View
215
Download
0
Category
Preview:
Citation preview
CITY OF ST PAUL PUBLIC WORKS PO BOX 888674 GRAND RAPIDS MI 49588-9905
NO POSTAGENECESSARY
IF MAILEDIN THE
UNITED STATES
BUSINESS REPLY MAILFIRST-CLASS MAIL GRAND RAPIDS, MIPERMIT NO. 2662
POSTAGE WILL BE PAID BY ADDRESSEE
Saint Paul waxay ku talo jirtaa in ay ku wareegto siistemka aruurinta qashinka habeysan halkaas oo jid kasta/luuq kasta leeyahy hal qaade qashin oo loo xil saaray, iyo sicirada iyo adeegyadana ka simman yahiin magaalada oo idil.
Ogaada Kiresteyaasha: Fadlan la xariir milkiilaha hantida ama
maamulaha hantida si aad ugala hadashid
baahidaada qashinka. Sharuudaha sharciga cusub
Magaalada awgeed, cabbirka gaariga iyo
xulashada heerka adeegga waxaa gaari kara
oo keliya milkiilaha hantida.
Dhamaan milkiileyaasha hantida (1-4 unug) waa in ay doortaan cabbirka gaariga iyo heerka adeegga ugu dambayn Juun 1, 2018. Haddii aan war kaa helin ugu dambayn Juun 1, waxaa laguugu wareejin doonaa brograamka cusub, cabbirka gaarigaada iyo heerka adeegga aad iminka haysatid. Haddii aadan iminka haysanin adeegga qashinka, aadan xulanin cabbirka gaariga ugu dambayn Juun 1, waxaa lagu siin doonaa gaari dhexdhexaad ah.
Maxuu yahay Adeegga Qashinka Magaalada?
Dooro Cabbirka Gaarigaada!
Adeegyada qashinka cusub ee magaalada Saint Paul waxay bilaaban doonaan Oktoobar 2018.
26”19”
37”
35galan
64galan
26.5”22”
44”
95galan
23”
46”
31.5”
Nadii�nta Saint Paulstpaul.gov/garbage
Dooro Cabbirka Gaariga Qashinka Cusub ugu dambayn Juun 1, 2018
Waxaa loo baahan yahay in la qaado talaabo ugu dambayn Juun 1!Si aad u heshid tarjamo, wac 651-266-6101
Necesita esto traducido? Communíquese con nosotros al 651-266-6101
Ma u baahan tahay tarjamadaan? Naga soo wac 651-266-6101
Xav tau qhov no txhais los? Hu rau peb ntawm 651-266-6101
Puede obtener información disponible en español llama
a City of Saint Paul al: 651-266-6101, o visite stpaul.gov/garbage
Preguntas??
Macluumaadka waxaa lagu helikaraa Soomaali markala waco City of Saint Paul
telefoonka: 651-266-6101,ama booqo
stpaul.gov/garbage
Su'aalo?Cov ntaub ntawy no mauj nyobrau hauv lus hmoob, hu mus rauCity of Saint Paul 651-266-6101,
los sis, mus xyuas stpaul.gov/garbage
Puas muaj Lus noog?
Questions? Information is available in
the City of Saint Paul at: 651-266-6101, or visitstpaul.gov/garbage
WAXAA LOO BAAHAN YAHAY IN LA QAADOTALAABO UGU DAMBAYN JUUN 1!
Dooro gaarigaqashinkacabbirka iyoadeegga.
Three easy ways to choose your garbage cart size by June 1, 2018:
Go to: [ Insert Cascade URL ]or call xxx-xxx-xxxx
As a Saint Paul residential property owner, you canchoose your new garbage cart size/service by June 1, 2018.
I am a (check only one):
For my residence, I choose the following cart size (check only one):
I currently get my garbage and/or recycling picked up at (check only one):
Front of house / CurbsideSide of house / Curbside
Property OwnerTenant/Renter
Alley
If no cart selection is made, we will provide the cart size you have now. If you do not have garbage service, we will assign you the
medium (64 gallon) garbage cart.
*MUST BE POSTMARKED BY JUNE 1, 2018
City of Saint Paul Public Works25 W 4th St - City Hall Annex 1500Saint Paul, MN 55102
OROR
Use the ID number located on the corner of this postcard to make your selection.
CALL 800-xxx-xxxx
Mon. - Fri. 7 a.m.-4 p.m.
MAIL this completed
postcard - no postage needed! *
GOONLINE(insert URL)
$20.28/mo**$23.44/mo**$32.03/mo**$34.15/mo**
Every other weekWeeklyWeeklyWeekly
Small - 35 gallonSmall - 35 gallonMedium - 64 gallonLarge - 95 gallon
**Pricing includes all county and state taxes
Your Email or Phone Number
Nadii�nta Saint Paulstpaul.gov/garbage
Saddax siyaabo oo fududsi aad u dooratid cabbirka gaariga
qashinka ugu dambayn Juun 1, 2018:
Bacdamaa aad tahay milkiilaha hantida Saint Paul, waxaad dooran kartaa cabbirka gaariga qasinka
cusub/adeegga ugu dambayn Juun 1, 2018.
Gurigeyga, waxaan doortay cabbirka gaariga soo socda(calaamee hal keliya):
Aniga waxaa iminka leyga qaadaa qashinka iyo/ama dib u cusboneysiinta (calaamee hal keliya):
Waxaan ahay (calaamee hal keliya):Milkiilaha HantidaDagganaha/Kirestaha
Guriga hortiisa / Dhinaca lagu socdoDhinaca guriga / dhinaca lagu socdo
Luuqa
Haddii aadan xulaanin gaariga, anaga ayaa ku siin doono cabbirka gaariga aad iminka haysatid. Haddii aadan qabin adeegga qashinka, waxaan ku siin doonaa gaariga qashinka dhexdhexaadka ah (64 galan).
*WAA IN BOOSTADA LAGU SOO DIRO UGU DAMBAYN JUUN 1, 2018
AMA AMA
Isticmaal nambarka aqoonsiga (ID) ee ku yaal geeska kaarkaan boostada si aad u dooratid.
WAC651-266-6101
Isniin - Jimco7 a.m. - 4 p.m.
BOOSTADAkaarkaan boostada
la dhamaystiray - umabaahna shabadda
boostada!*
GALINTERNETKA
www.cartsize.net
$20.28/bil kasta**$23.44/bil kasta**$32.03/bil kasta**$34.15/bil kasta**
Todobaad ku dhaafTodobaad kastaTodobaad kastaTodobaad kasta
Yar - 35 galanYar - 35 galanDhexdhexaad - 64 galanWeyn - 95 galan
**Sicirka waxaa ku jira dhamaan canshuurta dagmada iyo gobolka
(Jeex kaarka kaddibna ku rid sanduuqa boostada)
Emailkaada ama Nambarka Telefoonkaada
www.fsc.org
The mark ofresponsible forestry
FSC® C014786
®
FIRST CLASS PRSRTUS POSTAGEPAIDGRAND RAPIDS, MIPERMIT NO. 657
Tag: www. cartsize.netama wac 651-266-6101
Aqoonsigga Gaariga Dagganaha (ID) #
Recommended