2
Dhulgo’a . . . Waa dhaqaaq degdeg ah oo dhulka oogadiisu dhaqaaqdo oo dillaacdo oo caadi ahaan la xiriirta xilliga uu da’o roob culus ama baraf dhalaal degdeg ah oo u badan in ay sii xumayso saamaynta daadadka oo badiyaa wehlisa dhacdooyinkaan.

Dhulgo’a .

Embed Size (px)

DESCRIPTION

Dhulgo’a. Waa dhaqaaq degdeg ah oo dhulka oogadiisu dhaqaaqdo oo dillaacdo oo caadi ahaan la xiriirta xilliga uu da’o roob culus ama baraf dhalaal degdeg ah oo u badan in ay sii xumayso saamaynta daadadka oo badiyaa wehlisa dhacdooyinkaan. Aagagga u Nugul Dhulgo’a. Dhulgo’yadii sii horraysay. - PowerPoint PPT Presentation

Citation preview

Page 1: Dhulgo’a .

Dhulgo’a . . .

Waa dhaqaaq degdeg ah oo dhulka oogadiisu dhaqaaqdo oo dillaacdo oo caadi ahaan la xiriirta

xilliga uu da’o roob culus ama baraf dhalaal degdeg ah oo u badan in ay sii xumayso saamaynta daadadka oo badiyaa wehlisa

dhacdooyinkaan.

Page 2: Dhulgo’a .

Aagagga u Nugul Dhulgo’a

Dhulgo’yadii sii horraysay. Salka meelaha hoobadka ah. Salka kannaallada biyo-saarka. Babacyada buurta ee u samaysan habka

sumaynta shilinta ee la isticmaalo.