1
Public Transit NEBRASKA Waaxda Gaadiidka ee Nebraska (NDOT) waxay ka shaqeysaa barnaamijyadeeda iyo adeegyadeeda iyadoon loo eegin jinsiyadda, midabka, ama asal qarameed sida waafaqsan Xeerka VI ee Xeerka Xuquuqda Madaniga. Qof kasta oo aaminsan in ay ka soo horjeedeen dhaqanka takoorka sharci darada ah ee hoos yimaad Title VI wuxuu soo gudbin karaa cabasho takooris ah adoo dhamaystiraya iyo soo gudbinta Foomka Cabashooyinka Nidaamka Takoorka ee Title VI. Foomkan waxaa lagu soo daabici karaa website-ka hay’adda www.dot.nebraska.gov; Waxaa intaa dheer, foomka waxaa la codsan karaa adoo la xiriiraya NDOT cinwaanka hoos ku qoran. Turjumaan taleefan ayaa la siin karaa si loogu caawiyo dadka aqoonta Ingiriisi xaddidan. Si aad u codsato akhbaar dheeraad ah oo ku saabsan waajibaadyada heyadda Qodobka Nambar VI, ama aad u hesho faahfaahin buuxda oo ku saabsan qaababka dacwadaha heybsooca ee heyadda Qodobka Nambar VI, fadlan booqo bogga intternetka heyadda ama la xiriir heyadda adigoo isticmaalaya akhbaarta lagu siiyey. Foomamka dacwooyinka heybsooca iyo warar dheeraad ahba waxaa laga heli karaa bogga internetka ee Waaxda Waddooyinka Nebraska (Nebraska Department of Roads), ama ina lala xariiro Waaxda Waddooyinka ee Nabraska iyadoo la isticmaalayo akhbaarta hoos ku qoran. Waxaa khadka teleefanka laguugu diyaarin karaa turjumaan caawin kara dadka aan luuqadda Ingriiska si fiican ugu hadlin. Qodobka Nambar VI Ogeysiis Dadweyne Waaxda Gaadiidka ee Nebraska Nebraska Department of Transportation Attn: Title VI Transit Manager 1400 Hwy 2 Lincoln, NE 68502 (402)-479-4694 [email protected]

Qodobka Nambar VI Ogeysiis Dadweyne...heybsooca ee heyadda Qodobka Nambar VI, fadlan booqo bogga intternetka heyadda ama la xiriir heyadda adigoo isticmaalaya akhbaarta lagu siiyey

  • Upload
    hadang

  • View
    214

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Public Transit

NEBRASKA

Waaxda Gaadiidka ee Nebraska (NDOT) waxay ka shaqeysaa barnaamijyadeeda iyo adeegyadeeda iyadoon loo eegin jinsiyadda, midabka, ama asal qarameed sida waafaqsan Xeerka VI ee Xeerka Xuquuqda Madaniga. Qof kasta oo aaminsan in ay ka soo horjeedeen dhaqanka takoorka sharci darada ah ee hoos yimaad Title VI wuxuu soo gudbin karaa cabasho takooris ah adoo dhamaystiraya iyo soo gudbinta Foomka Cabashooyinka Nidaamka Takoorka ee Title VI. Foomkan waxaa lagu soo daabici karaa website-ka hay’adda www.dot.nebraska.gov; Waxaa intaa dheer, foomka waxaa la codsan karaa adoo la xiriiraya NDOT cinwaanka hoos ku qoran. Turjumaan taleefan ayaa la siin karaa si loogu caawiyo dadka aqoonta Ingiriisi xaddidan.

Si aad u codsato akhbaar dheeraad ah oo ku saabsan waajibaadyada heyadda Qodobka Nambar VI, ama aad u hesho faahfaahin buuxda oo ku saabsan qaababka dacwadaha heybsooca ee heyadda Qodobka Nambar VI, fadlan booqo bogga intternetka heyadda ama la xiriir heyadda adigoo isticmaalaya akhbaarta lagu siiyey. Foomamka dacwooyinka heybsooca iyo warar dheeraad ahba waxaa laga heli karaa bogga internetka ee Waaxda Waddooyinka Nebraska (Nebraska Department of Roads), ama ina lala xariiro Waaxda Waddooyinka ee Nabraska iyadoo la isticmaalayo akhbaarta hoos ku qoran. Waxaa khadka teleefanka laguugu diyaarin karaa turjumaan caawin kara dadka aan luuqadda Ingriiska si fiican ugu hadlin.

Qodobka Nambar VI Ogeysiis DadweyneWaaxda Gaadiidka ee Nebraska

Nebraska Department of TransportationAttn: Title VI Transit Manager

1400 Hwy 2Lincoln, NE 68502

(402)[email protected]