2
CITY OF ST PAUL PUBLIC WORKS PO BOX 888674 GRAND RAPIDS MI 49588-9905 NO POSTAGE NECESSARY IF MAILED IN THE UNITED STATES BUSINESS REPLY MAIL FIRST-CLASS MAIL GRAND RAPIDS, MI PERMIT NO. 2662 POSTAGE WILL BE PAID BY ADDRESSEE Saint Paul waxay ku talo jirtaa in ay ku wareegto siistemka aruurinta qashinka habeysan halkaas oo jid kasta/luuq kasta leeyahy hal qaade qashin oo loo xil saaray, iyo sicirada iyo adeegyadana ka simman yahiin magaalada oo idil. Ogaada Kiresteyaasha: Fadlan la xariir milkiilaha hantida ama maamulaha hantida si aad ugala hadashid baahidaada qashinka. Sharuudaha sharciga cusub Magaalada awgeed, cabbirka gaariga iyo xulashada heerka adeegga waxaa gaari kara oo keliya milkiilaha hantida. Dhamaan milkiileyaasha hantida (1-4 unug) waa in ay doortaan cabbirka gaariga iyo heerka adeegga ugu dambayn Juun 1, 2018. Haddii aan war kaa helin ugu dambayn Juun 1, waxaa laguugu wareejin doonaa brograamka cusub, cabbirka gaarigaada iyo heerka adeegga aad iminka haysatid. Haddii aadan iminka haysanin adeegga qashinka, aadan xulanin cabbirka gaariga ugu dambayn Juun 1, waxaa lagu siin doonaa gaari dhexdhexaad ah. Maxuu yahay Adeegga Qashinka Magaalada? Dooro Cabbirka Gaarigaada! Adeegyada qashinka cusub ee magaalada Saint Paul waxay bilaaban doonaan Oktoobar 2018. 26” 19” 37” 35 galan 64 galan 26.5” 22” 44” 95 galan 23” 46” 31.5” Nadiifinta Saint Paul stpaul.gov/garbage Dooro Cabbirka Gaariga Qashinka Cusub ugu dambayn Juun 1, 2018 Waxaa loo baahan yahay in la qaado talaabo ugu dambayn Juun 1! Si aad u heshid tarjamo, wac 651-266-6101 Necesita esto traducido? Communíquese con nosotros al 651-266-6101 Ma u baahan tahay tarjamadaan? Naga soo wac 651-266-6101 Xav tau qhov no txhais los? Hu rau peb ntawm 651-266-6101 Puede obtener información disponible en español llama a City of Saint Paul al: 651-266-6101, o visite stpaul.gov/garbage Preguntas? ? Macluumaadka waxaa lagu helikaraa Soomaali marka la waco City of Saint Paul telefoonka: 651-266-6101, ama booqo stpaul.gov/garbage Su'aalo? Cov ntaub ntawy no mauj nyob rau hauv lus hmoob, hu mus rau City of Saint Paul 651-266-6101, los sis, mus xyuas stpaul.gov/garbage Puas muaj Lus noog? Questions? Information is available in the City of Saint Paul at: 651-266-6101, or visit stpaul.gov/garbage

BUSINESS REPLY MAIL Root... · 2018-05-24 · kasta leeyahy hal qaade qashin oo loo xil saaray, iyo sicirada iyo adeegyadana ka simman yahiin magaalada ... -xxxx A s a S aint P aul

  • Upload
    ngominh

  • View
    215

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

CITY OF ST PAUL PUBLIC WORKS PO BOX 888674 GRAND RAPIDS MI 49588-9905

NO POSTAGENECESSARY

IF MAILEDIN THE

UNITED STATES

BUSINESS REPLY MAILFIRST-CLASS MAIL GRAND RAPIDS, MIPERMIT NO. 2662

POSTAGE WILL BE PAID BY ADDRESSEE

Saint Paul waxay ku talo jirtaa in ay ku wareegto siistemka aruurinta qashinka habeysan halkaas oo jid kasta/luuq kasta leeyahy hal qaade qashin oo loo xil saaray, iyo sicirada iyo adeegyadana ka simman yahiin magaalada oo idil.

Ogaada Kiresteyaasha: Fadlan la xariir milkiilaha hantida ama

maamulaha hantida si aad ugala hadashid

baahidaada qashinka. Sharuudaha sharciga cusub

Magaalada awgeed, cabbirka gaariga iyo

xulashada heerka adeegga waxaa gaari kara

oo keliya milkiilaha hantida.

Dhamaan milkiileyaasha hantida (1-4 unug) waa in ay doortaan cabbirka gaariga iyo heerka adeegga ugu dambayn Juun 1, 2018. Haddii aan war kaa helin ugu dambayn Juun 1, waxaa laguugu wareejin doonaa brograamka cusub, cabbirka gaarigaada iyo heerka adeegga aad iminka haysatid. Haddii aadan iminka haysanin adeegga qashinka, aadan xulanin cabbirka gaariga ugu dambayn Juun 1, waxaa lagu siin doonaa gaari dhexdhexaad ah.

Maxuu yahay Adeegga Qashinka Magaalada?

Dooro Cabbirka Gaarigaada!

Adeegyada qashinka cusub ee magaalada Saint Paul waxay bilaaban doonaan Oktoobar 2018.

26”19”

37”

35galan

64galan

26.5”22”

44”

95galan

23”

46”

31.5”

Nadii�nta Saint Paulstpaul.gov/garbage

Dooro Cabbirka Gaariga Qashinka Cusub ugu dambayn Juun 1, 2018

Waxaa loo baahan yahay in la qaado talaabo ugu dambayn Juun 1!Si aad u heshid tarjamo, wac 651-266-6101

Necesita esto traducido? Communíquese con nosotros al 651-266-6101

Ma u baahan tahay tarjamadaan? Naga soo wac 651-266-6101

Xav tau qhov no txhais los? Hu rau peb ntawm 651-266-6101

Puede obtener información disponible en español llama

a City of Saint Paul al: 651-266-6101, o visite stpaul.gov/garbage

Preguntas??

Macluumaadka waxaa lagu helikaraa Soomaali markala waco City of Saint Paul

telefoonka: 651-266-6101,ama booqo

stpaul.gov/garbage

Su'aalo?Cov ntaub ntawy no mauj nyobrau hauv lus hmoob, hu mus rauCity of Saint Paul 651-266-6101,

los sis, mus xyuas stpaul.gov/garbage

Puas muaj Lus noog?

Questions? Information is available in

the City of Saint Paul at: 651-266-6101, or visitstpaul.gov/garbage

WAXAA LOO BAAHAN YAHAY IN LA QAADOTALAABO UGU DAMBAYN JUUN 1!

Dooro gaarigaqashinkacabbirka iyoadeegga.

Three easy ways to choose your garbage cart size by June 1, 2018:

Go to: [ Insert Cascade URL ]or call xxx-xxx-xxxx

As a Saint Paul residential property owner, you canchoose your new garbage cart size/service by June 1, 2018.

I am a (check only one):

For my residence, I choose the following cart size (check only one):

I currently get my garbage and/or recycling picked up at (check only one):

Front of house / CurbsideSide of house / Curbside

Property OwnerTenant/Renter

Alley

If no cart selection is made, we will provide the cart size you have now. If you do not have garbage service, we will assign you the

medium (64 gallon) garbage cart.

*MUST BE POSTMARKED BY JUNE 1, 2018

City of Saint Paul Public Works25 W 4th St - City Hall Annex 1500Saint Paul, MN 55102

OROR

Use the ID number located on the corner of this postcard to make your selection.

CALL 800-xxx-xxxx

Mon. - Fri. 7 a.m.-4 p.m.

MAIL this completed

postcard - no postage needed! *

GOONLINE(insert URL)

$20.28/mo**$23.44/mo**$32.03/mo**$34.15/mo**

Every other weekWeeklyWeeklyWeekly

Small - 35 gallonSmall - 35 gallonMedium - 64 gallonLarge - 95 gallon

**Pricing includes all county and state taxes

Your Email or Phone Number

Nadii�nta Saint Paulstpaul.gov/garbage

Saddax siyaabo oo fududsi aad u dooratid cabbirka gaariga

qashinka ugu dambayn Juun 1, 2018:

Bacdamaa aad tahay milkiilaha hantida Saint Paul, waxaad dooran kartaa cabbirka gaariga qasinka

cusub/adeegga ugu dambayn Juun 1, 2018.

Gurigeyga, waxaan doortay cabbirka gaariga soo socda(calaamee hal keliya):

Aniga waxaa iminka leyga qaadaa qashinka iyo/ama dib u cusboneysiinta (calaamee hal keliya):

Waxaan ahay (calaamee hal keliya):Milkiilaha HantidaDagganaha/Kirestaha

Guriga hortiisa / Dhinaca lagu socdoDhinaca guriga / dhinaca lagu socdo

Luuqa

Haddii aadan xulaanin gaariga, anaga ayaa ku siin doono cabbirka gaariga aad iminka haysatid. Haddii aadan qabin adeegga qashinka, waxaan ku siin doonaa gaariga qashinka dhexdhexaadka ah (64 galan).

*WAA IN BOOSTADA LAGU SOO DIRO UGU DAMBAYN JUUN 1, 2018

AMA AMA

Isticmaal nambarka aqoonsiga (ID) ee ku yaal geeska kaarkaan boostada si aad u dooratid.

WAC651-266-6101

Isniin - Jimco7 a.m. - 4 p.m.

BOOSTADAkaarkaan boostada

la dhamaystiray - umabaahna shabadda

boostada!*

GALINTERNETKA

www.cartsize.net

$20.28/bil kasta**$23.44/bil kasta**$32.03/bil kasta**$34.15/bil kasta**

Todobaad ku dhaafTodobaad kastaTodobaad kastaTodobaad kasta

Yar - 35 galanYar - 35 galanDhexdhexaad - 64 galanWeyn - 95 galan

**Sicirka waxaa ku jira dhamaan canshuurta dagmada iyo gobolka

(Jeex kaarka kaddibna ku rid sanduuqa boostada)

Emailkaada ama Nambarka Telefoonkaada

www.fsc.org

The mark ofresponsible forestry

FSC® C014786

®

FIRST CLASS PRSRTUS POSTAGEPAIDGRAND RAPIDS, MIPERMIT NO. 657

Tag: www. cartsize.netama wac 651-266-6101

Aqoonsigga Gaariga Dagganaha (ID) #