11
Islamic University C.C. Muumin 1 Barashada Cilmiga Dhaxalka Casharka Shanaad

Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 1

Barashada Cilmiga

DhaxalkaCasharka Shanaad

Page 2: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 2

Casabadu waxay wax dhaxlaan markay qaataan dadkii wax loo qaddaray qaybtooda. Casabadu waa qaraabada wax dhaxasha ee aan lahayn nasiib go’an, waxaana loo qeybiyaa seddex qaybood:

CASABADA IYO AXKAANTEEDA

Mid iskiisa casaba ku noqday

Mid qof kale uu casabeeyey

Qof casaba ku noqday la jiranka qof kale

I.

II.

III.

Page 3: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 3

Mid iskiisa casaba u noqday: waana midka wada qaata maalka oo dhan haddii la waayo mid farad leh ama qaata waxa ay soo reebaan kuwa faradka leh, waxayna yihiin:.

WiilkaWiilkaWiilk

iisaAabah

aAwoowa

ha Walaal Aabe Hooyo

Walaal Aabe

Wiil Walaal Aabe Hooyo

Wiil Walaal Aabe

Adeer Aabe Hooyo

Adeer Aabe

Ina Adeer Aabe Hooyo

Ina Adeer Aabe

Dawil Arxaam ama Beytul-maal Toosan

Xureeye ama Xureyso

I.

Sidaan aan u kala hormarinay ayay ugu kala dhow yihiin qofka dhintay.

Casabadu waa ragga wax dhaxla oo idil marka laga reebo Ninka iyo Walaal Hooyo.

Page 4: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 4

Waxaa loo kala hormariyaa casabada iyadoo la eegayo:I. Jihada II. Dhowaanshaha III. Xoogga ama quwada.Marka ugu horreysa waxaa la eegayaa jihadaJihaooyinka waa todobo darajadood oo u kala horeeya sidatan:1.Jihada Wiilasha iyo Wiilashooda.2.Jihada Aabanimo.3.Jihada Awoowanimo iyo Walaalnimada.4.Jihada Wiilasha Walaalaha.5.Jihada Adeerka iyo Wiilashiisa.6.Jihada walaha ama Xoreeyaha.7.Jihada kuwa Raximka u saaxiibka ah (Dawil Arxaam) iyo Baytul-maal.

Sida ay casabada u kala horreeyaan

Page 5: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 5

II. Haddii ay isku jiho noqdaan casabada waxaa la eegayaa sida ay ugu kala dhow yihiin qofka dhintay.•Wiilka iyo Wiilka wiilkiisa waxaa la hormariyaa wiilka.•Aabe iyo Awoowe waxaa la hormariyaa Aabaha.•Aabe iyo Walaal waxaa la hormariyaa Aabaha.•Walaalka iyo Wiilka Walaalka waxaa la hormariyaa Walaalka.•Adeerka iyo ina Adeerka waxaa la hormariyaa Adeerka.•Ina Adeerka iyo xoreeyaha waxxaa la hormariyaa ina Adeerka.III. Haddii ay jihada iyo dhowaanshaha isaga mid noqdaan waxaa la eegayaa quwada, oo ah xoogga uu leeyahay qofka casabada ah. Qofka ugu soo dhowaaday maydka Aabe iyo Hooyo wuu ka xoog badan yahay kan uga soo dhowaaday Aabe kaliya sida:•Walaal Aabe Hooyo waa laga Hormariyaa Walaal Aabe.•Wiil Walaal Aabe Hooyo waa laga hormariyaa Wiil Walaal Aabe• Adeer Aabe Hooyo waa laga hormariyaa Adeerka Aabe.•Ina Adeerka Aabe Hooyo waa laga hormariyaa ina Adeerka Aabe.

Page 6: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 6

Tusaale (1): Qof baa wuxuu ka tegay Aabe iyo Wiil

Tusaalooyin:

1/6

6

Aabe 1

C 5Wiil

Caddeyn: Asalka mas’alada waa lix, waxay ka baxday suduska Aabaha. 5ta soo hartay Wiilka ayaa casabanimo ku qaatay ka horrayn Jihadiisii ay ka horeeyso tan Aabaha Darteed. Inta uu wiil joogo Aabe casabo ma noqon karo.

Tusaale (2): Qof baa wuxuu ka tagay Aabe, Awoowe iyo Walaal Aabe Hooyo

C

1

Aabe 1

x 0Awoowe

Caddeyn: Asalka mas’alada waa hal waxaana qaatay Aabaha, Awoowaha iyo Walaalka waxba ma qaadan, waayo jihadooda ayaa ka dambeysa tan Aabaha.

x 0Walaal Aabe Hooyo

Page 7: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 7

Tusaale (3): Qof baa wuxuu ka tagay Walaal Aabe iyo Wiil Walaal Aabe Hooyo.

C

1

Walaal Aabe 1

x 0Wiil walaal Aabe Hooyo

Caddeyn: Asalka mas’alada waa hal waxaana qaatay Walaalka Aabe, Waayo isaga ayaa ka dhow wiilka walaaka Aabe Hooyo oo jihadiisa ayaa ka horraysa.

Tusaale (4): Adeer Aabe iyo ina Adeerka Aabe Hooyo waxaa maalka qaadanaya Adeer Aabe, Waayo isagaa ka dhow ina Adeerka Aabe Hooyo.Tusaale (5): Walaal Aabe Hooyo iyo Walaal Aabe waxaa wax dhaxlaya Walaalka Aabe Hooyo waayo wuu ka xoog badan yahay Walaalka Aabe.Tusaale (6): Adeer Aabe Hooyo iyo Adeer Aabe waxaa maalka dhaxlaya Adeer Aabe Hooyo waayo wuu ka xoog badan yahay Adeerka Aabe..

Page 8: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 8

II. Mid qof kale uu casabeeyey:- tiradooduna waa Afar

1 2 3 4

Gabadha kaligeeda ama wax ka badan,

waxaa casabeeya Walaalkeed hal

ama wax ka badan.

Gabadh-Wiilka kaligeed ama wax ka badan waxaa

casabeeya Walaalkeed ama ina Adeerkeed la darajo ah, ama ka hooseeya haddii

gabdhaha qofka la dhaxlaya uu ka tagay ay wada

qaateen Thuluthaanka.

Walaasha Aabe Hooyo keligeed

ama wax ka badan waxaa

casabeeya Walaakeed oo ah

( Walaal Aabe Hooyo) hal ama

ka badan.

Walaasha Aabe keligeed ama wax ka badan waxaa

casabeeya Walaalka Aabe

Hal ama ka badan.

.

Page 9: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 9

III. Qof casaba ku noqday la jiranka qof kale

1 4Walaasha Aabe Hooyo ha

lama wax ka badan hadaay la joogaan Gabadha ama Gabadhaha qofka dhintay uu dhalay ama Gabdhaha

ay Wiilashiisu dhaleen waxay noqonayaan

Casabo.

Walaasha Aabe hal ama wax ka badan waxay iyadana casabo ku

noqoneeysaa joogitaanka Gabadha maydka ama

Gabdhaha Wiilashiisu Dhaleen.

Mar haddey Walaasha Aabe Hooyo noqoto casaba la jiran ah, waxay noqoneysaa sida Walaalka Aabe Hooyo oo kale, waxayna xijaabaysaa Walaalka Aabe iyo inta ka hooseeya ee casabo ah.Sidoo kale haddii Walaasha Aabe ay noqoto casaba la jiran ah, waxay xijaabaysaa Wiilasha Walaaluhu dhaleen iyo waxa ka hooseeya ee casaba ah.

Page 10: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 10

Casabada

Dumarka

Dumarka dhamaantood waxay wax ku dhaxlaan farad marka laga reebo tan wax

Xooreysay oo iskeeda casaba u ah.عصبة( ً طرا النساء في منت وليس التي إال

( الرقبة بعتق

Ragga

Ragga dhamaantood waxay wax ku dhaxlaan casabonimo marka laga reebo

Ninka iyo Walaalka Hooyo Ragga

Page 11: Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

Islamic University C.C. Muumin 11

Qeybaha dadka wax dhaxla

Farad iyo Casabo(2)

Farad kaliya( 7)

Ragga (12)

Farad ama Casabo )4(

Nin

Naag

Hooyo

Walaal Hooyo

Walaasha Hooyo

Ayeeyo Hooyo

Ayeeyo Aabe

Wiilka & Wiilkiisa

Walaal Aabe Hooyo & Wiilkiisa

Walaal Aabe & WiilkiisaAdeer Aabe

Hooyo & Wiilkiisa

Adeer Aabe & Wiilkiisa

Xureeye & Xureeyso

Gabadha

Gabadha Wiilka

Walaal Aabe Hooyo

Adeer Aabe

Aabe

Awoowe

•Casabo - haddii aanu jirin farac wax dhaxla.•Farad - haddii ay jiraan farac wax dhaxla oo lab ah.•Farad - haddii ay jiraan farac wax dhaxla oo dhaddig ah oo ayan soo harin sudus mooyee.• Farad & Casabo haddii ay soo harto wax sudus ka badan.