Upload
others
View
17
Download
1
Embed Size (px)
Citation preview
XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA
2018
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
XAFIISKA HANTIDHOWRKAGUUD EE QARANKA
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 1XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
1 Farriinta Hantidhowraha Guud Ee Qaranka 2
2 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD 4
2.1 Waajibaadka 42.2 Hiigsiga 42.3 Himillada 42.4 Qiyamka 42.5 Qaab-dhismeedkaXafiiska 62.6 Arrimaha Shaqaalaha 72.7 Guulaha Aas aasiga ah 7
3 Howlaha Baarista Iyo Warbixinnada 2018 8
3.1 Baaritaannada Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowlada 83.2 Baarista Mashaariicda Hormarineed ee Maalgelinta Heer Caalami 93.3 Baaritaannada Khaaska ah 123.4 Baarista Hore 12
4 Guulaha Yoolalka Iyo Ujeeddooyinka Istiraatijiyadeed 13
4.1 Warbixin Baariseed Tayo Sare leh,Waqtiyeysan Waafaqsanna Xeerarka Caalamiga 134.2 XoojintaMaamulkaXafiiskasilooheloAdeegyoBaarisooWaxtariyoWaxkuoolnimo leh, Xoojinta Xiriirka Maamul-goboleedyada iyo Daneeyayaasha 154.3 Xoojinta Xiriirka Dibadda Iyo Daneeyeyaasha Si Loo xaqiijiyo In Talooyinka Baarista la Hirgeliyay, iyo in Warbixinnadu ay Saameyn ku Yeeshaan Maamulka iyo isla Xisaabtanka 174.4 Maamul iyo Shaqaale Xirfad iyo Aqoonba leh 194.5 KaabayaaliyoAwoodkufilanICT-dasilooheloHawlgalloWaxkuoolah 204.6 Wax ka beddelida qaab sharciyeedkii hore ee XHG uu hadda ku shaqeeyo 21
5 Sare u qaadista Awoodaha taageerida iyo Iskaashiga Caalamiga 23
5.1 Matalaadda iyo ka qayb qaadashada shirarka iyo kulamada Caalamka 235.2 Mashaariicda Daneeyayaasha Caawiya 23
5.3 Cawimaadda Bangiga Adduunka 24
6 Ilaha dhaqaalaha 25
TUSMADA
2 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
Waaxaan2018baaris sanadeed ku samaynay35 hay’adoodookamidah60kahay’adoodeedowladda,baaristaasookhuseysaysanadihii2016iyo2017,kuwaasoo boqolkiiba 58%ka ah hay’adaha dowlada. Natiijada Baaristawaxaa loogudbiyey xafiiskaBaarlamanka,MadaxwaynahaiyoRaisul-Wasaaraha.Sanadkii2018waxaan sameynay hindisi sharciyeedka qabyada ah kaas oo noo ogolaanaya in aan ka guurno qarnigii 20aadunaguurnoqarniga21aadlanajaan-qaadaya
qaabdhismeed Hantidhowrayaasha dalalka aan dariska nahayXafiiskuwuxuuqaatayinuuxoojiyoxiriiirradakala dhaxeeya daneeyayaasha heer Federal, deeq bixiyayaashaiyosidookalexafiisyadahantidhowrayaashaee heer Dowlad goballed.
Guulaheenu waxay ka markhaati kacayaan istiraatijiyadeena iyo hoggaankeena xirfadeysan, kuna dhisan shaqaale raba in ay gaaraan horumar, iyo hannaan
FARRIINTA HANTIDHOWRAHA GUUD EE QARANKA
Mohamed M. AliHanti Dhowraha Guud
Waxaan ku faraxsanahay in aan soo bandhigo Warbixinta Waxqabadka sannadka 2018 ee XHG. XHG waxaa uu mas’uul ka yahay baarista dhammaan hay’adaha Dowladda iyo shirkadaha madaxa-bannaan ee bixiya adeegyada Dawladda qeybta katahay.
1
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 3XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
taageero oo dabacsan. Innagoo fahamsan mudnaan siinta hawlaha in ay ku saleysnaadaan Xaaladaha gaarka ee lagu guda jiro.
Hoggaamintaydu waxay diirad saareysaa abuurista wadatashi ku saleysan xirfad iyo xushmad ay yeeshaan shaqaalaha.XafiiskaHantidhowrkaGuudwaxaa kashaqeeya96shaqaale.
Markii loo muujiyey aaminaad iyo mas’uuliyad, Shaqaaluhu waxay awoodan in ay sameyaan hal abuur, tusaale wanaagsan waxaa u ah hormarinta mareegta cusub ee XHG (www.oag.gov.so.). Tusaalaha kale ee hal abuurnimo waxa uu ahaa hagaajinta xiriirka daneeyayaasha sida Mas’uulyiinta Dowladda, Xildhibaannada Baarlamaanka, Ururada arrimaha bulshada, Ganacsatada iyo Culimaa’udiinka Labada hawloodbawaxaahormuudkaahaashaqaalahaxafiiskawaxayna ka gaareen guulo lataaban karo.
Sanadaha2017ilaa2020waxaansameysanayIstiraatijiyadsannadeediyadaoosiineysaxafiiskaisbeddeljihoiyohiigsi. Hase yeeshee, guulihii aan tiigsanaynay waxaa caqabad wayn ku ah khayraadka aan helayno oo xaddidan.Intii laguguda-jiraysannadka2018,XHG
wuxuu helay maaliyad dhaqaale oo kooban Hase ahaatee, xiriirka is aaminaadda ku dhisan ee aan la leenahay “IDI iyo AFROSAI-E” ayaa wuxuu suurta galiyay sidii hawlo dhawr ah loo abuuri lahaa. Taana waxaan ugu mahad celineynaa caawimaada iyo deeqda lacageed ay nasiiyeen Safaaradda Norway ee dalka Kenya. Sidoo kale Bangiga Adduunku ayaa naga caawiyey la-taliye muddokoobansigaarahugalashaqeynayeyxafiiskaarrimo laxariiro hindisi sharciyeedka.
Waxaanumahadcelineynaa shaqaalaha xafiiska eesida wanaagsan uga faaiideystay caawimaadda aan ka helno daneeyayaasheenna kala duwan, Waxaan kalsooni badan ku qabnaa in dadaalkani naga caawin doono xaqiijinta hiigsigeenna ah hufnaanta, isla xisaabtanka iyo maareynta kheyraadka dadweynaha. Guud ahaan waxqabadka iyo guulaha aan gaarnay ee qorshaha istiraajiijiyadda waxay u bahanyihiin go’aamo dadaal leh, dhabar-adayg, Maamul iyo shaqaale Daacad ah. sidoo kale waxaan ku tashaneynaa wadashaqaynta joogtada ah iyo caawimaadda Daneeyayaasheena,, gaar ahaan Madaxwaynaha, Golaha Fulinta iyo Baarlamaanka.
4 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
2.1 WaajibaadkaWaajibaadka XHG waxa uu ku qeexanyahay sharciga, kanugumuhimsaneeqeexaya shaqadaXafiiskahantidhowrka waa Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sharciga XHG iyo sharciga Maamulka iyo Maaliyadda. Marka loo eego sharciga hantidhowrka
(SharciLr.34ee14/04/1972)IyoSharcigaMaamulka&Maaliyadda (Sharci Lr: 2 ee 29 Dec 1971, XHG waxaa uu mas’uul ka yahay dhammaan baarista Dakhliga, Kharashaadka, Mashaariicda, Heshiisyada, Hantida (guurtada iyo ma guurtada) iyo Daymaha.
2.2 HiigsigaIn aan noqono hay’ad hoggaan hantidhowris oo si waxtar iyo wax ku oolnimo leh uga jawaab celisa horumarinta daahfurnaanta guud iyo isla xisaabtanka. Hiigsigu waa bartilaameedkeena muddada fog naguna hoggaamiya
in aan si joogta ah u horumarino una noqono hay’ad la isku halleyn karo, taas oo sare u qaaddeysa isla xisaabtanka, hufnaanta iyo sumcadda guud.
2.3 Himillada In aan baaris samayno, bixinana talooyin lagu wanaajinayo hay’adaha Dowladda sidoo kalena aan soo saarno warbixinno baariseed lala wadaago daneeyayaasha Xafiiska.
Hiigsigeennu waxa uu muujinayaa sababta aan u jirno hay’ad ahaan, cidda aan muhiimka u nahay iyo sida aan u soo gudbinno kaalinteenna gaarka ah ee ku aaddan ujeeddooyinkeena waaweyn.
Waa in talooyinka iyo warbixnnadeena baariseed ay xaqiijiyaan in hantida dadweynaha loo isticmaalay si wax ku oolnimo iyo saameyn togan u leh muwaadiniinta, tan ayaa nagu xireysa hay’adaha Dowladda si loo gaaro ujeeddada laga mideysan yahay ee ah horumarinta nolosha muwaadiniinta. Taas ayaa horumrineysa waxtarka shaqada Dowladda, joogteynta Sumcadda, kor u qaadista kalsoonida dadweynaha iyo si wax ku oolnimo leh loo isticmaalo Kheyraadka Dadweynaha, iyadoo looga faaiideynaya shacabka.
2.4 QiyamkaQiyamkeenna ayaa ah mid mar walba nagu hagaya sida aan dhexdeenna u dhaqmeyno iyo sida aan ula dhaqanno daneeyayaasheenna, iyaga ayaana sal u ah dhaqankeena saameyana shaqsiga iyo sidaas si lamid ahwaxqabadkaXafiiska.Waxaanna rumeysannahayin shaqadeenna maalinlaha ah ay saameyneyso xushmaddeena shakhsiga ah, rajada wanaagsan iyo sumcaddaXafiiskaHantidhowrka.Qiyamkeenuwaa:
SUMCADDAIn aan si daacadnimo leh u fulino waajibaadkeenna iyo kartideena xirfadeed. Khibraddeena Xirfadeed iyo hab-dhaqankeenna xirfadeed ayaa nagu hagaya doorkeena Qaranka ee ku aaddan Isticmaalka Kheyraadka dadweynaha si u wanaagsan muwaadiniinta Soomaaliyeed.
XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD
2
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 5XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
DAAHFURNAANDaahfurnaanta iyo Isla xisaabtanka marka loo eego waxqabadka iyo hufananta loo isticmaalo kheyraadka Maaliyadeed iyadoo lagu soo bandhigayo warbixin sanadle ah ee waxqabadka iyo isla xisaabtanka.
Hay’ad kasta oo nidaam dowladeed ah waa in ay heysata Kalsoonida dadweynaha, si loo qiimeeyo kalsoonidan waa in aan ahaano kuwo guta shaqadooda oo dhan una soo gudbiya natiijooyinka baarista hab hufan.
ISLA-XISAABTANSiloosoosaarowarbixinnoiyofikradobaariseedoosax ah waxaa naga go’an in aan mas’uul uga noqono
shacbiga Soomaaliyeed, Baarlamaanka, Madaxweynaha iyo Dhammaan daneeyayaasha kale.
UJEEDDOOYINKAUjeeddooyinkeennu waa in aan muujinno eex la’aan ku aaddan khladaadka iyo warbixinnada Baariseed.
ILAALINTA SIRTASi loo joogteeyo loona helo sir ilaalin buuxda oo la xiriirta dhammaan arrimaha quseeya baarista.
6 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
HANTI DHOWRAHA GUUD
KU-XIGEENKA HANTI DHOWRAHA GUUD
KU-XIGEENKA HANTI DHOWRAHA GUUD
KU-XIGEENKA HANTI DHOWRAHA GUUD
AGAASIMAHA MAAMULKA IYO
MAALIYADDA
AGAASIMAHA DOWLADDA DHEXE
AGAASIMAHA DAWLADDA HOOSE
AGAASIMAHA MAALIYADDA DOWLADDA
WAAXDA LA-TALINTA GUUD
AGAASIMAHA QORSHEYNTA IYO
WAX-QABADKA
AGAASIMAHA WAAXDA SHAQAALAHA
AGAASIMAHA XIRIIRKA MAAMUL
GOBALEEDYADA
AGAASIMAHA ISGAARSIINTA IYO TIKNOOLOJIYADDA
2.5 Qaab - dhismeedka XafiiskaSannadka2018,Qaab-dhismeedkaXafiiskaHantidhowrkaGuudwaasidahooskuxusan:
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 7XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
2.6 Arrimaha ShaqaalahaJaantuskahooseayaamuujinayaShaqaalahaxafiiskaeeSannadka2018.
TIRADA SHAQAALAHA
SHAQAALAHA BAARISTA SAMEEYA
SHAQAALAHA AAN BAARISTA SAMEYNIN
LAB DHADIG
96 42 54 28 (29%) 68(71%)
2.7 Guulaha Aas aasiga ah Hirgelin guuleysata si aan ugu gaarno qorshaha istaratiijiyadeed, waxaan calaamadaysanay qodobo muhiimuah inaankahirgelinoxafiiskeena.waanasida soo socota:
ANAGOO KA DUULAYNA QIYAMKA, HIIGSIGA,HIMILADA, IYO WAAJIBKEENA SHAQO EE MAALINLAHA AH SIDASumcad, sugnaan, daahfurnaan, isla-xisaabtan, iyo bixinta talooyin kor u qaadaya hay’addaha dawladda ayaa nagu hageysa in aan qaab dhexdhexaadnimo iyo daacadnimo leh aan ugu gudbino daneeyayaasheenna, taas oo naga caawin doonta in aan gaarno guusha hirgalinta qorshahan. Ka madax bannaanida laanta fulinta, Sharci dejinta iyo Garsooorka ayaa muhim u ah howleheenna baariseed.
HOGGAAN MAAMUL KU DAYASHO MUDANIsku dubaridka, jiheynta iyo hoggaaminta ayaa horudhac u ah in lagu guuleysto qorshe kasta. Taasoo uga run sheegaysa meel marinta qorshahan istiraatijayadeed. Aragtida Madaxda sare ayaa markasta noqoneysa ka go’naashaha ugu weyn ee meel marinta Qorshahan.Sidaa darteed maamulku waxa uu qaadayaa hal-abuurkasta oo tusaale u noqon kara hirgalinta qorshahan.
ADEEGSIGA ISTICMAALKA QORSHE HOWLEEDKAQorshaha Istiraatiijayadeed ee loo qaabeeyey muddada 4ta sano ah ayaa ka turjumaysa hab dhaqan sare, yoolal iyo waxqabad. Qorshahani waxa uu ka kooban
yahay6yoolaliyo22ujeeddooyin.SidookaleXafiiskahantidhowrka Guud wuxuu sannad kasta leeyahay qorshe howleed iftiiminaya howlo cayiman iyo masuuliyado. Howlaha waxaa dib u eegis lagu sameeyaa sannad walba.2018howlahalaqorsheeyeyguudahaanwaxaay ahaayeen 43waxqabad. Sidoo kale waxaa loo baahan yahay qorshe howleedyo dhinaca waaxyaha si loo xaqiijiyo qorshe howleedka guud iyo istiraatiijiyadda in ay ka turjumayaan isbeddello joogta ah.
KORMEERKA IYO QIIMEYNTAWaa in qorshaha istiraatiijiyadeed iyo fulintoodaba ayleeyihiinqiimeynjoogtoah.XafiiskaHantidhowrkawaxaa uu mudnaan gaar ah siinayaa kormeerka iyo qiimeynta maxaa yeelay marka si sax ah loo sameeyo loona adeegsado waxa ay xoojiyaan natiijooyinka Maamuleed. Maqnaashaha komeer joogta ah ee howlaha socda, ayaan suurta galineynin in laga guul gaaro lagana qaado tallaaboyin sax ah oo waqtiyeysan. Dhanka kale kormeerada muddeysan ee dhammaadka howlaha waxa ay naga caawinayaan in aan ogaano guulaha marka la fulinayo Istiraatiijiyadda iyo in aan ahaano kuwo lagala xisaabtamo gaarista natiijooyinka la qorsheeyay.
WARBIXINTA WAXQABADKAHalbeegga waxqabadka la gaaray waxaa laga sameyn doonaa warbixin gudaha iyo kormeer. waxaa loo horumarin doonnaa iyadoo qeyb ka ah hannaanka cusubeemaamulkamacluumaadkagudahaeeXafiiskaHantidhowrka Guud. Kormeerka sannadlaha ah waxaa sidoo kale lagu sameyn doonnaa qaabeynta dhisidda awoodahaXafiiska.
8 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
3.1 Baaritaannada Waasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda30kiiJune2018XHGwaxaauuGolahashacabkaugudbiyey Warbixin baariseedkii hay’adaha Dowladda. Waxaa warbixintaas ku xusnaa khaladaadka ugu waaweyn ee hay’adaha la baaray. Baaristaan ayaa khuseysay sannadmaaliyadeedka2016/2017ee hay’adaha
Dowladda. Waxaan baarnay 35 hay’adood oo kamida 60kahay’adoodeeDowladda,taasooudhiganta58%.Jaantuska hoose ayay ku xusan yihiin Magacyada hay’adaha la baaray.
HOWLAHA BAARISTA IYO WARBIXINNADA 2018
3
QAYBTA MAAMULKA SANADKA BAARITAANKA
2016 2017
1 Golaha Shacabka √ √
2 XafiiskaBii’ada √ √
3 Wasaaradda Arrimaha Dibedda √ √
4 Wasaaradda Maaliyadda √ √
5 Maxkamadda Gobalka Benaadir √ √
6 Maxkamadda Racfaanka √ √
7 Maxkamadda Sare √ √
8 Golaha Guddiga Gorsoorka √ √
9 Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka √ √
10 Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiiboyinka √ v
11 Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta √ √
12 Wasaaradda Caddaaladda √ √
13 Wasaaradda Dastuurka √ √
14 Dowladda Hoose ee Xamar √ √
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 9XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
QEYBTA DHAQAALAHA FINANCIAL YEAR AUDITED
2016 2017
15 Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha √ √
16 Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta √ √
17 Wasaaradda Beeraha √ √
18 Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Duurjoogta √ √
19 Wasaaradda Ka luumaysiga iyo kheyraadka Badda √ √
20 WasaaraddaWarfaafinta,DhaqankaiyoDalxiiska √ √
21 Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta √ √
22 Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska √ √
23 Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada √ √
24 Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda √ √
25 Dekada Xamar √ √
26 Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha √ √
27 Hay’adda Saadaasha Hawada √ √
QEYBTA AMNIGA
28 Wasaaradda Difaaca √ √
29 Wasaaradda amniga Gudaha √ √
30 Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed √ √
31 Hay’adda Nabadsugidda Qaranka √ √
QEYBTA ARRIMAHA BULSHADA
32 WasaaraddaCaafimaadka √ √
33 Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare √ √
34 Wasaaradda Haweenka iyo Xaququl Insaanka √ √
35 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada √ √
36 Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha √ √
3.2 Baarista Mashaariicda Hormarineed ee Maalgelinta Heer CaalamiBaarista Mashaariicda Horumarineed waxaa ay qeyb ka tahay baarista sannadlaha ah ee Hay’adaha Dowladda. XHGwaxauu sannadkii 2018baaray14Mashruuc
sida ku cad jaantuska Hoose, qeyb kamida Baarista mashaariicda waxaa ka qeyb qaatay shirkad hantidhowr ee gaar loo leeyahay (BTM).
10 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
MASHRUUCA MAALGALIYAHA HAY’ADDA FULINEYSAY
SANNADKA BAARISTA
WARBIXINADA BAARISTA CIDDA BAARTAY
Mashruuca Dry
land
Bangiga
Hormarinta
Islaamka.
Wasaaradda
Maaliyadda
Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
XHG
Special Financial
Facility ( SFF
Bangiga
Adduunka
Wasaaradda
Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
Public Financial
Management(
PFM)
Bangiga
Adduunka
Wasaaradda
Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
Mashruuca
Information and
Communication
Technology (ICT)
Bangiga
Adduunka
Wasaaradda
Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
Somali Core
Economic
institution and
Opportunity
Project (SCORE)
Bangiga
Adduunka
Wasaaradda
Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
Recurrent Cost and
Reform Financing
Project ( RCRF)
Bangiga
Adduunka
Wasaaradda
Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
Somali Urban
Investment Plan
Project (SUIPP)
Bangiga
Adduunka
Gobalka
Benaadir
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
Capacity Injection
Project (CIP)
Bangiga
Adduunka
Wasaaradda
Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
Mashruuca Dry
land
Bangiga
Hormarinta
Islaamka.
Wasaaradda
Maaliyadda
Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
Special Financial
Facility ( SFF
Bangiga
Adduunka
Wasaaradda
Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
Public Financial
Management(
PFM)
Bangiga
Adduunka
Wasaaradda
Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
Mashruuca
Information and
Communication
Technology (ICT)
Bangiga
Adduunka
Wasaaradda
Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 11XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
MASHRUUCA MAALGALIYAHA HAY’ADDA FULINEYSAY
SANNADKA BAARISTA
WARBIXINADA BAARISTA CIDDA BAARTAY
Somali Core
Economic
institution and
Opportunity
Project (SCORE)
Bangiga
Adduunka
Wasaaradda
Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray:
Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo
Ra’isulwasaraha
HXG iyo
BTM
Recurrent Cost and Reform Financing Project ( RCRF)
Bangiga Adduunka
Wasaaradda Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray: Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo Ra’isulwasaraha
HXG iyo BTM
Somali Urban Investment Plan Project (SUIPP)
Bangiga Adduunka
Gobalka Benaadir
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray: Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo Ra’isulwasaraha
HXG iyo BTM
Capacity Injection Project (CIP)
Bangiga Adduunka
Wasaaradda Maaliyadda
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray: Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo Ra’isulwasaraha
HXG iyo BTM
Rule of Law UNDP Wasaaradda Cadaalada
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray: Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo Ra’isulwasaraha
HXG
Access to Justice UN WOMEN Wasaaradda Caddaaladda
2017 Warbixinada waxaa loo kala diray: Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo Ra’isulwasaraha
HXG
Fulinta qorshaha dhaqdhaqaaqa: Xakamaynta aaga dhexe ee Xamar.
ICAO SCAMA 2017 Warbixinada waxaa loo kala diray: Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo Ra’isulwasaraha
HXG
Dhisidda tayada saadasha hawada Hagidda diyaaradaha Dalka Soomaalia
ICAO SCAMA 2017 Warbixinada waxaa loo kala diray: Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo Ra’isulwasaraha
HXG
Mashruuca Caafimaadkahooyadiyo dhalaanka
UNFPA Wasaaradda Caafimaadka
2016-17 Warbixinada waxaa loo kala diray: Baarlamanka, Madaxwaynaha iyo Ra’isulwasaraha
HXG
12 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
3.3 Baaritaannada Khaaska ahSannadkii 2018 XHG waxaa uu sameeyay 12 kiis baaritaan oo khaas ah kuwaas oo warbixinadooda loo gudbiyey Xafiiska Ra’isal Wasaaraha, Baarlamaanka, Xeer Ilaalinta iyo Xafiiska Madaxwaynaha. Magacyada Hay’adaha la baarayna waa kuwan hoos ku xusan:. Mashruuca Dry land ee hoos taga Wasaaradda Maaliyadda.
– Dakhliga Wasaaradda Arrimaha Dibedda. – Maaliyadda Mashruuca WFP ee hoos taga Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka. – Maaliyadda Kastamka Dekada Xamar ee W. Maaliyadda. – MashaariicdaWasaaraddaCaafimaadka. – Mashruuca Dryland Wasaaradda Maaliyadda. – Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta. – Mashaariicda Wasaaradda Arrimaha Dibada. – Wasaaradda Caddaaladda. – Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA). – Wasaaradda Kaluumaysiga. – Isbitaalka Booliska ee Madiina.
3.4 Baarista HoreMarkalooeegoSharcigaHantidhowrka(SharciLr.34ee14/04/1972),Qod.5aadwaxaauunafarayaainXHGsameeyo Baarista Hore, taasi oo la sameeyo kahor inta aan kharash la galin. Tani waxaa ka mid ah diwaangelinta Waarannada Miisaaniyadda, kala wareejinta lacagaha Madaxyada, Xuquuqda, dallacsiinta, Magacaabista, heshiisyada, qandaraasyada iibka sidoo kale waxaa ka mid ah ka warhaynta dhaq-dhaqaaqyada Maaliyadeed ee Bangiga Dhexe ee Dowladda.
Sanadkii 2018 baaritaannada hore ee XHG uu sameeyay waxaa ka mid ahaa:
– Diiwaangalinta30Heshiis. – Diiwaangelinta 13 Qandaraas ee iibka. – Diiwangalinta109DikreetoeeMadaxwaynahaJFS.
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 13XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
XHGwaxaauuleeyahayqorsheistaratijiyadeedkuaaddansanadaha2017ilaaiyo2020.yoolashaistraatiijiyaddaayaa ah kuwo muhiim ah, kuwaasi oo aan aaminsanahay in ay laf dhabar u yihiin gaarista himilooyinka iyo higsigeenna.
Lixda yool istiraatijiyadeed waa:
1. Warbixin Baariseed Tayo Sare leh, Waqtiyeysan Waafaqsanna Xeerarka Caalamiga ah.2. XoojintaMaamulkaXafiiskasilooheloAdeegyoBaarisooWaxtariyowaxkuoolnimoleh.3. Xoojinta Xiriirka Dibe dda Iyo Daneeyeyaasha Si Loo xaqiijiyo In Talooyinka Baarista La Hirgeliyay, iyo
in Warbixinnadu Ay saamayn ku yeeshaan Maamulka Iyo Isla Xisaabtanka. 4. Maamul iyo Shaqaale Xirfad iyo Aqoonba leh.5. KaabayaaliyoAwoodkufilanICT-dasilooheloHawlgallowaxkuoolah.6. Wax ka beddelida qaab sharciyeedkii hore ee XHG uu hadda ku shaqeeyo.
WarbixintanwaxqabadkaHXGwaxaykaturjumaysaaguulahalagagaaraysannadka2018eewaxqabadkayoolkasta ee istaratiijiyadda. yool kasta oo istaraatiijiyadda ka mid ah waxa uu leeyahay tilmaamo qeexan si looga gun gaaro yoolkaas, taasoo lagu cabir doono xili dhammaadka qorshaha istaraatiijiyadda.
GUULAHA, YOOLALKA IYO UJEEDDOOJINKA ISTIRAATIJIYADEED
4
4.1 Warbixin baariseed tayo sare leh, waqtiyeysan waafaqsanna xeerarka caalamiga ah
HorumarintaiyohagaajintahannaankabaariseedayaaahaamudnaantakoowaadeeXHGSannadkii2018.TirobadanoohantidhawrayaalahayaawaxausuurtogashaySannadkii2018kainayhelaantababarolaguhorumarinayo hannaanka baariseed ee hagayaasha baarista cusub taaso oo ah mid sii socon doonta.
Jaantuskan hoose ayaa waxaa uu muujinayaa faahfaahinta ujeeddo kasta oo ka mid ah qorshaha istaraatiijiyadeed.
HAGAYAASHA BAARISEED EE KU SALAYSAN MABAADII’DA HANTIDHOWRKA SI LOO SOO KOOBO, LOO BARTO LAGUNA SHAQEEYO( CAM & FAM)
Qorshaha waxqabadka 2020
– In la turjumo Hagayaasha Maaliyadeed iyo kuwa baarista u hogaansanaanta sharciga ee XHG. – In Maamulka iyo baarayaasha loo tababaro habraaca hagayaasha cusub ee baarista.
14 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
Sannadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Waxaa la horumariyey qoraalka socda ee hagaha baarista maaliyadeed iyo kuwa u hoggaansanaanta sharciga.
– Ku tababaris shaqo joogto ah ee habraaca baarista cusub.
Faah-faahin
– Turjumaadda,hagaajintahagayaashaiyowarqadahashaqadawaxaalasamayndoonaasannadka2019.
BAARISTA WAXQABADKA SI LOO SOO KOOBO, LOO BARTO LAGUNA SHAQEEYO BARTAY WANA LAGU DHAQMAY
Qorshaha waxqabadka 2020
– In la turjumo hagaha baarista XHG, Waxqabadka Warbixinta Baarista, In loo tababaro Maamulka iyo Baarayaashaya hagaha Baarista waxqabadka.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– LamaqorsheynSanadka2018.
Faah-faahin
– HagahaBaaristawaxqabadkawaxaaladiyaarindoonaa2020doonasanadka2020(inshaAllah).
XOOJINTA AQOONTA NIDAAMKA TIKNOOLJIYADDA MAALIYADEED (SFMIS) IYO AWOODDA BAARISTA TIKNOOLOJIYADDA (ICT)
Qorshaha waxqabadka 2020
– Hagaha Tiknoolojiyadda oo la turjumo, – Warbixinnada Baarista ee halista Tiknoolojiyadda ayaa saldhig u ah hagayaasha baarista ee dhanka
tiknoolojiyadda, – In loo tababaro baarayaasha baarista Tiknooljiyadda iyo nidaamka Maaliyadeed.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– LamaQorsheynSanadka2018.
Faah-faahin
– Xoojinta aqoonta nidaamka Tiknooljiyadda Maaliyadeed (SFMIS) iyo awoodda Baarista Tiknoolojiyadda ayaaladiyaarindoonaa2019.
SAMEYNTA HUBINTA TAYADA
Qorshaha waxqabadka 2020
– Diyaarinta xaqiijinta tayada Warbixinnada iyo talo soo jeedintooda. – Qorshaha Horumarineed.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Lamaqorsheyn2018.
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 15XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
Sannadkii 2018 XHG waxa uu ku guuleystay in uu dhinacyo badan ka xoojiyo Maamulka Gudaha:
– 9 Agaasime ayaa ka faa’iideystay hannaanka horumarinta Maamulka. – Xeerka anshaxa shaqaalaha ayaa la diyaariyey loona soo bandhigay shaqaalaha. – Waxaa la hirgaliyey warbixinta 3biloodlaha ah, dib u eegisna lagu sameeyay qorshe howleedka sanadlaha
ah.
Waxaa kale oo la dhaqan-galiyay nidaamka xiriirka iyo wada-shaqaynta Xubnaha Federaalka, Maamul-goboleedyada iyo Daneeyayaasha. Hantidhawrada Maamul-Goboleedyada waxaan ku marti qaadnay shir Muqdisho ka dhacay waxaanan ka wada doodnay hannaanka wada shaqaynta iyo habraaca sharciga farsamooyinka baarista.
Jaantuska hoose waxaa lagu faahfaahiyay horumarka talaabooyinka ujeedooyinka Yoolalka Istiraatiijiyadeed.
DHAMMAYSTIRKA HABRAAC LA HORUMARIYAY OO KU SAABSAN BAARISTA SANADLAHA AH
Qorshaha waxqabadka 2020
– Tusmada iyo hagayaasha qorshe baariseedka 3da sano. – Baarista guud ee saddexda sano ee soo socota.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Tusamada iyo hagayaal baariseed cusub oo la dhammeystiray. – Qorshebaariseedka2018/2019oolahorumariyey.
Faah-faahin
– Qorshaha 3da sanno ee baarista weli lama dhaqan galin.
4.2 Xoojinta Maamulka Xafiiska si loo helo Adeegyo Baaris oo Waxtar iyo wax ku oolnimo leh, Xoojinta Xiriirka Maamul-goboleedyada iyo Daneeyayaasha
16 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
XOOJINTA WAXQABADKA MAAMULKA
Qorshaha waxqabadka 2020
– Qorshaha howlgalka s anadlaha ah. – JoogtayntawarbixinnadaXafiiska. – WarbixintaWaxqabadkaXafiiska.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Dibueegistaqorshehowleedka2019. – WaxaaladiyaariyeywarbixinnadawaxqabadkaSaddexbiloodlahaaheeXafiiska.
NIDAAMKA ILAALINTA TAYADA OO LASOO KOOBAY, LA BARTAY LAGUNA SHAQEEYAY
Qorshaha waxqabadka 2020
– Foomka tayo dhawrka oo Af Soomaali ah (checklist). – Xirfadda tayo ilaalinta maamulka guud oo kor loo qaaday.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Nidaamka dib u eegista iyo foomka tayo dhawrka oo lagu faahfaahiyay jadwalka Baarista Maaliyadda, balse tababarkii tayo dhawrka wali lama samayn.
Faah-faahin
– Waxaalagahawlgalidoonnaa2019.
WAXAA ISBEDDEL XOOGGAN LAGU SAMEEYAY MAAMULKA IYO QAABDHISAMEEDKA XAFIISKA
Qorshaha waxqabadka 2020
– QaabdhismeedkaCusubeeXafiiska. – ShaqaalahawaxaalaguwargaliyaylagunadhiirrigaliyeyisbeddeladaXafiiska.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Qaab-dhismeedka oo dib u eegis lagu sameeyay. – Shirar joogta ah oo lala yeeshay dhammaan shaqaalaha. – MaamulkaoolagutabobaraydhaqankaXafiiska.
SHARAFKA IYO DAACADNIMADA XAFIISKA OO LA XOOJIYAY
Qorshaha waxqabadka 2020
– XeerkaAnshaxaxafiiskasiguud. – Xeerka turxaan-bixinta oo lagu sameeyo warqadaha shaqada ka hor baaris kasta.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Waxaa la abuuray Xeerka Anshaxa shaqaalahana lagu tababaray.
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 17XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
Faah-faahin
– Xeerka turxaan bixinta baarayaasha ee warqadaha shaqada waxaa lagu isticmaali doona baaris kasta sidakucadjadwalkabaarisahasanadkacusubee2019.
WAXAA SARE LOO QAADAY XAALADDA ADEEGGA IYO GUNNOOYINKA SHAQAALAHA
Qorshaha waxqabadka 2020
– Dhiirrigalinta shaqaalaha waxa ay yareyneysaa laaluush qaadashada Shaqaalaha.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– 2018lamaqorshayn.
Faah-faahin
– Shaqooyinkalaqabandoono2019waxaylaxiriirandhamaystirkaSharcigaHantidhowrkaFederalkaiyoxeerarka cusub.
Guulihiiwaxkuoolkaahaaeelagutilaabsadaysannadkii2018waxaakamidahaaaqooniswaydaarsiMuqdishouu ku qabtay XHG ayna ka soo qeyb galeen kuwa ugu muhiimsan daneeyayaasheena sida xubno ka socday baarlamaanka, XRW, W. Maaliyadda iyo sidoo kale Ururada Bulshada.
Jaantuska hoose waa faah-faahin dheeri ah oo ku saabsan ujeeddooyinka yoolalka istiraatiijiyadeed.
XOOJINTA XIRIIRKA DANEEYAYAASHA SIDA SHARCI-DAJINTA, GARSOORKA MADAXWAYNAHA IYO RA’IISULWASARAHA
Qorshaha waxqabadka 2020
– Heerka ka dhaadhicinta daneeyayaasheena oo la horumariyey. – Daneeyayaasha muhiimka u ah in laga dhaadhiciyo shaqada XHG.
4.3 Xoojinta Xiriirka Dibedda Iyo Daneeyeyaasha Si Loo xaqiijiyo In Talooyinka Baarista la Hirgeliyay, iyo in Warbixinnadu ay Saameyn ku Yeeshaan Maamulka iyo isla Xisaabtanka
18 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Shir aqoon iswaydaarsi ah ayaa waxa lagu qabtay Muqdisho.
Faah-faahin
– Macluumaadka lagula macaamilayo daneeyayaasheena oo u baahan in wali la sii tayeeyo.
XOGTII IYO WARBIXINNADII XHG OO LA BAAHIYAY
Qorshaha waxqabadka 2020
– WarbixinsanadlahaXafiiskaoolagudaabacayMareegta. – XafiiskaXogtaugumuhiimsaneewaajibaadkaXHGayaalagudaabacayMareegta.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Xogta oo dhan waxay diyaar ku tahay Mareegta.
HEERKA MEELMARINTA TALOOYINKA BAARISEED WAXAY KU CADDAHAY WARBIXIN SANNADEEDKA
Qorshaha waxqabadka 2020
– Warbixinta baarista sanadlaha ah waxaa ka mid ah heerka meelmarinta iyo talooyinka baarista.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Lamaqorshayn2018.
Faah-faahin
– Waxaalagusoodaridoonaawarbixintabaaristalasoogudbindoono30June2019.
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 19XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
Sannadkii2018waxaalahirgaliyaykaabayaashadhabtaaheenidaamkashaqaalahaXHG.Waxaalabilaabayshaxda shaqada shaqaalaha (Job descriptions) iyo siyaasadda shaqaalaha. Waaxda maamulka shaqaaluhu waxay ka qayb qaateen tababarro iyo qorshaha horumarinta nidaamka maamulka shaqaalaha.
Jaantuska hoose waxa lagu soo bandhigay faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan Yoolalka istiraatiijiyadeed.
XOOJINTA TAYADA SHAQAALAHA OO LA DHAMAYSTIRO
Qorshaha waxqabadka 2020
– Qiimaynta shaqaalaha. – Qorshaha shaqaalaha. – Tubaha iyo siyaasadaha. – Tababarrada shaqaalaha.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Qiimayntii shaqaalaha ee uu bilaabay Bangiga Adduunku ee Barnaamijka CIP balse aan la dhammaystirin. – Tababaradii shaqaalaha iyo tallaaboyinkii qorshaha oo la dhammaystiray. – Waxaa la billaabay sharraxaadda shaqooyinka iyo siyaasadda shaqaalaha.
Faah-faahin
– Qiimayntashaqaalahaiyotalobixintawaxaaladhamaystirayaa2019.
QORSHAHA GUUD EE SARE U QAADIDDA XIRFADAHA
Qorshaha waxqabadka 2020
– SharraaxaddacusubeeshaqadaoolawaafajiyayqaabdhismeedkacusubeeXafiiska. – Qorshaha iyo barnaamijka horumarinta xirfadaha gaarka ah.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Sharraxaadda shaqooyinka, kartida awoodaha shaqo iyoqaabdhismeedka cusubeeXafiiska laguhormariyay, balse dhaqan galinteedu wali socoto.
Faah-faahin
– Barnaamijkasareuqaadiddaxirfadahawaxaaladhaqangalinayaasanadka2019.
MASHRUUCA HORUMARINTA XIRFADAHA OO LA FULIYAY
Qorshaha waxqabadka 2020
– Tababar ku haboon shaqaale kasta.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– lamaqorsheyn2018.
4.4 Maamul iyo Shaqaale Xirfad iyo Aqoonba leh
20 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
CAAWINTA IYO HORUMARINTA XIRFADDA SHAQAALAHA XAFIISYADA HANTIDHOWRADA MAAMUL-GOBOLLEEDYADA
Qorshaha waxqabadka 2020
– Tababar ku haboon shaqaale kasta.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Qorshemalahan2018.
Sannadkii 2018 XHG wuxuu horumarro dhowr ah ka sameeyay tayeynta shaqada waaxda “ICT”:
– Waxaaladhisayooladhaqangaliyay“MareegtaXafiiska”kawww.oag.gov.so. – Dhammaan maamulka waaxyaha iyo ku xigeennadaba waxaa loo abuuray emailada shaqada. – KambayuutaradaxafiisyadaayaalasiiyeymaamulkaWaaxyaha. – Waxaa la dajiyay siyaasadda “ICT” ga.
XHGwaliwaxauuqabaabaahiyowaawaynsidabaahidagaadiidka,dayactirkaxafiiska,“ICT”iyoxogmaamuliddamacluumaadka.Sannadkii2018waxaandedaalugalnaysidiiaannidaamhabboonumarsiinlahayndhaqaalihiilagahelaymashruuca“PFM”ka.Tanwaxaalagudhaqangalin-doonaa2019.
Jaantuska hoose waxaa lagu soo bandhigay faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan ujeedooyinka Yoolalka Istiraatiijiyadeed.
XOOJINTA AWOODDA MAAMULKA “ICT” GA IYO ADEEGGA CAAWINTA
Qorshaha waxqabadka 2020
– Helitaanka Khabiir “ICT”ga iyo arrimaha gudaha. – Tayeynta hawsha “ICT”ga ee XHG. Siyaasadda “ICT”ga XHG kaas oo hadafkiisu la jaanqaadayo hadafka
maamulka XHG.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Waxaa la bilaabay qiimeynta “ICT”ga. – Siyaasadda “ICT”ga iyo tilaabooyinka loo marayana waa la qorsheeyay.
Faah-faahin
– Siyaasadda “ICT”ga waa la sameeyay balse waxay u baahantahay in loo turjumo Af Soomaali.
4.5 Kaabayaal iyo Awood ku filan ICT-da si loo helo Hawlgallo wax ku ool ah
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 21XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
4.6 Wax ka beddelida qaab sharciyeedkii hore ee XHG uu hadda ku shaqeeyo
KUMBIYUUTARO KU FILAN IYO NIDAAMKA MAAMULKA MACLUUMAADKA OO LOO ISTICMAALAY DHAMMAAN HOWLAHA XAFIISKA.
Qorshaha waxqabadka 2020
– Waaxda “ICT”ga oo yeelata agab iyo qalab dhammaystiran iyo shaqaale u carbisan maamulka iyo ku adeegidiisa.
– Baarayaal u diyaarsan ku shaqaynta agabka macluumaadka teknoolajida cusub.
Faah-faahin
– Maamulkawaaxyahaiyoqaybkamidahshaqaalahaoohelaykambayuutaradaxafiiska.
HAGAAJINTA DHISMAHA XHG IYO AGABKA SHAQADA
Qorshaha waxqabadka 2020
– Hagaajinta bii’ada shaqada. – XafiisyadaHantidhawrayaashaGuudeeFederalkaiyowaaxyihiisaoosibuuxdauwadashaqaynaya.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Umasuurta-galininloofuliyosidiiloogutalogalaysanadkii2018.
Faah-faahin
– Waxayudiyaarsantahainladhaqangaliyosanadka2019.
Waxqabadka sanadkii 2018waxaaugumuhiimsanaa samaynta hindiso sharciyeedkaHantidhawrista heerFederaal. kaas oo u dhigma nidaamka adduunka casriga ahi ku shaqeeyo ee hay’adaha Hantidhowrka Guud. HindisesharciyeedkanwaxayGolahaWasiiraduugudbiyeenSharciDajintabishii2Agoosto2018waxaynaansixiyeenmarkiiaytaariikhdukubeegnayd14/01/2019.HindisasharciyeedkanhaddawaxauuugudbayAqalka Sare kadibna wuxuu uga sii gudbi doona saxiixa Madaxweynaha.
Si loogu hawl galo fulinta hindisa sharciyeedka Hantidhowrka Federaalka, XHG waxaa uu bilaabay qorista xeerarka iyo sharuucda. Taasi waxay hormuud lagama maarmaan ah u tahay dhammaystirka tubta hawlaha wanaagsan eelafilayoinuukudhammaadohindisesharciyeedkaHantidhowrkaGuudeeheerFederalsanadkan2019.
WadashaqayntaXafiisyadaHantidhawrayaashaGuudeeFederaalkaiyoMaamul-Gobolleedyaduwaabilowdayis fahanna waa laga gaaray hirgalinta hindise sharciyeedka lagu gudo jiro. Kulamo wanaagsan oo looga wada hadlayoarrimahanayaanMuqdishokuqabanaybishiiFebaraayohalkabilihiiAbriiliyoAktoobar2018laguqabtay Nairobi.
22 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
Jaantuska hoose waxa lagu soo bandhigay faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan ujeedooyinka yoolalka istiraatijiyada.
DHAMMAYSTIRKA SHARCIGA MADAXWAYNAHA LOOGU GUDBIYAY ANSIXINTA
Qorshaha waxqabadka 2020
– Sharciga cusub ee XHG. – Madaxda Qaranku waxaa ay ku qanacsanyihiin muhiimadda uu xanbaarsanyahay sharciga cusub ee
Hantidhowrka iyo madax-bannaanida XHG.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Hindisa sharciyeedka Hantidhowrka ayaa loo gudbiyey Sharci-dajinta. – Shirarmuhiimahayaalalayeeshaydhammaandaneeyayaashasanadka2018.
XAYNDAABKA SHARCIGA WAA LA DHAQAN GALIYAY
Qorshaha waxqabadka 2020
– Xeerar cusub baa la dhameeyay laguna shaqo bilaabay.
Sanadka Marxaladda Dhammaadka 2018
– Xeerar cusub baa la bilaabay.
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 23XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
5.1 Matalaadda iyo ka qayb qaadashada shirarka iyo kulamada CaalamkaSannadkii 2018 XHG waxa uu ka qayb-galay shirar iyo aqoon is waydaarsiyada hoos ku xusan:
– Maamulka Kor-joogtaynta AFROSAI-E ee dib u eegista nidaamka sare, dalka (Rwanda). – Aqoon is waydaarsiga “IFAC” ee Horumarinta Awooda iyo Isla-xisaabtanka wadamada tabarta yar oo
dagaalladu saameeyeen. (South Africa). – INTOSAI CBC Forum for SAIs ee wadamada tabarta daran (South Africa). – AFROSAI-Eboorkajafidaxirfadahaiyoshaqoisxasuusinta(SouthAfrica).
5.2 Mashaariicda Daneeyayaasha CaawiyaXHGSanadiha2018-2020mashaariicda kala ah “INTOSAIDevelopment Initiative (IDI) iyoAFROSAI-E”waxay caawinayaan XHG ee Soomaaliya si uu u fuliyo lix ka mid ah goollashiisa ugu sarreeya, iyadoo ahmiyad gooniahlasiinayoyoolasha1,2,iyo6.CaawimaadduwaxaynagusoogaaraysaaqaabiskugujirafarsamadaCaawin, sahayda ka qaybgalka shirarka lagama maarmaanka ah, iyo tababaro. Caawin,waxaan ka helnaa “IDI”, AFROSAI-E iyo XHG ee Dalalka Botswana, Uganda iyo Ethiopia.
Sannadkii 2018, shaqooyinkan muhiimka ah ee hoos ku xusan waxaa lagu qabtay hannaanka mashruuca caawin:
– Abuuridda fahanka guud ee heer nidaamka “International Standards for Supreme Audit Institutions (ISSAIs)” iyo habayntii hindise sharciyeedkii Hantidhowrka Federaalka.
– Tababaro lagu dhex waday shaqada baarista sanadlaha ah iyo hagaajinta hannaanka baarista cusub oo Af Soomaali ah waafaqsanna nidaamka (ISSAIS).
– Tababarka sare u qaadidda awoodda shaqaalaha iyo abuuridda faah-faahinnada shaqada (Job descriptions) iyo kartida awoodaha shaqada si guud ee shaqaalaha iyo tababarrada sannadka soo socda.
– Helidda wada shaqaynta Hantidhawrayaasha Maamul Gobolleedyadu in ay ka soo qayb galeen shirar Xamar ka dhacay iyo tababarro gaagaaban oo aan dalka dibeddiisa isku raacnay.
– Ka qayb-qaadashada cusboonaysiinta xirfadaha sanadlaha ah iyo shirarka maamulka sare (Governing Board) kaas oo loo qabto dhammaan madaxda xubnaha AFROSAI-E (the English speaking supreme auditofficesinAfrica).
SARE U QAADISTA AWOODAHA TAAGEERIDA IYO ISKAASHIGA CAALAMIGA
5
24 | WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
– Shirar Muqdisho ka dhacay oo ku saabsanaa isfahanka xubnaha baarlamaanka, Wasaaradaha muhimka ah, hay’addaha dowliga ah, ururrada bulshada rayidka iyo Culumaa’udiinka.
– Barnaamijka horumarinta maamulka oo loo qabtay agaasimeyaasha XHG kuwaas oo la baray dhaqanka hay’adda, nidaamka maamulka sare, warbixinta gudaha, iyo xiriirka.
– ShaqaalahaXafiiskaoolooqabtaytababarkaxeerkaanshahashaqada,xogiswaydaarsigamabaadiidashaqaalaha iyo siyaasadda “ICT”, dariiqyada la xiriira baarista.
5.3 Cawimaadda Bangiga AdduunkaBangigaAdduunkuwuxuukacaawiyayXHGlabomashruucsannadkii2018.Uguhorayntii,waxaalafilayayXHGinuuxubnoshaqaalahakamidahdhaqaaleugahelomashruuca“Capacity InjectionProject”.2018“CIP’ waxaa bilowday qiimeynta shaqaalaha iyo baahida hay’addaha, balse sahan kaas lama dhammaystirin.
Tan 2aad, Mashruuca PFM, XHG waxaa uu ka helay caawimaad Bangiga Adduunka si uu u dhammaystiro Sharciga Hantidhowrka Federalka, sida la talinta shaqaalaha iyo daneeyayaasha. Qabiir waqti gaaban ay lacag noo siiyeen Bangiga Adduunku wuxuu XHG ka caawiyay samaynta hindisa sharciyeedka.
WARBIXINTA WAXQABADKA SANNADKA EE 2018 | 25XAFIISKA HANTIDHOWRKA GUUD EE SOOMAALIYA
ILAHA DHAQAALAHA 6
Miisaaniyadda XHG waxay la socotaa habka miisaaniyadda saxda ah, iyadoo dhammaan Dakhliga iyo Qarashkaba lagu hagaajinayo madaxa ay qusayso iyo madax xigeenkeeda ee nidaamka misaaniyadda. Nidaamka dhaqdhaqaaqa Maaliyadda ayaa la dhaqan galiyaa si loo helo warbixinnada heerarka kala duwan ee faah-
faahinta dhaqdhaqaaqa XHG.
Jaantuska hoose waxaa ku cad misaaniyadda loo asteeyayXHG2018(USD).Miisaaniyaddaguudwaxayahayd 1.73 m. USD. Midka dhabta ah oo aan helnayna waxayahad1.65M.USD.
CODE DESCRIPTION ORIGINAL BUDGET
VIREMENTS SUPPLEMEN-
TARY
TOTAL BUDGET
(1)
ALLOCATION (2)
AVAILABLE BUDGET(1) - (2)
YEAR TO DATE (YTD) ACTUAL (3)
AVAILABLE ALLOCATION
(2) - (3)
11301 Total $1,746,864 -$14,760 $1,732,104 $1,702,714 $29,390 $1,654,384 $48,330
2111 Mushaar 617,484 50,610 668,094 653,464 14,630 648,484 4,980
2112 Gunno 223,380 -146,670 76,710 72,000 4,710 72,000 -
2211 Howlaha Guud 24,000 42,000 66,000 66,000 - 64,000 2,000
2213 Shidaal iyo
Saliid
30,000 - 30,000 30,000 - 27,500 2,500
2214 Dayactir iyo
Hagaajin
12,000 - 12,000 12,000 - 11,000 1,000
2215 QalabXafiis 24,000 - 24,000 24,000 - 22,000 2,000
2216 Sahay Safar 36,000 - 36,000 36,000 - 33,000 3,000
2255 Adeegyada
Kale
780,000 39,300 819,300 809,250 10,050 776,400 32,850
WWW.OAG.GOV.SO
FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
OFFICE OF THEAUDITOR GENERAL