6
JAAMACADDA JAMHUURIYA EE CULUUMTA IYO TIKNOOLOJIYADA Hooyga Aqoon Tayaysan 2017 - 2018 WARBIXIN KOOBAN

Brochure (Somali) 2017 - just.edu.sojust.edu.so/wp-content/uploads/2017/10/Brochure-Somali-2017.pdf · sumcad ku leh caalamka, magacna ku yeelata cilmi baarista iyo waxbarashada

  • Upload
    others

  • View
    1

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Brochure (Somali) 2017 - just.edu.sojust.edu.so/wp-content/uploads/2017/10/Brochure-Somali-2017.pdf · sumcad ku leh caalamka, magacna ku yeelata cilmi baarista iyo waxbarashada

JAAMACADDA JAMHUURIYAEE CULUUMTA IYO TIKNOOLOJIYADA

Hooyga Aqoon Tayaysan

2017 - 2018WARBIXIN KOOBAN

Page 2: Brochure (Somali) 2017 - just.edu.sojust.edu.so/wp-content/uploads/2017/10/Brochure-Somali-2017.pdf · sumcad ku leh caalamka, magacna ku yeelata cilmi baarista iyo waxbarashada

Jaamacadda Jamhuuriya, waxay ka kooban tahay lix kulliyadood oo waaweyn oo ay hoostagaan ilaa iyo 21 takhasus oo kala ah: kulliyadda culuumta caa�maadka, kulliyadda Injineeriya, kulliyadda kumbiyuutarka iyo farsamada macluumaadka, kulliyadda dhaqaalaha iyo maamulka, kulliyadda beeraha iyo xannaanada xoolaha iyo kulliyadda waxbarashada.

Kulliyadaha jaamacaddu waxay leeyihiin nidaam waxbarasho oo caalami ah, macallimiin iyo maamul khibrad leh waxaana u diyaarsan qalabkii iyo sheybaarradii muhiimka u ahaa waxbarashada iyadoo nidaamka waxbashadu uu ku dhisan yahay “itus oo itaabsii”.

Qalabka iyo nidaamka baraatikadu wuxuu ardaydeenna u suurta geliyaa in inta ay wax barashada ku jiraan ay arkaan qalabkii ay ku arki lahaayeen goobaha shaqada, arrinkaas-na wuxuu meesha ka saari doonaa hungada ay goobaha shaqadu ku hungoobaan heerka xirfadaha ee arydayda kasoo qalin jebisa jaamacadaha dalka.

Jaamacadda jamhuuriya waxay xubin ka tahay ururro waxbarasho oo caalami ah iyo kuwo ka jira dalka gudihiisa sida: Isutagga Ururka jaamacadaha Carabta, Midowga jaamacadaha Soomaaliyeed, ururka SomaliREN, iyo Ururka Cilmi barista ee jaamacadaha Bariga Africa (EARIMA). Sidoo kale jaamacaddu waxay heshiisyo is-afgarad iyo wadashaqeyn la leedahay jaamacado ay ka mid yihiin jaamacadda University Malaya (Malaysia), Jaamcadda USIM (Malaysia), Jaamcadda UTAMU (Uganda) iyo Jaamacadda Johannesburg (Koonfur Africa) iyo kuwo kale.

FARRI INTA GUDOOMIYAHA

HIIGSIInaan noqonno jaamacad caalami ah oo sumcad iyo magac ku leh cilmi baaris iyowaxbarashada.

HIMILOOYIN• Inaan qeyb ka qaadanno horumarinta aqoonta iyo cilmi baarista.• Inaan soo saarno aqoon yahanno kaalin iyo raad muuqda ku yeesha bulshadooda.• Inaan soo saarno hoggaamiyeyaal hal-abuur leh, lana jaanqaadi kara isbedellada ka socda caalamka.

Ardaydeenna oo markay noo imaanayaan u badan dhallin yaro aan khibrad lahayn, Waxaan jecelnahay in ay qalin jebiyaan iyagoo ah aqoonyahanno isku kalsoon iyo hoggaamiyeyaal h a n k o o d u s a r r e e y o k u n a qab-weyn Soomaalinimadooda iyo Muslinimadooda.

Waxaa farxad ii ah inaan idinku soo dhaweeyo jaamacadda Jamhuuriya (JUST) , oo ah jaamacad intii ay jirtay yeelatay sumcad wanaagsan laguna yaqaanno ilaalinta tayada waxbarashada iyo dhaqanka suubban ee Soomaaliyeed.

Jaamacaddu waxay leedahay aragti fog iyadoo hiigsanaysa inay noqoto jaamacad sumcad ku leh caalamka, magacna ku yeelata cilmi baarista iyo waxbarashada.Sidoo kale jaamacadda himilooyinkeeda waxaa ka mid ah inay soo saarto hogaamiyeyaal hal-abuur leh kaalin muuqatana ku yeesha nolosha Bulshada.

Sidaa darteed waxaan aad u jecelnahay in ardaydeenna oo markay noo imaanayaan u badan dhallin yaro aan khibrad lahayn, inay jaamacadda ka baxaan iyagoo ah aqoon yahanno u bisil inay nolosha kaalintooda ka qaataan, iyo hoggaamiyeyaal hankoodu sarreeyo kuna qabweyn Soomaalinimada iyo Muslinimadooda.

Dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jebisay jaamacadda waxaa cad inay baxeen iyagoo u diyaarsan inay si dhab ah u wajahaan qeybna ka qaataan xallinta mushkiladaha nolosha, waxay sidoo kale caddeeyeen inay heleen tababarkii loo baahnaa iyagoo kaalin muuqata uga jira horumarka shirka-daha ay u shaqeeyaan, ama waxayba ku guulaysteen inay noloshooda si madax bannaan u maareeyaan oo shaqooyin ayay abuurteen.

MAXAMUUD AXMED JIMCAALE(GUDOOMIYAHA)

Page 3: Brochure (Somali) 2017 - just.edu.sojust.edu.so/wp-content/uploads/2017/10/Brochure-Somali-2017.pdf · sumcad ku leh caalamka, magacna ku yeelata cilmi baarista iyo waxbarashada

KULLIYADAHEENNA

YOOLASHA JAAMACADDA1.Inaan abuurno jawi waxbarasho oo fikir iyo baraatiko leh si ay u soo baxaan arday aqoontooda ku dabbaqi kara nolosha.2.Inaan iskaashi iyo wada shaqeyn la yeelano hay’adaha waxbarashada ee aan isku ujeeddada nahay si loo wadaago aqoonta laysagana kaashado gaaritaanka ujeedooyinka laga midaysanyahay iyo danta guud.3.Inaan abuurno xarumo xirfadeed iyo wacyi gelineed si sare loogu qaado xirfadda aqooneed laguna kobciyo hanka da’yarta Soomaaliyeed.4.Inaan noqona xarun ay soo hiigsadaan dadka aqoonta leh, iyo meel ay ku hamiyaan kuwa hal-abuurka leh si ay usoo bandhigaan hibooyinkooda iyo aqoontooda.

TIIRARKA AAN KU TAAGANNAHAY• Anshaxa mihnadda • Isla-xisaabtan dhab ah • Wada shaqeyn• Xir fad iyo aqoon • Xil-kasnimo • Tayo-aqooneed• Hal-abuurnimo • Isxushmayn

SHURUUDAHA AQBAL ADDA1. Inuu dugsi sare soo dhameeyay.2. Inuu Keeno shahaadada dugsiga sare, koobi iyo asal.3. Lix sawir oo daaha gadaale caddaan yahay.4. Qofkii doonaya habka waqtiga kala dhiman (Part-Time),waxaa looga baahan yahay khibrad laba sano ah.5. Inuu bixiyo lacagta is diiwaan gelinta: caa�maadka=35$, kulliyadaha kale= 25$.

Lm. Kulliyadda Qiimaha Muddada Kulliyadda Daawada iyo Culuumta Caafimaadka

1. Bachelor of Science in Medicine & General Surgery 110 Lix Sano 2. Bachelor of Science in Nursing 35 Afar Sano 3. Bachelor of Science in Public Health 35 Afar Sano 4. Bachelor of Medical Laboratory Science 40 Afar Sano 5. Diploma in Optometric 40 Laba Sano 6. Diploma in Pharmacology 32 Hal Sano 7. Diploma in Nutrition 25 Hal Sano 8. Diploma in Medical Laboratory Technician 25 Hal Sano 9. Diploma in Midwifery 25 Hal Sano

Kulliyadda Injineeriya 1. Bachelor of Science in Electrical, Electronics and Telecommunication Engineering 90 Afar Sano 2. Bachelor of Science in Civil Engineering 90 Afar Sano

Kulliyadda Kumbiyuuterka iyo Farsamadda Macluumaadka 1. Bachelor of Science in Computer Applications 50 Afar Sano 2. Diploma in Information Technology 25 Hal Sano 3. Diploma in Computer Networking 25 Hal Sano

Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka 1. Bachelor of Science in Business Administration 35 Afar Sano 2. Bachelor of Science in Public Administration 35 Afar Sano 3. Bachelor of Science in Accounting & Finance 35 Afar Sano

Kulliyadda Xanaanada xoolaha & Beeraha 1. Bachelor of Science in Agricultural Sciences 50 Afar Sano

Kulliyadda Waxbarashada 1. Bachelor of Science in Mathema�cs and physics 35 Afar Sano 2. Bachelor of Science in Biology and chemistry 35 Afar Sano 3. Bachelor of History and Geography 35 Afar Sano

Page 4: Brochure (Somali) 2017 - just.edu.sojust.edu.so/wp-content/uploads/2017/10/Brochure-Somali-2017.pdf · sumcad ku leh caalamka, magacna ku yeelata cilmi baarista iyo waxbarashada

XARUMO MUHIIM AH

Pearson Vue Authorized Test Center (PVATC)Association of Business Executives (ABE)Research and Developments Center (R&DC)

1. Sheybaarro qalabaysan.

2. Internet-ka ardayda.

3. Deeq waxbarasho oo ku xiran aqoontaada

(qofkii gala kaalinta 1aad).

4. Is qiimayn iyo Horumar joogto ah.

5. Ilaalinta tayada tacliinta.

6. Dhaqan waxbarasho oo ku salaysan cilmi baaris.

7. Hal-abuurnimo ku salaysan baahida goobaha shaqada.

8. Xubinnimo iyo Xirriro caalami ah• Xarunta cilmaabrista iyo Hurmarinta

• Jamacadda University Science Islam Malaysia (USIM) - Malaysia

• Jamacadda Johannesburg (UJ) – South Africa

• Xubin ka ah World Directory of Medical Schools - USA

• Jamacadda University of Malaya (UM) - Malaysia

• Jamacadda (UTAMU) - Uganda

• Ururka Association of Business Executives - (ABE)

• Xarun Imtixaanno Caamali ah Pearson Vue Authorized Test Center - (PVATC)

• Ururka Somali Research and Education Network (SomaliREN)

• Midowga Jaamacadda Carabta - (Association of Arab Universities)

• Ururka Cilmi Baarista iyo Hal abuurka Bariga Afrika - (EARIMA)

A S T A A M A H E E N N A

Summadaha Qaar ka mid ah Xiriiradeena

Page 5: Brochure (Somali) 2017 - just.edu.sojust.edu.so/wp-content/uploads/2017/10/Brochure-Somali-2017.pdf · sumcad ku leh caalamka, magacna ku yeelata cilmi baarista iyo waxbarashada

QALIN JABINTA 2016

Maktabadda Shaybarka Naqshadaynta Shaybarka Xubnaha Jirka

Kulliyadda Caafimaadka Kulliyadda Kumbiyuutarka iyo Farsamadamacluumaadka Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka Kulliyadda Injineeriya

DHACDOOYINKA 2016 - 2017

Caawinta BulshadaCayaarahaMaalinta Jamhuuriya(JDay) Doorashada Ardayda (JUSA)

XIRIIRRO CAALAMI AH

Jamacada Malaya Jamacada USIM iyo Ururka Jaamacda Carabta Jamacada UTAMU-Uganda Qaar ka mid ah xubnaha Midowga

Jaamacadaha Carabta

Farsamada Kumbuyuutarrada

SHAYBAARADA BARAATIKADA

DHACDOOYINKA JAMHUURIYA

aad

Page 6: Brochure (Somali) 2017 - just.edu.sojust.edu.so/wp-content/uploads/2017/10/Brochure-Somali-2017.pdf · sumcad ku leh caalamka, magacna ku yeelata cilmi baarista iyo waxbarashada

+252 6 56666 | 8 54144 | 612 223999

www.just.edu.so [email protected]

Xarunta Digfeer: Waddada Digfeer-Hodan

MUQDISHO - SOOMAALIYA Xarunta Geed Jaceyl: Waddada Wadnaha

L I K E U S O Nf a c e b o o k

www.facebook.com/jamhuriyajamhuriyauniversity

Nagala Soo Xiriir

Hiigsigeennu waa Inaan noqonno jaamacad caalami ah oo sumcad iyo magac ku leh cilmi- baarista iyo

waxbarashada.