2
Kooxda Nashaadka Qorshaysan ee Soomaaliga ah Ma adigaa laguugu talagalay? Ma ka weyn tahay 65 sanno, ama ma ka weyn tahay 55 sanno mana qabtaa iin waxaad jeclaan lahayd inaad la kulanto saaxiibo cusub, oo ku hadla luuqada soomaaliga ah? Ma ku nooshahay Magaalada Melbourne? Haddii ay haa tahay, kani waa kooxdaadii! Maxaan bixinaa? Waxqabadkeena waxaa loo sameeyaa iyadoo la eegayo waxaad xiiseynayso iyo awoodaada waxaana ku jira, laakiinse kuma xaddidna cayaaraha shaxda, farshaxan, kulamada macluumaadka, nashaadka, ciidaha dhalashada iyo xaflada maalmeedka kale ee khaaska ah, cunto karinta iyo maalmaaha muusiga Kharashaadka? Waa ma mahadsan yahay kabitaanka dawlada Australiya, barnaamijkan ka qaybgalkiisa waxaa lagaa qaadi doona oo kaliya toddobaadkii lacag ujro ah oo yar. Goorma iyo goobtee? Jeegaree warqadan xaggeeda dambe si aad u ogaato goobta iyo goorta ay kulanto kooxda Soomaalidu.

Planned Activity Groups - Kooxda Nashaadka Qorshaysan ee Soomaaliga ah

Embed Size (px)

DESCRIPTION

Planned Activity Groups - Somali

Citation preview

Kooxda Nashaadka Qorshaysan ee Soomaaliga ah

Ma adigaa laguugu talagalay?Ma ka weyn tahay 65 sanno, ama ma ka weyn tahay 55 sanno mana qabtaa iin waxaad jeclaan lahayd inaad la kulanto saaxiibo cusub, oo ku hadla luuqada soomaaliga ah? Ma ku nooshahay Magaalada Melbourne? Haddii ay haa tahay, kani waa kooxdaadii!

Maxaan bixinaa?Waxqabadkeena waxaa loo sameeyaa iyadoo la eegayo waxaad xiiseynayso iyo awoodaada waxaana ku jira, laakiinse kuma xaddidna cayaaraha shaxda, farshaxan, kulamada macluumaadka, nashaadka, ciidaha dhalashada iyo xaflada maalmeedka kale ee khaaska ah, cunto karinta iyo maalmaaha muusiga

Kharashaadka?Waa ma mahadsan yahay kabitaanka dawlada Australiya, barnaamijkan ka qaybgalkiisa waxaa lagaa qaadi doona oo kaliya toddobaadkii lacag ujro ah oo yar.

Goorma iyo goobtee?Jeegaree warqadan xaggeeda dambe si aad u ogaato goobta iyo goorta ay kulanto kooxda Soomaalidu.

KALA XIRIIR XIRIIRIYAHA KOOXDA NASHAADKA QORSHAYSAN EE SOOMAALIGA (PAG):Adeegyada Bulshada Dhaqamada badan ee Australi-yaanka ah Inc Suite 111, 44-56 Hampstead Road Maidstone , VIC 3012

Taleefan 03 8371 2323 Taleefanka gacanta 0448 128 490 Iimeyl [email protected]

Acknowledgement:

Planned Activity Group is supported by funding from the Commonwealth and Victorian Governments under the HACC program.

Goobtee iyo goortee ayeynu kulanaa?

Kooxda Nashaadka Qorshaysan ee Soomaaliga ahi waxay kulmaan Arbaco kasta laga bilaabo 9 subaxni-mo-3 gablabnimo

Xarunta Derisaynta Jean McKendry 91-111 Melrose Street, North Melbourne, VIC, 3051