2
Welcome Center Waxa jira laba siyaabood oo ardaydiina aad ku diiwaan galin kartaan. Diiwaan galinta khadka shabakada (internedka) oo aad ka heli kartid isd191.enrollview.org. Nidaamka diiwaan galinta ee khadka shabakada internedku waa mid sahlan oo si fudud uu waalidku ugu diiwaan galin karo canugiisa dugsiyada Degmada 191, waxa kale oo aad ku diri kartaa dhamman foommamka iyo waraaqaha sharciga ah. Waxaad tigi kartaa Xarunta Soo Dhaweynta (Welcome Center) ee degmada oo aad ka diiwaan galin kartaa canugaada ama caruurtaada. Waxa halkaas kuugu diyaar ah shaqaale kaa caawin doona habka diiwaan galinta. Xarunta Soo Dhaweynta (Welcome Center) – Xafiiska Dhexe Diiwaangalita Degmada191 (Warqda boggeeda kale ka fiiri maabka xafiiska) Diamondhead Education Center Upper Level Parking - Door 1 200 West Burnsville Parkway, Burnsville, Minnesota 55337 Phone: (952) 707- 4180 Fax: (952) 707- 4181 Email: [email protected] Saacadda: Isniinta ilaa Jimcada 7:30 a.m. to 5 p.m. www.isd191.org Ku soo dhawaada Dugsiyada Dagmada 191 ee Burnsville-Eagan-Savage! Waxaan aad ugu faraxsan nahay inuu canugaadu ama caruurtaadu ay imaato dugsiyadeena. Fadlan la imow warqadahaan: Warqad cadaynaysa ardayga da’diisa ama magaciisa (warqada dhalashada, baasaboor, iyo wixii la mid ah.) Warqadii tallaalada ardayga. Lambar telefoon gargaar degdeg haddii loo baahdo waalidka iyo wakiilada. Cadayn deegaan waalidka/wakiilada sida (biilka korontada, gaaska, kirada guriga, warqada heshiiska guriga, ama shatiga gaariga lagu wado, iyo wixii la mid ah). Magaca, cinwaanka iyo taleefon lambarka ee iskuulkii ugu danbeeyay ee ardaygu dhigtay. Waalidiinta/wakiilada waxaa lagu boorrinayaa in ay buuxiyaan foomka isdiiwaangalinta inta’aysan imaan Xarunta Soodhawynta. Foomamka isdiiwaangalinta waxaa laga helikaraa ciwaanka internaydka ee www.isd191.org ama ka qaadan kartaa Xarunta Soodhawynta.

Welcome Center - Burnsville–Eagan–Savage School District191, waxa kale oo aad ku diri kartaa dhamman foommamka iyo waraaqaha sharciga ah. Waxaad tigi kartaa Xarunta Soo Dhaweynta

  • Upload
    others

  • View
    10

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Welcome Center - Burnsville–Eagan–Savage School District191, waxa kale oo aad ku diri kartaa dhamman foommamka iyo waraaqaha sharciga ah. Waxaad tigi kartaa Xarunta Soo Dhaweynta

WelcomeCenter

Waxa jira laba siyaabood oo ardaydiina aad ku diiwaan galin kartaan.

Diiwaan galinta khadka shabakada (internedka) oo aad ka heli kartid isd191.enrollview.org. Nidaamka diiwaan galinta

ee khadka shabakada internedku waa mid sahlan oo si fudud uu waalidku ugu diiwaan galin karo canugiisa dugsiyada Degmada 191, waxa kale oo aad ku diri kartaa dhamman foommamka iyo waraaqaha sharciga ah.

Waxaad tigi kartaa Xarunta Soo Dhaweynta (Welcome Center) ee degmada oo aad ka diiwaan galin kartaa

canugaada ama caruurtaada. Waxa halkaas kuugu diyaar ah shaqaale kaa caawin doona habka diiwaan galinta.

Xarunta Soo Dhaweynta (Welcome Center) – Xafiiska Dhexe Diiwaangalita Degmada191 (Warqda boggeeda kale ka fiiri maabka xafiiska) Diamondhead Education Center

Upper Level Parking - Door 1

200 West Burnsville Parkway, Burnsville, Minnesota 55337

Phone: (952) 707- 4180 • Fax: (952) 707- 4181

Email: [email protected]

Saacadda: Isniinta ilaa Jimcada 7:30 a.m. to 5 p.m.

www.isd191.org

Ku soo dhawaada Dugsiyada Dagmada 191 ee Burnsville-Eagan-Savage! Waxaan aad ugu faraxsan nahay inuu canugaadu ama caruurtaadu ay imaato dugsiyadeena.

Fadlan la imow warqadahaan: Warqad cadaynaysa ardayga da’diisa ama magaciisa (warqada dhalashada, baasaboor, iyo wixii la mid ah.)

Warqadii tallaalada ardayga.

Lambar telefoon gargaar degdeg haddii loo baahdo waalidka iyo wakiilada.

Cadayn deegaan waalidka/wakiilada sida (biilka korontada, gaaska, kirada guriga, warqada heshiiska guriga, ama shatiga gaariga lagu wado, iyo wixii la mid ah).

Magaca, cinwaanka iyo taleefon lambarka ee iskuulkii ugu danbeeyay ee ardaygu dhigtay.

Waalidiinta/wakiilada waxaa lagu boorrinayaa in ay buuxiyaan foomka isdiiwaangalinta inta’aysan imaan Xarunta Soodhawynta. Foomamka isdiiwaangalinta waxaa laga

helikaraa ciwaanka internaydka ee www.isd191.org ama ka qaadan kartaa Xarunta Soodhawynta.

Page 2: Welcome Center - Burnsville–Eagan–Savage School District191, waxa kale oo aad ku diri kartaa dhamman foommamka iyo waraaqaha sharciga ah. Waxaad tigi kartaa Xarunta Soo Dhaweynta

www.isd191.org

Hwy 13

Hwy 13

Nico

llet Ave

Nico

llet Ave

E. Burnsville

Pkwy

W. Burnsvi

lle Pkwy

W. B

urns

ville

Pkwy

Pleasant A

ve

Pillsb

ury Ave

DiamondheadEducation Center

Welcome Center, Diamondhead Education Center, 200 West Burnsville Parkway, Suite 101

35W

35W

35W

BurnsvillePerformingArts Center

Heartof theCity

W. Burnsville Pkwy

N

Welcome Center Diamondhead Education Center, 200 West Burnsville ParkwayPark ee heerka sare iyo soo galaan Door 1