2
MACLUUMAADKA BUKAANKA Jirka qalaylka iyo canbaarta Hal kamid ah tobanki qf oo Swedish ahba wuxuu qabaa noc canbaar, cuncunka jirka ah 1 taasna waxaa lagu daawayn karaa loogana hortagi karaa kareenka Canoderm ® 5% cream (carbamide). 2 Jir qalayl Maqaarka ayaa maamulaha iskudheelitirka dheecaan jirka wuxuuna kahor tagaa waxyaabaha xasaasiyada keena, sida bakteeriyada iyo x=waxyaabaha xasaasiyada. Dadka maqaarku qalalo ama canbaarta waxay qabaan caqabad dhanka maqaarka ah keenaysa luminta qoyaan badan. Maqaarka qalalan waa mid nugul marka waxyaabaha xasaasiyada keena ay taabtaana cuncun ayuu bilaabayaa. Maqaarku wuu kasii daraa markaad xoqniinka kabadiso waxay badanaa keentaa in maqaarku murxo taasoo keenaysa caabuq. Tani waxay kordhinaysaa halista keenaysa canaarta. Canbaarta Canbaartu waxay umuuqan kartaa sida baro go'an, oo muruxsan ama haaro isku furan sida, gacmaha, dhudhumada iyo lugaha markay kudhacdo. Waxaad sidoo kale isku arki kartaa daamanka oo gaduud, haaro leh noqda, dildilaac aaga afka ah iyo maqaarka oo gaduuta/ adkaada meelaha jilicsanta ah. Canbaarta Atopic waa nooca canbaarta ugu badan oo kudhacda caruurta. Astaamuhu si tartiib ah ayay kusoo baxaan ayadoo calaamahadaha, dagan, ee aan wali canbaartu soobixin isku badalaa xili ay canbaar aad uxun kudhacdo cunuga. Canbaarta laysmana qaadsiiyo mana ahan xanuun khatar ah, laakiin waxay keeni kartaa hurdo xumo iyo nolol cadiban. 3 Dhibaatooyinka waxaa lagu daawayn karaa loogana hortagi karaa boomaatada Canoderm. 2 Calaamadaha jirka qalala/canbaarta Jirka oo qalala, xajiimooda Barar Cuncun Nabaro gaduudan iyo faruurac Dldilaacyo Jirkoo dheecaan kujiro ayaa gaduuta iyo xanuun hurdada qofka udiidaaya Waxyaabaha keeni kara in canbaartu soonoqoto 4 • Qubayska ama dabaasha joogtada ah • Dabaysha qalalan ama qoyan • Kulaylka ama qaboowga • Nahsaadaadka jirka iyo dhididka • Xirashada maryaha kulul, huurka ah iyo jaakadaha kasamaysan suufka • Murmuruxa/jeexdinta maqaarka • Istareeska iyo walaaca • Marka maqaarka taabto waxyaabaha kiimikada ah • Xasaasiyada/dulqaad yarida badan oo qofku kuqabo cuntooyin kaladuwan Qaado Canoderm Canoderm waa kareen jilciso ah o lagu daaweeyo jirka qalala. Waxay leedahay tilmaamo farmashiyuhu bixinaayo waxayna kahortaga soonoqoshada canbaarta Atopic. 2 Daraasad caafimaad oo dhawr ah laguna sameeyay dadka maqaarku qalaylka iyo canbaarta qaba ayaa lagu cadeeyay waxtarka Canoderm. Maqaarka waxaa kadhamaanaaya qoyaanka Jirka oo xasaasiyad dheeri ah kuqaba waxyaabaha halista ah CANBAARTA Caabuq Kahortaga soonoqoshada canbaarta Atopic 2 Somaliska

MACLUUMAADKA BUKAANKA Jirka qalaylka iyo canbaarta · waa mid nugul marka waxyaabaha xasaasiyada keena ay taabtaana cuncun ayuu bilaabayaa. Maqaarku wuu kasii daraa markaad xoqniinka

  • Upload
    others

  • View
    1

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: MACLUUMAADKA BUKAANKA Jirka qalaylka iyo canbaarta · waa mid nugul marka waxyaabaha xasaasiyada keena ay taabtaana cuncun ayuu bilaabayaa. Maqaarku wuu kasii daraa markaad xoqniinka

MACLUUMAADKA BUKAANKA

Jirka qalaylka iyo canbaartaHal kamid ah tobanki qf oo Swedish ahba wuxuu qabaa noc canbaar, cuncunka jirka ah1 taasna waxaa lagu daawayn karaa loogana hortagi karaa kareenka Canoderm® 5% cream (carbamide).2

Jir qalayl

Maqaarka ayaa maamulaha iskudheelitirka dheecaan jirka wuxuuna kahor tagaa waxyaabaha xasaasiyada keena, sida bakteeriyada iyo x=waxyaabaha xasaasiyada.Dadka maqaarku qalalo ama canbaarta waxay qabaan caqabad dhanka maqaarka ah keenaysa luminta qoyaan badan. Maqaarka qalalan waa mid nugul marka waxyaabaha xasaasiyada keena ay taabtaana cuncun ayuu bilaabayaa. Maqaarku wuu kasii daraa markaad xoqniinka kabadiso waxay badanaa keentaa in maqaarku murxo taasoo keenaysa caabuq. Tani waxay kordhinaysaa halista keenaysa canaarta.

Canbaarta

Canbaartu waxay umuuqan kartaa sida baro go'an, oo muruxsan ama haaro isku furan sida, gacmaha, dhudhumada iyo lugaha markay kudhacdo. Waxaad sidoo kale isku arki kartaa daamanka oo gaduud, haaro leh noqda, dildilaac aaga afka ah iyo maqaarka oo gaduuta/adkaada meelaha jilicsanta ah.

Canbaarta Atopic waa nooca canbaarta ugu badan oo kudhacda caruurta. Astaamuhu si tartiib ah ayay kusoo baxaan ayadoo calaamahadaha, dagan, ee aan wali canbaartu soobixin isku badalaa xili ay canbaar aad uxun kudhacdo cunuga.

Canbaarta laysmana qaadsiiyo mana ahan xanuun khatar ah, laakiin waxay keeni kartaa hurdo xumo iyo nolol cadiban.3 Dhibaatooyinka waxaa lagu daawayn karaa loogana hortagi karaa boomaatada Canoderm.2

Calaamadaha jirka qalala/canbaartaJirka oo qalala, xajiimooda

Barar

Cuncun Nabaro gaduudan iyo faruurac

Dldilaacyo Jirkoo dheecaan kujiro ayaa gaduuta iyo xanuun hurdada qofka udiidaaya

Waxyaabaha keeni kara in canbaartu soonoqoto4

• Qubayska ama dabaasha joogtada ah• Dabaysha qalalan ama qoyan• Kulaylka ama qaboowga• Nahsaadaadka jirka iyo dhididka• Xirashada maryaha kulul, huurka ah iyo

jaakadaha kasamaysan suufka• Murmuruxa/jeexdinta maqaarka• Istareeska iyo walaaca• Marka maqaarka taabto waxyaabaha

kiimikada ah• Xasaasiyada/dulqaad yarida badan oo

qofku kuqabo cuntooyin kaladuwan

Qaado Canoderm

Canoderm waa kareen jilciso ah o lagu daaweeyo jirka qalala. Waxay leedahay tilmaamo farmashiyuhu bixinaayo waxayna kahortaga soonoqoshada canbaarta Atopic.2

Daraasad caafimaad oo dhawr ah laguna sameeyay dadka maqaarku qalaylka iyo canbaarta qaba ayaa lagu cadeeyay waxtarka Canoderm.

Maqaarkawaxaa

kadhamaanaayaqoyaanka

Jirka oo xasaasiyaddheeri ah kuqabawaxyaabaha halista ah

CANBAARTA

Caabuq

Kahortaga soonoqoshada

canbaarta Atopic2

Somaliska

Page 2: MACLUUMAADKA BUKAANKA Jirka qalaylka iyo canbaarta · waa mid nugul marka waxyaabaha xasaasiyada keena ay taabtaana cuncun ayuu bilaabayaa. Maqaarku wuu kasii daraa markaad xoqniinka

Waxaykahortagtaa

soonoqoshadacanbaarta

Atopic2

Daawaynta canbaartaDaawaynta canbaarta waxaa diirada lagu saarayaa kafogaanshaha sababaha keenaaya canbaarta, daawaynta maqaar qalaylka, cuncunka iyo caabuqa, iyo sidoo kale in laga hortago soonoqoshada canbaarta.

Canodermwaxay kakoobantahay maadooyinka qoyaanka iyo jilcinta kuwaasoo dhayaaya maqaarka qalala xoojiyana difaaca maqaarka. Canoderm sidaas awgeed waxay soocelisaa caadinimada maqaarka qalala waxayna yaraysaa halista ah in canbaartu soonoqoto.2

• Ismari daawada Canoderm labo jeer maalintii. Sifican iskugu maluuq - fiiri walaaqda tilmaamaha ee lasocota Hadaad qabto canbaar yar ilaa mid dhexe, mari meelaha caabuqa qaba adoo isticmaalaaya daawada caabuqa, sida, boomatada cortisone.

• Siiwad inaad mariso 2 jeer maalintii marka canbaartu yaraato. Tani waxay kahortagaysaa soonoqoshada iyo dabo dheeraanta mudada aad laxanuunsanayso xanuunka.

•Marsoinfiicanooboomaatadakamidahsiaywaxtarmuuqdakukeento. Xeerka aasaasiga ah ee suulku waa in lamariyo boomaato badan ilaa inta jirku liqi karo ayadon banaanka kuharin, ayadoo sidoo kale lamarinaayo marka maqaarka biyo taabtaan.

Daawadu makeeni kartaa dhibaatooyin?

Canoderm waxay keeni kartaa gubasho iyo kulayl mudo gaaban, iyo xasaasiyad aan badnayn sidaas awgeedna waxay kuhaboontahay dadka waawayn iyo caruurta xoogaa wawayn.

Hadaad isku aragto xanuun, fadlan qaado Miniderm® 20% cream (glycerol) ama Minicare cream (5% glycerol + 60% oo saliid ah) si aad ula isticmaasho boomaatada. Hadii mid kamid ah dhibaatooyinka daawada kadhasha uu siijiro ama aad isku aragto dhibaato kale oo daawadu keentay aana kujirin liiska waraaqda tilmaamaha, fadlan usheeg dhakhtarkaaga ama farmashiilaha.

Canoderm 5% cream (carbamide)2

• Jilcisada farmashiyuhu kuuqoro• Waxay xoojisaa difaaca maqaarka waxayna soocelisaa xaalada

caadiga ah ee maqaarka2

• Waxay kahortagtaa soonoqoshada canbaarta Atopic2.6

• Waxay canbaarta kusaartaa mudo gaaban marka loo babac dhigo kareemada kale ee maqaarka jilciya6

• Wixii macluumaad dheeri ah, kafiiri waraaqada baakada lasocota ama macluumaad badan ka akhriso boga www.fass.se

Isticmaalka boomaatada garaamkii/asbuuciiba marka lamarsado 2 jeer maalinkasta5

Da'da Dhamaan jirka

Kore jirka

Gacmaha iyo lugaha

6 bilood 35 15 20

4 sano 60 20 35

8 sano 90 35 50

12 sano 120 45 65

Dadka waawayn (70 kg)

170 60 90

Kareenka: 100 g and 210 g (tube)500 g (pump dispenser), 500 g (refill)

Tixraaca: 1. 2014 Swedish Pharmacopoeia. Xanuunada maqaarka/Canbaarta. www.lakemedelsboken.se 2. Canoderm cream 5% Maclumaadka astaamaha daawada oo kooban. www.fass.se 3. Hjelmgren J et al Br J Dermatol 2007; 156: 913–921. 4. Canbaarta Atopic. Katalo qaadashada gudigga Sweden. www.1177.se 5. 2011-2012 Swedish Pharmacopoeia. Dhakhaatiirta caruurta. www.lakemedelsboken.se 6. Åkerström U, et al. Acta Derm Venereol 2015; 95(5): 587-92.

Canoderm® 5% cream (carbamide). Waa daawo aan ubaahnayn in dhakhtar kuuqoro oo loo adeegsado jilcinta maqaarka qalalan ee dadka kaladuwan iyo kahortaga soonoqoshada canbaarta Atopic. Sitaxadar leh u akhri waraaqda baakada kujirta. Iskajir inay daawadu kaagaarto indhaha, sanka, dhagaha, dhaawacyada furan ama meelaha jilicsanta ah. Boomaatadu waxay sababi kartaa xasaasiyad mudo, kooban oo gubasho iyo kulayl keenta. Looguma talagalin dadka xasaasiyada kuqaba maadada carbamide ama maadooyinka kale ee daawada kujira.

Miniderm 20% cream (glycerol). Waa daawo aan dhakhtar kuuqorayn oo maqaarka qalalan lagu daaweeyo. Sitaxadar leh u akhri waraaqda baakada kujirta. Looguma talagalin dadka xasaasiyada kuqaba maadada glycerol ama maadooyinka kale ee daawada kujira.

Minicare cream waa qalab caafimaad. Akhri tilmaamaha isticmaalka kahor intaadan isticmaalin.

ACO Hud Nordic AB. Kistagången 20 B, PO Box 7009, 164 07 Kista. Taleefanka: +47 859 002 900. www.aconordic.com

Canoderm waxay soocelisaa qoyaanka maqaarka qalala waxayna kahortagtaa soonoqoshada canbaarta Atopic.2

Maqaarku wuxuusooceshanayaa

qoyaankiisa

Xasaasiyadajirku kuqabo

waxyaabaha halsitaah way yaraataa

CANBAARTA

Soonoqoshada canbaartaAtopic ayay kahortagtaa

CA

N17

0925

SE

2