Upload
others
View
10
Download
0
Embed Size (px)
Citation preview
—82—
JAMHUURIYADDA
SOMALILAND
FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC
OFFICIAL GAZETTE
لنشرةأ الرسمية لجمهورية صوماليالند
XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA
JSL, HARGEYSA
E-mail: [email protected] Sanadka: 7aad Cadadka: 7aad ee Jully Taariikh: 04/08/2018
QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription):
QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh.
TUSMADA CADADKA
QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA, HESHIISYADA CAALAMIGA AH IYO MIISAANIYADDA
QARANKA:
1) SOOMA BIXIN
QAYBTA LABAAD: XEER MADAXWEYNE:
2) WAREEGTO MADAXWEYNE Magacaabid 3) Xilka Qaadis, 31/07/2018 4) Xilka Qaadis
QAYBTA SADEXAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA WASAARADAHA, XEERARKA GOLAYAASHA DEEGAANKA, NATIIJOOYINKA DOORASHOOYINKA & BARNAAMIJYADA DAWLADA:
5) SOOMA BIXIN
85
86
87
Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo
—83—
QAYBTA AFRAAD: GO’AANADA MAAMUL & QARAARADA:
6) SOOMA BIXIN
QAYBTA SHANAAD: AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:
7) Diiwaan Gelin Shirikada Kalkaal Services & Logistics
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 8) Diiwaan Gelin Shirikada Habsame Modern Tailor
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 9) Diiwaan Gelin Shirikada Max Pupil Transportion
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 10) Diiwaan Gelin Shirikada Chinese Massage
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 11) Diiwaan Gelin Shirikada Germba contruction and
Constractors Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
12) Diiwaan Gelin Shirikada Al-Huda Constraction Xafiiska Xeer illaalinta Guud
13) Diiwaan Gelin Shirikada Nubian Mining Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
14) Diiwaan Gelin Shirikada Next Martime Agent Xafiiska Xeer illaalinta Guud
15) Diiwaan Gelin Shirikada Dalkaab Construction Company
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 16) Diiwaan Gelin Shirikada Image Pride
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 17) Diiwaan Gelin Shirikada Dambarsame
Construction and Consultancy Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
18) Diiwaan Gelin Shirikada Obsiye General Trading Xafiiska Xeer illaalinta Guud
19) Diiwaan Gelin Shirikada Yassin Trading Xafiiska Xeer illaalinta Guud
20) Diiwaan Gelin Shirikada Biiriye Logistics and Procurement
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 21) Diiwaan Gelin Shirikada Hal-Maceeye Media
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
89
90
91
93
94
95
97
98
100
101
103
104
105
107
108
—84—
22) Diiwaan Gelin Shirikada Buraq Company
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 23) Diiwaan Gelin Shirikada A and M Contraction
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 24) Diiwaan Gelin Shirikada Barakaat Construction
and Contracting Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
25) Diiwaan Gelin Shirikada Hayaat Electronics Company
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 26) Diiwaan Gelin Shirikada Gallan Fuel Station
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 27) Diiwaan Gelin Shirikada Mudan Constraction and
Contracting Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
28) Diiwaan Gelin Shirikada Reliance Surveyors Xafiiska Xeer illaalinta Guud
29) Diiwaan Gelin Shirikada Goraibah Brother Int (GBI)
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 30) Diiwaan Gelin Shirikada Starlink Services
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 31) Diiwaan Gelin Shirikada Obsiye General Trading
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 32) Diiwaan Gelin Shirikada Ramco Clearance and
Transportation Xafiiska Xeer illaalinta Guud
33) Diiwaan Gelin Shirikada Maxtor It Trading Company
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
109
111
112
114
115
116
118
120
121
122
124
—85—
QAYBTA LABAAD:
XEER MADAXWEYNE:
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
____________________________________________
Xafiiska Madaxweynaha
Sum: JSL/XM/WM/222-172/072018 Taar: 31/07/ 2018
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-
aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan
Masuuliyadda ka Dhalanaysa
Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go’aamiyey;
1. In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan;
Tir Magaaca Xilka 1. Admiral Guuto Maxamed
Xuseen Faarax Xiirane Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha
—86—
2. Mustafe Godane Cali Bile Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, wershadaha iyo Dalxiiska
3. Cabdirashiid Xuseen Cabdille Gargaar
Guddoomiyaha Gobolka Sool
4. Amaal Cabdi Xasan Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada
2. In laga bilaabo taariikhda maanta aan mas’uuliyiintan u
beddelo xilalkan:
Tir Magaaca Xilka 1. Admiral Guuto Cabdi Xirsi
Ducaale La-taliyaha Madaxweynaha ee Maamulka iyo Amniga Badda
2. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Cabdi
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka
Allaa Mahad Leh Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
____________________________________________
Xafiiska Madaxweynaha
Sum: JSL/XM/XKQ/222/1-173/072018 Taar: 31/07/ 2018
Ku: Mudane Cali Maxamed Cali Nuur,
—87—
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, wacyigalinta
iyo dhaqanka
Og: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigalingta iyo
Dhaqanka
Ujeeddo: Xil ka-qaadis
Muddane,
Sida aad la socoto, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay
in uu meerto noqdo, oo loo dhiibo hadba ciddii hanan
karta. Sidaa darted, waxaan gartay in laga bilaabo
taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad haysay ee
Agaasimaha Guud ee Wasaaadda Warfaafinta, Wacyi
galinta iyo Dhaqanka.
Hadaba, waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad-sami ah
ugu wareejiso Mudane Dr. Cismaan Xuseen Warsame
Cabdi oo ah Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda
Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka.
Sidoo kale, waxaan farayaa Wasiirka Wasaaradda
warfaafinta, wacyigalinta iyo dhaqanka inuu u kala
wareejiyo labada masuul xilka, sida ugu dhakhsaha
badan.
Alla mahad leh
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
—88—
____________________________________________
Xafiiska Madaxweynaha
Sum: JSL/XM/XKQ/222/1-174/072018 Taar: 31/07/ 2018
Ku: Mudane Cabdi Khayre Dirir,
Guddoomiyaha Gobolka Sool
Og: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Ujeeddo: Xil ka-qaadis
Muddane,
Sida aad la socoto, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay
in uu meerto noqdo, oo loo igmado hadba ciddii hanan
karta. Sidaa darted, waxaan gartay in laga bilaabo
taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad haysay ee
Guddomiyaha Gobolka Sool.
Hadaba, waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad-sami ah
ugu wareejiso Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdille
(Gargaar) oo ah Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Sool.
Sidoo kale, waxaan farayaa Wasiirka Wasaaradda
Arrimaha Gudaha in uu u kala wareejiyo labada masuul
xilka labada mas’uul, sida ugu dhakhsaha badan.
Alla mahad leh
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
—89—
QAYBTA SHANAAD:
AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/398/2018. 18/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
KALKAAL SERVICE & LOGISTICS.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
—90—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay, KALKAAL SERVICE &
LOGISTICS Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada),
shaqadeeduna tahay soo dejinta allaabooyinka (Import),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 18/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/399/2018. 18/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
—91—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
HABSAME MODERN TAILOR.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay HABSAME MODERN
TAILOR, Astaanteeduna tahay: - (magaca shirkada),
shaqadeeduna tahay Bixinta Adeegyada dawaarle
(Tailor), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga
bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 18/07/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/400/2018. 18/07/2018
Hargeysa
—92—
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
MAX PUPILS TRANSPORTION.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay MAX PUPILS
TRANSPORTATION, Astaanteeduna tahay:-( Magaca
Shirkada), shaqadeeduna tahay Bixinta Adeegyada
socdaalka (Regional transportation), xarunteeduna tahay
Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 18/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
—93—
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/401/2018. 18/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
CHINESE MASSAGE.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
—94—
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay CHINESE MESSAGE,
Astaanteeduna tahay: - (Magaca Shirkada),
shaqadeeduna tahay Bixinta Adeegyada Duulista
(Massage service), xarunteeduna tahay Magaaladda
Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay
18/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/402/2018. 22/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
—95—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
GERMBA CONSTRACTION AND
CONSTRACTORS COMPANY.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay GERMBA CONSTRACTION
AND CONSTRACTORS COMPANY, Astaanteeduna
tahay:- (Magaca shirkada), shaqadeeduna tahay
dhismaha (constraction), xarunteeduna tahay
Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 22/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/403/2018. 22/07/2018
—96—
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
AL-HUDA CONSTRACTION, oo ay ku
cad yihiin xubnaha shirkaddu, sida
ku cad qodobka 11aad (2) (a)
Somaliland company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay AL-HUDA CONSTRACTION,
Astaanteeduna tahay: - (dhisme magaca shirkadu ku
hoos yaal), shaqadeeduna tahay dhismaha (constraction),
—97—
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 22/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/404/2018. 22/07/2018
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
NUBIAN MINING COMPANY, oo ay
ku cad yihiin xubnaha shirkaddu,
sida ku cad qodobka 11aad (2) (a)
Somaliland company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
—98—
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay NUBIAN MINING COMPANY,
Astaanteeduna tahay :-(Magaca shirkada),
shaqadeeduna tahay sahaminta iyo macdan baadhista
(prospecting), xarunteeduna tahay Magaaladda Burco,
laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/405/2018. 23/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
—99—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
NEXT MARTIME AGENT, oo ay ku
cad yihiin xubnaha shirkaddu, sida
ku cad qodobka 11aad (2) (a)
Somaliland company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay NEXT MARTIME AGENT,
Astaanteeduna tahay :-(Magaca shirkada),
shaqadeeduna tahay wakiilnimada maraakiibta (shipping
agent), xarunteeduna tahay Magaaladda Berbera, laga
bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 23/07/2018
Allaa Mahad Leh.
—100—
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/406/2017. 18/07/2018
Hargeysa
Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
DALKAAB CONSTRACTION
COMPAN, oo ay ku cad yihiin
xubnaha shirkaddu, sida ku cad
qodobka 11aad (2) (a) Somaliland
company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
—101—
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay DALKAAB CONSTRACTION
COMPANY, Astaanteeduna tahay: - (dhisme uu magaca
shirkadu ku wareegsan yahay), shaqadeeduna tahay
dhismaha (constraction), xarunteeduna tahay
Magaaladda Laascaanood, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 18/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/407/2018. 22/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
—102—
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
IMAGE PRIDE.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yaha IMAGE PRIDE.
Astaanteeduna tahay :-( Magaca shirkada),
shaqadeeduna tahay la talinta dhinaca ganacsiga
(Busniness Management Consultancy), xarunteeduna
tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 22/07/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—103—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/408/2018. 22/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
DAMBARSAME CONSTRUCTION
AND CONSULTANCY COMPANY oo
ay ku cad yihiin Xubnaha shirkaddu
sida ku cad qodobka 11aad(2)(a)
Somaliland company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
—104—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay, DAMBARSAME
CONSTRUCTION AND CONSULTANCY COMPANY,
Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada),
shaqadeeduna tahay Dhismaha (Construction),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 22/07/ 2018.
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/409/2018. 22/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
—105—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
OBSIIYE GENERAL TRAIDING.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay OBSIYE GENERAL
TRADING, Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkada),
shaqadeeduna tahay soo dejinta alaabooyinka(imports)
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargaysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 22/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/410/2018. 22/07/2018
Hargeysa
—106—
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
YASSIN TRADING.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay YASSIN TRADING,
Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada),
shaqadeeduna tahay soo dejinta iyo alaabooyinka
(Import), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga
bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—107—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/412/2018. 25/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
BIIRIYE LOGISTICS
PROCUREMENT.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
—108—
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay BIIRIYE LOGISTICS AND
PROCUREMENT Astaanteeduna tahay:-( Magaca
Shirkada), shaqadeeduna tahay Saad siinta (logistics)
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 25/07/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/413/2018. 25/07/2018.
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Xarun Baahineed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Saxaafadda
dalka.
Markuu arkay: - Qodobka 32aad ee Dastuurka
Jamhuuriyadda Somaliland.
Markuu arkay: - Qodobka 6aad, 7aad ee xeerka
Saxaafadda Xeer Lam.27/2004.
—109—
Markuu Arkay: - Warqada Ogolaanshaha ee
Wasaaradda Warfaafinta
03/05/2016 ee ay ku ogolaatay
diiwaan gelinta Xarun Baahineed ee
Magaceedu yahay HAL-MACEEYE
MEDIA
Markuu arkay: - Codsiga uu soo qortay mulkiilaha
Xarunta kuna Codsanaayo in loo
diiwaan geliyo Xarun Baahineed,
isagoo balan qaadaya dhiniciisa in u
hogaansi doono xeerka saxaafadda
Somaliland.
Wuxuu cadaynayaa.
Inuu si sharciya uga diiwaan gashan yahay Xafiiskan
Xarun Baahineed ee Magaceedu yahay HAL_MACEEYE
oo curisay saddexda qormo ee kala ah 1-Farsame (hal-
alooseen) Farsame (Somali word processor) 2- Hal-
tiriyeen/Somali word counter 3- Laaxinjire, xaruntiisuna
tahay Magaaladda Hargeisa,
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/414/2018. 25/07/2018
—110—
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
BURAQ COMPANY. oo ay ku cad
yihiin xubnaha shirkaddu sida ku
cad qodobka 11aad (2) (a) somaliland
company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay BURAQ COMPANY,
Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada),
shaqadeeduna tahay saad siinta (logistics and
—111—
Procurement) xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa,
laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 25/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/415/2018. 18/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay
A and M CONUSTRUCTION
ENGINEERING oo ay ku cad yihiin
xubnaha shirkaddu sida ku cad
qodobka 11aad (2) (a) somaliland
company law.
—112—
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay A and M CONSTRUCTION
ENGINEERING Astaanteeduna tahay:-(Dhisme uu
Magaca Shirkadduna ku wareegsan yahay),
shaqadeeduna tahay dhismaha (construction),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 25/07/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/417/2018. 25/07/2018
Hargeysa
—113—
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
BARAKAAT CONSTRUCTION AND
CONTRACTING
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay, BARAKAAT CONSTRCTION
AND CONTRACTING COMPANY, Astaanteeduna
tahay:-(Magaca shirkada), shaqadeeduna tahay
Dhismaha (Construction), xarunteeduna tahay
Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 25/07/ 2018.
Allaa Mahad Leh.
—114—
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaqaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/418/2018. 28/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
HAYAAT ELECTRONICS COMPANY
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
—115—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay, HAYAAT ELECTRONICS
COMPANY, Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada),
shaqadeeduna tahay soo dejinta alaabooyinka (Import),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 28/07/ 2018.
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/420/2018. 29/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
—116—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
GALLAN FUEL STATION.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay, GALLAN FUEL STATION,
Astaanteeduna tahay: - (Magaca shirkada),
shaqadeeduna tahay soo Jumladleh (Wholesaler),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 29/04/ 2018.
Allaa Mahad Leh.
(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)
Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/421/2018. 29/07/2018
Hargeysa
—117—
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
Mudan Constraction and Contracting
Company, Oo ay ku cad yihiin
Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad
qodobka 11aad (2) (a) Somaliland
Company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, Saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu uu
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay Mudan Constraction and
Contracting Company, Astaanteeduna tahay:-(dhsime uu
magaca shirkadu ku wareegsan yahay), shaqadeeduna
tahay Dhismaha (Construction) xarunteeduna tahay
—118—
Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 18/07/2018
Allaa Mahad Leh.
(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)
Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/422/2018. 29/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeedo: - Caddayn Midow Shirkadeed (Join Venture)
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xilsaaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda ay ku midoobeen
labada shirkadood ee kala ah PEARL
HOLDING iyo LAAS GROUP, kuwaas
oo ku midoobey Magaca Cusub ee
—119—
RELIANCE SURVEYORS, sida ku cad
Heshiiskooda.
Markuu Arkay: - Heshiiska Nootaayadda ay wada
saxeexeen saamilayda labada
shirkadood ee 24/07/2018.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda shirkada
midowga ah ay wadda saxexeen.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan xeer ilaalinta Guud ee Qaranka ay ka
diiwan gashan tahay shirkada midowga ah (Join Venture)
ee ay ku midoobeyn labada shirkadood ee kala ah PEARL
HOLDING oo ku diiwan gashay REF XIG/JSL/386/2018
iyo LAAS GROUP oo ku diiwan gashan Ref
XIG/JSL/313/2018, KUWAAS OO KU MIDOOBEY
Magaca RELIANCE SURVEYORS, shaqadeeduna tahay
(Monitoring and Evaluation), xarunteeduna tahay
magaalada Hargeysa, laga bilaabo manta oo taarikhdu
tahay 29/07/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)
Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—120—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/423/2018. 29/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
GORAIBAH BROTHER INT (GBI).
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay GORAIBAH BROTHER INT
—121—
(GBI). Astaanteeduna tahay: - (Magaca Shirkada),
shaqadeeduna tahay qodista macdanta (Ready mix and
crash), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga
bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 29/07/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)
Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/424/2018. 29/04/2018.
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
STARLINK SERVICES.
—122—
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay STARLINK SERVICES,
Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada), shaqadeeduna
tahay bixinta adeega turjumada (Translation services),
xarunteeduna tahay Magaaladda Berbera, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 29/07/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)
Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/425/2018. 29/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
—123—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
RAMCO CLEARANCE AND
TRANSPORTAION.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yaha RAMCO CLEARANCE AND
TRANSPORTAION, Astaanteeduna tahay: - (Magaca
Shirkada), shaqadeeduna tahay rarista iyo dejinta,
bixinta adeega socdaalka (Clearance and Forwarding,
Transportation services), xarunteeduna tahay
Magaaladda Berbera, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 29/07/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)
Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—124—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/429/2018. 31/07/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
MAXTOR IT TRADING COMPANY, Oo
ay ku cad yihiin Xubnaha
Shirkaddu, sida ku cad qodobka
11aad (2) (a) Somaliland Company
law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
—125—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay MAXTOR IT TRADING
COMPANY Astaanteeduna tahay: - shaqadeeduna tahay
Bixinta adeega koombutarada iyo elektrooniga (ICT),
xarunteeduna tahay Magaaladda laascaanood, laga
bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 18/07/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)
Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka