3g Channels Fundamentals

Embed Size (px)

Citation preview

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    1/11

    rgadii ku shirsanaa magaalada Baydhabo ee u fadhiyay Maamulka KoofurGalbeed ee saddexda gobol ayaa waxay doorteen MadaxweynahaMaamulkaas, iyadoo arrintan ay sii xoojineyso xiisada siyaasadeed ee ka

    jirta magaalada.

    Madaxweynaha cusub ee Maamulka saddexda gobol ayaa loo doortayMaxamed Xaaji Cabdinuur, kadib doorasho ka dhacday Hotelka Bakiin oo ayergadan xarun u aheyd.

    723 Ergo oo ka kala yimid saddexda Gobol ee Bay, Bakool iyo ShabeelahaHoose ayaa waxaa doortay Madaxweynaha cusub 713, halka 10 ay diiday,waxaana sidaas uu ku dhawaaqay Gudoonka doorashada Maamulka inMaxamed Xaaji Cabdinuur uu yahay Madaxweynaha Maamulka KoofurGalbeed.

    Wararka ayaa sheegaya in markii la doortay Hogaamiyahan ayaa islagoobta lagu dhaariyay, waxaana siyaasigan la sheegay inay isku hooyo

    yihiin Shariif Xasan Sheekh Aadan.

    Maxamed Xaaji Cabdinuur Hogaamiyaha Maamulka saddexda Gobol ayaa kasoo jeeda Gobolka Bakool, waxaana ay isku heyb yihiin Xildhibaan SheekhAadan Madoobe oo ka mid ah xubnaha taageersan Maamulka lixda gobol.

    Maamulkan saddexda gobol ayaa ah Gobolada Bay, Bakool iyo ShabeelahaHoose, halkii maamulkii horay looga dhawaaqay Baydhabo uu ka ahaa lixgobol oo lagu daray saddexdan Gobol iyo Gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

    Afartii maalmood ee u dambeeyay ayaa waxaa magaalada Baydhabo ka

    jiray banaan baxyo rabshado watay oo looga soo horjeeday Shariif XasanSheekh Aadan, inkastoo uu shalay dib ugu soo laabtay magaaladaMuqdisho.

    Doorashadan ayaa ah tii labaad oo ka dhacda magaalada Baydhabo, waxaahoray loo doortay Madoobe Nuunow Maxamed Madaxweynaha MaamulkaKoofur Galbeed ee lixda Gobol.

    Xaalada magaalada Baydhabo ayaa saakay ah mid degan, iyadooammaanka goobta doorashadan ka dhaceysay ee Hotelka Bakiin aysugayeen ciidamo ka tirsan dowladda.

    La soco wixii warar ee ku soo kordha

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    2/11

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    3/11

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    4/11

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    5/11

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    6/11

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    7/11

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    8/11

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    9/11

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    10/11

  • 8/12/2019 3g Channels Fundamentals

    11/11