3
In ka badan 1.5 malyuun ruux oo joogta Soomaaliya ayaa weli ku sugan xaalad cunno yari ba’an ama kasii liidata 903 100 caruur ah ayey u badan tahay nafaqo darri heyso Bishii 2aad 3, 2019, Muqdisho/Washington – Saameyni roobabkii xilligii Deyrta (Bilihii 10aad-12aad) ee caadiga ka hooseeyey iyo dadkii badnaa ee ay barakiciyeen abaarihii 2016/2017 iyo colaadihii ba’naa ee lasoo maray, in ka badan 1.5 malyuun ruux ayaa lafilayaa inay ku sugnaadaan cunno yari ba’an (Crisis IPC Phase 3) 1 ama kasii liidata ilaa laga gaadho Bisha 6aad 2019. Waxaa taa wehlisa, marka la fiiriyo xogi laga helay kormeerkii xilli Deyreedkii Bilihii 11aad-12aad 2018 ka dib, 903 100 caruur ah oo ka yar shan-sano ayaa loo badinayaa in nafaqo darri ba’an ku habsato sanadka 2019. Dadka xoolo-dhaqatada ayaa la kulmi doona biyo iyo baad yari iyo xoolo aan iibsameyn, Meesha beer-xoolo-dhaqatada ay goosan doonaan dalag ka yar ini sida caadiga ah ay goosan jireen Deyrta. Ilaa iyo Bishii 1aad, mucaawino ballaaran oo joogto aheyd ayaa ka horjoogsatay in xaaladda sugnaanta cunnada ay ka sii darto meelo badan oo dalka ah. Saadaasha roobabka Guga (Bisha 4aad-Bisha 6aad 2019) oo caadi ah iyo xaaladda ganacsiga oo ballan qaad wanaagsan leh ayaa la filayaa inay wanaajiyaan xaaladdi sugnaanta cunno ee kasii xumaani lahayd illa bartamaha 2019ka. Kormeer xilliyeedkan waxaa si wadajir ah u hogaaminayey waxaa horkacayey Heyadda Falanqynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Soomaaliya (FSNAU, waa mashruuc ay maamusho Heyadda Dhuuniga iyo Baeeraha ee Qaramada Middobay FAO), iyo heyadda Wada-shaqeynta Nidaamyada ka Digista Macaluusha (FEWS NET, oo ah mashruuc ay maalgeliso USAID) waxaa iyana si xooggan ka qeyb qaatay wasaaradaha dawladda iyo kuwa wada shaqeyntu naga dhexeyso. Sadaashii heshiiska lagu ahaa ee la baahiyey Bishii 8aad 2018 oo ay soosaartay Bahweynta Geeska Afrika ee Saadasha Cimilada IGAD-ICPAC (GHACOF50), oo saadaalinayey in aad ay ugu badan tahay in roobabka Deyrta 2018 ay noqon doonaan kuwo caadi ah ama ka sii fiican ayaan sidii noqonin. Roobabkii Deyrta waxay billabmeen goor dambe aadna wey uuga yaraayeen sidii caadiga ahayd waddanka inisa badan, weliba bartamaha Soomaaliya inteeda badan iyo meela ka mid ah woqooyiga Soomaaliya ayaa helayey 25-50 boqolkiiba robabkii caadiga ee ay heli jireen. Wax fatahaad roobeed amd webi oo lasoo sheegay ma jirin. Biyo iyo baad qalalan oo Gugii (Bishii 4aad-6aad) laga dhaxlay iyo keyd ka haray firidii Guga oo waxsoosaarkiisa ka sarreyay ini caadiga ahayd ee la goostay Bishii 7aad, ayaa dabciyey dhibkii ka iman lahaa roobakii Deyrta ee liitay. Si kastaba ha ahaatee, xaaladda biyaha iyo baadkaba wey ka liitaan caadigii qeybo ka mid ah habnololeedyada Xoolo-dhaqatada Woqooyi, xoolo-dhaqatada Hawdka ee woqooyi, iyo xoolo-dhaqatada Cadduunka ee Bartamaha Soomaaliya, waxa sidoo kale ah beer-xoolo- dhaqatada koonfureed ee gobolka Hiiraan. Waxa dhibka ugu weyn ku haya habnololeedyada xoolo-dhaqatada woqooyi iyo bartamaha dalka waa biyo la’aanta oo iyadu horseedday biyo dhaamis qaali ah inuu billowdo goor hore, waana xaalad la filayo inay kasii darto xilliga Jiilaalka (Bisha 1aad-3aad) inta aanu roobabka Guga billaabmin oo xaaladdu si tarib ah uga soo rayn doonto ee Bisha 4aad. Inkastoo guurguurka xoolaha oo caadiyahay wadaanka oo idil, xoolaha jooga gobollada dhexe waxaa inay guuraan iska hortaagay colaado madani ah oo ka cusboonaaday deegaannadaasi. Xoolihii rimay xilliyadii lasoo dhaafay ayaa dhalay Deyrtan, deedna waxaa si caadi aha ama ka hooseysa u soo fiicnaaday helitaankii caanaha ee gobollada woqooyiga iyo bartamaha, waxay iyana si caadi ah ama ka sarreysa usoo kordheen gobollada koonfureed ee Somaaliyeed. Madaama qiimaha neef ari’ ah uu gooyo in ka badan hal kiish (50Kg) oo firi ah, isku beddeleshada neea-iyo-firida waxay ahaan doontaa mid guud ahaan waxtar leh. Balse gobollada woqooyi iyo bartamaha, oo xoolo badan ku baaba’een xilligii abaaraha ee 2016/2017, heysahada xoolaha iibsami kara ayaa weli sii yar, ayaa ciriiryeysa awoodda reeraha saboolka ah sidii ay ku quudin lahaa yeen qoysaskooda una iibsan kari lahaayeen biyhii xoolaha. Waxsoosaarka firida ee Deyrta 2018 ee koonfurta Soomaliya ayaa lagu qiyaasay 76 600 tan, ooy ku jiraan 4 500 tan oo ah inta la goosan doona dabayaaqada Bisha 2aad/3aad, oo ah boqolkiiba 22 ka ka yar celceliska muddada dheer ee 1995-2017. Dhinaca Woqooyi-galbeed, waxsoosaarkii beeraha ee Guga/karanta ee lagoostay Bishii 11aad ayaa lagu qiyaasay 11,000 tan, kaasoo ah boqolkiiba 72 ka hooseeya celceliskii waxsoosaarka Deyrta ee 2010-2017 waxaana sababay roobabka oo liitay dhibka cayayaanka iyo shimbiraha oo badnaa. Xogta laga helay kooxda sugnaanta cuntada ee Soomaaliya ayaa muujineysa in gurmad mucaawino cunno oo ballaaran ay ka jirtay guud ahaan Soomaaliya oo idil, gareenna 1.8 to 2 malyuun oo dad ah bishiiba ini u dhexeysay bilihii 8aad ilaa 12aad 2018, deedna middani waxay horjoogsatay in xaaladda sugnaanta cunnada ee meelo badani ay kasii darto. Taasi waxay horseeday, inta badan reer miyiga woqooyiga Soomaaliya in hadda lagu asteeyo xaalad cunno Ciriiri ah (IPC Phase 2!) mucaawinada ka jirta awigeed, halka habnololeedka xoolo-dhaqatada Gubanka ay iyagu hadda ku asteysan yihiin xaalad Ba’an (IPC Phase 3!). Qiyaasi 2.6 malyuun ruux oo Soomaaliya oo dhan ah ayaa weli dalka gudihiisa ku barakacsan, oo ama kudhex milan bulshada ay la noolyihiin ee miyiga, ama ku nool deegaamo loo aqoonsanyahay ama iska-deg ah oo ku yaalla duleedyada magaalooyinka. Naijadii kormeerkii Deyrta ka dib Post-Deyr ayaa muujinaysa in 14 ugu waaweyn deegaamada barakcayaasha intoda badan ay ku suganyihiin xaalad cunno yari Ba’an (IPC Phase 3) ama Ciriiri! (IPC Phase 2!) xagga cunno helidda mucaawinada ay helayeen awigeed. Magaalooyinka intooda badan, sicirka cunnada ee sii dhacaya ama aan is beddeleyn iyo fursadaha shaqo ayaa caawiyay in xaaladdooda sugnaanta cunnada ku sii ngaato xaalad Ciriiri (IPC Phase 2) ah ama Dhib-yari (IPC Phase 1) ah. Balse, qooysaska reer magaalka ee gobollada Awdal iyo Sool ayaa cunno yari ka jirtaa oo lagu asteeyay cunno yari Ba’an (IPC Phase 3), ooyna keentay sicirka maciishadda oo sarreeya iyo lacagi waddanka oo qiimi jab ku dhacay. Jiilaal kulul oo soosocda, Midowga Dawlad-goboleedyada Mareykanka Maamulidda Badaha iyo Hawada Qaranka Xaruntooda Saadaasha Cimillada (NOAA/CPC) sadaashooda muddada fog ayaa muujineysa in sida loo badinayo in roobabka Guga (April-June) 2019 ay noqon doonaan kuwo caadi ah Soomaaliya oo idil, marka laga reebo xeebaha gobollada Shabeelooyinka iyo Jubbooyinka oo iyagu laga yaabo in Bisha 5aad anay roob helin. Waxay horseedeysaa, inay wanaajiso helitaanka biyaha iyo baadka, tacabka beeraha, helista shaqooyinka beeraha, iyo in sicirka biyaha iyo cunnada raqiisaan illaa dhammaadka muddadan saadaasha ee inta u dhaxeeysa Bilaha 4aad iyo 6aad 2019. 1 Heerarka Asteenta Sugnaanta Cuntada (IPC) waa xirmo aalad iyo dariiqooyin si cayimo heerarka dhibaatada cunno yarida iyadoo la adeegsnayo shanta-heer qiyaasee: IPC Phase 1=Dhib yari; Phase 2=Ciriiri; Phase 3=Ba’an; Phase 4=Gurmad; and Phase 5=Macaluul oo heer deegaan ah (Phase 5= Halaag heer koox qoyseed). War Muryeed

War Murtiyeed · 2019-02-03 · In ka badan 1.5 malyuun ruux oo joogta Soomaaliya ayaa weli ku sugan xaalad cunno yari ba’an ama kasii liidata 903 100 caruur ah ayey u badan tahay

  • Upload
    others

  • View
    3

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

In ka badan 1.5 malyuun ruux oo joogta Soomaaliya ayaa weli ku sugan xaalad cunno yari ba’an ama kasii liidata903 100 caruur ah ayey u badan tahay nafaqo darri heyso

Bishii 2aad 3, 2019, Muqdisho/Washington – Saameyntii roobabkii xilligii Deyrta (Bilihii 10aad-12aad) ee caadiga ka hooseeyey iyo dadkii badnaa ee ay barakiciyeen abaarihii 2016/2017 iyo colaadihii ba’naa ee lasoo maray, in ka badan 1.5 malyuun ruux ayaa lafilayaa inay ku sugnaadaan cunno yari ba’an (Crisis IPC Phase 3)1 ama kasii liidata ilaa laga gaadho Bisha 6aad 2019. Waxaa taa wehlisa, marka la fiiriyo xogtii laga helay kormeerkii xilli Deyreedkii Bilihii 11aad-12aad 2018 ka dib, 903 100 caruur ah oo ka yar shan-sano ayaa loo badinayaa in nafaqo darri ba’an ku habsato sanadka 2019. Dadka xoolo-dhaqatada ayaa la kulmi doona biyo iyo baad yari iyo xoolo aan iibsameyn, Meesha beer-xoolo-dhaqatada ay goosan doonaan dalag ka yar intii sida caadiga ah ay goosan jireen Deyrta. Ilaa iyo Bishii 1aad, mucaawino ballaaran oo joogto aheyd ayaa ka horjoogsatay in xaaladda sugnaanta cunnada ay ka sii darto meelo badan oo dalka ah. Saadaasha roobabka Guga (Bisha 4aad-Bisha 6aad 2019) oo caadi ah iyo xaaladda ganacsiga oo ballan qaad wanaagsan leh ayaa la filayaa inay wanaajiyaan xaaladdi sugnaanta cunno ee kasii xumaani lahayd illa bartamaha 2019ka. Kormeer xilliyeedkan waxaa si wadajir ah u hogaaminayey waxaa horkacayey Heyadda Falanqynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Soomaaliya (FSNAU, waa mashruuc ay maamusho Heyadda Dhuuniga iyo Baeeraha ee Qaramada Middobay FAO), iyo heyadda Wada-shaqeynta Nidaamyada ka Digista Macaluusha (FEWS NET, oo ah mashruuc ay maalgeliso USAID) waxaa iyana si xooggan ka qeyb qaatay wasaaradaha dawladda iyo kuwa wada shaqeyntu naga dhexeyso.

Sadaashii heshiiska lagu ahaa ee la baahiyey Bishii 8aad 2018 oo ay soosaartay Bahweynta Geeska Afrika ee Saadasha Cimilada IGAD-ICPAC (GHACOF50), oo saadaalinayey in aad ay ugu badan tahay in roobabka Deyrta 2018 ay noqon doonaan kuwo caadi ah ama ka sii fiican ayaan sidii noqonin. Roobabkii Deyrta waxay billabmeen goor dambe aadna wey uuga yaraayeen sidii caadiga ahayd waddanka intiisa badan, weliba bartamaha Soomaaliya inteeda badan iyo meela ka mid ah woqooyiga Soomaaliya ayaa helayey 25-50 boqolkiiba robabkii caadiga ee ay heli jireen. Wax fatahaad roobeed amd webi oo lasoo sheegay ma jirin. Biyo iyo baad qalalan oo Gugii (Bishii 4aad-6aad) laga dhaxlay iyo keyd ka haray firidii Guga oo waxsoosaarkiisa ka sarreyay intii caadiga ahayd ee la goostay Bishii 7aad, ayaa dabciyey dhibkii ka iman lahaa roobakii Deyrta ee liitay. Si kastaba ha ahaatee, xaaladda biyaha iyo baadkaba wey ka liitaan caadigii qeybo ka mid ah habnololeedyada Xoolo-dhaqatada Woqooyi, xoolo-dhaqatada Hawdka ee woqooyi, iyo xoolo-dhaqatada Cadduunka ee Bartamaha Soomaaliya, waxa sidoo kale ah beer-xoolo-dhaqatada koonfureed ee gobolka Hiiraan. Waxa dhibka ugu weyn ku haya habnololeedyada xoolo-dhaqatada woqooyi iyo bartamaha dalka waa biyo la’aanta oo iyadu horseedday biyo dhaamis qaali ah inuu billowdo goor hore, waana xaalad la filayo inay kasii darto xilliga Jiilaalka (Bisha 1aad-3aad) inta aanu roobabka Guga billaabmin oo xaaladdu si tartiib ah uga soo rayn doonto ee Bisha 4aad. Inkastoo guurguurka xoolaha oo caadiyahay wadaanka oo idil, xoolaha jooga gobollada dhexe waxaa inay guuraan iska hortaagay colaado madani ah oo ka cusboonaaday deegaannadaasi.

Xoolihii rimay xilliyadii lasoo dhaafay ayaa dhalay Deyrtan, deedna waxaa si caadi aha ama ka hooseysa u soo fiicnaaday helitaankii caanaha ee gobollada woqooyiga iyo bartamaha, waxay iyana si caadi ah ama ka sarreysa usoo kordheen gobollada koonfureed ee Somaaliyeed. Madaama qiimaha neef ari’ ah uu gooyo in ka badan hal kiish (50Kg) oo firi ah, isku beddeleshada neefka-iyo-firida waxay ahaan doontaa mid guud ahaan waxtar leh. Balse gobollada woqooyi iyo bartamaha, oo xoolo badan ku baaba’een xilligii abaaraha ee 2016/2017, heysahada xoolaha iibsami kara ayaa weli sii yar, ayaa ciriiryeysa awoodda reeraha saboolka ah sidii ay ku quudin lahaa yeen qoysaskooda una iibsan kari lahaayeen biyhii xoolaha.

Waxsoosaarka firida ee Deyrta 2018 ee koonfurta Soomaliya ayaa lagu qiyaasay 76 600 tan, ooy ku jiraan 4 500 tan oo ah inta la goosan doona dabayaaqada Bisha 2aad/3aad, oo ah boqolkiiba 22 ka ka yar celceliska muddada dheer ee 1995-2017. Dhinaca Woqooyi-galbeed, waxsoosaarkii beeraha ee Guga/karanta ee lagoostay Bishii 11aad ayaa lagu qiyaasay 11,000 tan, kaasoo ah boqolkiiba 72 ka hooseeya celceliskii waxsoosaarka Deyrta ee 2010-2017 waxaana sababay roobabka oo liitay dhibka cayayaanka iyo shimbiraha oo badnaa.

Xogta laga helay kooxda sugnaanta cuntada ee Soomaaliya ayaa muujineysa in gurmad mucaawino cunno oo ballaaran ay ka jirtay guud ahaan Soomaaliya oo idil, gareenna 1.8 to 2 malyuun oo dad ah bishiiba intii u dhexeysay bilihii 8aad ilaa 12aad 2018, deedna middani waxay horjoogsatay in xaaladda sugnaanta cunnada ee meelo badani ay kasii darto. Taasi waxay horseeday, inta badan reer miyiga woqooyiga Soomaaliya in hadda lagu asteeyo xaalad cunno Ciriiri ah (IPC Phase 2!) mucaawinada ka jirta awigeed, halka habnololeedka xoolo-dhaqatada Gubanka ay iyagu hadda ku asteysan yihiin xaalad Ba’an (IPC Phase 3!).

Qiyaastii 2.6 malyuun ruux oo Soomaaliya oo dhan ah ayaa weli dalka gudihiisa ku barakacsan, oo ama kudhex milan bulshada ay la noolyihiin ee miyiga, ama ku nool deegaamo loo aqoonsanyahay ama iska-deg ah oo ku yaalla duleedyada magaalooyinka. Natiijadii kormeerkii Deyrta ka dib Post-Deyr ayaa muujinaysa in 14 ugu waaweyn deegaamada barakcayaasha intoda badan ay ku suganyihiin xaalad cunno yari Ba’an (IPC Phase 3) ama Ciriiri! (IPC Phase 2!) xagga cunno helidda mucaawinada ay helayeen awigeed. Magaalooyinka intooda badan, sicirka cunnada ee sii dhacaya ama aan is beddeleyn iyo fursadaha shaqo ayaa caawiyay in xaaladdooda sugnaanta cunnada ku sii ngaato xaalad Ciriiri (IPC Phase 2) ah ama Dhib-yari (IPC Phase 1) ah. Balse, qooysaska reer magaalka ee gobollada Awdal iyo Sool ayaa cunno yari ka jirtaa oo lagu asteeyay cunno yari Ba’an (IPC Phase 3), ooyna keentay sicirka maciishadda oo sarreeya iyo lacagtii waddanka oo qiimi jab ku dhacay.

Jiilaal kulul oo soosocda, Midowga Dawlad-goboleedyada Mareykanka Maamulidda Badaha iyo Hawada Qaranka Xaruntooda Saadaasha Cimillada (NOAA/CPC) sadaashooda muddada fog ayaa muujineysa in sida loo badinayo in roobabka Guga (April-June) 2019 ay noqon doonaan kuwo caadi ah Soomaaliya oo idil, marka laga reebo xeebaha gobollada Shabeelooyinka iyo Jubbooyinka oo iyagu laga yaabo in Bisha 5aad anay roob helin. Waxay horseedeysaa, inay wanaajiso helitaanka biyaha iyo baadka, tacabka beeraha, helista shaqooyinka beeraha, iyo in sicirka biyaha iyo cunnada raqiisaan illaa dhammaadka muddadan saadaasha ee inta u dhaxeeysa Bilaha 4aad iyo 6aad 2019.

1 Heerarka Asteenta Sugnaanta Cuntada (IPC) waa xirmo aalad iyo dariiqooyin si cayimo heerarka dhibaatada cunno yarida iyadoo la adeegsnayo shanta-heer qiyaasee: IPC Phase 1=Dhib yari; Phase 2=Ciriiri; Phase 3=Ba’an; Phase 4=Gurmad; and Phase 5=Macaluul oo heer deegaan ah (Phase 5= Halaag heer koox qoyseed).

More than 1.5 million people in Somalia still facing acute food security crisis or worse outcomes 903 100 children likely to be acutely malnourished

February 3, 2019, Mogadishu/Washington – Driven by the impacts of below-average Deyr seasonal (October to December 2018) rainfall and large-scale destitution and displacement from the 2016/2017 drought and protracted conflict, more than 1.5 million people in Somalia are expected to be in Crisis (IPC Phase 3)1 or worse through June 2019. In addition, 903 100 children under the age of five are likely to be acutely malnourished in 2019, according to findings from the post-Deyr seasonal assessment conducted in November and December 2018. Pastoral populations face depleted rangeland resources and limited saleable animals, while agropastoral households harvested below-average Deyr agricultural production. As of January, sustained and large-scale humanitarian assistance has prevented worse food security outcomes in many areas. The forecast average Gu (April to June 2019) rains and mostly favorable market conditions are expected to mitigate more severe deterioration in food security conditions through mid-2019. This seasonal assessment was jointly led by the Food Security and Nutrition Analysis Unit for Somalia (FSNAU, a project managed by the Food and Agriculture Organization of the United Nations) and the Famine Early Warning Systems Network (FEWS NET, a project funded by USAID) and carried out with the active participation of Government institutions and other partners. The consensus forecast released at the end of August 2018 by the Greater Horn of Africa Climate Outlook Forum (GHACOF50), which indicated a greater likelihood of normal to above-normal Deyr rainfall, did not materialize. The Deyr rains started late and were significantly below average across most of the country, with large parts of central Somalia and some parts of northern Somalia receiving 25-50 percent of average rainfall. No river or flash floods were reported. Water and dry pasture from the previous Gu (April-June) and carryover stocks from above-average Gu season crop production, which was harvested in July, have helped to moderate the adverse impacts of poor Deyr rainfall. However, browse and water conditions are below-average in parts of Northern Inland Pastoral, northern Hawd Pastoral, and central Addun Pastoral livelihood zones, as well as in Southern Agropastoral livelihood zone of Hiiran region. A major concern in northern and central pastoral livelihood zones is water scarcity, which has already triggered earlier-than-normal water trucking at high prices, a condition that is expected to worsen during the dry Jilaal (January–March) season before gradually improving with the start of the Gu rains in April. While livestock migration is normal across most parts of the country, livestock migration options in central regions are constrained due to insecurity. Livestock that conceived in previous seasons gave birth in the Deyr and, as a result, milk availability has improved to below-average to average in northern and central regions and to average to above-average in southern Somalia. With the price of one goat fetching more than one bag (50kg) of cereals, livestock-to-cereal terms of trade remains broadly favorable. However, in northern and central regions, where significant livestock loss occurred during consecutive periods of drought in 2016/2017, the availability of saleable animals remains low, constraining the ability of poor households to feed their families and purchase water for their animals. 2018 Deyr season cereal production in southern Somalia is estimated at 76 600 tons, including 4 500 tons of off-season harvests expected in late February/early March, which is 22 percent lower than the long-term average for 1995-2017. In the northwest, the 2018 Gu/Karan cereal production harvested in November is estimated at 11 000 tons, which is 76 percent lower than the 2010-2017 average due to poor and erratic rainfall and high levels of pest incidence and bird attacks. Data obtained from the Somalia Food Security Cluster indicates that large-scale, emergency food assistance has continued across Somalia, reaching 1.8 to 2 million people per month between August and December 2018, and this has prevented worse food security outcomes in many areas. As a result, most rural areas in northern Somalia are currently classified as Stressed! (IPC Phase 2!) in the presence of assistance, while Guban Pastoral livelihood zone is currently classified as Crisis! (IPC Phase 3!). An estimated 2.6 million people across Somalia remain internally displaced, either scattered among host communities in rural areas or living in formal and informal settlements on the fringes of urban areas. Post-Deyr assessment results indicate that most of the 14 primary IDP settlements are in Crisis (IPC Phase 3) or Stressed! (IPC Phase 2!) in the presence of humanitarian assistance. In most urban areas, declining or stable food prices and employment opportunities have helped to sustain food security outcomes in Stressed (IPC Phase 2) or Minimal (IPC Phase 1). However, households in urban areas in Awdal and Sool regions are facing food consumption gaps and are classified as Crisis (IPC Phase 3), driven by high cost of living and local currency depreciation. Following the current harsh Jilaal (January-March) dry season, the United States National Oceanic and Atmospheric Administration Climate Prediction Center (NOAA/CPC)’s long-range forecast indicates a greater likelihood of normal 2019 Gu (April-June) rainfall across Somalia, except in coastal areas of the Shabelle and Juba regions, which may experience a dry spell in May. As a result, pasture and water availability, crop cultivation, livestock production, access to agricultural employment, and water and food prices are expected to improve 1 The Integrated Food Security Phase Classification (IPC) is a set of tools and procedures to classify the severity of food insecurity using a widely accepted five-phase scale: IPC Phase 1=Minimal; Phase 2=Stressed; Phase 3=Crisis; Phase 4=Emergency; and Phase 5=Famine at area level (Phase 5= Catastrophe at household group level).

War Murtiyeed

Sugnaant Cunnada ayaa la filayaa inay xumaato qaybo ka mid ah woqooyiga iyo bartamaha Soomaaliya laga billaabo Bisha 2aad illaa Bisha 6aad 2019. Habnololeedyo badan oo beer-xoolodhaqato iyo xoolo-dhaqato ah ayay sii xumaan doontaa oo ku astoobi doon xaalad cunn yari Ba’an (IPC Phase 3) inta u dhexeysa Bilaha 5aad iyo 6aad, oo ah marka roobabka Guga billaabmaan in waxtarkooda wanaajiyaan caanaha iyo hilibka xoolaha, dhalmada xoolahana sii kordhiso xoolaha iibsami kara, fursadaha shaqada beerahana kordhaan. Haddii mucaawanada Meesha ka baxdo, natiijada sugnaanta cunnada habnololeedka Xoolo-dhaqatada Gubanka ayaa la filayaa inay ka darto ooy noqoto heer Gurmad (IPC Phase 4), heer cunno yari Ba’an (IPC Phase 3) ay noqoto Beer-xoolodhaqatada Woqooyi, Xoolodhaqatada Cadduunka ee gobollada bartamaha, Xoolo-dhaqatada Woqooyi, Xoolo-dhaqatada Golista Bari ee gobolka Sanaag, Hawdka Woqooyi Galbeed, Beer-xoolo-dhaqatada koonfureed ee gobolka Hiiraan iyo Beer-xoolo-dhaqatada xoog-yar ee Baay-Bakool. In ka badan 1.5 malyuun ruux ayaa kusoo fool leh cunno yari Ba’an Crisis amaba ka sii daran (IPC Phase 3 ama ka sarreysa) inta la gaarayo Bisha 6aad 2019. Waxaa iyana 3.4 malyuun ruux ayaa ku astoobaya cunno yari Ciriiri (IPC Phase 2) ah, taasoo tirade wadarta guud ee dadka Soomaaliya jooga ee cunno yari daran ku sugan illaa bartaha 2019 noqoneysaa 4.9 malyuun. Kuwa ku sugan sugnaanta cunno yari Ba’an (IPC Phase 3) ama kasii xun ayaa si degdeg ah ugu baahan gurmad kaalmo bani’aadminnimo illaa Bisha 6aad 2019 si looga hortago inay xaaladda kasii darto. Taageero habnololeed ayay kaloo u baahanyihiin dadka ku asteysan cunno yari Ciriiri ama kasii liidata (IPC Phase 2 ama ka sarreysa).

Natiijada 38 sahan oo xalaadda nafaqada oo ay qabateen Hayadda FSNAU iyo hayadaha ay wada shaqeeyaan bilihii 11aad iyo 12aad 2018 ayaa muujinaysa in xaaaladda guud ee nafaqadu ay soo ladnaanayso sababo la xiriiira sugnaanta cunnada oo fiicnaatay, cudurro dilaacyadii sida shuban-biyoodka oo yaraaday iyo joogtaynta adeegyada gargaarka. Celeliska xaaladda nafaqo darrida ayaan isbeddelin iyadooy ugu wacneyd heerka cudurrada oo yaraa iyo joogteynta taageerada mucaawinada la xiriirta nafaqada iyo caafimaadka. Bar-dhexaadka dhacdooyinka Nafaqo Darrida Caalamiga (GAM) Ayaan iska beddelin heer Ba’an (10-14.9%) seddexdii xillili ee la soo dhaafay (12.6% Deyrtan 2018, 14.0% Gugigii 2018 iyo 13.8% Deyrtii 2017). Si kastaba ha’ahaate, Xaalad Nafaqodaro sare ayaa weli ka jirata deegaano badan oo Soomaliya ah, iyadoo oo loo aaneynayo xaalado ay ka mid yihiin sugnaanta xaalddada cunta oo weli liidata, cuduro badan, talaalka iyo siinta Vitamin A caruurta la siiyo oo weli yar iyo tabaha quudinta dhalaanka oo liidata. Nafaqo darri aad halis u ah (SAM) oo heer Halis (≥4-5.6%) ah ayaa lagu arkay habnololeedka xoolo-dhaqatada koonfureed ee gobolka Bakool. Heerka dhimasha guud ayaa ah mid Halis (1 to <2/10 000/maalintii) ah xoolo-dhaqatada Golista Galbeed iyo xoolo-dhaqatada Hawdka ee woqooyi galbeed, halka xadiga Cudurrada ay weli yihiin kuwo aad u srreeyo (>20%) carruurtii la soo wareestay. Xaalada nafaqada ee dagaanada xoolo-bero-dhaqatada masagada xooggan ee gobollada Baay iyo Shabeellooyinka, beer-xoolodhaqatada koonfureed ee gobolka Hiraan ayaa loo badinayaa in nafaqo darridooda ay kasii xumaato keerka Ba’an ooy noqoto mid Halis ah laga billabo Bisha 2aad ilaa Bisha 4aad 2019. Daaweyn degdeg ah iyo taageero nafaqo ayaa u baahan tiro lagu qiyaasay 903 100 carruur ah oo 5-sano jir ka yar (wadarta culeyska nafaqodarrida) oo laga yaabo inay sii nafaqo darraadaan illaa iyo Bisha 12aad 2019, ooy weliba wehliyaan 138 200 oo laga yaabo inay Nafaqo darri aad halis u ah (SAM) ku dhacdo. Waa in kaalmooyin wadajira la joogteeyaa si loo xoojiyo kasoo kabasho iyo in hakiyo in xaaladda nafoqada kasii darto.

Meelaha iyo Dadka Laga Walaacsan YahayKooxaha dadka ee lagu asteeyay cunno yari Ba’an (IPC Phase 3) ama kasii xun ayaa u baahan kaalmo ujeedkeedu yahy si loo yareeyo helitaan yarida cunnada, baabi’inta nafaqodarrida, badbaadinta nolosha iyo ilaalinta iyo keydinta habnololeedyada.

Gobollada Tirada Dadka Ku Nool(2014 Qiyaasta)

Tirada Dadka ku Sugan Cunno Yarida Daran (Bilaha 2aad-6aad, 2019)Cunno Yari Ciriiri ah (IPC 2) Cunno Yari Ba’an (IPC 3) Xaalad Deg-deg ah (IPC 4)

Awdal 673,264 195,000 142,000 31,000 Woqooyi Galbeed 1,242,003 480,000 192,000 14,000 Togdheer 721,363 283,000 123,000 6,000 Sanaag 544,123 245,000 116,000 1,000 Sool 327,427 133,000 100,000 - Bari 730,147 264,000 113,000 7,000 Nugaal 392,698 99,000 39,000 -

Mudug 717,862 220,000 84,000 - Galgaduud 569,434 205,200 45,000 2,000 Hiraan 520,686 101,000 54,000 - Shabeellaha Dhexe 516,035 69,000 12,000 - Shabeellaha Hoose 1,202,219 109,000 26,000 - Banaadir 1,650,228 537,000 99,000 50,000 Baay 792,182 147,000 176,000 12,000 Bakool 367,227 59,000 19,000 - Gedo 508,403 54,000 24,000 5,000 Jubbada Dhexe 362,921 69,000 6,000 - Jubbada Hoose 489,307 123,000 46,000 11,000 Wadar Guud 12,327,529 3,392,200 1,416,000 139,000

Deegannadan ayaa laga walaac qabaa oo loo arkay in ay yihiin meel aad dhibban oo u baahan in gaar degdeg ah ay adeegyo nafaqo iyo caafimaad u helaan. Deegaanadaasi waa kuwa heerkooda nafaqdarida guud ay ka sareyso (≥15% GAM) or ≥10.7 boqolkiiba oo caruur ah oo cabirka wareegga bartamaha jintooda (MUAC) ay ka yartahay 125 millimitir. Degaannadaas oo kala ah: xoolo-dhaqatada Gubanka, Xoolo-dhaqatada Woqooyiga, Xoolodhaqatada Golista bari, Degmada Beletweyne (Beer-xoolo-dhaqatada koonfureed) Xoolo-dhaqatada koonfureed ee gobolka Bakool, Beer-xoolo-dhaqatada masagada ee xoogan ee gobollada Baay ee Shabeellooyinka, iyo weliba barkacayaash ku nool Magaalooyinka Qardho, Muqdisho iyo Baydhabo.

FSNAU iyo FEWS NET waxay sii wadi doonaan indho ku heynta xaaladaha iyo iyo kaso baxa iyo ka warbixinta xaaladda. Xogaha oo dhami waxaad ka heli kareysaan baraha www.fsnau.org iyo www.fews.net. Wixii xog ah ee dheeri ah, fadlan kala xiriir: Lisa Ratcliffe, Madaxa Isgaarsiinta, FAO Somalia, Tel: +252 613 382 539/+254 741 068 834, Email: [email protected] and Marie Maroun, Madaxa Isgaarsiinta, Famine Early Warning Systems Network (FEWS NET), Tel: +1 202 524 7749, Email: [email protected]

!!

!!

!!

!!

!!

!!

!!

!!

!!

!!

!!

!!

!!

!!!!

##

##

##

Hobyo

Eyl

Afmadow

Burco

Qardho

Ceerigaabo

Talex

Galkacyo

Luuq

Iskushuban

Ceel Bur

Bur Hakaba

Hargeysa

Dinsor

Bulo Barde

Xudun

Jariiban

Baardheere

Berbera

Baydhaba

Jilib

Burtinle

Sakow

Ceel Afweyne

Beled Weyne

Kismayo

Zeylac

Caynabo

Qandala

Xudur

Dhusa Mareeb

Ceel Dheere

Cadale

Ceel Waq

Sablale

Laas Caanood

Bossaaso

Baki

Bu'aale

Calula

Cadaado

Garbaharey

Ceel Barde

Jowhar

Balcad

Wajid

Jalalaqsi

Badhadhe

Band

ar B

eyla

OwdweyneTa

yegl

ow

Las Qoray/Badhan

Buuhoodle

Gebiley

Brava

Afgoye

Cabudwaaq

Sheikh

Wanle Weyne

Harardheere

Borama

Lughaye

Aden Yabal

Qoryoley

Bele

d Ha

wa

Dolo

Rab-Dhuure

Jamaame

Qansax Dheere

Goldogob

MarkaKurtun Warrey

BARI

BAY

MUDUG

SANAG

GEDO

SOOL

L. JUBA

HIIRAN

GALGADUD

NUGAL

BAKOOL

TOGDHEER

M. JUBA

W. GALBEED

AWDAL

L. SHABELLE

M. SHABELLE

BANADIR

KEN

YA

Dobley

±0 70 140 210 280 35035

Kilometers

Somalia Acute Food Insecurity Situation OverviewRural, (February - June 2019 ) Projection

Aggregate NumbersRural, Urban and IDP Populations

in Phases 3, 4 & 5

Phase % of (000s) Total Pop

1 60% 7 380

2 27% 3 392

3 12% 1 416

4 1% 139

5 0% 0

=10% of the population

Defining Attributes of Crisis Areas in Phase 3, 4 or 5

#,### (##%) Pop. and % in Phases 3, 4, and 5

% of people in each phase

0% 100%

Confidence of analysis

Area has reached 3,4 or 5 for more than 3 consecutive years

Acceptable

Medium

High

Somalia Acute Food Security Situation OverviewRural, Urban and IDP Populations: February - June 2019, Most Likely Scenario

Acute Food Insecurity Phase1 Minimal

2 Stressed

3 Crisis4 Emergency5 Famine

Areas with inadequate evidenceNot Analyzed

Urban settlementColor depicts phase

IDP settlementColor depicts phase

Acute Food Insecurity Phase1 Minimal

2 Stressed

3 Crisis4 Emergency5 Famine

Areas with inadequate evidenceNot Analyzed

Urban settlementColor depicts phase

IDP settlementColor depicts phase

Defining Attributes of Crisis Areas in Phase 3, 4 or 5

#,### (##%) Pop. and % in Phases 3, 4, and 5

% of people in each phase

0% 100%

Confidence of analysis

Area has reached 3,4 or 5 for more than 3 consecutive years

Acceptable

Medium

High

IPCIntegrated Food SecurityPhase Classification FSNAU

159 000 (14%)725 000 (21%)

TotalUrbanRuralIDP

TotalUrbanRuralIDP

63 000 (7%)

207 000 (18%)

54 000 (10%)

29 000 (6%)

47 000 (8%)

84 000 (12%)

187 000 (6%)

TotalUrbanRuralIDP

TotalUrbanRuralIDP

TotalUrbanRuralIDP

TotalUrbanRuralIDP

TotalUrbanRuralIDP

TotalUrbanRuralIDP

TotalUrbanRuralIDP