42
—478— JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC OFFICIAL GAZETTE ﺼﻭﻤﺍﻠﻴﻼﻨﺪ ﻠﺠﻤﻬﻭﺮﻴﺔ ﺍﻠﺮﱠﺴﻤﻴﺔ ﻠﻨﱠﺸﺮﺓXAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA JSL, HARGEYSA E-mail: Faafintagaryaqaanka@gmail.com Sanadka: 6aad Cadadka: 12aad ee December Taariikh: 06/01/2018 QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription): QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh. TUSMADA CADADKA QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA, HESHIISYADA CAALAMIGA AH IYO MIISAANIYADDA QARANKA: 1) Dhaqan-galka Xeerka Xabsiyada Somaliland Xeer Lr. 65/2014 (wuxuu ku soo baxay Cadad gaar ah) QAYBTA LABAAD: XEER MADAXWEYNE: 2) WAREEGTO MADAXWEYNE Magacaabid 3) WAREEGTO MADAXWEYNE Magacaabid QAYBTA SADEXAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA WASAARADAHA, XEERARKA GOLAYAASHA DEEGAANKA, NATIIJOOYINKA DOORASHOOYINKA & BARNAAMIJYADA DAWLADA: 4) SOOMA BIXIN 481 484 Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

  • Upload
    others

  • View
    6

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—478—

JAMHUURIYADDA

SOMALILAND

FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC

OFFICIAL GAZETTE

لنَّشرةأ الرَّسمية لجمهورية صوماليلاند

XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA JSL, HARGEYSA

E-mail: [email protected] Sanadka: 6aad Cadadka: 12aad ee December Taariikh: 06/01/2018

QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription):

QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh.

TUSMADA CADADKA

QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA, HESHIISYADA CAALAMIGA AH IYO MIISAANIYADDA QARANKA:

1) Dhaqan-galka Xeerka Xabsiyada Somaliland Xeer Lr. 65/2014 (wuxuu ku soo baxay Cadad gaar ah)

QAYBTA LABAAD: XEER MADAXWEYNE:

2) WAREEGTO MADAXWEYNE Magacaabid

3) WAREEGTO MADAXWEYNE Magacaabid

QAYBTA SADEXAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA WASAARADAHA, XEERARKA GOLAYAASHA DEEGAANKA, NATIIJOOYINKA DOORASHOOYINKA & BARNAAMIJYADA DAWLADA:

4) SOOMA BIXIN

481

484

Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

Page 2: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—479—

QAYBTA AFRAAD: GO’AANADA MAAMUL & QARAARADA:

5) Qaraar Fasiraad Qodob Dastuuri ah Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL

QAYBTA SHANAAD: AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:

6) Diiwaan Gelin Shirikada Subeer Clearance and Forwarding

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 7) Diiwaan Gelin Shirikada U-Fresh Enterprises LTD

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 8) Diiwaan Gelin Shirikada Baxsan General Trading

LTD Xafiiska Xeer illaalinta Guud

9) Diiwaan Gelin Siimoodi Jewellery & Gemstone Xafiiska Xeer illaalinta Guud

10) Diiwaan Gelin Shirikada Xareed General Trading Xafiiska Xeer illaalinta Guud

11) Diiwaan Gelin Shirikada Thuraya Xafiiska Xeer illaalinta Guud

12) Diiwaan Gelin Shirikada Daalo General Trading Comapany

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 13) Diiwaan Gelin Shirikada Jidtoosan Cargo Service

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 14) Diiwaan Gelin Shirikada Somlanka Engineering

and Consultancy Co. Xafiiska Xeer illaalinta Guud

15) Diiwaan Gelin Shirikada Dolphine Marine and Subsea Engineering CO.

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 16) Diiwaan Gelin Shirikada Siimoodi Gems & Minerals

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 17) Diiwaan Gelin Shirikada Somlanka Hodan

Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud

18) Diiwaan Gelin Shirikada Geosol Xafiiska Xeer illaalinta Guud

19) Diiwaan Gelin Shirikada Afro-World Logistics and Transportation Services CO.

485

490

491

492

493

494

495

497

498

499

501

502

504

505

Page 3: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—480—

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 20) Diiwaan Gelin Shirikada Danjire Sun Glasses

General Trading. Xafiiska Xeer illaalinta Guud

21) Diiwaan Gelin Shirikada Kaabsan Modern Batching Plant Company.

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 22) Diiwaan Gelin Shirikada Rahiiq Mining Limited.

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 23) Diiwaan Gelin Shirikada Madina Supermarket.

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 24) Diiwaan Gelin Shirikada Wayeel Consulting.

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 25) Diiwaan Gelin Shirikada Somlanka Logistics and

Transportation Xafiiska Xeer illaalinta Guud

506

508

509

511

512

513

515

516

518

Page 4: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—481—

QAYBTA LABAAD:

XEER MADAXWEYNE:

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha Sum: JSL/XM/WAREEGTO/01/122017 Taar: 14 December, 2017

Wareegto Madaxweyne

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda

Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad;

Markaan Arkay: Ahmiyadda ay Wasaaradaha hoos ku

xusani u leeyihiin u Adeegidda Shacabka iyo Dhismaha Qaranka;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda, Waaya-

aragnimadooda iyo Hufnaantooda Shaqo;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan

Masuuliyadda Ka Dhalanaysa Xilalkan;

Markaan Sameeyey: Wada-tashi Ballaadhan;

Waxaan Go’aansaday: In aan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin xilalkan:

Page 5: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—482—

Tir Magaaca Xilka 1. Dr. Sacad Cali Shire

Naaleeye Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah

2. Yaasiin X. Maxmuud Xiir Faarax

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska

3. Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf Warsame

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka

4. Cawaale Ibraahim Shirwac Looddoon

Wasiirka Waraaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka

5. Maxamed Kaahin Axmed Maxamed

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha

6. Ciise Axmed Yuusuf Cabdalle

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga

7. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda

8 Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda

9. Sh. Khaliil Cabdillaahi Axmed Rooble

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

10. Ahmed Muumin Seed-Habbane

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha

11. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi Cabdalle

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta

12. Yuusuf Mire Maxamed Nuux (Boos)

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

13. Dr. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi Jibriil

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyada

14. Maxamuud Xasan Sacad Iidle (Saajin)

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska

15. Hinda Jaamac Xirsi Maxamed

Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

16. Maxamed Axmed Maxamuud Cawad

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga

17. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga

18. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Diiriye (Guri Barwaaqo)

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

19. Shugri Xaaji Ismaaciil Maxamuud Baandare

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga

20. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha

Page 6: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—483—

21. Jaamac Maxamuud Cigaal Maxamed

Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta

22. Cabdillaahi Abokor Cismaan Aw Yuusuf

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka

23. Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Maxamuud

Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka

24. Liibaan Yuusuf Cismaan Xuseen

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah

25. Maxamed Muuse Diiriye Wacays

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Wasaaradda Arrimaha Gudaha

26. Maxamed Muuse Abees Faarax

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

27. Yurub Abiib Cabdi Cumar Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kallumaysiyga

28. Maxamed Daahir Axmed Furre

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda

29. Eng. Xuseen Ibraahim Xasan Buuni

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka

30. Cabdiqaadir Maxmuud Sh. Muxumed Warsame (Dhaga-weyne)

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska

31. Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble (Kadin)

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka

32. Sahal Maxamed Jaamac Faarax

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka

Wareegtadan Madaxweyne, waxa ay dhaqan-galaysaa manta oo ay taariikhdu tahay 14 December 2017.

Allaa Mahad Leh Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Page 7: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—484—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha Sum: JSL/XM/WAREEGTO/222-02/122017 Taar: 17 December, 2017

Wareegto Madaxweyne

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda

Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (Kh);

Markaan Tixgeliyay: Ahmiyadda ay Hay’adda

Duulista iyo Madaaradu u leedahay Dhismaha Qaranka;

Markaan Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waaya-

aragnimadiisa; Markaan ku Qancay: In uu Hanan Karo

Masuuliyadda ka Dhalanaysa; Markaan Sameeyey: Wada-tashi;

Waxaan Go’aansaday:

In Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol, laga bilaabo taariikhda manta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland.

Allaa Mahad Leh Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

QAYBTA AFRAAD

Page 8: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—485—

GO’AANADA MAAMUL & QARAARADA:

JAMHUURIYADA SOMALILAND

MAXKAMADDA SARE

Suprame Court ايلعلا ةمكحملا _______________________________________MS/GMS/G-7/513/2017. 10/12/2017.

KU: WASAARADDA CADAALADDA JSL HARGEYSA.

KU: XEER ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA JSL HARGEYSA.

KU: GARYAQAANKA GUUD EE DAWLADDA JSL HARGEYSA.

KU: MADAXWEYNAHA JSL HARGEYSA.

UJEEDDO: Gudbin Qaraar Fasiraad Qodob Dastuuri ah.

Waxaan Halkan Idiinku Soo Gudbinayaa Qaraar fasiraad Qodob Dastuuri ah ee lam. yahay MD/DD/06/2017 ee ku taariikhaysan 10/12/2017.

Allaa Mahad Leh.

Aadan X. Cali Axmed

Page 9: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—486—

GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE AHNA

GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA DASTUURIGA AH.

JAMHUURIYADA SOMALILAND

MAXKAMADDA SARE

Constitutional Court ةمكحملا ةيروتسدلا

_______________________________________MD/DD/06/2017. 10/12/2017.

Qaraar Fasiraad Qodob Dastuur ah

Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL: -

Markay aragtay: - Arjiga ku taariikhaysan 27/11/2017 ee ujeedadiisuna tahay codsi fasiraad qodobka 106 ee dastuurka JSL usoo gudbiyeen Guddida Caddaladda JSL. Nuxurkiisuna ahaa in maxkamadda dastuuriga ah fasirto nuxurka Qodobka 106, Faqradda 2aad ee Dastuurka JSLiyo sida ay qodobkaaisu waafaqayaan qodobka 108 ee Dastuurka JSL oo ka hadlaya madax bannaanida waaxda garsoorka

Markay deristay: - Macnaha iyo nuxurka Qodobka 106 ee Dastuurka JSL oo sheegaya in wasaaradda caddaaladdu ay faafinayso Go’aanada maamul ee ay soo saarto Guddida Caddaaladdu.

Page 10: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—487—

Markay aragtay: - Qodobka 97 aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka JSL oo sheegaysa in waaxda Garsoorku waajibaadkeedu u gudanayso si dastuurka waafaqsan isla markaana ay madax-bannaantahay waaxaha kale ee Dawladda ee Fulinta iyo Xeer Dejinta.

Markay aragtay: - Qodobka 108, Faqraddiisa 1aad ee Dastuurka JSL oo sheegaya in Guddidda Cadaaladdu ka masuul tahay magcaabista, xilka qaadista, dallacsiinta, hoos u celinta, bedelaadda iyo anshax marinta garsoorayaasha Maxkamadaha Hoose iyo ku xigeennada xeer ilaaliyaha guud.

Marka u cadaatay: - In xidhiidhka ka dhexeeya Wasaaradda Cadaaladda iyo hay’adaha garsoorku uu yahay uun in ay faafiso go’aannada maamul sida ku xusan Qodobka 106 ee Dastuurka JSL ee aanu ahayn in ay faafiso go’aanada dastuuriga ah ee awoodda Guddidda Cadaaladda eek u xusan Qodobka 108 ee Dastuurka JSL, sidaa darted faafinta go’aanada ku saabsan awoodaha Guddida Cadaaladda ee qodobkan danbe ku xusan ay yihiin go’aanno dastuuriya ee aanay ahayn go’aanno maamul.

Marka aragtay: - Digreetada Madaxweynaha ee sumaddedu tahay JSL/M/MW/222-4481/0122017 ee ku taariikhaysan 15/01/2017 taasoo uu madaxweynahu

Page 11: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—488—

jsl kaga wareejiyey wasaaradda cadaaladda maamulka iyo miisaaniyadda Maxkamadaha hoose isagoo ka duulaya mabadaia Madaxbanaanida garsoorka sida digreetada ku cad.

Marka aragtay: - Qodobada 97, 98 ee Dastuurka JSLiyo Qodobka 15, Faqradiisa 1aad ee Xeerka Nidaamka Garsoorka.

Marka aragtay: - Dhammaan asbaabta kor ku xusan oo dhan waxay soo saartay qaraarkan soo socda.

Qaraarkii Maxkamadda

Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL: -

1. Waxay qaraarisay in go’aamada la xidhiidha magcaabista, xil ka qaadista, dallacsiinta, hoos u celinta, bedelaadda iyo anshax marinta garsoorayaasha Maxkamadaha Hoose iyo ku xigeennada xeer ilaaliyaha guud ay yihiin go’aanno dastuuri ah ee aanay ahayn go’aanno maamul.

2. Waxay kale oo qaraarisay in faafinta go’aannada la xidhiidha magcaabista, xil ka qaadista, dallacsiinta, hoos u celinta, beddelaadda iyo anshax-marinta garsoorayaasha Maxkamadaha hoose iyo ku xigeenada xeer ilaaliyeyaha guud ay awood u leedahay Guddida Cadaaladda isla markaana ay ka tarjumayso madax bannaanida waaxda garsoorka.

Page 12: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—489—

3. Waxay sidoo kale qaraarisay in nuxurka fasiraadda qodobka 106, Faqradiisa 2aas ee Dastuurka JSL uu ka hadlayo uun faafinta go’aanada la xidhiidha awooddeeda dastuuriga ah ee ku xusan Qodobka 108 ee Dastuurka JSL.

4. Qaraarkani wax uu soo baxay manta oo ay taariikhdu tahay 10/12/2017.

Guddida Garsoorka:

1. Aadan X, Cali Axmed Gudoomiye ___________________

2. Maxamed Cumar Geelle Xubin________________________

3. Cabdiraxmaan Jamac Hayaan Xubin________________________

4. Maxamed Faarax Siciid Xubin________________________

5. Axmed Diiriye Qaalib Xubin________________________

6. Cabdulqaadir Axmed Maxamuud xubin_________________________

7. Cabdilaahi Cabdi Aadan Xubin_________________________

8. Yaxye Cali Idriis Xubin_________________________

9. Cabdiraxmaan Xuseen Caynaan Xubin_________________________

10. Cabdiraxmaan Xasan Nuur Xubin_________________________ Iyo Sahra Ismaaciil Cabdillaahi Kaaliye. ________________________

Page 13: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—490—

QAYBTA SHANAAD:

AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/426/2017. 06/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, SUBEER CLEARANCE AND FORWARDING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Page 14: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—491—

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay, SUBEER CLAERANCE AND FORWARDING Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada), shaqadeeduna tahay Rarista Iyo Dejinta (Clearance and forwarding), xarunteeduna tahay Magaaladda Berbera, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 06/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/428/2017. 10/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Page 15: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—492—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, U FRESH ENTERPRISES LTD.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay U FRESH ENTERPRISES LTD: - (magaca shirkada), shaqadeeduna tahay soo saarista Cuntada iyo cabitaanka (Food Beverage Industry), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 10/12/2017.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 16: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—493—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/431/2017. 10/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, BAXSAN GENERAL TRADING LTD.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Page 17: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—494—

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay BAXSAN GENERAL TRADING LTD Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay soo dejinta Alaabooyinka(Import), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 10/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/432/2017. 13/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Page 18: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—495—

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, SIIMOODI JEWELLERY & GEMISTONE.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay SIIMOODI JEWELLERY & GEMSTONE, Astaanteeduna tahay: - (Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay soo dejinta iyo Dhoofinta (Import and export), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 13/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/433/2017. 13/12/2017

Page 19: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—496—

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, XAREED GENERAL TRADING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay XAREED GENERAL TRADING, Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada), shaqadeeduna tahay soo dejinta alaabooyinka (Import), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 13/12/2017

Allaa Mahad Leh.

Page 20: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—497—

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/434/2017. 13/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, THURAYA.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Page 21: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—498—

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay THURAYA ltd Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay Dejinta Allaabooyinka (Import), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 13/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/435/2017. 13/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Page 22: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—499—

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay DAALO GENERAL TRADING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay DAALO GENERAL TRADING Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkadda), shaqadeeduna tahay soo dejinta(Export), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 13/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/436/2017. 13/12/2017

Hargeysa

Page 23: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—500—

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, JID TOOSAN CARGO SERVICE,

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay JIDTOOSAN CARGO SERVICE, Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay soo dejinta alaabooyinka (Import), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 13/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 24: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—501—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/438/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, SOMLANKA ENGINEERING AND CONSULTANCY CO.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka

Page 25: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—502—

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay SOMLANKA ENGINEERING AND CONSULTANCY CO. Astaanteeduna tahay:-(XARFAHA SLELC), shaqadeeduna tahay la talinta Dhinaca Ingineerinka (Engineering Consultancy), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/439/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Page 26: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—503—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, DOLPHINE MARINE AND SUBSEA ENGINEERING CO. oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad(2)(a) Somaliland company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yaha DOLPHINE MARINE AND SUBSEA ENGINEERING CO. Astaanteeduna tahay:-(Xarfaha DOLPHIN), shaqadeeduna tahay la talinta Dhinaca Maamulka (Management Consultant), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 27: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—504—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/440/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay SIIMOODI GEMS & MINERALS.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Page 28: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—505—

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay SIIMOODI GEMS & MINERALS Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkadda), shaqadeeduna tahay soo Saarista Macdanta (Mining Prospecting), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/441/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, HODAN HABOON COMPONY.

Page 29: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—506—

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay HODAN HABOON COMPANY Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay soo dejinta iyo Dhoofinta alaabooyinka (Import and Export), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/443/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Page 30: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—507—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, GEOSOL, ay ku cadyihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad(2)(a) Somaliland Company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay GEOSOL. Astaanteeduna tahay: - (Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay Bixinta adeega ICT-ga (ICT Services), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 31: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—508—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/444/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, AFRO-WORLD LOGISTICS AND TRANSPORTATION SERVICES CO. Oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad(2)(a) Somaliland company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Page 32: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—509—

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay: - AFRO-WORLD LOGISTICS AND TRANSPORTATION SERVICES CO, Astaanteeduna tahay: - (Xarfaha AFWL), shaqadeeduna tahay saad siinta iyo socdaalka (Logistics and transportation), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/445/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Page 33: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—510—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, AFRO-SINO SHIPING LOGISTICS AND TRANSPORTATION, Oo ay ku cadyihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad(2)(a) Somaliland Company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay AFRO-SINO SHIPING LOGISTICS AND TRANSPORTATION, Astaanteeduna tahay: - (Xarfaha AFSN), shaqadeeduna tahay Wakiilnimada Maraakiibta, Saad siintaiyo Socdaalka (Shiping, Logistics and Transportation), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 34: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—511—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/446/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay DANJIRE SUN GLASSES GENERAL TRADING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexay sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Page 35: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—512—

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay DANJIRE SUN GLASSES GENERAL TRADING Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkadda), shaqadeeduna tahay Jumladleh (Wholesaler) xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/447/2017. 19/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, KAABSAN MODERN BATCHING PLANT COMPANY Oo ay ku cad

Page 36: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—513—

yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka11aad (2)(a) Somaliland Compony law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaydaShirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay KAABSAN MODERN BATCHING PLANT COMPONY Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay Jajabinta dhagxaanta (Crasher), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 19/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/448/2017. 20/12/2017

Page 37: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—514—

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, RAHIIQ MINING LIMITED, Oo ay ku cad yihiin xubnaha shirkaddu, sida ku cad qodobka11aad(2aad) (a)Somaliland Company Law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay RAHIIQ MINING LIMITED, Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada), shaqadeeduna tahay Iibinta Macdanta(Dealer),

Page 38: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—515—

xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/449/2017. 20/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, MADIINA SUPERMARKET.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Page 39: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—516—

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yaha MADINA SUPERMARKET, Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay Dejinta Iyo Dhoofinta (Import and Export), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/450/2017. 20/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Page 40: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—517—

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay WAAYEEL CONSULTING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay WAAYEEL CONSULTING Astaanteeduna tahay:-(Xarfaha WC), shaqadeeduna tahay la talinta Dhinaca Tababrada Xisaabaadka (Training Consultant), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 41: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—518—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/451/2017. 20/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, SOMLANKA LOGISTICS AND TRANSPORTATION Oo ay ku cadyihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad(2)(a) Somaliland Compony Law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Page 42: JAMHUURIYADDA FAAFINTA RASMIGA AH - SOMALILAND LAW

—519—

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay SOMLANKA LOGISTICS AND TRANSPORTATION. Astaanteeduna tahay: - (XARFAHA SLLTS), shaqadeeduna tahay saad siinta iyo adeega Socdaalka (Logistics and Transportation Services), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka