1
Ku ciyaarida waxa la isku xirxiro marna la is dul saar saaro waxay u dhistaa xisaabta iyo sayniska maskaxdooda, caawimaada ay ilmuhu baranayaan meelaha sare ee dhulka ka sareeyo, Isku dheeli tirida miisaanka, noocyada u sameysan yihiin iyo sidii loo xlin lahaa dhibka. Isku day in aad sameeyso waxyaabahan! • Isku qas. Isticmaal alaabta la is dulsaarsaaro oo badan oo isku qasan hadana ku day building blocks iyo Lego inaad isku dhex qasto amase Foam bricks iyo koombooyin. • Dib ha loo soo isticmaalo. Isticmaal cartoonada la jar jaro, Dhalooyinka caaga ka sameysan, koobabka shabaqa ah iyo wax kasto oo ka soo haro waxyaabaha wax lagu dhiso. • Geedka qaabkasheyga loogu jaro amase jaraha. Sawir sadex sawir oo qaabkoodu uu kala duwan yahay warqad korkeed ku sawir (Afargees,wareegama goobaabin, iyo sadex gees) kadibna u daa in ilmuhu ay jarjaraan. Kadibna aruuri waxii la jaray iyo haraagaba si loogu isticmaali karo waxyaabo kale. • La Tartan. U habee hal shey oo idil in aa kula tartantid ilmaha haysta alaabta kala duwan ee dhismaha loo isticmaalo. o Intee baad dherereka la ekaysii kartaa? o Dhis buundo aad ku dhex guurguuran karto. o Dhis dhismo aad iugu wada tagtaan dhamaantiin. o Dhisa wax aad ku dhameysaan dhisideeda mudo shan daqiiqo ah. o Fir fur si tartiib ah ama jejebi dhismo oo hadba wax ka saar intii uu wada dhaco. Alifaada Dhismaha Sidee wax ugu baran kartaa adoo haysta farxad iyo reyn reyn badan STEM? Ku ciyaarida waxa la isku xirxiro marna la is dul saar saaro waxay u dhistaa xisaabta iyo sayniska maskaxdooda, caawimaada ay ilmuhu baranayaan meelaha sare ee dhulka ka sareeyo, Isku dheeli tirida miisaanka, noocyada u sameysan yihiin iyo sidii loo xlin lahaa dhibka. Isku day in aad sameeyso waxyaabahan! • Isku qas. Isticmaal alaabta la is dulsaarsaaro oo badan oo isku qasan hadana ku day building blocks iyo Lego inaad isku dhex qasto amase Foam bricks iyo koombooyin. • Dib ha loo soo isticmaalo. Isticmaal cartoonada la jar jaro, Dhalooyinka caaga ka sameysan, koobabka shabaqa ah iyo wax kasto oo ka soo haro waxyaabaha wax lagu dhiso. • Geedka qaabkasheyga loogu jaro amase jaraha. Sawir sadex sawir oo qaabkoodu uu kala duwan yahay warqad korkeed ku sawir (Afargees,wareegama goobaabin, iyo sadex gees) kadibna u daa in ilmuhu ay jarjaraan. Kadibna aruuri waxii la jaray iyo haraagaba si loogu isticmaali karo waxyaabo kale. • La Tartan. U habee hal shey oo idil in aa kula tartantid ilmaha haysta alaabta kala duwan ee dhismaha loo isticmaalo. o Intee baad dherereka la ekaysii kartaa? o Dhis buundo aad ku dhex guurguuran karto. o Dhis dhismo aad iugu wada tagtaan dhamaantiin. o Dhisa wax aad ku dhameysaan dhisideeda mudo shan daqiiqo ah. o Fir fur si tartiib ah ama jejebi dhismo oo hadba wax ka saar intii uu wada dhaco. Alifaada Dhismaha Sidee wax ugu baran kartaa adoo haysta farxad iyo reyn reyn badan STEM?

Sidee wax ugu baran kartaa adoo haysta farxad iyo reyn reyn … · 2018-12-08 · adoo haysta farxad iyo reyn reyn badan STEM? Ku ciyaarida waxa la isku xirxiro marna la is dul saar

  • Upload
    others

  • View
    3

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Sidee wax ugu baran kartaa adoo haysta farxad iyo reyn reyn … · 2018-12-08 · adoo haysta farxad iyo reyn reyn badan STEM? Ku ciyaarida waxa la isku xirxiro marna la is dul saar

Ku ciyaarida waxa la isku xirxiro marna la is dul saar saaro waxay u dhistaa xisaabta iyo sayniska maskaxdooda, caawimaada ay ilmuhu baranayaan meelaha sare ee dhulka ka sareeyo, Isku dheeli tirida miisaanka, noocyada u sameysan yihiin iyo sidii loo xlin lahaa dhibka.

Isku day in aad sameeyso waxyaabahan!• Isku qas. Isticmaal  alaabta la is dulsaarsaaro oo badan oo

isku qasan  hadana ku day building blocks iyo Lego inaad isku dhex qasto amase Foam bricks iyo koombooyin.

• Dib ha loo soo isticmaalo. Isticmaal cartoonada la jar jaro, Dhalooyinka caaga ka sameysan, koobabka shabaqa ah iyo wax kasto oo ka soo haro waxyaabaha wax lagu dhiso.

• Geedka qaabkasheyga loogu jaro amase jaraha. Sawir sadex sawir oo qaabkoodu uu kala duwan yahay warqad korkeed ku sawir (Afargees,wareegama goobaabin, iyo sadex gees) kadibna u daa in ilmuhu ay jarjaraan. Kadibna aruuri waxii la jaray iyo haraagaba si loogu isticmaali karo waxyaabo kale.

• La Tartan. U habee hal shey oo idil in aa kula tartantid ilmaha haysta alaabta kala duwan ee dhismaha loo isticmaalo.o Intee baad dherereka la ekaysii kartaa?o Dhis buundo aad ku dhex guurguuran karto.o Dhis dhismo aad iugu wada tagtaan dhamaantiin.o Dhisa wax aad ku dhameysaan dhisideeda mudo shan daqiiqo ah.o Fir fur si tartiib ah ama jejebi dhismo oo hadba wax ka saar intii uu wada dhaco.

Alifaada Dhismaha

Sidee wax ugu baran kartaa adoo haysta farxad iyo reyn

reyn badan STEM?Ku ciyaarida waxa la isku xirxiro marna la is dul saar saaro waxay u dhistaa xisaabta iyo sayniska maskaxdooda, caawimaada ay ilmuhu baranayaan meelaha sare ee dhulka ka sareeyo, Isku dheeli tirida miisaanka, noocyada u sameysan yihiin iyo sidii loo xlin lahaa dhibka.

Isku day in aad sameeyso waxyaabahan!• Isku qas. Isticmaal  alaabta la is dulsaarsaaro oo badan oo

isku qasan  hadana ku day building blocks iyo Lego inaad isku dhex qasto amase Foam bricks iyo koombooyin.

• Dib ha loo soo isticmaalo. Isticmaal cartoonada la jar jaro, Dhalooyinka caaga ka sameysan, koobabka shabaqa ah iyo wax kasto oo ka soo haro waxyaabaha wax lagu dhiso.

• Geedka qaabkasheyga loogu jaro amase jaraha. Sawir sadex sawir oo qaabkoodu uu kala duwan yahay warqad korkeed ku sawir (Afargees,wareegama goobaabin, iyo sadex gees) kadibna u daa in ilmuhu ay jarjaraan. Kadibna aruuri waxii la jaray iyo haraagaba si loogu isticmaali karo waxyaabo kale.

• La Tartan. U habee hal shey oo idil in aa kula tartantid ilmaha haysta alaabta kala duwan ee dhismaha loo isticmaalo.o Intee baad dherereka la ekaysii kartaa?o Dhis buundo aad ku dhex guurguuran karto.o Dhis dhismo aad iugu wada tagtaan dhamaantiin.o Dhisa wax aad ku dhameysaan dhisideeda mudo shan daqiiqo ah.o Fir fur si tartiib ah ama jejebi dhismo oo hadba wax ka saar intii uu wada dhaco.

Alifaada Dhismaha

Sidee wax ugu baran kartaa adoo haysta farxad iyo reyn

reyn badan STEM?