6
Islamic Focus Issue 3 Igniting the Spirit of Islam Aug 2014 Bukhara Publications/Tel: 078 672 7797/Fax: 086 651 2125 Email: [email protected]/Korsten/Port Elizabeth katirsan dowladda Islaamiga ah halka inta kale ay yihiin dad shacab ah,uuro madoow iyo qiic ayaa cirka isku shareeray magaalada Raqqa. Dhinaca kale di- yaaradaha dagaal- ka Mareykanka ayaa duqeyn ka geystay deegaan hoos yimaad magaalada Muusil Diyaaradaha dagaalka wadama- da reer galbeedka iyo kuwa xuku- umadda dabad- hilifka Suuriya ayaa saacadihii lasoo dhaafay duqeymo kala duwan ka g e y s t a y magaalooyin k a t i r s a n wadankaasi Suuri- ya. Wararka ka imaa- naya Suuriya ayaasheegaya in duqeymo ba’an oo ka dhacay magaalada Raqqa ee sharciga is- laamka lagu maamulo lagu dilay dad kabadan 25 qof. Goob Joogayaal ayaa sheegay in di- yaarado dagaal ay beegsadeen guryo dad shacab ah leeyihiin iyo kuwa maamulka islaamiga wilaayada Raqqa. Dadka ladilay 11 ka- mid ah waa xubno Scan the QR code with your cellphone to go to our website: www.islamicfocus.co.za BISMILLAH WHOLESALER 135 Durban Rd Korsten Doqoni calaf maleh, Danbeeye magaadho. Dhamaan soomalida waxaan, ogaysiinaynaa in dukaankaygu beec ama iib yahay, qoii danaynaya. kusoo dhawoow gacma furan iyo qiimo macquul ah, sidoo kale kusoo dhawoow ganacsi macquul ah. 073 555 8822 ALJAZIIRA RESTAURANT 123 DURBAN RD KORSTEN NAAXI NAFTAADA Bariis, Baasto, Mallaay Digaag, Waslaat, Ceesh iyo waliba Sharaab kalanoocnooc ah oo ku qancinaya. Shaqaale loo carbiyay caawinta, macaamiisha waxaa intaa kuu. dheer special tea iyo waliba coffee. 071 035 9659 4 SUAALO IYO JAWAABO

Islamic Focus Somali Edition 3

Embed Size (px)

DESCRIPTION

Islamic Focus newsletter in Somali

Citation preview

Page 1: Islamic Focus Somali Edition 3

Islamic Focus

Issue 3 Igniting the Spirit of Islam Aug 2014 Bukhara Publications/Tel: 078 672 7797/Fax: 086 651 2125

Email: [email protected]/Korsten/Port Elizabeth

katirsan dowladda

Islaamiga ah halka

inta kale ay yihiin

d a d s h a c a b

ah,uuro madoow

iyo qiic ayaa cirka

i sku sha ree ray

magaalada Raqqa.

Dhinaca kale di-

yaaradaha dagaal-

ka Mareykanka

ayaa duqeyn ka

geystay deegaan

h o o s y i m a a d

magaalada Muusil

D i y a a r a d a h a

dagaalka wadama-

da reer galbeedka

iyo kuwa xuku-

umadda dabad-

hilifka Suuriya ayaa

saacadihii lasoo

dhaafay duqeymo

kala duwan ka

g e y s t a y

m a g a a l o o y i n

k a t i r s a n

wadankaasi Suuri-

ya.

Wararka ka imaa-

n a y a S u u r i y a

ayaasheegaya in

duqeymo ba’an oo

k a d h a c a y

magaalada Raqqa

ee sharciga is-

l a a m k a l a g u

maamulo lagu dilay

dad kabadan 25

qof.

Goob Joogayaal

ayaa sheegay in di-

yaarado dagaal ay

beegsadeen guryo

dad shacab ah

leeyihiin iyo kuwa

maamulka islaamiga

wilaayada Raqqa.

Dadka ladilay 11 ka-

mid ah waa xubno

Scan the QR code with your cellphone to go to

our website: www.islamicfocus.co.za

BISMILLAH WHOLESALER 135 Durban Rd Korsten

Doqoni calaf maleh, Danbeeye magaadho.

Dhamaan soomalida waxaan,

ogaysiinaynaa in dukaankaygu

beec ama iib yahay, qo�ii danaynaya.

kusoo dhawoow gacma furan iyo

qiimo macquul ah, sidoo kale

kusoo dhawoow ganacsi macquul ah.

073 555 8822

ALJAZIIRA RESTAURANT 123 DURBAN RD KORSTEN

NAAXI NAFTAADA

Bariis, Baasto, Mallaay Digaag, Waslaat, Ceesh iyo waliba Sharaab kalanoocnooc ah oo ku qancinaya. Shaqaale loo carbiyay caawinta,

macaamiisha waxaa intaa kuu. dheer special tea iyo waliba coffee.

071 035 9659

4 SUAALO IYO JAWAABO

Page 2: Islamic Focus Somali Edition 3

2 Islamic Focus

Warar goor dhow laga helay

degmada Wadajir gaar ahaan

xaafada Buulo Xuubey ayaa

sheegay in mid kamid ah

Tangiyada ciidanka shisheeyaha

ah ee AMISOM uu jiiray wiil

da’diisu lagu sheegay 5-jir.

Taangigaan ayaa lasheegay inuu ku sii

wajahnaa furunta hore ee dagaalka

saaka ka qarxay ee degmada Wadajir,

ciidanka shisheeyaha ah ee AMISOM

ayaa xiliyada ay dagaalka ku jiraan u

dhaqma si an kala sooc laheyn oo aa-

nay kala jecleen cida waxyeelada ay

soo gaareyso maadaama ay ladagaala-

mayaan Soomaali dadkuna yihiin Soo-

maali.

Tangigaan jiiray wiilka yarka ah

ayanan wax bareeg ah u qaban asigoo

kasii dhaqaajiyay oo halkaas uu ku

geeriyooday wiilka yarka ah sida wa-

rarka lagu helayo, ehelada wiilkan yar-

ka ah ayaa ku dul baroortay meydka

wiilkooda yarka ah ee sida indha

la’aanta ah uu u jiiray tangiga

AMISOM.

Ciidanka Yahuuda ayaa muda 3

bilowd ku dhawaad ah waxaa ay

gumaad ba’an kawadaa dhulka

reer Falastii gaar ahaan magaalada mudada dheer

go’doonka ku jirtay ee Qaza.

Yahuuda ayaa duqeyma aan kala joog-

si laheyn labeegsaneysa dadka Falasti-

iniyiinta ah, kooxaha sheega inay u

doodayaan xuquuqda binu aadanka

ayaa baaqya isdaba joog ah oo ay soo saarayeen ku cambaareeyay falalka ay

Yahuuda ka geysaneyso dhulka Falsti-

in.

Wadamada Carabta ah iyo guud ahaan

caalamka Islaamka ayaa warkooda ugu badan ku soo koobay cambaareen

iyo dagaalka hala joojiyo, dhanka kale

Mujaahidiinta Falastiin ayaa iska

caabin xoogan kala hor tagaya

maamulka Yahuuda ah.

Shalay ayeey aheyd markii Mujaahidi-

inta Falastiin ay toogasha ku dileen

dad lasheegay inay Jawaasiis u

ahaayeen maamulka Yahuuda ah ee

gumaadka balaaran kawado dhulka Falstiin.

www.islamicfocus.co.za

MALABAR MINI MARKET

20 Fuschia Street, Malabar

Your convenience store for daily items

073 500 8700

CIIDANKA AMISOM OO WIIL YAR KU

JIIRSIIYAY TANGI MAGAALADA

MUQDISHO

YAHUUDA OO DUQEYMA XAD DHAAF AH KAWADO FALASTIIN IYO

CAALAMKI OO ISKA DAAWANAAYO

SNACK ZONE WHOLSALER 133 Durban Rd Korsten

Jibsi nacnac buskut raashin iwm.

adeeg hufan, qiimo macquulah,

gacmo furan, how daymo la'aanin.

SNACK ZONE, waxaa kuugu diyaar ah

shaqaale u diyaar ah inay ku qanciyaan.

Page 3: Islamic Focus Somali Edition 3

3 Islamic Focus

Aduunkaan an joogno ama waqtiga hadda lagu jiro waxaa meel walba buuxiyay cadaalad xummi iyo qof walba kan uu ka tabar roon yahay ama uu ka jaanis fiicanyahay in uu ku tunto xuquuqda midka an heysan jaanis am awood uu isku difaaco.

Dowladaha aduunka ugu awoodda

roon waxa ay ku heshiiyeen in cadaa-

ladda ay ka tagaan, dowladaha yar

yarna ku xad-gudbaan, s ida xadgudubka ka jira Gassa iyo Ciraaq,

waana midda sababtay ammaan dari-

da ka taagn dunida dacaladeeda ee

sababtay in naftooda ay waayaan ku-

manaan dad ah, dowladaha yar-yarna

waxa ay ku heshiiyeen in iyaguna sha-cabkooda ka gooyaan waxii ay kala

kulmaan dowladaha ka waaweyn, qaar

ka mid ah shacabkaas ayaa la

baneeystay dhiigooda iyo xoo-

lahooda,halka qaarka kale lagu tuntay

xuquuqdooda oo ay waayeen xoriya-doodii sabab la’aan.

Soomaaliya waxaa ka dhisan dowlad

Soomaaliyeed oo an laheyn tabar saas

usii weyn, balse inta tabartooda ah waxa ay caddaalad daro kula dhaq-

maan shacabka Soomaaliyeed ee rub-

cu-qarniga ku jira jaha wareerka

gudahooda ah iyo mid dibadeedba.

Waxaan booqday xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, waxaan kusoo

arkay dad kumanaan ah oo ku xiran

xabsiga, dadka xabsiga, ma heystaan

cunno iyo daryeel caafimaad oo ku fi-

lan, nadaafadda xabsiga aad ayay u li-

idatay, tirada maxaabiista ah ee ku

xiran waa ay ka badnaayeen inta loogu talo galay,maxaabiistaasi ku xiran

xasbiga ma helaan caddaalad, dad ayaa

xiran ku dhawaad halsano, ma jirto cid

cadeyn karta sababta uu u xiranyahay,

marka laga reebo in ay soo xirteen

saraakiil ka tirsan dowladda oo ka hor-taagan in la xukumo oo danbigiisana la-

cadeeyo.

Dhanka kale maxkamadaha ka shaqee-

ya Muqdisho ayaa waxaa hareeyay

musuqmaasuq iyo cadaalad xumi, waxaa ay xukumaan ciddi ay ku og-

aadaan in jeebkiisu buuranyahay, mala-

han wax xuquuq ah ruuxii an dhaqaale

uu ku bixiyo laaluush heysan.

Waxaa wali xoog lagu heystaa guryo ay leeyihiin dad masaakiin ah, maxkama-

diina an u heyn dhaqaale ay ku

bixiyaan, waxaana loo xukumay ciddii

dhaqaale u heysaa laaluush.

Cadaa lad darada baahsan ee hareereeysay dhamaan xafiisyada dow-

ladda ayaa waxa ay sabab u noqotay in

ammaan daridana ay kororto, qof walba

oo la kulmay dulmi iyo cadaalad xumo

waxa uu qeyb ka noqonayaa ammaan

darida si uu uga aargoto kuwa ku dul-minaya magaca dowlada ama mas’uuli-

yad uu u hayo dowladda Soomaaliya.

Waxaan rajo laga qabin inta caddaalad

darada ay jirto in magalada Muqdisho

ama Soomaaliya oo idil ay nabad noqo-to, waxaa ciil qabaa kumanaan shacab

ah oo tabanaya caddaalad xumo.

www.islamicfocus.co.za

Page 4: Islamic Focus Somali Edition 3

4 Islamic Focus

Suaalo iyo JawaaboSuaalo iyo JawaaboSuaalo iyo JawaaboSuaalo iyo Jawaabo Wixii dheeraad ah ama faah-faahin ah kalasooo xiriir Sheikh Shakir Adam 0721777588

SUAALO IYO JAWAABO

S: Sheikh goorma ayuu

Xajku igu waajibayaa?

J: Xajku wuxuu ku waajibaya Qof kasta oo

Muslim ah,Qaangaadhay,

Caqli leh, Xor ah helay sa-

h a y , n a b a d g a l y o , baasaboor iyo inuu socod-

ka xamilayo.

S: Sheikh imisa jeer ayuu xajku waajibayaa?

J: Xajku wuxu waajiba hal-

mar cimrigaaga. wixii hal-

mar kabadan waa sunne.

S: Sheikh muxuu yahay

ajriga laga helayo xaj-

ka?

J: Xajka danbiga ayaa lagudhaafa, qofka xajka

aaday wuxuu soo laabta

isagoo ah sidii hooyadii ku

dhashay oo kale oo aan wax danbi ah lahayn, xaj-

ka sida wanaagsan loo

gutayna abaalkiisu waa

Janno.

S: Sheikh goorma ayaa

Xajka la xarman karaa?

J: waxaa laxarman karaa

Bisha Shawaal Dilcaqdah, 10 ka hore ee Dil Xaj.

S: Sheikh anigoo xaj

laygu leeyahay ma ka xajin karaa hooyo ama

aabo ama qof kale?

J: Maya marka hore adigu

xaji kadibna ka xaji cidii kale ee aan iyadu xajka

xamili karin.

S: Aabahay oo dhintay ma ka xajinkaraa

qofkalese ma u wakiilan

kara inuu aabahay oo

dhin tay ka xajiyo sida qof sucuudiga jooga

inaan lacag udiro oo

aan dhao aabahay ka

xajji?

J: Haa way banaan tahay arintaasi laakiin markaad

adigu kaxajinaysid qof

kale horta adigu waa inaad

xajjisaa.

S: Sheikh ma ba-

naantahay inaan xaj-

jiyo anigoo dayn laygu leeyahay?

J: Waxaa fiican inaad

daynta iska guddo laakiin

hadii aan markaa lagugu

dhaganayn waad is ka xaj-jin kartaa.

S: Sheikh guur ka iyo

xajka keen hor mari-yaa?

J: Hadii aad tahay nin

doob ah guurkans aad ugu

baahan kana cabsanaya inaad sino ku dhacdo

waxaa la hormarinayaa

guurka hadii kale xajka

ayaa la hormarinayaa.

S: Xaj ayaa igu

waajibay miyaan dada-

jinayaa mise dib ayaan udhigi karaa?

J: Nabiga scw waxaa ka

sugnaatay inuu yiri ninkii

xajka doona hadadjiyo in

kastoo culimada qaar ay xadiiskan wax ka sheega-

yan hadan waxa kuu fiican

unaad durba xajkaaga

gudatid.

BAARAKALLAHU FIIKUM

Wixii faah faahin ah kala

soo xiriir

cel 072 177 7588

www.islamicfocus.co.za

MAKTABADA ALSUNNAH 117 DURBAN RD KORSTEN

Cajaladaha CD DVD Qamiisyada,

Koofiyadaha, Kabaha, Bariiska iyo Baastada iyo shaadhah ku cajab galindoona.

Intaan qaboobuhu ku helin horey ugaadh MAKTABADA ALSUNNAH iyo jaakeetyo.

noocba nooc ah.

073 942 4229

Page 5: Islamic Focus Somali Edition 3

5 Islamic Focus

CIDDA KA DAMBEYSA DILALKA MUQDISHO KA DHACA OO LA OG-AADAY,DHAKHTAR KA BADBAADAY SHIRQOOL NABAD-SUGIDDA

KU DILI LAHEED

DHAGEYSO

Waxaa in mudda ah ka socday Magaalada Muqdisho dilal qor-

sheysan oo lala beegsado dadka

bulshada dhexdeeda wax tarka u leh magacana leh, ee isugu

jira culimo, aqoonyahan, dhaqaatiis, iyo odayaasha dha-

qanka intaba.

Amni xumida magaalada

Muqdisho ayaa ah mid maaro

loo wayay, waxaa is casilay wasiirkii amniga, waxa la bada-

lay taliyaasha amniga, balse

amni xumidii cirka ayay isku shareertay.

Waxaa maalmahaan hadal

heynta magaalada Muqdishu ku

batay in ciidanka nabad sugidda ay qeyb weyn ka qaataan di-

lalka qorsheysan ee ka dhaca

Muqdisho, qaar ka mid ah dila-laka ay geystan nabad-sugidda

ayaa ah kuwo ay lacago ku qaa-

taan oo ay u fuliyaan hey’ado ama shakhsiyaad dano kala du-

wan ka leh ruuxa la dilayo, si-

doo kale waxaa jira in nabad sugiddu qaar ka mid ah dilalka

qorsheysan ee ay fuliyaan ka leeyihiin dano ayaga u gaar ah.

Waxa caado noqotay in la yiraahdo dableydii dilka fulisay

oo goobtii ka baxsatay. Balse

wax walba oo is qariyaa waxaa banaanka keena waqtiga, waa

kan nabad-sugidii oo dil qor-

sheysan fulineysa oo ku fa-shilantay.

Waa nin dhakhtar ah oo lagu

m a g a c a a b o D r . X a a s h i

Dhiblaawe oo ka mid ah dhakhaatiirta ka howl gasha

magaalada Muqdisho oo ka bad-

baaday dil qorsheysan oo ay soo abaabuleen ciidanka nabad-

sugidda ah oo lagula beegsaday

jidka Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Dhakhtarka ayaa ka sheekeeyay

qaabkii uu u dhacay we-

erarkaasi, sidoo kale waxaa uu cadeeyay in la qabtay raggii

dilkaasi in ay fuliyaan rabay,

laguna xiray saldhiga booliska waabari,balse si qasab ah looga

sii dayay xabsiga mardanbe.

Dr.Xaashi ayaa sheegay in loo

beegsanayo in uu dalbaday in cadaaladda la horkeeno nin 2-

sano ka hor dilay walaalkiis,

ninkiina uu wali xiranyahay maxkamaddana aysan wax ka

qabanin.

Wararka ka imaanaya wadanka

Ciraaq ayaa sheegaya in ci-

idamada mujaahidiinta dowlad-da islaamiga ah ay saacadihii

lasoo dhaafay ay dagaallo culus l a g a l e e n s a l i i b i y i i n t a

m a r e y k a n k a i y o m a -

leeshiyaadka shiicada.

Dagaal culus oo ka dhacay go-

bolka Naynawaa ayay mujaahi-diinta ugu suurtagashay in ay

gacanta ku dhigaan gaadiid

dagaal oo ay wateen ma-leeshiyaadka Bashmarka sidoo

kalane waxay qafaasheen inka-

badan 150 katirsan ma-leeshiyaadka calmaaniga ah.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in

ciidanka difaaca cirka mujaahi-

diinta ay dhulka soo dhigeen diyaarad dagaal oo loo

malaynayo in ay leedahay dow-

ladda Mareykanka. Warar lagu faafiyay baraha bulshadu ku

wada xariirto ayaa lagu sheegay

in gacanta lagu dhigay duuliyihii diyaaradda oo ah askari

mareykan ah balse illaa iyo had-da wax war ah kamasoo bixin

mujaahidiinta.

dhinaca kale diyaarad dagaal oo

ay lahaayeen maleeshiyaadka

shiicada Rawaafidda ayaa

l agusoo r i day duleedka magaalada Tikriit ee gobolka

salaaxudiin,intabadan jabha-

daha dagaalka wadanka ciraaq ayaa shalay holcayay ciidamada

mujaahidiinta waxay hurumarro ballaaran ka sameeyeen du-

leedka koonfureed ee magaala-

da Baqdaad. shabakadaha soo tebiya dagaalka ciraaq ayaa

xaqiijiyay in mujaahidiintu

qabsadeen mandiqadda al-ladiifiyah iyagoona dhulka soo

dhigay diyaarad dagaal.

War rasmi ah oo kasoo baxay

dowladda islaamiga ah gaar ahaan wilaayada Naynawa ayaa

muslimiinta loogu faah faahiyay

wararkii ugu dambeeyay ee saaxaadka jihaadka wilaayada

iyo halka ay kala marayaan ci-

idamada Towxiidka iyo kuwa sheydaanka.

Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in walaac ballaaran

ay ka qabto horumarada ay

dhanka dagaalka ka sameyna-yaan xoogaga islaamiga sunniga

wadanka Ciraaq. David Camer-on R/wasaaraha Ingiriiska ayaa

shaaciyay in dowladdiisu cabsi

ka qabto isfidinta xowlliga ah oo ay sameynayaan ciidamada mu-

jaahidiinta dowladda islaamiga

ah.

Cameron ayaa maqaal uu ku

qoray jariiradda Sunday Tele-graph wuxuu uga faalooday

halista soo wajahday reer gal-beedka tan iyo markii mujaahi-

diinta dowladda islaamiga ah

qabsadeen dhul ballaaran oo dhaca wadamada Suuriya iyo

Ciraaq.

www.islamicfocus.co.za

www.islamicfocus.co.za Whatsapp: +27 78 672 7797

Facebook: IslamicFocus Twitter: @islamicfocus BBM: 28BC2F31

Islamic News, Janaza, Juma, Events

Page 6: Islamic Focus Somali Edition 3

6 Islamic Focus www.islamicfocus.co.za

"Dowladda Islaamiga

ah waddooyinka ayay

nagu beegsan doontaa

haddii aanan ka

hortagin oo aanan

joojin” ayuu yiri Cam-

eron. R/wasaaraha Ingiriiska ayaa ku taliyay waxa loogu yeero beesha caalamka ay dowladda Iiraan kala shaqeeyaan la dagaalanka dowladda Islaamiga ah haddii kale jiilka jihaadiga ah ee Shaam iyo Ciraaq ay waxka bedeli doonaan maamulidda mandiqadda ay reer galbeedku u bixiyeen Bariga dhexe. Xoogaga ISIS oo maamulo dhul

ballaaran oo Suuriya Ciraaq katirsan waxay beeniyeen in laga qabsaday biya xireenka weyn ee duleedka Muusil oo maalmo ka hor lagala wareegay maleeshiyaadka bashmarkaha dabadhilifyada ah. Madaxweynaha Mareykanka Obama oo shir Jaraa’id qabtay ayaa sheegay ciidanka Cirka USA ay Kurdiyiinta calmaaniga ah usahleen qabsashada Biya xireenka Muusil waxaana muuqata in Mareykanku si toos ah ula dagaalamayo mujaahidi-inta Ciraaq tan iyo wixii ka dambeeyay sanaddii 2011-ka oo aheyd markii mareykanku ci-raaq isaga cararay.