalka JSL, waxay kala yihiin.

1. Yicib 2. Hohob 3. Barde 4. Midho cas 5. Dhafaruur 6. Gomoshaa 7. Xamur 8. Dareemo (cawo-Gaab) 9. Bal-dhoole (Caws) 10. Himir

B. Qof kasta oo gooya, gubba, dhirta ku xusan faqrada (A) ee qodobkan, wuxuu muteysanayaa ciqaabta qodobka 17aad ee xeerkan.

Qodobka 3aad

Seero Keymood Joogto Ah (Absolute Forest For Ever)

A. Seero keymoodka joogtada ah (absolute forest reserve) ee dalka jamhuuriyadda somaliland waa sidan hoos ku qoran:-

1- Geed deeble ( natural park) 2- Debis (plantation) 3- Gacan libaax (natural+plantation) 4- Batalaale (plantation)

Page 11: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 11

5- Libaaxle (natural) 6- Cal madaw (natural) 7- Daalo (natural) 8- Lafaruug (plantation) 9- Law-yacado(plantation) 10- Wager (natural) 11- Cabdil-qaadir(plantation) 12- Jifada keynta (natural) 13- Boorame (natural) 14- Burco 15- Ceerigaabo 16- Caynabo 17- Hargeysa shacab 18- Golis 19- Qaar kale oo magaalooyinka waa weyn iyo degmooyinka loo

samayn doono

Qodobka 4aad

Adkeynta Keymo Seereedyadda.

A. Qof kasta oo kaymaha seere-xiliyeedyadda iyo kuwa joogtada ah ee ku xusan qodabka 3aad ruqsad la,aan ama amar cad la,aan. 1. Gooya, rida ,qaata, gubba, dhaawaca kheyraadka dhirta, amma, 2. Xagaafa, qota, beer ahaan u istimaacal amma u jeedo kale dhul ka

mid ah seerayaasha dawladda amma, 3. Dhista sii furta, ka qabta shaqo amma, 4. Degga, ag degga, dhul ka mid ah seeraha dawladda, amma, 5. Ka taaga guri, dhismo, xero xoolaad ka sameeya, amma, 6. Daajiya, dhex mariya xoolo, u ogolaada daajin xoolihiisa, amma 7. Ku xidha gaaguuri malab ahaaneed, bedela aalada lagu ururiyo

malabka, qaata xabag barsheedka malabka, amma, 8. Waxyeela, riixa, bedela,wareejiya,dhaqaajiya faragelin ku sameeya

calaamadaha seeraha.

Page 12: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 12

Wuxuu muteysanayaa ciqaabta qodobka 17aad ee xeerkan,

B. Haddii qof amar la,aan seeraha gudihiisa Ka goosto daababka, hangooladda, budhadhka, mooyayaasha, bakooradaha, tibaha,IWM wuxuu muteysanayaa ciqaabta qodobka 17aad ee xeerkan.

C. Wasiirka amma cidda u xilsaaran ayaa awood buuxda u leh inuu ruqsad ka bixiyo arrimaha faqradaha (A&B) markay lagama maarmaan noqoto.

Qodobka 5aad

Khayraadka Dhirta iyo Daaqa

A. Qofka lagu helo inuu si sharci la,aan ah ku sito, wuxuu ku difaacana haysan oo ka baayac mushtareeya kheyraadka dabiiciga ah, cawska midhaha ee lagu qabto, wuxuu muteysanayaa ciqaabta qodobka 17aad

ee xeerkan.

B. Alaabta kheyraadka dhirta iyo daaqa ee la qabto, waxay maxkamadu ku wareejinaysaa wasaaradda horumarinta reer miyiga oo markaa iibineysa, wixii ka soo baxana ku wareejinaysa wasaaradda maaliyadda.

Qodobka 6aad

Been-Abuurka Iyo Bedelid Calaamad Seere

1. Qof kasta oo:- A. been abuura, bedela, amma masaxa shaambad calaamadeed amma

saxeexa liisanka amma sharciga amma ruqsadda lagu gooyay xeerkan amma amar kastoo lagu bixiyay amma digniin kastoo lagu bixiyey.

Page 13: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 13

B. bedela, riixa, baabiiya, amma dheegta calaamad kastoo seere-dhireed mid daaq iyo ugaadheed amma mid dhinac ahaan loo isticmaalo ugaadha amma daaqa amma dhulka la ilaaliyo.

C. jabiya shuruudaha liisan kasta amma ogolaansho amma la soo bixi waaya mma la siiyay oo ku saabsan xeerkan.

2. wax kastoo ka soo go’a, kheyraadka dhulka oo gaadiid lagu soo qaado, oo lagula wareego xeerkan waa la xaraashayaa, qiimahoodana waxa lagu wareejinayaa wasaaradda maaliyadda.

3. liisanka dembi lagu helo amma ogolaansho dembi lagu helo waa lagala noqonayaa cidii la siiyay.

Qodobka 7aad Noocyadda Seerayaasha Iyo Sabada Ceelasha

1. Seerayaasha JSL, waxay noqon karaan nooyaddan soo socda:-

A. Seere xilli (seasonal reserve) oo ah mid wakhti go,an la furo, waqti

go,aan la xidho sanadkii. B. Seere abaareed (drought reserve) oo ah dhul seerey waqti dheer

oo aan la furi karin ilaa ay baahi culusi timaado amma abaaro. C. Seere talantaali (rotational reserve) oo ah seere abaareed loo

daaqo si talan-taali ah. D. Seere-joogto ah (absolute reserve) oo ah seere joogta ahaan u

xidhan looguna talo- galay baadhis cilmiyeed amma geedo dabar go’aya.

E. Dhulka la xidhayo amma la seero waa inuu yeeshaa xuduudo la cadeynaayo lana calaamadiyo.

F. Xidhitaanka amma furitaanka seerayaasha goob kasta waxaa lagu furi karaa oo keliya ogolaansho qoran oo uu bixinaayo wasiirka horumarinta reer miyiga markuu la tashado madaxda gobolka iyo dadweynaha ay khuseyso.

Page 14: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 14

2. Dhulka ku xeeran tuulooyinka dhan walba in ah 1km (1km radius) si xooluhu u helaan meel ku filan oo banaan si ay biyahooda u cabaan una nastaan, waxa mamnuuc ah in dhulka sabadda ceelka loo soo jirsado wax ka yar 200 mitir dhinac walba.

Qodobka 8aad

Ugaadha iyo Shimbiraha

A. Waa mamnuuc ugaadhsigu, ka baayacmushtareynta, dhoofinta nooc kastoo ugaadha iyo shimbiro ah, oo aaney ku jirin kuwa beeraha wax-yeeleeya.

B. Waxaa banaan bixinta hadyad ahaaneed ee ugaadha iyo shimbiraha qodobkan ku xusan oo aan ka badneyn mid iyo laba, waxaana bixin kara madaxda heer qaran, gobol iyo degmo.

C. Lama bixin karo u gaadha iyo shimbiraha ku dhaw dabar go,a sida geriga,dameer farawga, goodirka, biciidka iwm.

Qodobka 9aad

Kala-Xadeynta iyo Badbaadinta Dhulka

A. Wasaaraddu mar-aliyaale markii ay la noqoto iney tahey lagama maarmaan, iyadoo ujeedadu tahay haboonaanta dhulka xagga daaqsiinta reer miyiga, beeraha,dhireynta, dhaqaaleynta carrada amma nabaad guurka, amma la doonaayo in dhulka lagu soo celiyo carradii iyo daaqii, iyadoo lala tashanayo wasiiradda beeraha,biyaha iyo xoolaha ayey awood u leedahay calaamadeynta, xaaraantinimeynta iyo kantaroolka qodobadan:- 1. Kala xadeynta dhulka daaqa, beeraha, buuraha u qeydan. 2. Dhulka loo isticmaalo oo loo cayimey xoolo dhaqatada. 3. Dhulka la qodo ama la geed qaado oo loo isticmaalo geedaha

xooluhuna ku naaxaan (Food crop production) 4. Dhulka la gubo ama la jaro geedihiisa

Page 15: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 15

5. Dhulka loo isticmaalo biyo xidheenka,ceelal, togaga dhulka daaqista, beeraha iwm.

6. Dhulka shubka ah iyo dhulka la seero.

B. Wasaaraddu si ay u kaantaroosho dhulka, daaqa,dhirta iyo wixii la xidhiidha ee geedka ka yimaada iyo ugaadha, lagana faa’iidaysto biyaha waxay qaadi kartaa talaabooyinka hoosku ku qoran, iyagoo la kaashanaya wasaaradaha beeraha iyo biyaha.

1. Ilaalinta qararka, dooxyadda, jeex-jeexa ah ee ka baxa dhulka

beeraha ah. 2. Joojinta iyo ilaalinta carro guurka (soil erosion) 3. Horumarinta daaqa ku yaala dhulka Jsl, lana keeno baad cusub oo

ku haboon dhulka. 4. Sameynta beero iyo xerooyin lagu abuuro daaqa cusub ee geedaha

tayada camuuda xoojiya (legumes) ee haboon 5. Dhiirigelinta beeraleyda geedaha tayada leh iyo beero loo abuuro

keydinta geedaha, loona hayo marka loo baahdo (fodder bank) 6. Abuurida shirkaddo xoolo -dhaqato ah, oo xoolaha loo abuuro

waxey u baahan yihiin. 7. Sahaminta dhulka, daaqsinta, buuraha, banaanka iwm ,oo loo

qeybiyo soonayaal is- le’eg oo horumarinta soon-soon loo raaci doono, iyadoo soon waliba yeelan doono lamber u gaara.

8. Sahaminta dhirteena iyo ururinta geedaha dawada leh iyo kuwa tafiir go,ay.

9. Qaadista tiro –koob xoolo dhaqato, xoolo u kala hayaaminta dhulka, xagga beeraha, daaqa, dhirta, cilmi baadhista (land suitability, rangs, lands, agene, forestry , research, etc)

10. Dhiirigelinta iyo cilmi baadhista wixii bedali lahaa dhuxusha geedaha oo casri ah (alternative energy)

Qodobka 10aad

Abuurista Beero Hawlo-Gaar Ah

A) Wasaaradu waxey ogolaan kartaa abuurista beeraha u gaarka ah geedaha xoolaha lagu naaxiyo (Fodder- crop production) Iyo keydinta geedaha iyo cawskooda oo gundhig u noqonaya baanka geedaha (Fodder bank ) in lagu sameeyo meelaha kala ah:-

Page 16: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 16

1. Dhulka loo qoondeeyay beeraha oo keliya (Agri Land Only) 2. Meel kasta oo dib loo soo celinayo loona barwaaqeynayo oo

nabaad guurtay bohol yeelatey, oo debedda ka ah dhulka beeraha loo qoondeeyey.

B) Wasiirka ama wasiir-ku-xigeenka isagoo la tashanaya wasiiradda beeraha iyo xoolaha wuu ogolaan karaa:- 1. Meel lagu kobciyo geedaha, dhirta, ubaxa, ama kuwa xoolaha

(Nursery to raise forestry, ornamental and flowering species and legumes) meel kasta oo aan cidi laheyn, oo aanay ku jiran meel macdan loo qoondeeyey ama dawladdu hawl-gaar ah u cayintay.

2. Meel la xidhey si loo hayo sideeda oo lagu dhaqaaleeyo dabiicadda iyo cimilada, waxbarashana noqota (Absolute natural reserve for scientific purpose)

Qodobka 11aad

Ilaalada Degaanka.

A) Wasaaradani waxey abuuri kartaa ciidan amma shaqaale (Enviroment Protection Rangers) u gaar ah baadhista, qabashada, socodsiinta xeerkan si loo badbaadiyo dhulka, daaqa, dhirta, ugaadha, biyaha iyo wax alaale wixii la xidhiidha degaanka iyo cimiladiisa.

B) Ciidankaas ama ilaaladaas waxaa loo bixinayaa ciidanka ama ilaalada badbaadada degaanka (Environment conservation and protection rangers)

Page 17: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 17

Qodobka 12aad

Horumarinta Biyaha Iyo Bii’adda

1. Xilka wasaaraddu wuxuu yahay horumarinta biyaha loogu talo-galey horumarinta xoolaha iyo daaqa, wasaaraddu la shaqeyn iyo talo waxay weydiisan kartaa hay’addaha kale ee u xilsaaran hawshaas.

2. Waa in ruqsad loo qaataa sameynta berkadaha, tuulooyinka, baliyada

iyo waraha. haddii uu nabad guur ka jiro dhulka ku dhow wasaaraddu ayadoo la tashanaysa, lana go’aan qaadanaysa golayaasha heer gobol, degmo iyo tuulo ee degaankaas waxay awood u leedahay:-

A) Inay baabiiso barkadaha, waraha iwm. haddii loo arko inay dhibaato keenayaan.

B) Inay xidho dhulka ku dhaw kuna abuurto dhirayn dabayl celin ah (shelter bert program)

3. Berkadaha meel kuwada yaal ee samaysmay sharciganka dib,waa in-aanay ka badnaan 35 barkadood.

4. Wasaaradda horumarinta reer miyiga ayaa iska leh ogolaanshaha harooyinka, baliyadda iyo berkadaha dhulka miyiga, ayadoo lala socodsiinayo wasaaradda macdan iyo biyaha.

5. Wasaaraddu waa in ay diiwaan galiso dhamaan barkadaha, waraha, ceelasha miyiga, iyadoo siinaysa lambaro u gaar ah gobol kasta oo dalka ka mid ah.

Page 18: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 18

Qodobka 13aad

Cashuuraha Iyo Khidmadda Ruqsadaha. Wasaaraddu waxay qaadaysaa cashuuraha iyo khidmadda rusadaha ee hos ku qoran:- 1. Ruqsadda cawska (Grass Permit). Sl.Sh. 30,000/= - Cashuuraha cawska B/buurta 3-6 ton ah 20,000/= - ,, ,, ,, ,, 7-19 ton ah 50,000/= - ,, ,, ,, ,, 20 ton ah 90,000/= - ,, ,, ,, Dameeraha &Fardaha ,, ,, ,, 10,000/= - ,, ,, ,, Awrka ,, ,, ,, 10,000/=

2. Cashuurta dhuxusha sl.sh. 200/halkii kiish 3. Cashuurta nuurada/xaabada sl.sh. 10,000/baabuurka 6 ton ah 4. Ruqsadda berkadda sl.sh. 10,000/= barkadiiba. 5. Cashuur berkadda sl.sh. 20,000/= sanadkiiba. 6. Ruqsadaha ganacsiga:- - Liisanka ganacsiga dhuxusha sl.sh 150,0000 - Liisanka ganacsiga xaabada sl.sh 40,000 - Liisanka ganacsiga nuuradda sl.sh 10,0000

7. Cashuurta Xabkaha:-

- Meydiga Sl.sh. 15,000/100kg

Moxorka (fooxa) Sl.sh. 10,000/100kg - Malmalka Sl.sh . 5,000/100kg - Xabkaha kale Sl.sh. 5,000/100kg

8. Cashuurta ganaaxa xoolaha ruqsad la,aan gala seerayaasha ama

beeraha cilmi baadhis, waxa laga qaadayaa:-

- Geela Sl.sh. 1,500/Neefkiiba. - Lo’adda Sl.sh. 1,000/Neefkiiba. - Adhiga Sl.sh. 500/Neefkiiba. - Dameero iyo fardo Sl.sh. 1,000/Neefkiiba.

Page 19: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 19

Qodobka 14aad

Awoodda Baadhista Iyo Qabashada

Shaqaalaha wasaaraddu, sida seere-ilaaliye iyo ilaalada badbaadada degaanka iyo booliiska waxaa loo xilsaarey oo ay awood u leeyihiin iney baadhaan, qabtaana qofkii ku xadgudba xeerkan, iyagoo isla markiiba hor geynaya maxkamadda ku shaqada leh.

Qodobka 15aad

Ruqsad La-Noqosho

A) Qofkii caado ka dhigta inuu ku xad-gudbo xeerkan, ruqsadda amma ogolaanshaha uu haysto waa laga joojinayaa muddo afar bilood ah, waana laga qaadi karaa ruqsadaa.

B) Qof kastoo qaadan waaya alaabta dambiga lagu galay muddo saddex bilood ah, alaabta dawladda ayaa la wareegeysa.

Qodobka 16aad

Xuquuqda Hawl-Fuliyayaasha

A) Qof kasta oo soo sheega ama soo qabta dambi kasta oo ku saabsan xeerkan, waxaa la siinayaa 30% dakhliga ka soo baxa marka la iibiyo waxa la qabtay.

B) Dakhli ururiyayaashu waxey xaq u leeyihiin 30% dakhliga ay soo ururiyeen.

C) Dakhliga xeerkan waxaa si deg-deg ah loogu xareynayaa khasnada dawladda ee ugu dhaw goobta lagu qabtay dakhliga.

Qodobka 17aad

Ciqaab Iyo Ganaax

Qof kasta oo ku xadgudba xeerkan wuxuu mutaysanayaa ciqaabta 6-9 bilood oo xadhig ah ama/ iyo ganaax lacageed oo u dhaxeeya 200,000/= ilaa 1,000,000/=sl.sl. ah.

Page 20: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 20

Page 21: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 21

Page 22: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 22

Page 23: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 23

Page 24: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 24

Page 25: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 25

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

GOLAHA WAKIILADDA

Wax Ka Bedelka Qodobka 8aad Ee Xeerka Ka Hortaga Xaalufka

Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98)

Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL

Markuu Arkay:-

Qodobka 18aad ee dastuurka qaran ee Dawladdu ku waajibiyay ilaalinta fayo-qabka degaanka iyo dhawrista khayraadka dabiiciga ah.

Markuu ku Arkay:-

Soo jeedinta golaha guurtida ee wax-ka-bedelka qodobka 8aad ee xeerka ka hortaga xaalufka iyo nabaad guurka (XeerLr.04/98) ee ku saabsan shimbiraha iyo ugaadha JSL

Markuu Dhagaystay:- Xogwarankii wasiirka wasaarada horumarinta reer miyiga iyo deegaanku ku iftiimiyay baahida kaliftay wax ka bedelka qodobka kor ku tilmaaman.

Markuu Ka Dooday:- Muhiimada wax ka bedelka qodobkaasi si yeelan karto horumarinta u gaadha, shimbiraha iyo degaanka dalka JSL

Page 26: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 26

WUXUU ANSIXIYAY WAX KA BEDELKAN:-

Qodobka 8aad Ee Xeer Lr:04/98 Oo Ku Saabsan Ugaadha Iyo

Shimbiraha Waxa Loo Bedelay Sidan:-

A. Waa Mamnuuc u gaadhsiga ka baayac-mushtaraynta,dhoofinta iyo bixinta nooc kasta oo ugaadh iyo Shimbiro ah,oo aanay ku jirin kuwa beeraha wax yeeleeya sida xamraha (Quela Quele)

B. Noocyada u gaadha ee hoos ku qoran dawladdu waxay samayn kartaa xidhmooyin u gaara oo lagu badiyo isla markaana inta dheeraadka ahna lagu bedelan karo noocyada u gaadha ee inaga tafiir go’aya ee ku noolaan kara dhulka Somaliland.

1)Gumburi(Wild Ass) 7) Deero (Speke Gazette) 2)Shabeel (Loeperd) 8) Goodir (kudu-Major) 3)Harimacad(Cheat) 9) Dinad dibadeed (Servel Cat) 4)Libaax (lion) 10) Cawsha (soemerring Gazette) 5)Guduudane(Lynx) 11) Beira (Beira) 6)Dabo tag(Dibtag Gozolle)

C. Wasaaradu Waxay u Aqoonsan tahay, kana samayn doontaa “Parks” Lagu Ilaaliyo laguna dhaqo u gaadha meelaha hoos ku qoran iyo meeshii kale ee loo garto. 1. Saraar 6) Taleex Ilaa Xudun (Dhoodi) 2. Jidhi Silil 7) Yagoori (Mashruucii dhalan roga adhiga) 3. Lawyo-Cado 8) Bixinduule ilaa suryo 4. Bulaxaar Ilaa Berbera 9) Baarcad Ilaa Ceel-xume 5. Xagal 10) Karmaan ilaa sool Geri.

ALLAA MAHADLEH

Maxamed Xuseen Cismaan Axmed Maxamed Aadan Xoghayaha Guud Ee Golaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Wakiilada JSL

Page 27: Page | 1 › wp-content › uploads › 2018 › 09 › ... · 2018-09-02 · Iyo Nabaad-Guurka (Xeer Lr.04/98) Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda JSL Markuu Arkay:-Qodobka 18aad ee

Page | 27