24
—480— JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC OFFICIAL GAZETTE ﺼﻭﻤﺍﻠﻴﻼﻨﺪ ﻠﺠﻤﻬﻭﺮﻴﺔ ﺍﻠﺮﱠﺴﻤﻴﺔ ﻠﻨﱠﺸﺮﺓXAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA JSL, HARGEYSA E-mail: [email protected] Sanadka: 2aad Cadadka: 5aad ee May Taariikh: 01/06/2013 QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription): QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii kastaba SL. Sh. TUSMADA CADADKA QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA IYO XEER NIDAAMIYAYAASHA: 1) SOOMA BIXIN QAYBTA LABAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA IYO DIKREETOOYINKA MADAXWEYNAHA: 2) CAFIS MADAXWEYNE, XEER MADAXWEYNE Lr: 0307/052013 3) CAFIS MADAXWEYNE, XEER MADAXWEYNE Lr: 0308/052013 QAYBTA SADEXAAD: DIGREETOOYINKA, WAREEGTOOYINKA, AMARADA & XEER NIDAAMIYAYAASHA WASIIRADA, IWM 4) Ministry of Civil Aviation & Air Transport. 482 484 486 Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

  • Upload
    others

  • View
    18

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—480—

JAMHUURIYADDA

SOMALILAND

FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC

OFFICIAL GAZETTE

لنشرةأ الرسمية لجمهورية صوماليالند

XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA

JSL, HARGEYSA

E-mail: [email protected]

Sanadka: 2aad Cadadka: 5aad ee May Taariikh: 01/06/2013

QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription):

QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii kastaba SL. Sh.

TUSMADA CADADKA

QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA

IYO XEER NIDAAMIYAYAASHA:

1) SOOMA BIXIN

QAYBTA LABAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA

IYO DIKREETOOYINKA

MADAXWEYNAHA: 2) CAFIS MADAXWEYNE,

XEER MADAXWEYNE Lr: 0307/052013

3) CAFIS MADAXWEYNE,

XEER MADAXWEYNE Lr: 0308/052013

QAYBTA SADEXAAD: DIGREETOOYINKA, WAREEGTOOYINKA,

AMARADA & XEER NIDAAMIYAYAASHA

WASIIRADA, IWM

4) Ministry of Civil Aviation & Air

Transport.

482 484 486

Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

Page 2: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—481—

QAYBTA AFRAAD: AMARADA & GO’AANADA MAAMUL 5) Maxkamada Gobolka M/Jeex, Baafin

Dacweysane

6) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan

Gelin Shirikada Dhul-Dhis General

Trading Company)

7) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan

Gelin Shirikada Dalsan Trading

Company)

8) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan

Gelin Shirikada Somaliland Business

Services)

9) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan

Gelin Shirikada Hoodaale Fishing and

Natural Resources)

10) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan

Gelin Shirikada Adam Consultancy

Service)

11) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan

Gelin Shirikada Cokiya Textile

Company)

12) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan

Gelin Shirikada Al Nuur Furniture)

QAYBTA SHANAAD: OGEYSIISYADA

13) SOOMA BIXIN

491 493 494 496 497 499 500 502

Page 3: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—482—

QAYBTA LABAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA IYO DIKREETOOYINKA MADAXWEYNAHA:

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT

JSL/M/XERM/249-1731/052013 17/05/13

XEER MADAXWEYNE Lr:0307/052013

Cafis Madaxweyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Xubintiisa

5aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda

Somaliland;

Markuu Arkay: Qodobka 149aad ee Xeerka Ciqaabta Guud;

Markuu La Tashaday: Xeer Ilaaliyaha Guud ee

Qaranka.

Markuu Tixgeliyey: Codsiga Cafiska ah ee

Odayaasha Degaankaas; Markuu Tixgeliyey: Munaasibadda Sannad

guuradda 22aad ee 18-ka May, oo ay habboon tahay

in saamaxaad loo fidiyo Maxaabiista xukuman ee Xabsiyada dalka ku xidhan

Page 4: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—483—

oo tiraddoodu dhan tahay 32-Maxbuus;

Wuxuu Go’aansaday

In laga bilaabo taariikhda maanta 17/05/2013 uu

saamaxaad buuxda u fidiyo Maxaabiista Xukuman ee Xabsiyada dalka ku xidhan oo tiraddoodu dhan tahay 32-Maxbuus oo kala ah;

1. Cabdi Maxamed Xasan

2. Jaamac Maxamed Xasan

3. Maxamed Cabdilaahi Xasan

4. Cabdi Ibraahin Yusuf

5. Saalax X. Faarax Cali

6. Cabdillahi Axmed Sayiid

7. Muuse Falaax Nuur Diiriye

8. Axmed Xasan Haybe

9. Maxamed Muxumed Xiiray

10. Jaamac Cabdi Warsame

11. Cabdi Ibraahim Xirsi

12. Casaan Cabdi Jaamac

13. Maxamed Tahar Cabdule

14. Maxamed Iimaan Geele

15. Maxamed Haybe Geele

16. Maxamed Muxumed Ismaciil

17. Iid Xasan Haybe

18. Mustafe Xasan Haybe

19. Ibraahim Ismaciil Geele

20. Mukhtaar Xasan Haybe

21. Maxamed Baashe Hurre

22. Cabdi-Kariim Sh. Muxumed Sh. Cumar

23. Salaan Haybe Geele

24. Cabdi Ismaaciil Batuun

25. Naasir Cali Maxamuud

26. Khadar Xasan Haybe

27. Keyse Ismaciil Muxumed

Page 5: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—484—

28. Xariir Cabdi Iimaan

29. Xasan Iimaan Geele

30. Cabdi Muxumed Haybe

31. Cabdi Axmed Cabdi iyo

32. Cali Daahir Axmed

Allaa Mahad Leh, Axmed Maxamed Silanyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT

JSL/M/XERM/249-1732/052013 17/05/13

XEER MADAXWEYNE Lr:0308/052013

Cafis Madaxweyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Xubintiisa

5aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu La Tashaday: Masuuliyiinta ay Arrintani

khusayso;

Markuu Tixgeliyey: Codsiga Cafiska ah ee

Odayaasha Degaankas;

Page 6: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—485—

Markuu Arkay: Qodobka 149aad ee Xeerka

Ciqaabta Guud;

Markuu Tixgeliyey: Munaasibadda Sannad

guuradda 22aad ee 18-ka May, oo ay habboon tahay

in saamaxaad loo fidiyo Maxbuus Raabi Yuusuf Cabdilllahi;

Wuxuu Go’aansaday

In laga bilaabo taariikhda maanta uu Cafis gaar ahaaneed u fidiyo Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi, oo qarannimada Somaliland ka soo hor-jeeday in

muddo ah.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Page 7: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—486—

QAYBTA SADEXAAD:

DIGREETOOYINKA, WAREEGTOOYINKA, AMARADA

IYO XEER NIDAAMIYAYAASHA WASIIRADA, IWM

REPUBLIC OF SOMALILAND

MINISTRY OF CIVIL AVIATION & AIR TRANSPORT

Our Ref. No. om/01/195/2013

Date: May 14, 2013

To: Mr. David Clapp

UNDP Country Director

Somaliland /Somalia

Nairobi.Kenya

Cc: UNHAS Project

UN-WFP-O-I-C

Hargeisa, Somaliland

Cc: Mr. peter Noad

Deputy Director

ICAO /TCB

99 University Street

Montreal, Quebec H3C 5H7

Canada

Cc: Mr. K. J. Mosupukwa

Page 8: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—487—

CACAS project Coordinator

Nairobi, Kenya

Cc: Zahra Adam Elmi

National Political Affairs Officer

UNPOS for Somaliland

Hargeisa, Somaliland

Cc: Hon .Abdullahi Mohamed Omer

Ministry of Foreign Affairs & International

Cooperation (MoFA&IC)

Hargeisa, Somaliland

Cc: H/E Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilaanyo )

The president of the Republic of Somaliland

Presidency

Hargeisa, Somaliland

Sub: Final Decision on Somaliland Air Space

Management and CACAS Project

Dear Mr. Clapp:

This is to officially inform you ,the official response

statement on yesterday May 11, 2013 political

statement stated jointly by representative of UNDP

and ICAO with the Federal Government of Somalia

(FGOS) in regard to the EX-Somalia (Somalia and

Somaliland ) Air Space Management that was

Page 9: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—488—

trusted to UNDP by the UN Security council in

1933 under Security Resolution NO 954 to

administer and management until political

settlement is reached on the existing conflicts .

As you may recall ,UNDP and ICAO/CACAS project

management has been coordinating the joint

‘’Steering Committee Meetings ‘’ activities in relation

to the process of transferring the ownership into

the hands of Somalis .the SC was established On

May 2011 jointly by the Government of Somaliland

and Transitional Government of Somalia (TFG)

respectively signed by the Minister’s of civil Aviation

and Air Transportation (MoCAAT) of Somaliland

and the Minister of planning of the TFG. The

objectives were to overseas the process of

transferring the present CACAS project.

Since, that time there were 7quarterly SC meetings

of which the last one was held on January 07,2013

at the ICAO Head Quarter in Montreal ,Quebec

Canada . The agreed minutes that came out of this

meeting was as follows:

1. Implementation of the Technical Gap Analysis

Report and Recommendation

2. To hire the Technical Transitional Team(TTT) in

order to prepare the ground for the readiness

aspect of transferring the CACAS project

3. To call for Inter-Ministerial Meeting on June 2013

in Nairobi ,Kenya in order to brief the ministers

the progress of the CACAS and the SC meetings

and also up-date each other on the political

Page 10: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—489—

developments in the ground (Somaliland

/Somalia )

Unfortunately, the political statement jointly made

by UNDP/ICAO and the FGoS through the media

in regard to the unilateral decision to agree the

transfer of the ‘’EX-Somalia Air Space and it’s

management to the FGoS is a violation to our

existing agreement and transitional process to bring

back the ownership to mutually agreed solution

between Somali –Stakeholders.

As a result, on behalf of the Government of

Somaliland and the officially mandated institution

on the Somaliland Air Space Management, that

MOCAAT reached the following decision to rectify

your wrong decision:

1. Starting from May 15th 2013 at 06:00hrs (03:00

GMT) all UNHAS flights are suspended and

those aircraft stationed in Airport of Somaliland

are grounded until further notice (Refer to the

current NOTAM) related to this Issue ,

2. Starting from July 05th, 2013, the total

ownership of Somaliland ‘’Air Space

management and Control ‘’will be fully under the

management of MoCAAT and all clients both

commercial and humanitarian fleets are

directed to make official request for ‘’Over-Flight

and Landing permission ‘’ to MoCAAT only;

3. Starting June 01,2013CACAS project

Coordinator is herby instructed to not manage

Page 11: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—490—

any long the Mogadishu FIR for Somaliland Air

Space management and Control

4. UNDP/ICAO –CACAS available project

resources must be put on hold for expenditure

until our share of the funding are ear-marked for

us and transferred to us as per the ITATA

records of the ‘’Air Navigation Charges ‘’as of

today may 14,2014

In summary, we are cautioning our development

partners UNDP and ICAO/CACAS Project

management not to make any further action that

will be contrary to agreed structure to oversee the

CACAC’ process of transferring ownership and also

discontinue the present relationship with of called

represent of the FGoS who has been the misleading

factor to executive of Somalia

Finally, we expect your official acknowledgement

and written response to our official statement in

regard to the EX-Somalia (FGoS/Somaliland)

without further delays.

Hon. Mohamoud Hashi Abdi

Minister of MoCAAT

Page 12: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—491—

QAYBTA AFRAAD:

AMARADA & GO’AANADA MAAMUL

JUMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMLILAND MAXAKAMADDA GOBOLKA M/J HARGAYSA REGIONAL COURT M/J HARGAYSA

MGH

MGH/DML/134/12 Hargaysa

05/05/2013

Ku: Idaacada Radio Hargeysa Hargeysa

Ku: Wargeysyada Madaxa Bannaan Hargeysa

UJEEDO: Baafin Dacwaysane: Jaamac Xasan

Warsame, (dhaanraac) Hargaysa Iyo Caaqil Abshir

Axmed Huruuf

Maxakamadda Gobolka M/J Hargeysa, iyadoo

dabbaqaysa qodobka 121, 108, 91 XHM.

Waxay baafinaysaa dacwaysanayaasha

magacyadoodu sare ku xusan yihiin inay

maxkamadda horteeda ku yimaadaan mudo (15)

casho gudahood ah oo ka bilaabmaysa marka laga

sii daayo Raadiyo Hargeysa laguna faafiyo

wargaysyada madaxa banan.

Kuwaasoo ay dacwad madani ahi u taalo

Maxkamadda Gobolka M/J Hargeysa.

Haddii ay ku iman waayaan mudadaa ay

maxkamaddu u qabatay, waxay maxkamaddu ka

Page 13: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—492—

qaadi doontaa tallaabo sharciga waafaqsan oo la

xidhiidha arintooda

ALLAA MAHAD LEH

((Dr: YUSUF Dalal Cabdi))

Garsooraha Maxakamada Gobolka M/J hargaysa

((Abokor Maxamed Axmed))

Kaaliyaha Maxkamadda Gobolka M/J Hargaysa

Page 14: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—493—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/103/2013 12/05/2013

Hargeysa.

Ku: Cida Ay Khusayso.

Ujeedo:- Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada

Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay

DHUL-DHIS GENERAL TRADING

COMPANY, oo ay ku Cad yihiin

Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad

Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland

company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

No.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

Page 15: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—494—

11aad xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay

Shirkadda ku magacaaban DHUL-DHIS GENERAL

TRADING COMPANY, shaqadeeduna tahay Ganacsiga

Guud ( General Trading) xarunteeduna tahay Magaalada

Hargeysa, laga bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay

12/05/2013.

Allaa Mahad Leh.

(Aadan Axmed Muuse)

Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/104/2013 12/05/2013

Hargeysa.

Ku: Cida Ay Khusayso.

Ujeeddo:- Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada

Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha

Page 16: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—495—

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay

DALSAN TRADING COMPANY, oo ay

ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu,

sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a)

Somaliland company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

No.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay

Shirkadda ku magacaaban DALSAN TRADING

COMPANY, shaqadeedu tahay Dhoofinta iyo Soo Dejinta (

Import and Export) xarunteeduna tahay Magaalada

Harageysa, laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay

12/05/2013.

Allaa Mahad Leh.

(Aadan Axmed Muuse)

Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 17: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—496—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013

Hargeysa.

Ku: Cida Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada

Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay

SOMALILAND BUSINESS SERVICES,

oo ay ku Cad yihiin Xubnaha

Shirkaddu, sida ku cad Qodobka

11aad (2) (a) Somaliland company

Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

No.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

Page 18: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—497—

11aad xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay

Shirkadda ku magacaaban SOMALILAND BUSINESS

SERVICES, shaqadeedu tahay Adeeg (Logistics Service)

xarunteeduna tahay Magaalada Hargeisa, laga bilaabo

manta oo ay taarikhdu tahay 12/05/2013.

Allaa Mahad Leh.

(Aadan Axmed Muuse)

Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/107/2013 14/05/2013

Hargeysa.

Ku: Cida Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada

Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya

Page 19: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—498—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay

HOODAALE FISHING AND NATURAL

RESOURCES, oo ay ku Cad yihiin

Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad

Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland

company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

No.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay

Shirkadda ku magacaaban HOODAALE FISHING AND

NATURAL RESOURCES, shaqadeedu tahay Kallumeysiga

(Fishing), xarunteeduna tahay Magaalada Berbera, laga

bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay 14/05/2013.

Allaa Mahad Leh.

(Aadan Axmed Muuse)

Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 20: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—499—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/108/2013 15/05/2013

Hargeysa.

Ku: Cida Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada

Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay

ADAM CONSULTANCY SERVICE, oo

ay ku Cad yihiin Xubnaha

Shirkaddu, sida ku cad Qodobka

11aad (2) (a) Somaliland company

Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

No.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

Page 21: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—500—

11aad xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay

Shirkadda ku magacaaban ADAM CONSULTANCY

SERVICE, shaqadeedu tahay Adeega La talinta

(Consultancy Service), xarunteeduna tahay Magaalada

Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay

15/05/2013.

Allaa Mahad Leh.

(Aadan Axmed Muuse)

Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/109/2013 15/05/2013

Hargeysa.

Ku: Cida Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada

Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya

Page 22: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—501—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay

COKIYA TEXTILE COMPANY, oo ay

ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu,

sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a)

Somaliland company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

No.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay

Shirkadda ku magacaaban COKIYA TEXTILE COMPANY,

shaqadeedu tahay Samenta dharka noocyadiisa kala

duwan (TAILORING AND DESIGNING ALL CLOTHS),

xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 15/05/2013.

Allaa Mahad Leh.

(Aadan Axmed Muuse)

Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 23: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—502—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/110/2013 16/05/2013

Hargeysa.

Ku: Cida Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada

Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay

AL NUUR FURNITURE, oo ay ku Cad

yihiin Xubnaha Shirkaddu, sida ku

cad Qodobka 11aad (2) (a)

Somaliland company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

No.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Page 24: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH · 2020-04-08 · TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013 Hargeysa. Ku: Cida Ay Khusayso. Ujeed. d. o: - Diiwaan Gelin Shirkadeed Xafiiska

—503—

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay

Shirkadda ku magacaaban AL NUUR FURNITURE,

shaqadeedu tahay Qalabka Guryaha/Xafiisyada

(Furniture), xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa,

laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 16/05/2013.

Allaa Mahad Leh.

(Aadan Axmed Muuse)

Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka